Si kale Ma u Taqaan Sheikh Shantaay? Podcast season1 Episode 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2024
  • #kobactv #KOBACTV #podcast
  • Спорт

КОМЕНТАРІ • 136

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 12 днів тому +14

    Waxaan jeclaan lahaa in aad si live ah u wareeysato Coldoon oo ah nin kheyr badan in badan oo Bulshada kamid ahna ay qalad ka fahamsanyihiim.
    Mahadsanid

  • @sahafionline8875
    @sahafionline8875 5 днів тому +4

    Shiiq shantaay waa legend waxa aan ku taageero ayaa ah in uu mar walbo runta ka ganban, waxaan leeyahay guuleyso

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 14 днів тому +17

    Shiiq shantaa waa fariid runta uu sheegaa😊

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 14 днів тому +16

    Sheikh shantay masha allah wiilasha somaliyed oo dhan allah idan oo kale aqli iyo karti ha u siiyo alle haka dhigo kuwo diinta dalka iyo dalka u halgama ya rabi waxad jeceshahey allow ku fududee labadiinaba ❤❤❤❤❤

  • @nuromohammud8808
    @nuromohammud8808 14 днів тому +5

    Masha allah shiikh Shanta xaq ayaan ku taageeraa allha xafido

  • @HamidaKhatun-nw2lp
    @HamidaKhatun-nw2lp 2 дні тому +1

    Shiikh shantaay runtaa lagunacay runta bas ow kahadlaa lkn ilahay halaga cabsado viva shantaay

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 7 днів тому +1

    Maashaa Allah illaah ha idiin naxariisto

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 19 годин тому

    Mansha allaah sheikh shataay waa kuwataa riyada allaha kurumeyo

  • @user-xz2qb4fd7x
    @user-xz2qb4fd7x 13 днів тому +1

    Masha allah

  • @user-hq4ri4yd7f
    @user-hq4ri4yd7f 14 днів тому +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 13 днів тому +3

    Mahadsanid sheekh waaruntiis walaalkay cabdicasiis waa dadka mudan in lagu daydo ❤wllkay allaha ku xafido waxaad uhaysaa shaqo fiican umada soomaaliyeed ee horay usoco❤wow Waxaa is helay laba ustaad suaalaha hoosbaa layska siinaa

  • @qadarabdi591
    @qadarabdi591 6 днів тому

    Maa shaa a allah

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 14 днів тому

    Maasha Allah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 дні тому

    Mashaa Allah Rabi haku gu irsaaqo xalaal iyo rising waasac Ah

  • @user-zy1gc4ee3g
    @user-zy1gc4ee3g 2 дні тому

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @markabomahamed4134
    @markabomahamed4134 14 днів тому +3

    Sheeq shantaa masha Allah

  • @bima9383
    @bima9383 6 днів тому

    Mashaalah shiiq shantay alaha ku barakeyo

  • @craxmancwali5422
    @craxmancwali5422 11 днів тому +1

    M.a wallahi xaskisa lagama helo hablaha hda joga ilahey ha u deysto

  • @asli1087
    @asli1087 14 днів тому

    Maasha Allaah

  • @nimaahmed1446
    @nimaahmed1446 13 днів тому

    Mansha allah Tabarakallah runti labadinaba waan tageera ilahayow idin xafiid aamiin aamiin aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NeimaBouraleh-es1dk
    @NeimaBouraleh-es1dk 13 днів тому +1

    Masha alha

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 дні тому

    Masha alah sadexda qof u shegayo wa run weye alah dahayo

  • @CabdiwaaxidCali-eh3ls
    @CabdiwaaxidCali-eh3ls 13 днів тому

    Maashaa alaah

  • @user-in9wf8rv7o
    @user-in9wf8rv7o 13 днів тому

    Maashaa allaah shiiqa macabsado

  • @Nfskm1419
    @Nfskm1419 14 днів тому +3

    Shiikh shantaay i love you wallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 11 днів тому

    Maasha allaah waaruntiis

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 13 днів тому

    Macalin Kobac ino keen #MacalinkaBulashada, mahadsanid

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 14 днів тому +1

    24 sano masha Alaha ilaha ha ku xafido

  • @Aynaano
    @Aynaano 4 дні тому

    Maashallah tabaarakallah

  • @FaysaDjama
    @FaysaDjama 5 днів тому

    Masha alh ❤❤❤

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif 13 днів тому

    Sheeq alaha kuxafido ❤

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 13 днів тому +1

    ASC/Waa ok inta uu inoo Cadeeyey sheekhu

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 13 днів тому

    Good job sheekh shantaay

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 5 днів тому

    Masnsha alaah

  • @HappyArchaeology-zl5ok
    @HappyArchaeology-zl5ok День тому

    sheikh Shantaay Sadaqada Aad baxsaty in aad sheegto waa laga fiicanyahy ,in aad qarsato baa kuu sharaf badan

  • @Nuuradiin-mk2vx
    @Nuuradiin-mk2vx 14 днів тому

    Sheekh shantaay waa legend

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8f 13 днів тому +2

    Masha Allah illahey hakuu barakeyo dhintay ad kuso dadashay shekh shanty

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 5 днів тому

    Kobac TV 📺 100k coming soon

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 13 днів тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 13 днів тому

    Hal shaatiile❤

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 14 днів тому +4

    C/casiis really iyo sh shantay waa dadka Social media ha si fiican u isticmaala ilaahay ha idinka ajar siiyo

    • @user-jr4hv5dj2n
      @user-jr4hv5dj2n 14 днів тому +1

      Ficnan aaa ma ninka dumarka reegshinka kaso bixiyah😂😂😂

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 11 днів тому

      Kan shan tayga naqaanay maaha waa mid cusub 😂😂​@@user-jr4hv5dj2n

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 6 днів тому

    Sheekh shntay wa nin aad u diin jcl ❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 13 днів тому +2

    Sheik shantaay maxkamada g/Banaadir gorsoore yaasha halaga dara Muqdisho wey xasili laheed gacan ku dhiigle wuu soo afjari lahaa

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 12 днів тому

      Asaga gacan ku dhiihle inuu yahay iyo in kale makala heshaaa

  • @idilomar3118
    @idilomar3118 13 днів тому +1

    Shiikha codsi shaqo ayuu dhiibtay waa imuu madaxwaynaha ka soo jawaabo si aan u aragno wax qabadkiisa

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 12 днів тому

    Maasha alah war nikaan madax nooga dhiga haduu diinta ka run sheegayo

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 12 днів тому +1

    Shantay isaga marku dadka xun waaniyo inuu sifiican oo akhlaaq leh ula hadlo ba fiican

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 13 днів тому +1

    Sheekhnimadu sidaa ma aha ee magac kale u bixiya shantaay

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 14 днів тому +6

    Shantaay goormuu dhashay? Xagee ayuu ku dhashay? Wax barashada diiniga ah Xagee ayuu ku qaatay?

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 12 днів тому

      Cadale shabeelaha dhaxe 1980kii diintiisa ilaa minhaj hhhhhhhhhhh

  • @shiretradingconstructionco3956
    @shiretradingconstructionco3956 14 днів тому

    M.a

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 14 днів тому

    USTAAD CABDICASIIS SALAAN SARE WALAAL KEEY

  • @siyaadchannel1439
    @siyaadchannel1439 8 днів тому

    😊😊

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 14 днів тому

    Shantaaay warwysigiisa waan rabat

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 12 днів тому +1

    Wadaad ku maanta qaylin maaya ee maxaa dhacay si caadi u hadlayaaye

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 4 дні тому +1

    Shantay runta ugu kaalay😂😂

  • @jamadbarrow344
    @jamadbarrow344 14 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 14 днів тому

    Shantaayoow bis naga dheh

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 14 днів тому +1

    Shantaay OO kale reer muqdisho ha isaga celiyaan tuugada ha isku duubnaadaan

  • @zakariaabdi3914
    @zakariaabdi3914 13 днів тому

    Sheekh Shantaay part 2 ka sugeynaa I.a

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 14 днів тому

    Sheikh shantaay daahane hortiis dafanaa joogaa 😂😊

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 14 днів тому +1

    Shaah maad cabtaa? Timirse maad is ticmaashaa?

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 11 днів тому

    Salmaan Maadoow keen
    Ama ogaansho
    Ama IAm 252
    Maracade show

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 11 днів тому

    Sh shantaay jebont sookuma lahayn xamar

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr 3 дні тому

    Maser aa ma gabadh baa 😂😂

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 14 днів тому +2

    War shantaay maxkamadaha ha naloo geeyo

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 14 днів тому

    Asc sida badan waa leeysi

  • @innovation_pulse
    @innovation_pulse 14 днів тому +2

    Abdiaziz marka aad sualo qof weydiinee lasoco inad umada metelee ninkaan suala dadku u riyaaqan maba weydiin xafaadisii, qoyskiisa iyo wax la mid ah ayaad weydiisay

    • @Miidan5
      @Miidan5 12 днів тому +2

      shantaay masuul umada xil uguma haayo hatan inta aan ka ahayn tabaruca uu isku xilqaamay mooyee markaa waa shaqsi somaliyed walaale. Inaan baranaa nala wayn wana shaqsi qalbi fiican ninka odaygaa

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 11 днів тому

    Soo qabo gelle bashiir

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 3 години тому

    Labana waa furay labana waa qabaa haysoo marin

  • @Aynaano
    @Aynaano 4 дні тому

    Maashallah Allaha ku Barakeeyo Sheikh Shantaay🤚🤚🤚

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 13 днів тому +1

    Bilaal bulshaawi soo qabo

  • @ApdullahiHassan
    @ApdullahiHassan 14 днів тому +2

    Vidiyowgaan markaan fiirsanaayey sooraa cuaayey

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 7 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂ana digir iyo moxog aan cunayaa kawaran hee.

  • @user-hx8dm4mu8m
    @user-hx8dm4mu8m 14 днів тому +1

    Waxaan uga jeedaa gabar aan laqabin
    Lacag hala siiyo see ahaan waa?
    Sadaqa miyaa
    Dabin iyo shirqool
    Miyaa?
    Maxaa looga rabaa?
    Biilmiyaa?

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 дні тому

    Allah maxaad shaqo kaqaban lahayed

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953 13 днів тому +2

    Dhalin yaro nimaa soo martay noloshaada wax barasho Diineedba ha iska ahatee !
    Diinka oo labarto maxaa ka wanaagsan ?
    halkaas waxaa iga soo baxay Quursi Diineed nin yahow ilaahey ka cabso

  • @user-hx8dm4mu8m
    @user-hx8dm4mu8m 14 днів тому +1

    Kontun kun doolar
    Burcad badeed
    Xalaal miyaa?

  • @user-hx8dm4mu8m
    @user-hx8dm4mu8m 14 днів тому +1

    Siyaasi wixiisa seewayo
    Siyaasi sow ku soo helay?
    Mase laga yaabaa in aad u hadasho
    Oo aad difaacdo
    Ileyn waa leysku dheganyahaye?

  • @ALL_IN_ONE_2023M
    @ALL_IN_ONE_2023M 12 днів тому

    Ka waran hadii aad soo booqato #AL_MUXSINIIN

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 дні тому

    War waxaas waa curyaanimo ee cuntada karso oo guro ama rido

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 13 днів тому +1

    Shantaay ado wanaagaas sameeyo naagaha baraha bulshafa si xun u isticmaalo ha caynin dadka u dhimri wall camalakada waa ka baba aya heblaayo aas ah iyo waxaas ma fcnodiinta waa naseexo

  • @83587
    @83587 13 днів тому

    Abiilku haba iska jiraa hadii dadka wanagsan oo wax gal ka ah laga soo xuli lahaa adduunkaan hogaamin leheyn

  • @umuasmaaumuasmaa1700
    @umuasmaaumuasmaa1700 13 днів тому +1

    M.

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 13 днів тому

    Allah ha xafido Caruurta Hooyooyinka Duruufta Adag kusoo koriyey wiilasha Ee Xaq darada lagu dilayo way Nadhibaysaa. Waxaan layaabay Askari Laleeyahay wiilyar Oo wax baranayey buu dilay😢 maxay tahay dhaqankaa!!? Mainuu Amniga kharibo Oo hooyooyinka ka Oohiyo Ayuu Qoriga Usoo qaatay? Allah Ayaa Caddalad badan Soomaalia Caddaalad mataalo

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 12 днів тому

    Qamadidu madalkay kabaxda؟

  • @saiidaahmed2483
    @saiidaahmed2483 13 днів тому

    SHEEKH SHANTAY WAA AAD UQIIMO BADAN REER MOQDISHOW KA FAAIIDEYSTA XAGA AMNIGA

  • @maxamuudyuusuf4107
    @maxamuudyuusuf4107 13 днів тому

    Like ta ii saar meel fog gaarsii muuqaalka iska daaya waa tuugsiye

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 13 днів тому

    Walaal shantaay waxaa kaa dhiman kudasha rasuulka (csw). Dumar kii said jikada ayuu ugali jiray

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 12 днів тому

    Diinta kadaa quudhsiga cabdi caziizow Allah kabaq waamaxay waxbarashadaadu diinba haiska ahaatee halkaa waxa iigasoobaxay diintu inaanay qiimokula lahayn

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 День тому

    Ala maxaa lagu haleeyay yaa inta ii keena cashada haka soo tuuree

  • @user-ju8ee5tg3d
    @user-ju8ee5tg3d 14 днів тому

    Hhhh sxb suaalaha haba jiho uwayday sid maxaa waaye nio dadka foodada kadaaah mise daacad ayy kaa thy

  • @HRU2100
    @HRU2100 13 днів тому

    HANA DENBAAJIN CABDICASIIS NINKAAN SHEEKH MA AHAN, WAA NIN CEEBAHA ADOOMAHA ALLE RAADGURA..

  • @Yuusuf_Abdullahi_osman
    @Yuusuf_Abdullahi_osman 14 днів тому

    2:57 dadka baahida gaar ka ah qabo 😂

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 14 днів тому

    Walaal u yeer "Qabiil waa lacnad" ama "Sufyaan sh Axmed" ii weydi Wll "Sufyaan" -"wuxuu uu argo qaabka nidaamka qabiilka ku disan dalka".

  • @IbraahimLab
    @IbraahimLab 14 днів тому

    abdi aziiz talo : qofka interview cml qofka su allaha toos ha uweydiin su aalahaaga transition uyeel , mida hore gabagabe kadib topica kadhaxbax , hada waa isku xijxijneysaa su aalha soo diyarsatay , waxa waa podcast interview ma ah waxaa rabtid ma weydiin kartid , marka interview cml haka dhigiin , horey usco , studio ha waka helay

    • @2daysago_
      @2daysago_ 13 днів тому +1

      Waa iga yaabiyay ninkan ani xitaa...podcast maba fahamsana.
      Podcast ma ahan wareysi....podcast waa wada shekeeysi oo si dabiici ah loo wada shekeysto lkn meesha waa ku ciyaaray oo wareeysi ayuuba ka dhigay

  • @deqoleylon1434
    @deqoleylon1434 14 днів тому

    Ascwwb c,CASIIS WAXAAD WEYDIISAA NASIIBO SHEEQ AADAB SIIRO MAXAAD KU MAAGTAY MISE KU TIRI ISKA KEY CAFI HADA KA WAA ADUUN

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 днів тому +3

    ilaahayow sheekh xukunka hanoogu dhiibin wallay siyaasinta dhaanta ninkan sheekh lagu sheegayo

  • @garsakiinsomalistar2396
    @garsakiinsomalistar2396 14 днів тому

    Kkkk😂

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 14 днів тому +2

    Shiiqu meequu jiraaa horta

    • @Bile.sharif
      @Bile.sharif 14 днів тому

      Shiikhu ma yara 24 sanuu naag qabay kk

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 12 днів тому

      24 sano ka hor ayuu xir ahay wuu yaryahay sxp 40 ilaa 45 melahaas leee waaye

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 13 днів тому

    Tuugo tukato 😂😂

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t 14 днів тому

    Samafale kaariye mailoow day shiiq

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 11 днів тому +1

    Ala ninka Nasabsanaa wax dibad kaimaade macuno