DEG DEG: Somalia oo laga helay Shidaalkii Ugu badnaa, DF oo Heegan gashay & Dagaalka Itoobiya ee…
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
❤❤GUUL SOMLIYA❤
Gul somalia
M,a allaha run hakadigo inshaallh
🎉🎉🎉😢😢😢😢😢
Waa arin aad u wanaagsan iyo guul hadii ay dhab noqoto ❤❤❤❤.
Allhyow u dambi dhaf walidintena
Stop lying man! There is no news on the oil! I unsubscribed
Sammaliya❤❤❤❤❤❤❤
Dagaal qofkii bilaabah waa laladagaalamaayaa waana Munaafaqiin Mucaaradka maantookale umadda ugu baaqah. Waxaa nagabadan barwaaqadaan ee cadaw Dabadhilif ah waa in aan iska celinnaa hadiikale wu nagadaadinaayaa caanaha iyo Malabka Allah naga siiyay dalkeena. Allah hanagabadbaadsho Cawaanta cadawga ah Aamiin Wabillahi Tawfiiq.
50% ayaa Soo dhamaaday baadhista shidaalka ee xageed ka keentay warkan
Wax horumara ma jiro, ilaa Somaalidu ku dhacdo gacanta itoobiya.
Dowladnimada wexey u baahantahay garabistaag iyo wadashaqeyn wanaagsan, wixi qaldan oo dowladda kadhacana waalagula xisaabtami karaa dagaalna loomabaahno marnaba, ilaahow cadawga Somaaliyeed qabo inshaa'allaah aamiin
NO THINGS CALL SOMALIA BUT WE HAVE QABIL
HASSAN BAAHANE AYAA DALKAAN DAYACAY
LAAKIIN DADKA SOMALIA WEY DAGAALAMAYAAN
DAWLADA KA JAWAABIN WAATA HALKEE JOOGTA MIYAANAY AHAYN CIIDANKII XASAN SHEEKH MAXAMUD SALAANTA KA QAATAY?
Xaggeed ka soo xigatay
do you have a discord
Xasan shiiqoow hal go aan qaado taageera buuxda waadheleeysaahe waa inaago aankaqaadato itoobiya oo tiraahdaa itoobiya bad umaheeyno badeeeynana kalahadli meeyno bada
Soomaaliya guuli cirka ayay u jirtaa way baabaday dibna looma arki doono haat waa ka dhjiray ma da mw in ay ethiopia qabsato taasi ayaa runta ugu dhaw haa ethiopia haba lawareegto wixii la odhan jiray sòmàĺiya aabahè bà goblamay haa xabashidu ha lawareegto maya soomaaliya ma jirto lamana sugi doono 😊😊😊😊😊😊
ABI WUU RIYOONAYAA
Riyo maalmeyd aku jirtaaw
Heyle Mariam aa ku hingoobay bad Riyadas beynta gas usii
WAR WAA BEEN HARADA MAXANAGA GALAY HA TIMADO XASAN IYO HAYE YAAY UTAAL
Xassan Sheikh wuxuu cadawga soomaayed kala shaqaynaayaa burburinta qarannimada Somaliya
Asc Asxaabeey Wariyahan waa hurdaa Ma Dal kala Qobodan iyo Dad aamin san Qabiil ayaa Shidaal loo qodi karaa Mise Qabiil dhulkiisa laga helay ayaa Somali wax u ogol waxuu ku gadan Doonaa Qabiil kii dhulkiisa Shidaal laga helo Hub si uu ugu fakaro Somalia ayaad qabsan kartaa hadaad dhaqaale hesho Maxaa loo qodi karaa Somali mise Turki ayaa Xasan Madharge u Saxiixay in uu la boxo Shidaal haduu Somalia ka helo Alloow Sahal Amuuraha
Deni iyo cawaantiisa yaan war laga dhegeysan waa xaasid iney wax helaan jecel keligood siyaasiyiinta bal dhegeysta waxay ku hadli
Sacad aa madax wayne ina ka dhigano aa qabaa
Caaqow.markabka.
Axmaarada.yaallaa.
Bada.ma.tegi.karaa
Mise.wuu.duulaa
MW.Xasan badd kama helayaan ma farmaaje umaleeyeen 😏
100 Bilyan ma badna ee sifican halo radiyo shidal kaa
wax eecag ta saar tay mala han
Guul itoopia xassan dhiiqo nacaybka ayaa madax maray
Guul Somalia
𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐚
Xassan Sheikh uxuu dalka u jeeheeyay dagaal sokeeyeh iyo burburinta qarannimada Somalia
Wanaaga uu hayo ma aragtid. Qabyaalad qanjaha ku degtay. Waa ooyi kartaan lee
Guulayso wad mahadsantay
Dhaadhaan miyaa dadka loo sheegayo in badooda la dhici karo daron iyo doon qarxeyso ayaa lagu faenan doo as
Beenaale. Turkigu shidaal kuma dhawaaqin
Die schiere Menge an Informationen, die hier geteilt werden, ist überwältigend. Mein Gehirn wird ernsthaft trainiert!🍓
Caaqow.markabka.
Axmaarada.yaallaa.
Bada.ma.tegi.karaa
Mise.wuu.duulaa