Turkiga oo 2 daran mid dooro ku jira ma aqbalka barakicinta Falastin & mise Saaxiibtinimada Trump?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Turkiga oo 2 daran mid dooro ku jira ma barakicinta Falastin & mise Saaxiibtinimada Trump?
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 49

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 5 годин тому +2

    Waa geesi geesi dhalay dawlad quwadle iyo dhaqaalole oo caalamka xakuma

  • @aliibrahim1012
    @aliibrahim1012 4 години тому

    Urdogan waa munafaq laba wajiile ah isaga iyo wadamada khaliijka oo unacamleeya wadamada reer galbeedka💯💯✍️

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 10 годин тому +6

    Islamku haguulaysto

  • @WardiahmedApdilahi
    @WardiahmedApdilahi 9 годин тому +3

    waa madax waynaha islaam

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 годин тому +2

    Caarabta nacdal haku dhacdo yuhuuda mareykanka xuulafada dabadilifta Gaylan média Farah abdoulkadir Gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸🇸🇾🇸🇾🇾🇪🇾🇪

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 10 годин тому +4

    Gaylan,ha halmaamin in xooluhii carbeed lagula diriray ilaa liiradeedii dhulka la geliyey.greece iyo faransiis laga raacay,haddana haddu toos u geli lahaa qaza khaliijka iyo masar baa dhabar jebin lahaa,

  • @CwaasicXasan
    @CwaasicXasan 7 годин тому

    Allow u gar gar rer falastin cadow ba u tashanaye allow ka gashan cadow gas xun😢

  • @mukhtaarcali1166
    @mukhtaarcali1166 11 годин тому +6

    Sxp faraaxow waan ku salamaya

  • @MaxamedCabdilaahi-c8b
    @MaxamedCabdilaahi-c8b 5 годин тому

    Gaylan cunsuri

  • @dayahmohamed515
    @dayahmohamed515 9 годин тому +1

    Hhh waan ku fahanahay danaha puntland

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 7 годин тому

    Waa faataabakhle wayn ninkani
    Dareenka dadka ayuu ka ganacsadaa muu noqon sidaan moodayay ordigaan lkn waan bartay odayga

  • @moha786
    @moha786 3 години тому

    Farax waxatahay Wariye kukalaonahay "Waxan Rabna Sababta Turkiga Ugu gaabsaday Garab intaag militari ee Rer Gaza"

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 10 годин тому +1

    Odaygan Erdoğan wa qasaaro. Wa oday laclac ah. Syria Waxay gacanta u gashay Israel. Heshiis Ethiopia iyo Somalia ee uu martigaliyayna Somalia aya lagu galaalay.

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 11 годин тому +4

    Taraam hadhaco

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 годин тому +1

    Erdogan wuxuu ka shaqeeyaa danta Turkey e danta Somalia yaa u maqan?😂😂😂

  • @KassimAbdourahmanfarah
    @KassimAbdourahmanfarah 11 годин тому +4

    Wsc

  • @abdiasiisdabhaye3784
    @abdiasiisdabhaye3784 8 годин тому

    Urdugaan biiqbuu noqday ahey aha ,qarnigan dunidu waxay noqotay rasamaali ,dunidii mabda,a ahayd baa meesha kabaxday

  • @Wa-runtaa
    @Wa-runtaa 8 годин тому

    Gaal iyo Yahuud maxaa ka daran Munaafaq Erdugon wa Munaafaq wlhi

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 6 годин тому +1

    Wax aad Sheegto ayaad wayday, yaa miskiin dalas.
    Uskad fooqal uskag baad tahay

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 10 годин тому

    Sxp turkiye carab ma aha isku halayn buuxda ayuu kawaayey carab sababtoo ah isaga laftiisa ayayba dhabarka katoogtaa haday helaan
    Marka kaalintiisa wuu kabaxay

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 11 годин тому

    Khaliijka iyo masar baa reer galbeedka ka raacay,kadibna turkiye awallan, buu qaatay,

  • @IsackMKheire
    @IsackMKheire 12 годин тому +1

    Asc

  • @Muna-qalbisan
    @Muna-qalbisan 4 години тому

    Urdugan wax jira maaha

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 10 годин тому

    Turkiga kaligiisa waxba ms qaban karo
    Waxaa meesha ka maqan dawladaha carbeed

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 11 годин тому +2

    Surtogal somahan ordugan inu ogyahay xaqiiqada antuhmayno Eah X.jojinti kadib inlaguqarinayo sian logahadlin gabodfaladii israil qaza kagaysatay madama barayal cslsmiya dukumintariga ururiya kuyaceb qaza caksiga werarcusub ayqadan si isaga logumashqulo cadayn fiiri dibugurashadi turan kadib nizarim baykabexen c.israil waxana logutegay Qalfof banankayala badan iyo xabal wadaredyada qarkamida kumananki lawaysan inta nolosha lagukaxaystay laxasuqay qaylada warkas kadib turam wakana kenay shekada cusub eah inuqaza iibinayo unadhibayo dhismeheda dal carbed oqaniya markale warki nizarim baydaboshay saxafada galbedkuna waylawada ruwayada

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 годин тому

    Imaaraat ka Maamula saaxibkaa Deni iyagu maxay ka tareen Nabadda addunka waa iyagaas Turkey ka daqaala badane😂😂😂

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 10 годин тому

    Shinbir garab la waxba ma garato

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 11 годин тому +1

    Urdogan waxas m'a aqbali kara malesy dhihi kara

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 5 годин тому

    Turkiga oo ogaan Erdogan ma dhicikarto in u diro hub Yahuuda.
    Waa dhagarta cadowga Muslimiinta.

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 3 години тому

    Miskiinka maxuu ka qaban karaa dhaqaale maba haystee
    Meesha dhaqaalo ayaay u baahantahay

  • @KhadraKaraani
    @KhadraKaraani 11 годин тому

    Wankusalaamay inadeer

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 години тому

    Abti erdogan garab ayu ka siyay yehuda dhaqalaha sida shidalka laga kento Azerbaijan wadamada Emarati, Saudi Arabia & Jordan Iyagana waxay nasnujiyen yehuda economic corrridor lifeline ayay siyen yehuda markay houthi ka jojizay red sea, Sisi aya ah cadawga falestin MANTA RAGA MADAXDA SHEEGTA MUSLIM WA CADAWGA ISLAMKA

  • @KassimAbdourahmanfarah
    @KassimAbdourahmanfarah 11 годин тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 годин тому

    Erdogan kaligiis dawa uma haayo dibaatada addunka e aaway ummaddii kale e maryaha weynaa😂😂😂

  • @AbdunasirMuximed
    @AbdunasirMuximed 8 годин тому

    War ninyohow maxad isku dhex yaacisay meel loo raaco malaha warkaagan

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 7 годин тому

    War ninkani ordinan wa booto miidhan talaabana ma qaado

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 11 годин тому +1

    Yuhudahabaado

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 6 годин тому

    Nayroobi guri ka gadan maayo

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 6 годин тому

    Qadiyada falastin maaha ari furin sida arimaha kale isreal iyo reer galbeedka oo dhan aya dagaalka ku jiray sido kale carab oi dhan aya ka xigtay oo xuudihi xidhatay marka kaligi inu is muujiyo dawlado badan iscolaystaan gar ahan kuw carabta ah imika xidhiidhkida fcnhy ma rabo wa gartiisa 2016 inqilabki emerat aya ka danbeyay wati hadana qadar ku xigty marka wu is dhawraya maantaba wx ha taransadan

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 9 годин тому

    A

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yy 10 годин тому

    Geylan kor uga haya tageerid
    Waa werye Radio muqdisho voa BBC dhaman wax taagera looma muujinkaro waayo way ka soo horjeedan qadiyadeena io madaxbananideena wadankeen somaliland

  • @garaarmursal7619
    @garaarmursal7619 7 годин тому

    Turikiga been Baan haaya ma ah muslim

  • @AbdiKedep
    @AbdiKedep 6 годин тому +1

    Asc