Website-kaga Lacag Kama Samaynaysid Sababtan Awgeed!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Muuqalkan waxa aynu ku eegi doona saxibayal caqabad haysata badankiina oo ah in website-yada google adsense, impact affiliate iyo kuwa lamidka ah ay idin so aqbali waayen si aad lacag uga samaysan. waxa muuqalkan aynu ku eegi doona sababta ay idin so aqbali waayen, muuqalka kan xigana waxa aynu ku arko doona sida loo xaliyo caqabadaas looguna guulaysto inay idin so aqbalaan.
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    Hada Lacag Waad Ka Samayn Karta Internetka Adigo Somalia Jooga (Qaybta 1aad) • Hada Lacag Waad Ka Sam...
    (Qaybta 2aad) • Sidee Lacagta Loogala ...
    Sidee Ayaa Loo Sameeya Website Wordpress ah | Course Dhamaystiran • Sidee Ayaa Loo Sameeya...
    Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
    Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
    ★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
    ☑ www.hostg.xyz/...
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 66

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  18 днів тому +11

    Waan dareemaya muuqalka waa uu iga dheeraday, balse waxa aan rajaynaya inan idinla wadaagay xogta ugu muhiimsan saxibayal. Guulaysta!

    • @AbdirizakIbrahim-g6z
      @AbdirizakIbrahim-g6z 18 днів тому

      Haa ustad mahadsanid, Hanaga caajisin Insha allah

    • @shanfoolabdikariin2332
      @shanfoolabdikariin2332 18 днів тому

      Ustaad mahadsanid. Muqalka xiga insh Ka dhiga sida qoraal "unique" loo diyaariyo adoo isticmalaya ai. Mahadsanid marlabad.

    • @Ahlaami2
      @Ahlaami2 18 днів тому

      MAHADSanid

    • @Kaafiya-q9j
      @Kaafiya-q9j 13 днів тому

      Mawduucaa nagu socday dharar maanaan dareemin ustaad shukran juhdigaaga

  • @salamapps
    @salamapps 18 днів тому +3

    Waan ku sugnaa mudane🎉

  • @DevelopYourself24
    @DevelopYourself24 18 днів тому +1

    Mhadsanid Ustaadii aad baan ugu baahi qabnaa habka maqaaal taya leh loo qoro iyo shuruudaha loo maro waan kaa dhowreynaa in sha Allah

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      hayeh wll, waxa aan kaso diyaarin doona muuqal i.a

  • @AbdirahmaanMohamed-e8d
    @AbdirahmaanMohamed-e8d 15 днів тому

    Mahadsanid macalin

  • @Dauus01
    @Dauus01 5 днів тому

    Yes

  • @Haldoor-Designs
    @Haldoor-Designs 17 днів тому

    We will waiting for you

  • @user-pr7xp9ve5o
    @user-pr7xp9ve5o 18 днів тому

    Thanks ustaad waad mahad san tahay

  • @SharuuSharuu-k1y
    @SharuuSharuu-k1y 13 днів тому

    Macalin car master no so dhig video aad sameysanayso please teacha

  • @emwhymaalim5668
    @emwhymaalim5668 14 днів тому

    Ustaad blogger ayan wx kuqoraa mudo 4 bilood ah wxan helay views gaaraya 1143 marka google AdSense macodsan karaa....iisojawaab fadlan wa iimuhiime

  • @user-tk4fx9uv1k
    @user-tk4fx9uv1k 16 днів тому

    Soo samee pro

  • @xudeyfipurtugal5967
    @xudeyfipurtugal5967 17 днів тому

    Ustaad websiteka ma ina adu ledahy ba shuruda kujirta yacni website shopyfy ah mku sameyn kro miya maqaaalada

  • @abdirahmanfarah-g6v
    @abdirahmanfarah-g6v 8 днів тому

    Wll sidee ku ogaan karaa posts ka qorayo in meel kale laga so qaday iyo inkale.

  • @dj__quara1493
    @dj__quara1493 18 днів тому

    waaan ubaahanahy ustaad isdha loo qodho inoo soo duup

  • @Fanakadayaresalmaannasip
    @Fanakadayaresalmaannasip 3 дні тому

    ustaad applicatinka binanci Basabor laan lama samaysankaro miya

  • @NuurdiincaliFaarax
    @NuurdiincaliFaarax 18 днів тому

    Ustaad trede zero sax miyaa muuqaal manoga so samayn kartaa hadandan horay oga samayn

  • @shanfoolabdikariin2332
    @shanfoolabdikariin2332 18 днів тому

    Asc macalin waad mahadsantahay xogta aad Nala wadaagtay.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      wcs wll, waad mudan tihiin wll, waanan idinlaso wadaagi doona muuqalo ila inta aan awoodo i.a

  • @cagaaranmedia1842
    @cagaaranmedia1842 18 днів тому

    Alle haku barakeeyo sxb

  • @daalofilmsvlogs4823
    @daalofilmsvlogs4823 18 днів тому

    Waar uztaadka wuu inoo hagar baxee walalayalow idinkuna u hagar baxoo channelka hala gadhsiiyo bishan so socata 100K uztaaad alleH haku xafido uztaad waxan ka codsanaya fidyowga kan ku xiga waliba adigu nagu so dhakhzanaya inad nogu so samyso Ai sida maqalka logu qorayo ❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому +2

      waxa aan kaso samaynaya muuqal Sida AI maqaal loogu qoro, Waliba maqaal bilaa copyright ah, google-na aanu kugu qabsanayn. balse waxa jiri doona wll muuqalo kale oo kaso horaynaya. hadad muuqalka hore udaawato waxa aan sheegay muuqalka kan xiga inu noqon doono sida loo xaliyo caqabadaha aan muuqalka dhexdiisa ku sheegay. muuqalkas ka xigana waxa aan qorshaynaay inan kaso sameeyo muuqal isla midan aan hore kugu sheegay, waxa aanan ku dhex tilmaamay inan midas samaynaayo muuqalka dhexdiisa hadii aad hore usii daawato.

  • @Ajflimisproduction4
    @Ajflimisproduction4 18 днів тому +1

    Ustaad hal website ma u isticmalikaraa dhamaan website yada bixiya Affiliate marketing Hal website ma iskiiga diwaan galinkara ustaad

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  17 днів тому

      haa wll, 1 website ayad u isticmaali karta dhamaan website-yada kala duwan ee bixiya affiliate marketing-ka. dhamaantodna wax dhibaato ah iskuma keenayan. xitaa 1 maqaal ama article ayad ku suuq gayn karta xayaysiis 2 website oo kala duwan oo affiliate marketing ahi leeyihiin

  • @mohamedbashiirhassan1639
    @mohamedbashiirhassan1639 18 днів тому

    Wllo website sidee loo active gareeyaa

  • @kowthar2989
    @kowthar2989 18 днів тому

    Thank you.Qaabka maqaal tayo leh lo qorayo wano muhiim plz abowe

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      hayeh wll, waxa aan kaso diyaarin doona muuqal i.a

  • @CllahiKayse
    @CllahiKayse 18 днів тому +1

    Zxp adoo raaliya waxaa kasoo hadashaa sida toonkeeper lacagta loogala baxo wll 👍

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      Hayeh wll i.a

    • @CllahiKayse
      @CllahiKayse 18 днів тому

      @@SomaliTech0 I.a wll waan ubaahnayee🙏

  • @DAUDOMAR-nv3ro
    @DAUDOMAR-nv3ro 18 днів тому

    SEO so xormari sxp

  • @TIGER10423
    @TIGER10423 18 днів тому

    ustaad waxaaan baraa inaad naga caawisid sidan Traffic ku heli lahay, modo 10 bilooda ah ayuu websat kaygu Traffic la aan yahay run ahaan tii waan ka niyad jabya, ee ustaad naga caawi midaas

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  17 днів тому

      si aad u hesho traffic waxa aad ubaahan tahay wll inad kor uqaado SEO maqaaldada iyo website-kaga. waxa aanan idinla wadaagi doona maal maha soo socda muuqal course ah oo dhamaystiran oo idin ka caawiya midaas wll

  • @EidMahmod-w7q
    @EidMahmod-w7q 17 днів тому

    Macalin sida qoraalka loo hagaaajiyo so gali

  • @Noloshaguud
    @Noloshaguud 18 днів тому

    Sida loo qoro muuqaalka zxb❤❤❤❤

  • @maahirabdiqaadir5005
    @maahirabdiqaadir5005 18 днів тому

    Ustad aad io aad ayad umahdsanthy wxad ino so hormarisa sida qoral ai loga qoro bila coppy right kan kalena seo kuso xeji inshlh

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      hayeh wll i.a, idinka mudan in badan

  • @Gaabsha11
    @Gaabsha11 17 днів тому

    Ustaad waxaa ubaahna inte kaalasoo xiriira

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  16 днів тому

      waxa aad igala soo xidhiidha whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee description-ka ama ifafaalada wll

  • @Reviews229
    @Reviews229 18 днів тому

    articale qaabka loo qoro nalawadaag sxb

  • @maslahabdi2968
    @maslahabdi2968 18 днів тому

    Sida loo qoro Maqaal Unique ah

  • @MaxamedSharif-h8g
    @MaxamedSharif-h8g 18 днів тому +1

    First comment 😂❤

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 17 днів тому

    Mhdsnd xogta aadan na siisy blse rabaa muqaalka mee qybtiisi labaad mad Soo dhigi party 2😢

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  16 днів тому

      wali maso gudbin qaybta 2aad wll, waxa aan so dhigaya maalmaha soo socda, ilaa bari i.a

  • @BuraleAxmed
    @BuraleAxmed 18 днів тому

    Wll impact naga ilowday ee vedio noga so same

  • @Ahlaami2
    @Ahlaami2 18 днів тому

    sidagaliyo ka soo hhdal viewska websitekaaga kor loogu qaado ee wesite kaaga kaalinta koobad loo galiyo ka soo hadal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      hayeh wll, muuqalka dhexdiisana waan ku sheegay inan kaso diyaarinayo, waanan kaso diyaarinaya i.a

  • @ViniBra-rr3ku
    @ViniBra-rr3ku 18 днів тому

    Saxib suaal yar baan raba inan ku waydiiyo,
    Waxan rabay link mega ah oo video ah oo website kale ku jira inan soo qaato Websitekayga soo gashado copyright miya linkyadu copyright miyey leyahiin!

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      halke ayad soo galinaysa wll? hadii wax aanad lahayn aad adeegsato, isla markaana aanad ogolaansho uhaysan inad adeegsato, waqti kasta aya copyright lagugu qaban kara wll. balse goobaha qaar ayay adag tahay in copyright lagugu qabto. tusaale hadii aad soo galiso website aad adiga leedahay, linkigana aad kaso qaadatay mega, hadii qofka copyright-ka lihi ka muuqanayo muuqalka, ama logo iyo wax uu leeyahay ay ka muuqanayso waa ay fududahay inu kugu qabto copright, balse su'aalsha waxa weeye sidu kugu qaban kara. mararka qaar waa ay adag tahay qofka inu copyright kugu qabto, mararka qaarna suuro gal maaha inu copyright kugu qabto, sababto ah waxa su'aalsha ay tahay yaa fulinaya ee wax ka qabanaya hawsha. balse waxa muhiima markasta in hadii copyright lagugu qabto, lagugu helaayo.

  • @Reviews229
    @Reviews229 18 днів тому

    Ai sida maqaal bila copyright ah loogu qoro noosoo sameey sxb

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 18 днів тому

    Sida loo qoro maqaal video kasoo samee ustad

  • @DarkscapeHorror
    @DarkscapeHorror 18 днів тому

    Been ma ahan muhiimada ugu weyn waa Traffic waliba Search traffic

  • @mohamedbashiirhassan1639
    @mohamedbashiirhassan1639 18 днів тому

    Wllo website sidee loo active gareeyaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  18 днів тому

      waxa aad igala so xidhiidha whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose wll, si aan kuula eego