Mahadsanid ugu horeyn Waaberi Media, Marka labaad , Shirkadaha Dalku ama kuwa debedda ee Soomalidu Lacag waa hayaan, ay maalgashi ku sameeyaan, Caqabada taal ayaa ah , in Aanu jirin Nidaam Dawli ah, OO Laysku halayn karo, xitaa ka Madaxweyne markaas wadanka ka ah, Ma aaminsana in uu Maalgashado dalkiisa , Nidaam la'aan awgii, waana Arin sixid u baahan .
Run ahaantii waa ra,yip aad u qurux badan hadli ay hantiilayaasha wadanka iyo dowladuba ku baraarugi lahaayeen arinkan dhabtii wadanku waxa uu gaari lahaa horumar la taaban karo
Mashaariicdaan 💯💯💯💯 dalkeenu baahi weyn ayuu u qabaa shirkadaha dhaqaalaha badan heesto sida hormuud iyo dahabshiil waa ay Ka macaashi lahaayeen dalkeena iyo dadkeena waa ay diirsan lahaayeen oo dunida bay la tartami lahaayeen
Wa arin fican lakin dalkina waxpa kama jiran dalalka kale dadkoda aya la malgashada si ay dalka wax ugu si kordhiyan nasiB daro inaga maskaxdenu iyo dalkiba wa laynaga masaxay
Heshiis kan lamid ah ayay shirkado dhowr ahi ku galeen si ay u ballaadhiyaan Terminalka garoonka diyaaraha ee Hargeysa. Dhowaan buu fuli doonaa inshaAllah sida uu madaxweynuhu sheegay.
Asc c/rahman cumar wll waad mahadsan tahay mashaariicdaan iyo kuwa kale oo aad ubadan wadan aad ayuu ugu baahan yahay ,dadka dhalinta yar kama cawaadi lahayn shaqo la aan oo aan ani kamid ahay waxaa janalkaaga kagala socdaan magaalada marka ee gobolka shabeelaha hoose
@@Cumarj.y Muslimiinta maanta nool dastuurkii ilahay ayay ka leexdeen, miraha ay ka goosteena wuxu noqday in aduunka ay ku duloobaan aakhirana la garanmayo halka ay ku dambayn doonaan, Aniga iyo adiga waxa kaliyoo na midayn kara waa kitaabka rabi, lakiin inta umad gacal ahi midba midka kale cadow uu u arko dee, aduunka way ka harayaan sida soomalida ku dhacday 40 sano ayay dunida ku dulaysan yihiin umadihii kalena dee waa kuwaa nagu qoslaya 😂
In wax la sameeeyo waxaa ka horeeyo in la ogaado waxaa la sameenaayo In wax la ogaadane waxaa ka horeeyo in wax la akhriyo Dadka somaliyeed waxna ma akhriyaan mana qoraan
10:09 Ma qurux badna markaad wax soo dhigayso inaad wax ka sheegto qadiyada dad kale fadlan tafa-tirka iska soo hagaaji. Somalia haku darin Barbara waayo kuma jirto ee kuwa kale ilaashada wllayaal
Mashaariicdan o kale somalia wa laga samayn kara weyn fududahay in kasto wax waliba ay caqabado lee yihiin balse waxn u samayn la 'nahay waxa caado noo ah dhaca iyo boobka iyo khiyaanada iyo qabyalada intasa na reebtay 😢iyo nin waliba in u fiirsanayo isaga waxa u dan ah oo kaliya Waliba masharicdan o kale dhalinta ku nool wadanka aad bay ugu fcn thy o noloshody ku dabari lahayen xirfad na wey ka qadan la hayeen
Haddii aad rabtid in waalidkaa lagaaga soo cumreeyo halkan Kala xiriir 👇
Wa.me/966547642461
Erayga[ dhisme] saa u qorte waa qalad😂
Ustaadi maxey isku basaasan dalalka saxibadada ah plz video ka soo samey 😢
Dadka waxba looma qabto@@zosaskoo
Hooyada berberi wastay fuck failed government of bombalia
Berbera is not bomb alia
Is a somaliland
Hooyada dhuxul dhagaxda ka wase
Family waabari media fans Like 👍
Mashaariicda nocaan oo kale ah waxaa ubaahan wadanka shaqalayn ma dhacdeyn 👀 Somalia qabiil usheeg wax kale manaqaan👀aan hurdada ka toosno
😂 HADI AMERICA EEY XAMAR KAFURATO GAROON SI WADANKA EEY UDHISAN SHACABKA OODHAN EE FIKIRLA QABILKA WADO WAXEY DHAHAYAN. WADANKA WALA XARASHAY 😂 BANANBAX 😂
SOMALIDA 98% WAJAHILIN +QABILISTAYAL HORMAR HASUGIN
صلو علي نبي الله محمد صلوات الله وسلام عليه❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid ugu horeyn Waaberi Media,
Marka labaad , Shirkadaha Dalku ama kuwa debedda ee Soomalidu Lacag waa hayaan, ay maalgashi ku sameeyaan,
Caqabada taal ayaa ah , in Aanu jirin Nidaam Dawli ah, OO Laysku halayn karo, xitaa ka Madaxweyne markaas wadanka ka ah, Ma aaminsana in uu Maalgashado dalkiisa , Nidaam la'aan awgii, waana Arin sixid u baahan .
Waa su'aal wayn oo shirkadaha dalka hortaaala
Cabdraxmaan cumar aad ban kuu salaamay sxp sare❤
Run ahaantii waa ra,yip aad u qurux badan hadli ay hantiilayaasha wadanka iyo dowladuba ku baraarugi lahaayeen arinkan dhabtii wadanku waxa uu gaari lahaa horumar la taaban karo
أللهم صل وسلم على نبينا محمد
Asc wallkay c/raxmaan cumar❤❤
Golden voice❤😊
Sxp wax badan ka faa idaa waana kula sucdaa wx wlba aad so dhigty
Mahadsanid sxb qaaliya🫡🔥
Mashaariicdaan 💯💯💯💯 dalkeenu baahi weyn ayuu u qabaa shirkadaha dhaqaalaha badan heesto sida hormuud iyo dahabshiil waa ay Ka macaashi lahaayeen dalkeena iyo dadkeena waa ay diirsan lahaayeen oo dunida bay la tartami lahaayeen
Waxa wax dhaqaajiyaa shirkad ma ahee waa siyaasi u bisil inuu dadkiisa horumar gaadhsiiyo, lkn siyaasiga soomaliga ahi ma laha caqli kursi qaada ee daba kursi qaada ayay leeyihiin.
So amazing 👏 😍
First comenter and viewer 😊😊
Zxp horu marbaan kuu ragaynayaa
Waanidaam Aadufiican Oo Dalka Iyo Dadkuba Horumar Kugaari Karaan Hadii Lasameeyo Laakiin Aaway Ganacsatadii Iyo Baarlamaankii Fulinlahaa
mowduucyadan oo kale soo badi
Waad saxan tahay that should be noted and taken by Somali people
Thanks. Aad baad u mahadsantahay
Waa qorshe wacan ciddii dawlad haysata
keep going brother
Haa waa fikrad wacan sxb ❤❤❤
ww barnmij ay somalido aad ugu bahnatahy aad umahasantahy enginere
This is actually great idea to develope acoutry
Way upaHanyiHin zHp nidaam nocan okele aH marpa Haday ku heshiyan ganacsatadena somaliyeed si aay mesha uGu baxan dowladaha shasheya Waana soo dhaweyni laheyni
Waaberi keep going pro❤
somalida awodeeda waa laga qariyey
Airport kenya 🇰🇪
Waa mashruuc fiican lakiin madaxdeenu umadiyaarsana , dhan karti iyo mid aqooneed , iyo waliba kala ququbka dalka oo ku dhisan qabyaalad iyo reeraysi waana tan uguxun oo kadaran khawaarijta nagu sooduushay .
Barber port ❤
ustaad sidookale kenya ayaa ka mid ah.
Masha Allah
Alle ha ku sharfo ustaad
Asc kum wwlo fikiir fiican hadan qadano waxan noqon lahayn wadamad hogoonka Africa ugu hormarsan Allah hana garad siiyo somalia tusaa isku tiirsada allehhiyow qaqayalda ka. Masax umaada somalia oo gashan iyo garab iskaga dhiig allehayow raxmanow raxiino kariimow casiisow aamiin aamiin aamiinn
Anaa aska aleh airbotka
Wa arin fican lakin dalkina waxpa kama jiran dalalka kale dadkoda aya la malgashada si ay dalka wax ugu si kordhiyan nasiB daro inaga maskaxdenu iyo dalkiba wa laynaga masaxay
Berbera waa habkanlagu dhisay lkn sxp kala qaad sl vs Somalia
@@RuweidaAhmed-p8qkama tirsana
Pro Somaliland waa Gobolada waqooyi somalia 🇸🇴
@@capdalleariif2374 adaa aamin san, ee anigu ma aamin sani mana aamini doono dawlad been iyo dana kle ku dhisan
Official countries ayu ka hadlay sxb, sl weli ma ahan official
Next Airport 🛫 ka Aden Cadde inshallah 😊
Heshiis kan lamid ah ayay shirkado dhowr ahi ku galeen si ay u ballaadhiyaan Terminalka garoonka diyaaraha ee Hargeysa. Dhowaan buu fuli doonaa inshaAllah sida uu madaxweynuhu sheegay.
MASHARICDAN WADANKA WEY KA JIRAN LKN HEER DAKAD IO AIRPORT MA GARIN BUT WA RAJENA IN AY GARAN I.A 👊🏻
Dowlada shishee yaha ayeey jeceshahay
Abdirahman zxp FAGAARE MEDIA maxaa kudhacay
Waa muhiim inaan maalgashano wadankeena
Wankusalaamay c/raxaman
Maalgalintu waa xadaarad horumarineyd oo dhaqaalaha lagu kobciyo
Berbera ma hooyadaaba somalia ka dhigtay👌
Unakaa leh adeer
@@nuuraxmed355 dhulka soomaaliyeed unbuu ka wadaa lkn somaliya maxaa ina kala galay
Allaha ha ku cafiyo wllo kasina wxu aha walalken nuur oo xanusanaya
@@khaalidzalaad7619waryaa maxa hooyadiis kaagalay maad caadi uhadashid barbara dakada maamulgoboleedka soomaliland weeye waryaa
Bar bara waa dhul somali yeed
Aamus caruur baa tahay 😂
waxaas oromo ka ahaw duliyhow
Asc c/rahman cumar wll waad mahadsan tahay mashaariicdaan iyo kuwa kale oo aad ubadan wadan aad ayuu ugu baahan yahay ,dadka dhalinta yar kama cawaadi lahayn shaqo la aan oo aan ani kamid ahay waxaa janalkaaga kagala socdaan magaalada marka ee gobolka shabeelaha hoose
First viewer and First comment
Insha allah waa sidaan rabo inaan soomaaliya ku hormariyo
Faiidada midnimadu leedahay, barnaamij nooga soo samee, Waxa kaliyoo gaaladaas cad cad ay ku horumareen waa midnimada ☝️ BARNAAMIJ NOOGA SOO DIYAARI SXP
Midnimada waxa ka horraysa Caddaalad iyo Amni. Faa'idooyinka midnimada lama soo koobi karo wax yar haddii aan kaaga sheego waxa ka mid horumar.
@@mukhtaarciise2585qabylada keenty cadalada darada inta midaas jrto wx kle ma imn karaan
Midnimadu hadaysan aheen mid laysku xukumayo kitaabka illahay faa ido malaha
illahay wuxuyidhi muslimiintu hamidawdo ee muu idhan somalidu hamidawdaw
Ninka dastuurka ogol in layskuxukumo iyo gaalku waaseem eeniyaw aduunyadu waa afar cishee xidhiidhka illaahay☝️ adkee kaasaa ku anfacayee🤌
@@Cumarj.y waa runta somaali diin ma rabto & wall nimada mic naheeda maba yaqana qabil u fahmeen👌👏
@@Cumarj.y Muslimiinta maanta nool dastuurkii ilahay ayay ka leexdeen, miraha ay ka goosteena wuxu noqday in aduunka ay ku duloobaan aakhirana la garanmayo halka ay ku dambayn doonaan, Aniga iyo adiga waxa kaliyoo na midayn kara waa kitaabka rabi, lakiin inta umad gacal ahi midba midka kale cadow uu u arko dee, aduunka way ka harayaan sida soomalida ku dhacday 40 sano ayay dunida ku dulaysan yihiin umadihii kalena dee waa kuwaa nagu qoslaya 😂
Waa arin somalia oo dhan faa ido uhorseedaysa lkn ilaa iyo hadda wadamo kale ayaa dakadaheena kafaa'idaysta
Zxp waabari media
Haa aad iyo aad baan ugu baahanay
waadmahadsantahay walal cabdiraxman
Haa aad iyo waan ubaahanahey
Haa lakiise soomaalidu wayis eektaan adi bilaw iyo adi bilaw haday heli lahaayeen qof ku dhiiri keliya ama ubilaaba waxqabadkaa waynu hormarilahayn😊😊
Qabyaaladaa inoodiidaysa sxb waabariyaw
Waan ku salaamay cabdiraxmaan waabari
Walaahi sxp waxaad tahay chenall kaliye aan sida tooska ugu xeranahay hal video ima dhaafo
Team waaberi one like
Waxaa rajeenaa in galmudug aymaalgashato hobyo iyo airport dhusamareeb iyo cadaado wadooyin isku xira 2bada gobol wado tareen iyo shirkado shidaal oo bdn shirkada cusbada caalamka wixii namaalkashanayo waa diyaar ee imaada wllyaal
Video gaan yaa dareemaya Inuu horey u daawadey
Brother waa runtaa waa la heli rag lacag haysto laakiin isma aaminsano
That is good point but the problem ma hesheekaran swbta neh waxaa waaye qabiilka
Hadow waxee isku qabsanyaan qabiil hebel ayaa dhisy
Adeer waa lagu fahmey xasan sheekh ayaa ku soodirey
First viewer 🎉
Sharaf iyo Karaamo Ustaaad Abdirahman
Haa waasax zxp❤❤❤❤❤
In wax la sameeeyo waxaa ka horeeyo in la ogaado waxaa la sameenaayo
In wax la ogaadane waxaa ka horeeyo in wax la akhriyo
Dadka somaliyeed waxna ma akhriyaan mana qoraan
❓️❓️❓️
@@ShadiyaCabdiraaxmaan muxuu yahay hadafkaaga
@@inaxamze2342 maxaad u tiri dadka somaliyed waxna ma qoraan mana akhriyaan sabab
Waa qaabka lagu dhisay berbera port SOMALILAND😮
Qaabka masaajida lagu dhiso hadii lagu dhiso wadooyinka way fiicnaan leheed
Wado yar kama hadlaayo ee waa wado magaalooyinka isku xirta
Waa runta sxb
Berbera somalilbd waye wllo iska sax
WAA FIKRAD WANAAGSAN LOONA BAAHAYAYY
Abtii sobadi videoyada Nolan ah fadlan😢❤
👍👍👍
Maya Somalia 🇺🇸
Mn allah
Maxaad BERBERA dekadaha somalia ugu dartay Naga ixtiraam qadiyaddayada hadii kale😮
Aad iyo aad ayoo inoo anfi lahaa balse madaxdeenu kaliya waxa ay fiirsadaan dantooda
Sxbow wankugu raac sanahay balse madaxda ayaa ba ah kuwa dano shisheeye ushaqeeya 😢😢😢
Waa qorshe wacan Laakin waa riba
Dawlad adag kama jirto dalka waxay ka baqayaan burbur xataa sida kenya ay mu maal gashadaan uma maalgashadaan dalkooda badan kooda
💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Aad iyo aad ba dalku ugu bahanyahay nidaamkan okale really.
Haa wlhi waa baraarujin aad u weyn hadii aan ahaan lahaa mid wax fulin kara waan amri soo jeedin lahaa fikirkaas
Saaxib lacagtaas xagee ayaa lageeyaa horta waan yaabay aniga iqortiga waa meesha dhaqaale badan laga helo😮
Thanks
Haa uu u qaba balse dal kama so jeedno ilhy aakhirada hanoo hagaajiyo aduun wxba kuma hysane hadana alx
Haa baahi weyn ayaa loo qabaa 💯
5 minutes 😮
5:37
Kuwa soomaaligu uma diyaarsana aqoona uma laha hawlaha noocaas ah
Haa❤
Cajiib😮
First View
10:09 Ma qurux badna markaad wax soo dhigayso inaad wax ka sheegto qadiyada dad kale fadlan tafa-tirka iska soo hagaaji. Somalia haku darin Barbara waayo kuma jirto ee kuwa kale ilaashada wllayaal
Mashaariicdan o kale somalia wa laga samayn kara weyn fududahay in kasto wax waliba ay caqabado lee yihiin balse waxn u samayn la 'nahay waxa caado noo ah dhaca iyo boobka iyo khiyaanada iyo qabyalada intasa na reebtay 😢iyo nin waliba in u fiirsanayo isaga waxa u dan ah oo kaliya
Waliba masharicdan o kale dhalinta ku nool wadanka aad bay ugu fcn thy o noloshody ku dabari lahayen xirfad na wey ka qadan la hayeen
Boqolkiiba kunjeer
Sharkado waaweyn malihin
Oo awoda masharicdaas
Aad io aad waw ubaahan yahy dalkeynaa nidaamkan cml
Waafa ido 3geesood