Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Marwadaan ninkeed kabin kabaheed ma yeeloo way kala dhinnaataa Oraah iga gadantay inta igu raacsan like ta keena noh
1983 baan riwaayadan ku daawaday tiyaatarka Hargeysa waa riwaayidii Dhado roob noqon wayday. Waxaa allifay Abdulahi Diiriye Sooraan oo reer Baligubale ah Cigaal wuxuu ku matalayaa kibiraani aakhirka hoos buu usoo noqonayaa.Laxanka heesta waa isla Cigaal.Waayihii wacnaa iyo hoygii fanka Hargeysa.
Wow WowWowWowMiraha heestaan xikmad ayaa ka buuxda
Caadi maaha cali cigaal walaahi qoor weeye codkiisa libaax ayaa moodaa
I like somalian music i from ereteria ilove you somalian's
Asc aniga waxan raba heesta mahuratu wa madal labadii matane aroos loo mash xaradiyo maflaxa loo sameyey kala marmin ban nehee adiguna hamogan👍
Heestaan waxaa sameeyay cabdulqadir cali cigaal ma samayn ninkaad sheegayso iska sax sxb
Heestaan riwayadi dhebo roob noqon wayday bay ku jirtay abwaan dhintay oo sheikh noqday ba sameyey abulahi sooraan ba ladhihi jiray
Heestaan xaqiiqdii waa heesaha aan jeclahay
Waxad lyrics UGU samaysaa heesta maxamed moge EE subcis
Heesta axmed cali cigaal naftaydaay raaxo jeceley dhanan kuu raco waaye hadmaad soo rogaal celin heestaas fadlan noo so gali
Heestaan maxaan ku qayilay caadi maaha
Hees macna leh ilaahay ha unaxariisto maama seynab cod mcn ayay lahayd xaqìiqdii
Thanks all
GEEDI SHAMBOW TUBE
Oben
Marwadaan ninkeed kabin kabaheed ma yeeloo way kala dhinnaataa
Oraah iga gadantay inta igu raacsan like ta keena noh
1983 baan riwaayadan ku daawaday tiyaatarka Hargeysa waa riwaayidii Dhado roob noqon wayday. Waxaa allifay Abdulahi Diiriye Sooraan oo reer Baligubale ah Cigaal wuxuu ku matalayaa kibiraani aakhirka hoos buu usoo noqonayaa.
Laxanka heesta waa isla Cigaal.
Waayihii wacnaa iyo hoygii fanka Hargeysa.
Wow
Wow
Wow
Wow
Miraha heestaan xikmad ayaa ka buuxda
Caadi maaha cali cigaal walaahi qoor weeye codkiisa libaax ayaa moodaa
I like somalian music i from ereteria ilove you somalian's
Asc aniga waxan raba heesta mahuratu wa madal labadii matane aroos loo mash xaradiyo maflaxa loo sameyey kala marmin ban nehee adiguna hamogan👍
Heestaan waxaa sameeyay cabdulqadir cali cigaal ma samayn ninkaad sheegayso iska sax sxb
Heestaan riwayadi dhebo roob noqon wayday bay ku jirtay abwaan dhintay oo sheikh noqday ba sameyey abulahi sooraan ba ladhihi jiray
Heestaan xaqiiqdii waa heesaha aan jeclahay
Waxad lyrics UGU samaysaa heesta maxamed moge EE subcis
Heesta axmed cali cigaal naftaydaay raaxo jeceley dhanan kuu raco waaye hadmaad soo rogaal celin heestaas fadlan noo so gali
Heestaan maxaan ku qayilay caadi maaha
Hees macna leh ilaahay ha unaxariisto maama seynab cod mcn ayay lahayd xaqìiqdii
Thanks all
GEEDI SHAMBO
W TUBE
Oben