- 2
- 1 486 251
GEEDI SHAMBOW TUBE
Приєднався 16 вер 2018
Heesihii hore iyo kuwii danbe oo erayadu la a
Socdaan halkaan kala soco
Socdaan halkaan kala soco
Відео
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
Переглядів 1,5 млн6 років тому
Hees aan caadi ahay oo dib uhabayn laguugu sameeyay
2024/2025❤😔
Xasuu qali heetan aad ayaan ku jecelay mar walaba wan dhagaysataa caawa tarikhadu 19/12/ 2024 aniga guutale ah iyo saxiibkay c rahaman xasan ismaaciil xasuus mudan from jigjiga ❤❤❤❤
Waaw
Axyaa.hees.khadra.iyo.rooraaye
🎉
Waa RIWYADI "WAR LA'AAN BAA COL HODEY!!"SHEEKH MUSTAFE X.CILMI BELEDWEYN BAA KU FAANTA!!😀
WAAN KU XARAGOODA HEESTAN GOLEYAASHA DOWLIGA E DHAQANKA
WAAD KU HUBIN KARTA INEY SOMALI TAHAY IYO IN KALE HADEYBISHAADU KU HAKATO!!"WAXAN KUU CIYAARAY SIDA DHAMASTA GEEDAHA!"😀
16-10-2024 1:32
Cawa wa October 3 / 10 / 20 24/ sacadu wa 12:19 waxan jooga mel cidlaha naag aan sidan uamano ayan raba🎉#khadra #daahir #cige iyo #cumar #xasan #rooraye
Cawo iyo port Elizabeth South Africa
Ula Dhabi lamadooyay dhexdu madag sidedi qurux lo dhamayay farm nugaal
❤❤❤❤❤
Hada ayaan dhageysanayaa waah waah ❤❤❤
Khadra daaahir Maxay tidhi Waaah !! Alloow kuu naxariiso waa Heestii uu Cumar rooraaye uu aga Garnaqasaday heestii hore ee ahayd ilmada iga daaa!! Ee uu ku Daadiyay khadra
2024 iyo Minnesota xili dambe ayaan dhagaysanayaa
Dhankaad iga jirtaa baan sii dhunganaayoo Igu dherersanaatee dhudhumadaan Ku joogiyo Dhererka
2024 majogtànn
Hben salasa 6/7/2024 1:31 hben roban
6/8/2024 At jigjiga city❤
6/08/2024❤
4/8/2024 waan salaamsyaa jiilka iga dambeeya ❤
2😂24
GEEDIi SHAAMOW: ANKU SAXO BAYJKA 2AAD EE MARXUMKA (ALLE K NXSO) WAXAAD TIRI DHAMAC IYO DAB OLALIYO DHUXULA HA II (Horseedun) HAYGA DHIGIN DHURWAAGI.: SIDAN AYAA SAX AH: DHAMAC IYO DAB OLALIYO DHU XULA HA II (LIQSININEE) HAYGA DHIGIN DHURWAAGI. EREY GAAS XITAA WUU GELI KARA LAKIIN WAXA KAGA HABOON LIQSININE NIN LAYIRI DHUXUL LIQ.AFSOOMAALIGU WUXU LEEYAHAY ERAYO ISKU DHIIHID KALA QORIS SIDA INNAN IYO INNAN. WAAD MAHADSANTAY GEEDI SHAMBO.
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed )vstv.
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊
/23/6/2024❤
Erayadii Mustaf Sheekh Cilmi, codka Khadra Daahir AUN iyo Cumar rooraye , hees waa dhaaftay
Anoo dhimashaa rabin aan kula dhameey nee dhanbaal odoyga gaarsii
Good
Wow
😅
Yes.
Cc c.cccccc cc.c ccc.c
❤❤❤❤❤❤ hesaha jeclahay ka mid tahay
Sida dhamasta gedaha dhirta uga sarayso Adiguna dhamaantod Qayrka u dhaftee yaa salam❤❤🎉
Iga wallee fan waa fankii hore iyo baaah,bah Eesh calaa hees Bal eega xigmada iyo aqoonta ka buuxda Heesta iyo weliba laxanka aad ka u heerka sareeya
Heestan waxaan dhagaystay 2001 xasuus
❤
April 23, 2024🎧❤
Monday / April/ 22/2024 Addis Ababa baaan heestaaan ku dhageysanayaaa fadhigunu waaa saxan yhy.. intiii iga danbeysooow nabad kuuu jooooga..
Waa Aniga Iyo Abdi Jaamac Wacays Waaberi Waxaan Ku Suganahay Magaalo Xuduudeeda Lawyacado Zaacaduna 17:15 Jawigu Waa Daganyhy Waanan Fadhinaa Zaacadani AlhamdulillaH Weyaan😊❤
Who is listening 🎧 2024😢
Mxa so dontay 😢
Qoraalka naga sax walaal
Heestan waxan daawanayaa 30/12/2023/sacaddu waa 2:03 habeenimo inzha allaH Mar kale ayaan eegayaa
Siday dhamastu geedaha dhiraa uga saraysaa ❤ Adiguna dhamaantood qayrkaa udhaafe❤ Dhankaad iga jitaaban sii dhuganayaayo igu dhere sanate ❤ Dhudhmadan kugoogiyo dherekiyo laxaadkaba adigaa dhantaale ❤ Sidad igu dheertahay daa lama ilaabe ❤ Hadad dhimashaday rabin aan wada dhamaynee dhugo iyana waanadaa ❤ Dhi
heestii ugu horeysay ee aan youtube soo galiyo heestaan kadib sheeko na dhex martay qolo reer waqooyi ah iyo kuwo aan qaraabo nahay oo isku dhan ahaa kuno dooday inay ayagu murtida gaar u leeyihiin iyo qolo reer koonfur ah
WAQOOYIGA MURTUDA INAGAGA FIICAN WAXAA CADAYNAYA MAAHMAAAH SOMALIGA WAA WADA WAQOOYYI
Old.is gold
Axmad cali cigaal boqorka codka. iyò khadra daahir cige. 2008 ayaan. Dhagaysan jiray
😅..😅😊😊😅😢
Wa hees ad uga hello
Dhool kala hillaac badan dhawaaqyaduna kala wacan Nimaan dheef wadaag nahay inaan dhaco ma doone Anoon kaa dhaqaaqayn kula dhuuman maayo nabsi lama dhitaystee Dhamac iyo dab olalayiyo dhuxulo hay liqsiinoo hayga dhigin dhurwaagii Ninkii dhayda siin jiray dheehadiisi dooxe Anoon dhimashada rabin aan kula dhameeye dhanbaal odeyga gaarsii