Waad jaftey si fiican maxishoodayaasha,.....laakiin talo aan ku siiyo walaasheey Kalmada Diinteeduu farta ka saarey waa kugu dembi,erey kale isticmaal,Diinta Allah ayaa ugu nasteexeeyey Muslimiinta.
Nagtan muniro ah WA nagweyn ldhocil MA ahan lakiin WA maxishoto muniiroy ilmaha yar qeylada iyo ereyga kadaa maficno okmuniroy aqlaq yelo qof aan xishonen aya tahay ok
Caliyaay wa la ogaan. doonaa Gabadhani maskaxiyan caadi maaha anuu waxaan sheegay markii ugu hore say ee isgursadeen ay so wada fadhisteen Baraha bulshada waxa ay ku tidhaa bastar yoow Fatalyoow
Baaye caaliyo qurux waa laysku furaa 3 dex waana sharciga ilaahay ama hal ama labo ama sadex waana udhamaatey hadii sadex dhacdo ama hakula horeyso ama markaliya ha ahaatee ilaa zawja geyrahu buu ilaahay yiri marka waa sidaa quruxey
Masha Allah caaliya qosol bay nagu dilaysa runta ugu qosol badan warkadu waa talo wax ku qadasho mudan
Ilahoow. Naasatuur. Yaa. Allh. Bisiinka
Waad jaftey si fiican maxishoodayaasha,.....laakiin talo aan ku siiyo walaasheey Kalmada Diinteeduu farta ka saarey waa kugu dembi,erey kale isticmaal,Diinta Allah ayaa ugu nasteexeeyey Muslimiinta.
Micnihu wa diintu ku soo darey wuu muslimiyey
Waa Runtaa Muniiro Waa Doqon Aan Diin Laheyn. Sodohdeeda Maxaa u Geeyey. Uff. Subxaanalaah
Masha Allah caliya
mansha'llah ❤❤❤❤❤❤❤
Manta aya igu kaa horaysaa parasho wngzn xappti❤
Barasho wanasgsan xbbti soo dhowoow😍😍
SUBAXAAN AIIHAA WAA MUCJISO
You are so right Caaliya
Ma xishoonayso
Waa doqon Afweyn bilaa dhaqan ah, muniira waa islaan
Waa runta walaalo dad badaw ah oo yurub tahriib ku galay ayaa ku jahawareera dhaqanka bulshada reer galbeedka
MUNIIRA AKHLAAQ MALE WAX LATALIYA MALEMIYA
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wahi waan fuuray istaqfurulah you are so fun
ILLAAHAAYOW QALAARKEENA HA AGA QAADIIN
Asc qerbadan allah kusiyo runta ayad karun shegtay gabadhana xaqa allah hatusiyo xishodna allah hagaran siiyo insha allah
She’s not normal muniira subhana Allah yaa’rabi
Alla ma reer jowhar ayaa tahay jowhar ayaan ku dhashay inkasto wax badan aan ka xasuusan
Soo xasuuso geedka hoostiisa 😂😂😂caaliyo balaayo loo baahan yahay waa iga qoslisay caaliyo dhibleey😂😂❤❤❤
😂😂😂😂😂
Caliya abaayo wallaahi runta ayaa u sheegtay Muniira doqoneeeey
SUBXANALLAAH ILLAAHEEY DAADKEENA HAA SOO HAADEEYO
Naa fariid baa tahay walaahi 😊
Caaliyo waa iga qoslal siisay kiiik kiik kiiik❤❤❤❤❤
Alla ma rerjowharba tahay habaryar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walahi maanta waad iga qoslisay saddex ayaan kugu furay
Waa run
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Kkkk
Masha Allah wlshey runta aaka hadashey usoco mcnt
MA AWALEY YARAAYEEN
Wa sambacad caadiya wlle 😮
Walashay qaali xageed kumaqleed. Caaliyey horaan usheegay muniira inay iyadu isku kalsoonayn. Maxamed aad bay u jeceshahay ee madonayso inanka yaree maahir ah.
Ceebaha Allah, ha asturo gabadhu ilmahaas hadii laqaato muniira baa masuul ah 100&100 waayo ma aamusayso
Jecliyaa caaliya rutaan ku jeclahay ❤
Masha Allah sister ❤❤
Asc mama caliyo nagtan muniiro WA maxishoto aqlileheen nagdhaheyso nin furay WA is wasnay subxanallaah WA nagxishood daran uf
Nagtan muniro ah WA nagweyn ldhocil MA ahan lakiin WA maxishoto muniiroy ilmaha yar qeylada iyo ereyga kadaa maficno okmuniroy aqlaq yelo qof aan xishonen aya tahay ok
Waxaa dhamaaday xishoodkii Allah hana asturo. Allah aad baa looga fogaaday qof ceebtiis kawaramaya dumarku Allah waa katagay xishoodkii
Mahadsenid ❤❤❤
Mamadan funy waaye walhi 😂anoo dawan miyirka ima saxmo wax garad ayaad thy😊from kismyo jubaland ayaa kasoo salmaya habo
Nasgtan sow tay aflagaadeynaysey M/ Buskut, Ma Hubsato Meher Ma Leh waa tanoo kale
Asc caaliya shariif maantaaye waa yabtaay
Caliyaay wa la ogaan. doonaa Gabadhani maskaxiyan caadi maaha anuu waxaan sheegay markii ugu hore say ee isgursadeen ay so wada fadhisteen Baraha bulshada waxa ay ku tidhaa bastar yoow Fatalyoow
Thank you Habo! I needed the full sheeko 🤣
You’re welcome carfoon😊
Ayada 40jir wYe dhahay qarxis😂😂😂waali ah waye
Reer jowhar
Maxamed balaayaa faraqa u gashey ee alaha saqiirkaas badbaadiyo naagaha tiktokna alaha soo hadeeyo
NAAG SHALRY LAHEYD GAAL AA IHEYSTEY AYUU ILMO KADHALEY
Saxiix saxiix ❤❤❤❤❤
True caliya qurux ❤❤❤❤
Diin iyo dhaqan toona waaka xishooday wax badan gabadhaa wiilkaa waana dulmisay ay dulmiga ilaahay haogola subxaanalah
Islaantaan ninkay ku kacsantahay runtay ka leexanaysaa
@@faisaakhyaar7775sax wa is indha tire
Nayaa caaliyo wad daashaye orod subag iyo canjero dono shafwan
Exactly
Asc caaliya walaashay maahidoo aan ku ceshto abaayo.
Naagtan khaliihaa xaalihaa.
Waa urtooy ma xishooto.
Kkkkkk. Caliya. Jecliyaaa. Maalin walba maxey nogu sheegee kareemka Ay u marisey sadaq Alaah ha Oogu dhigo
Alia waan ku salaamay ciirtaa jug leh waan kaa bartay kalmada ku soco love you ❤
Yaab waaye walahi 😂😂😂😂
Xan ruufiyaan yaal dhaha ila soco ii taabo like janabeeye lu kula jiran anaganah in eey na salfadaan raaban
M❤❤❤
Doqoon sabacada😂😂😂😂😊😊
Walaahay gabadhan dar ilahay baan kuu jeclahay sida aad u karbaashtid bilaa, edebta
Walaahi waa doqon.
Yes
Caaliyo muniiro nolol ayey ka aragtey buskut weligeed ee arga wax dhahadey mahamed. Masaajidka ayuu igeeyaa diinta ayuu ibarey salaad iyo soon muniiro garan ayey ku socon jirteyiyo dawagaab xijaabzyuu baray😂😂😂😂😂
Waa nacas nagtaas wlhi uf😂ilhw na ceebin 😂😂😂😂
Wow🥱🥱😂😂😂
Munira gaajo ma arkin feeraheeda feero ey dhaleen markoo gursanayay naag dhuuban ayeey eheed. 😢😢😢imaaka Allah ha ku sugo dhinac kasto.😮
Baaye caaliyo qurux waa laysku furaa 3 dex waana sharciga ilaahay ama hal ama labo ama sadex waana udhamaatey hadii sadex dhacdo ama hakula horeyso ama markaliya ha ahaatee ilaa zawja geyrahu buu ilaahay yiri marka waa sidaa quruxey
❤❤❤❤
Caaliya kugu xintey, qosol iga dhamaadey 😂😂😂😂😂
That is true
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤73o54gksjcew
Walahi you are so funny 😂 😂
Subuxanalaah
caaliya waku jeclahay
Buskut wa xishood Miran naagtuse waa Doqon 😂
Ka dhac gabadha huuno kabo dumar kabo isma dheeree
Wey is dheeryiin Aqlaaq sharaf ayaa lees dheeryahay somalida been isku sheegtaa dumar gogoshoda ka shekeynayo islaamaka somali ayaa la arkay 😏🤮
Waxaan ku qoslay 2 buskut ayuu usogaday ileen waa Mohammed buskute 😂😂
Shan iyo afar hadaad jirtay maxaad xasuusan kartaa
Wllhi naaktan waa xoolo waxay wada dhaqan gaalo haday aqlaaq leedahay waxaan arkay kumay hadashen maxamed maxuma muniira ayaa qaldan 😢😢
asc anna waxaan arki jiray nin iyo naag markeey balwad badan isticmaalaan isgaraaca somalia caruurtana madaxa darbiga ugu garaaca
Naaayaaa mar kasta hooyadiis baay qol ka furataay
Caaliya singel matahay ma madaxbanaantahay
Naaa ma waxaa rabtaa hooyadiis in ay caayso ooy walaalihiis caayso doqon yahaay caaysaa rabtaa
Naagtaan muniiro iyo hana aa ku shaqaaysanaaya naagtaan waa gaalo waxba ka magazine
Social media ha ay soogalayso Muniira waxabaray Maxamed buskud wanakuwalatay halagaqabto.
U so funny 😂😂😂😂
Shariifadii way xanaaqday.
Waan kosley walaayikkkkkkkkkk
Caaliya waa Bakhti garaacday ta Maniira . Waa kugu raacsanay ma rabto ilmaha ee ninkay rabtaaaa . Mohamed waa mid yaable oo dadkii Ayuuu tusay .
❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂❤❤
Ilmaha ereyga kadaaya waa maqli jiray ano 20s ah waliba ereygu ilmuhu wuu dilaa ee waalidkood ku murmaan mentally
Hai ❤
Maxamed buskud waa nin caqli badanw
Naagtu niinkey jaceshy maxaa dabo dhigay may wiilkeeda haysato uf
Gabadhaan waanla talina ilaahay kacabso waxna hubso kolay irsiqi ayaaba meesha kaa galaye
Asac kkkkkkkk alla waa fura
Umadeena maha dadkan
😮😮😮😮 kkkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaa cajuusa 🤭
ceebweynaa macsidii ayaaba lagu faani
Muniro wa qof maran Mahamed balayo ayaa qorta logeliyay😆
abaayo Mordimaal yawaye
Waar Caaliya warka boobsi meydkiina jiida ka dhacaday tiktokta 😂😂😂😂
Maniiro maxaa ka qaldan?????
Asc wall caliyo runtada alhakugu arsaqo
Way walantahay walal