Waa reer makama reer Bosaso xaafada masjid jaamaca iyo gurigii awoowe ahmed taajir ayaanu daris ka ahayn caaliyo waa runtaa reer makama waa dad wanagsan
Naa Caaliya cadeey ina abti waad luntay baryahaan😅 😂 Gabdhahaan reer tolkaa qabaana maxay ka doonaan Ina Calasoow muxuu u qaban karaa. Sharciga inay ku qaado oo restraining order bay ku qaadi kartaa.
Runta marka laga hadlo,Raga qaarkiis intay helaan gabadh wanaagsan ayey iska xumeeyaan Markaasay ku waashaan,dumarkana markay u soo samraan ayey marka dambe Go,aan adag qaataan,isla markaas Gabadhii oo uu jecel yahay buu Caayayaa oo dhibayaa,Arrintii Cirka ayuu geynayaa,Mashaallah Caruurteedii way Korsanaysaa ee Niyahow Ilaahay ka cabso oo Amaan ku Dadaal,Meesha Africa maahan sharci baa ka jira oo ku Qabanya
CAALIYA WAA GABDHIHII FARDAHA IYO GEELA LAGA BIXIN JIRAY QURUXNA ALLE WAA U DHAMEEYAY MAASHA ALLAH.
baryahaan waad na nacday alaha unaxisto dhaman inta dhimatay salan gobeeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Walaahi idinma nicin. horta last week baan xooggaa firaaqo noqday 23/12 wixii ka dambeeyay isla marking hargab baa iga gaarsiiyay😂
Wcl sister caliyo ❤❤
Indr sln Ballaaran baan hawada kuu sooo marinayaa long live
Caaliya qurux badan waanu kuu xiisney ina adeer❤
❤❤❤❤❤🎉🎉
Ayyy Masha allah afkada caano lagu qabey 🥰🥰🥰
Wxaa qalad weyn ah Ninku inuu xaaskisa dhibo lana ficil tamo furo ilmaha ka qaado
Anigu xidta lama guursan doono I.n xaaskeyga
Hdiiba alle Nawada kulan siiyo
M.a kuduceeyso mid baariyad ah ehlu qur aan ah o raaliyo kuu noqota eedo wad heli I.A
@SagalMohaned inshaa allah Thnkis
Waa reer makama reer Bosaso xaafada masjid jaamaca iyo gurigii awoowe ahmed taajir ayaanu daris ka ahayn caaliyo waa runtaa reer makama waa dad wanagsan
Haa waa runtaa Xaafaada Hoose bey sekedo ku leeyhiin reero caan ah oo tijaar ah oo la yaqaan.
Welcome Caaliya shariif walaashey
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤
اهلين اختي الكريمة الله يحفظك َالله وحشتيني مره وينك
Aliya qurux❤
Bogorrooyada daarood iyo bogorada kab lala🌿❤♥️💙💔☔🦓🐪🐦⬛🐓🚘🚔
M.a wallaalken qaali from mj
Maasha allaah runtaad sheegtay
Abaryartay.hooya.day.lalashed.wankutabay.ee.kabad.kabaxday.harayar.caliyah.waan.ku.salaamay.nosobadih.warkad.heysid.
Markah.rabih.haxafidoh.adigah.iyo
Familykagabah.
Amiin.yah.alaaaaaamaaaaaaaaaah
Hanah.nagah.tagin.habaryah.ee.nalah.joj.wakhatih.kastah.ad.firaqoh
Ladahay.nosobadih.barnamish.yadah.ilshah.alaah.wankulah.sondona
Waa duli wuuba caayay caruurtiisa waxa Uuna rabaa In gabadhaas uu xoolo ka dhaca
Gabareey gaari dumar baad tahay iska celi asaga waxaba kuula maharin sharciga ayaa walaal kuu ah
Naagta buu Jecelyahaay he loves his wife Habo, Somali women are too strong, qiyaamo waax baa jiira
Rer makame waa carab waa dad wangsan rerka cisman maxmud bahgreen wada daganyihiin waa sax
Waa cismaan maxamuud carab layne
@owliyo1218 maha waa rer layaqaan way ladagaan cisman maxamuud
Caaliya quruxeey ❤❤❤ kumee
Waan soo dhacay😂 waa i kan xbbti ❤❤❤🎉
Welcome Caaliya caadey we miss you ❤❤❤😂😊
Happy New year.
Wuxuu ugu kar waregayo wuxuu rabaa in uu dilo ee dacwad cir iyo dhul ah halagu qado 😢
Nag nol iga dheh masha Alaha ❤
ASC Caaliyooy horta REER MAKAME waa dad cisman maxmud ah ee kala qaad qaadista naga daaya sister😂 tan labaad gabadha hoiyada ah hadeey wanaagsanthy Allaha usiyaadiyo Masha Allah lkn ilmaha mustaqbalkooda haduuba kafekeraayo oo wadabkoodii uu geeystay maxey udiidanthy maba laheli karo aabe caruurtiisii wadankooda kubiilanaya xataa haduu naago kale qabo?
Europe caruurtii wey ku hallowday! 😢Tan sadexad inuu arko ilmihiisa xaq buu uleyhy nin Somali waaba kacararaan hadey xajiyada kala tgan😊
Hoyoyinka somaliyeed Waa strong 💪. Why abahasha somaliyeed ilmaha ugu qadaan hoyo ilmahooda wax u dhaamo malaha
Naa Caaliya cadeey ina abti waad luntay baryahaan😅 😂
Gabdhahaan reer tolkaa qabaana maxay ka doonaan Ina Calasoow muxuu u qaban karaa.
Sharciga inay ku qaado oo restraining order bay ku qaadi kartaa.
Waa sax! Malaha waxay isleedahay armaa caruurta lagaa qaataa haddii dacwadaadu badato. Sweden waa meel habaaran lAkiin caruurtu waa dad waawey. Isagii bsa reerka ku waashay!
Asc waaku salaamay eedo.
Maashallaah boqorada waan ku salaamay indr Caliya. War Heedhe araajida hadad qabanaysid indr kayga igu dar, diyaar baan ahay.
Diyaar😂😂🎉
Sidee baan kula so xiriiri karaya indr
Waa Midgaan MJ Maba ahan ayadan waa Gaaljecel sidaas ayuu ku handadaya
Naago waxaa jira daahir CALASOOW u shaqeeya haduuba puntland maqlo inay kasoojeedaan guryahooda dalaq ayuu dhahaa balse naagtaas waxba ma faa iidayso naag naago utaliyaan caruurta sweden lagu sooceliyay aabihiina masuuliyada laga wareejiyay walaahi inaysan kafaa iidayn way arki doontaa
Daahir CALASOOW iyo naagaha uu ka caqli badiyay oo socialmedia ka caac siinaayo marabno warkeeda
Caaliyo waa ku fahmay hadii la damco in lagu soo xiriiro sidee lagu la soo xiriirayaa?that is the question
Bahgareen tahay ileen waa reerki ganacsiga iyo xadaaarada from muuse suldaan
Teeda kale Culumada ah oo degan
From Qardho
@Ayaan🥰🥰🥰
@@SagalMohaned ilaheey amarki wa reerka kaliya ugu jeclahay tolkeey❤️
Sodhow❤❤❤ queen 👑👑👑👑👑👑👑 habeenwanagsan dhamantii 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Abaayo khera Badan Alha ku Siiyo
Ilaa iyo hada waxan maqalno wa Nin caruurtiisa qurbo kala cararay .special wiilal wu ku saxan yahay
❤❤❤❤
Ina adeereey gabadha hoos wax ugu sheeg, hoos ninka reerkooda ha uga dacwooto laakiin dad xalaal isku qabay inay public ka dhigaan sheekadooda
Reer makkame Carab Saalax Miyaa
Maha walal
Makama wa carab lkn majeerten sheegta suud iyo qaadhan la ah Miya?
Runta marka laga hadlo,Raga qaarkiis intay helaan gabadh wanaagsan ayey iska xumeeyaan Markaasay ku waashaan,dumarkana markay u soo samraan ayey marka dambe Go,aan adag qaataan,isla markaas Gabadhii oo uu jecel yahay buu Caayayaa oo dhibayaa,Arrintii Cirka ayuu geynayaa,Mashaallah Caruurteedii way Korsanaysaa ee Niyahow Ilaahay ka cabso oo Amaan ku Dadaal,Meesha Africa maahan sharci baa ka jira oo ku Qabanya
Caaliya Bah gareen iyo reer Makame xageed u kala wadaa??
Waryaa caliya Shariif setahay xabiibti adigu ma waxaad sooduubtaa Makii big M ama Capital M wax laga soosheego
It isn't not enough to me to hit like (♡)
Kkkkkkkkkkkkk
Warninyohow gabadhan gurigeda uda mase wakugu faneysa😂😂😂😂😂😂
Caaliyaay caasha yar ka soo waran if u can ilmihii maq loo soo celiyey?
😅😅😅😅 barten i love 😅 cirta jugleh
Waad kuma hadaan tahay inaad gabadha uhiiliso dumarland Pls nin smli qabiil ha ugu hiilinina walalkay haduu gardaran yahay habadha smli iigu fog ayaan lajiraa
Caaliyo xaggee naga aaday waa tabay
Asc
Caruurtiisa so ma’niyad jabaayaan hadeey aabahood police u wacdo? Ha ignore gareyso isagaa daalaaya
Caaliya sharif waa soo dhacday
Wcs caaliya xppt si aaad u qiima badan uga soo hada shay qaali❤
Laakiin ogoow gabdha fiican kartida leh ma hesho ki uqalmaaya
Wuxuuu ku qaldan yaahay inuu iska dhigo qof illmaha jecel hooyadoodna dhibo
Subxaana laah Raga somaaliyeed maxaa ka 1aldan yaaaaab
Waar illmaha qalbigooda walaa ilaaliyaa
MA illmo hooyo fiican haystaa hooyadood la xumeeyaa yaaaaab
Subxaana laah
Waxaa ufiicnayd marku arkay inay kaga dkaatay dacwad 1wm inuu maslaxdo
Xataa haday kunoqosho diido uxumaanta ka daaayo yaaaaab
Wuuba kibirsan yahay Xoog iyo khasab baan ku imaanayaa guriga kulahaa🤔
Ninkas isago taxi alaha ban maqlay uk maxa so cel celshay arintan caliyo ilaa rer sherbi bad ahayd kkk
Sweden markuu tagoba reerkii buu wareeriyaa
@@Caaliyasharif wa wax lala yabo
Way ka shalneen markay 4 wiil halkaku kora ee ay Qaban Kari weedo in ay ayadu ka ayso
Doqon miciyo dheer xayawabad ah ma adigoo kale ayaad mooday canyaasayahay cawaanta ah ka dhanow gabadha duliyadyahay
Asc ayeeyo waakusalaamay
Asc habaryar xagee ka baxdey, waa ku tabey
You look like my friend ijaabo
Caaliyo bucbuc
Caruurta ayuu u quuri la’yahay
Meshan ma meel somali waynba mise qabilkaga keliya ?..........
Bal ka waran hadan murashax noqda,oo🎉🎉🎉
Ninkaas wax khald malah ciyaalka amuu rabaa in uudeen baro
gaaladuu kala baxsadaye maxay ugasoo celisay
Ma waxaas aya ku talin ilaahay ka baq
Wax maqa la,aantu waa waxa leygu furay ee hadaan wax walba nacam iyo gaaga marag leyahay leymafureen.
Abaayo Waxaad isoqortaa Taleyfunkaga
Waxaa ku Tebay inta dembiga iyo xanta jecel
Waar waa buufis iyo khaakhaayir ciise ismaaciil waana waalanyahay waana doqon liita
Wallee?? Buufis baa jira miyaa😨
Waaruntaa waa iney dacweysaa