“ Waxa ay kala garan waayeen Kulmiye xafiiskoodan abaaday iyo garoonka diyaaradaha” Xisbiga Waddani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

КОМЕНТАРІ • 17

  • @rm7087
    @rm7087 9 днів тому

    MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH 🎉🎉🎉🎉 ALLAAH HA IDIN XAFIDO 🎉

  • @AAhmedMooge
    @AAhmedMooge 9 днів тому +1

    Dacawa tidhi walee reerkan ogaa ma guro imika xisbiga huwantu ma gulayisto

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 9 днів тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa sawirka bu'da waa lagu gellayaa waana waajib iyo khasab in lagu galo.
    2.0. Waa in la keeno qalabka bu'da lagu sawirro.

  • @faysalmohamed1975
    @faysalmohamed1975 10 днів тому +1

    Wadani laftiisa ayaa kala hadlaaya
    Xildhibaan tima jilic wuu soo dhoweeyey in isha lagu galo doorashada Khadar Guuna wuu ka soo horjeesday waar bal horta siyaasadiinu dhinac ha isugu biirto

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 9 днів тому

    Muuse haduusiigo ay ee sharcigiina wuxumooday inuukaligii leeyahay.
    Muuse sawirka isha hayeelina taas iidiida.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 днів тому

    Yaahuu maxaan cunaa weeyaan kani

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 9 днів тому

    alx alle aya mhdle
    muuse wxu galay io wxu guday midna kama qarsona wxu dorashada uga gargariraya wx uwadaba ila komishanki ayu dhex,dabashy wlhi wa sheko cusub muuse ducaan kgu darnay ayn lehay inta inkabadan ma,xamilayno

  • @Xasmas
    @Xasmas 9 днів тому +2

    XISBI OFFWAREEN. HUWAN KALKAL. NO XAMAR. YUSRA HARTI

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 9 днів тому

      Xamar deyn miya ku le dahay bastar ba tahay bon dalay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 9 днів тому

      Ma dayn bay nagu leedahay waatan na daba socota i iyadoo maxmiyad la ilaaliyo ah oon xamar gudaheeda Amisom iyo Ethiopia oo bullet proof tank kuwada mooyaane aanu xasan sheekh hal mile socon karine. Get lost faqash huwan

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 9 днів тому

      Wxas adiga she gayo bacow adiga ya tahay mosqol adiga hadlayo dayerow

  • @museali8972
    @museali8972 8 днів тому

    MIISE BIIXI AYAA KERNEY

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 9 днів тому +1

    Wadani cid dooranmayso kadibada joogaana gaaladuu been u sheegaa oo sawir xun kabixiyaan oo soomaliya u shaqeeyaan ufiirso dadka iku urursaday wadani waa dad nolosha ka dhacay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 9 днів тому

    Waar muuse wuxukeenay taloxumo iyo heesxumo kudarsay.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 9 днів тому +1

      Xalaal if tin baa la qashaa buu yidhi muuse, hadhow buu odhan dad dhintaa codeeyay Cirro robotics

  • @hajii2033
    @hajii2033 9 днів тому

    xashuda beenale beenta jooji