iska indho Tirida qofka ku jecel iyo ka ku neceb.....!!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому +2

    Masha Allah habo maskaxdada Alle ku barakeeyo ,waad mahadsantahay. 🙏💯

  • @nimohassen0506
    @nimohassen0506 2 роки тому

    Mansha allah. Caaliya. Allah. Haku xafido. Wax ban ba kaa fa iiday shukran abaayo

  • @edabsanlul2695
    @edabsanlul2695 2 роки тому +1

    Caaliya thnkz abyo ani waxan isku arka dad dhibsasho inan bulshada dhexgalo wankabaqaa waliba dadka qaar said wan dhibsada awal sas manqabin lkn dad dhexgalka waka xishonjirey

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  2 роки тому +1

      Adaa mudan xabiibti dadka kuwa aad jeceshahy lasoco marwaliba insha Allah mawduuc faahfaahsan

    • @edabsanlul2695
      @edabsanlul2695 2 роки тому

      @@caaliyashuceybchannel allaha ku sharfo walashay 🥰🥰❤️❤️

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому

      @@edabsanlul2695 abayo social anxiety ayad qabtaa hadad dadka ka cabsato dhexgalkooda dhaqtarka aad waxad daremayso usheeg

  • @munhazqurux7115
    @munhazqurux7115 2 роки тому +1

    Wlhi ninkaaga wu iska kay Indho tira africa iyo yurub kalajogna ma isowaco ana markan lacag karawo lee waydistaa wuna isiiya

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 2 роки тому +1

    Walaashey hadaan dumar nahay waxaan nafsadeena ku qancina hadaladas oo ah ninka ku jecel wuu iska kaa indhatiraa waxas naftena yaana ku qancin maxaa xishood keenay haduu nin yahay arinkas waa qalad hadeeyse gabar tahayse waa wax ilaahey ku abuuray dumarka qaar maba awoodan ineey waxay qaban lawadaagan dadka ay jecel yihiin xishoodka oo saaid ugu badan laakin kii nin ahaa ilaahey nin raga ayuu ka dhigay marka gabareey ninka aan runta ka sheegin jecelka uu kuu qabaa yuusan waqtiga kaa lumin hadaad mustaqbal doon tahay aniga xishood uma arkee nin inuu naag la hadli waayo ee waxaan u arkaa nin ragaa tahay ee ha isku jilcin dumarka boqol ayaan aragnay cabiraayo dereenkoda dhabtaa hadeey lafdi tahay iyo hadeey macno tahay xabiibti ninka haduusan xaqiiqda ka hadlin waqtiga Leeyskaga ma dhumiyo teeda kale gabdhaha waxaan leeyahay sharaftina iyo tan waaridka ilaaliya jaceelka qofka wuxuu gaarsiya meel halis ah marka kan kuu daacada ah ee aad adiga aad u aragtaa inaad nolol lawadagi karto guurso waqtiga badan ee lawada socdaa sideedaba waa danbi halis badana weey leedahay taladas gbrey iga qaado

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  2 роки тому

      Mahadsanid abaayo nala wadaagidaada iyo aragtidaada qurxoon waanan filayaa iney qaadan doonaan gabdhaha u baahan

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 Рік тому

      Wll qofka an xidhintisa badnayn lakin marwalba olinekaga egaya maxa la odhan karaa