SIDA UGU WANAAGSAN EE LOO LA DHAQMO QOFKA XAASIDKA AH?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 роки тому +8

    MAYMUUN CHANNELKEEDA: ua-cam.com/channels/RFCa77YhmKHcl17sfhadow.html
    MUNAWARA & MIRAJ CHANNELKOODA : ua-cam.com/channels/FjtJrpjmafVAjyAGD_nKWw.html

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 6 місяців тому +1

    Jazakallah walaal allah haku barakeeyo

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 2 роки тому +6

    Naciima illaahow ay jannada ku dhartaa alla qodob ka aad dhahday waalidka markuu dhinto adiga iyo rixim xaasidka eh lee isku soo hartin 😢😢😢 way way waraa jiraa war qofki hooyadiis iyo aabahiis u nool raaxo aa ku jirtaa

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 2 роки тому +4

    Ilahay Sharta Xaasidiinda Hanaga Badbaadiyo

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +4

    ILAAHAY ayaa ka magan galne xaasidnimada

  • @cadnaancusmannuux8016
    @cadnaancusmannuux8016 Рік тому +4

    Asc wan ku salamey qof xaasidka wan dareema hadaan cibadusyo hadaan hawlo iiwacan qabsado indhaha ayuu ka hoos baxaa aad ayuu uu kuluada waxanu igu qanciya inan wax maqlo isago dhagta ii xanuujinaya

  • @muscabnoorbille9878
    @muscabnoorbille9878 Рік тому +2

    Masha allaah abaayo walaahi xaasid waajiraa ale hanaga qabto waakujeclahay waalaashey ale hakuxafido

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 2 роки тому +3

    Walahi qofka hooyaday igu dira Walahi waa qof naftiisa nacay qofkaa waan dilayaa aniga iyo maamaday macaan na soo dhexgala

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 роки тому +3

    Waxaan ka heley sidaad u falan qeysey masha allah good job

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 2 роки тому +2

    Maansha Alah Abayo Naciimo Jazakumulaah qeyrka aad nala wadageysid shukran

  • @sunshine-vk2xw
    @sunshine-vk2xw 2 роки тому +3

    Masha allah wa run lakin walidka hadi qof walasha oo xasiid kugu ag garab sinayo isago arkaya ina lagu dulmayo

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd Рік тому +1

    Masha Allah Jiskalah qeer

  • @ruqiyobashir4812
    @ruqiyobashir4812 2 роки тому +2

    Maansha allah ilahay ha kubarkeeyo cilmigaada iyo cawligada hadalkada waa shactiro dadkas waa kubadan yahiin dadkeena ilahay ha nagaqabto shartooda

  • @yasminroble3958
    @yasminroble3958 2 роки тому +2

    Mashaalah Abaayo

  • @halimasamatarali4011
    @halimasamatarali4011 2 роки тому +1

    Maansha ALLAAh ILLAAHOOW xaasid hanaga dhigin kuwa ahna naga badbaadi

  • @Suban24924
    @Suban24924 Рік тому +1

    Mashallah jazaklh khair walal diin iyo caqli ayuu alle ku siiyay aniga ayaa sidaa qaraabo ii dhibtay sidii aan waalidkay u ixtiraamatay hada waan ka gudbay cadawgaygana waan aqaan alxamdulilah

  • @sahram9632
    @sahram9632 2 роки тому +4

    Habo xagee lagalaso xariiri kara?

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 Рік тому +1

    Rabi haku xafido naciimo guul wacan insha allaah qaalideyda ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 роки тому +2

    Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu, aamiin aamiin Jazaakallaah kheyran Qaali Qurux

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому +1

    Jazakumulah qeyr

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 Рік тому +1

    Maasha allaah tabaaraka allaah❤❤❤❤❤❤❤❤ Aamiin yaarabi

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 роки тому +1

    Maasha allaah xabiibti allaha ku xafido jazaakallaahu kheyr ❤😍

  • @hassanabdullahi2650
    @hassanabdullahi2650 2 роки тому +1

    Thank you walaashey.

  • @khadradagan3876
    @khadradagan3876 2 роки тому +1

    Maamo ku dayasho mudan dar alle aynku jclhy masha allah ♥ wxd thy qof dhankasta ka dhisan wnadisana la qadan karo dhmn

  • @zahramaxamud768
    @zahramaxamud768 2 роки тому +1

    Nacimo mahadsamid kawrn qofka marwalba kamasero waxt sogadato JCL in usogato asna marwalba

    • @ladhan-2247
      @ladhan-2247 Рік тому

      Wallahi wala yabey gabar an jirani nahey ayaa sas ah wax kasto an sameeyo we sameyni.

    • @MaryamAhmed-q4s
      @MaryamAhmed-q4s 4 місяці тому

      ​@@ladhan-2247 aniga hada xaafada aa sooo dagey waa ku cusbahaay naag 2 Sano igaa horeysey unba i dabaa dhigatey carabaha weeye ac Ama mukeyfka mey soo iibsan
      Maalintaan saa uso dagey Ayaan soo iibsadey isla subaxdii wey iso wacdey ku teh Ana waan soo iibsana ii sheeg 2 Sano beey dagneyn meey soo iibsato 😂😂 shit foqo shit

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 2 роки тому +1

    Ma shalaah

  • @فاطمةعبدالرحمن-ز1ق
    @فاطمةعبدالرحمن-ز1ق 2 роки тому +1

    اختي الله يكثر امثالك

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 2 роки тому +2

    Xaa sid kiin ha jabo insha Allah

  • @amalali833
    @amalali833 2 роки тому +2

    Mansha Alllah abayo jazkalu khir

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Рік тому

    Masha Allah

  • @ninkaleh1569
    @ninkaleh1569 2 роки тому +1

    Masha alah abayo xigmad aya kugu Dugan alah ku barakeeyo ❤

  • @arroussa
    @arroussa Рік тому

    Mashaa-Allah

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 Рік тому +1

    9:33

  • @hamdanuur4091
    @hamdanuur4091 2 роки тому +2

    Shuran walaal qaali

  • @harunali457
    @harunali457 2 роки тому +1

    Masha Allah.👍👍

  • @Welch568
    @Welch568 2 роки тому +1

    Asc lambarkada maheli karaa siqaas kuu rabay

  • @ruqiyobashir4812
    @ruqiyobashir4812 2 роки тому +2

    Asc abayo ilahay ajir hakasiiyo talada wanaagsan

  • @lacagom5106
    @lacagom5106 2 роки тому +1

    Asc Maansha Allah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 роки тому +1

    Masha allha allha haku barkeyo

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 10 місяців тому

    Alahu.akbar

  • @ummohammedabdulqader5863
    @ummohammedabdulqader5863 2 роки тому +1

    Maashaa Allaah ina dulm dulumaatin yoomal qiyaama

  • @fartuunhassan1161
    @fartuunhassan1161 10 місяців тому

    Thnks abyo qodob aad iso Jintay ka Hadashay ❤❤

  • @RashidaGuray
    @RashidaGuray Рік тому

    Xaasidka an aduunka manta kuleyahay wa ninkan ubadka u dhalay

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 роки тому +1

    Mashallah 🥰

  • @maxamedcali3417
    @maxamedcali3417 Рік тому

    Mashaa alaah alaha ku xafido

  • @leechoiyeonarmy248
    @leechoiyeonarmy248 Рік тому

    Mnshe allah

  • @naleymohamed3257
    @naleymohamed3257 4 місяці тому

    Waa run

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 роки тому +2

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 Рік тому

    masha Allah 💚💚💚💚💙💙💙💙💕💕💕💕💕💙💙💙💙💚💚💚

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Walahi obilahi warunta nin Aderke eh oidulmiye osuhun ihumeye Yan Melan kaistaga laahay Ani malahadlayi mawacanayi hada kahor ya ubahde arin igasogashe hag sharci passport wuidide gala gacanteda igajire wakatagay sadah jer yausobahde in iraca Bes olaidehe ken Ninki ad kugosate sharci wuisade Wakaquste Wana goye nolashisa walidnima danbe inan ugu imanin hadana kolku maqle passport ki haday heshe seurafadese wehe heshe yahawa sogashe uasagi yubilawe Ana passport yagosani inti hore muujedin Inu gosta Kolku maqle sidibata badan yey kuheshe mufirinin sidu ixasde didmadi uidide Inu dad isodira yubilawe Ana dawaci uigeste yaqalbigeda kuqoran iyo kolkan galada gacanteda igajire uididaye Inu iraca hadana walaigursade nolasheda Inu sodah gala yuiskudaye nin iqaba nambarkisa uiwediya kolki ladahay gabadan bihi Aba kale maqabta ada Walid uah ninka igursana Inu hortisa Inu wah an Ahen ushega udaha wefudude iska ilali kawaran asagi yadahadana kanolan laahay Maha kagalay ninka iqaba iyo gurigeda Inu inabad galiya maraba shaqu igadigta inan ba hola hesta yuimoda Ana dumar baahay nin iqaba wuhu isiya suga Mel walba warkeda kuhaya sidi Asago isogate

  • @fadumomohamed1
    @fadumomohamed1 Рік тому

    Alle hakudhooro

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 2 роки тому +1

    😍

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 10 місяців тому

    Asc naciimo Kawaran abaayo majirtaa mase aragtay Walid cunug uudhalay. Ookala ahlaba Gabdhood uu aabo u yahay ooisku hooyo eheen mid garabsiiyo midnakaligeed meel joogto uuna uquurin dadaalkeeda xitaa hadii ay beer tacbato isku dayo inuu bur buriyo wax kastoo ay dadaalkeeda ku keena to uuxitaa isku dayaayo inuu gurigiisa buriyo isagoona aabo ladh a hooyo sidee Waxlee uqabsankartaa oo tan kale ooga horeeykartaa indhohoo laysku gubaayo ciil aan dhamaan abaayo naciimo mabo dhawee sheekadaan bal wax lee noogu soo tali walaanimo talo scwwbrakaatu

  • @arroussa
    @arroussa Рік тому

    ♥️⚘️♥️⚘️♥️⚘️⚘️♥️⚘️⚘️⚘️⚘️♥️♥️♥️

  • @naleymohamed3257
    @naleymohamed3257 4 місяці тому

    Asc

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Рік тому

    Xassidka aad wada shaqsysaana naciimo?

  • @bruh-ux2xg
    @bruh-ux2xg 8 місяців тому

    Mashlllah jiskalah queer

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 Рік тому

    MARYANX ALI❤❤❤WCS

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 Рік тому

    Masha Allah

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому +1

    Jazakumulah qeyr