Sida musharida lesugu dardaro wa mushari carurta ufican sineso burutin Ka faideyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 246

  • @saciidoxaaji2349
    @saciidoxaaji2349 2 роки тому +1

    Jazakallhau kheyr aameen xayati sidoksle cumri dheri cibado suban kurajena allha ku dhowro

  • @khalimohamud6207
    @khalimohamud6207 6 років тому

    Abayo waxan ka codsanaya inad ishegto wax dhiga isoceliyo waxa ligu shegay in dhiga igu yar yahay urna wan leyahay walal anka helo jwb mahadsanid

  • @nemoisaq4470
    @nemoisaq4470 6 років тому +5

    Asc walashay sharafey horta aad iyo aad ayaad u mahadsantahay xbbti qaliyey waxan ka midahay asaxabtada cusub wllo horta qof waxad tahay bulsho waxa u dhigaysa adigoon wax aduuna ka rabin wllo jasaka laah khayr ilaahay ayaa jasageda ku sinaya ee wllo qof marku kugu khaldamo ilaahay dartii u cafi si ay adigana ajar kugu noqoto isgana xujo ugu noqoto qali iskana dul qado somalidu way afdheeryihine

  • @hamdimohamed9657
    @hamdimohamed9657 6 років тому +4

    shukriyey wllhi maalin dhawayd aan niyada iskalahaa shukri mushaarida sida laisugu dardaro maysoogaliso .

  • @nadasulayman4020
    @nadasulayman4020 2 роки тому

    Ugali iyo minsigo wllo ma garanye mid waa arbikhi la ridley minsigo iso sheeg

  • @jijolol8227
    @jijolol8227 6 років тому +2

    Masha Allah Abaayo Shukri daacad ayaad tahy illahay haku sharfo Wan kafaa idaysanayna

  • @hafsathekindhearted9564
    @hafsathekindhearted9564 6 років тому +1

    What is masaago and qaamidhi in English abayo ...haa ila yaabin am sijui

  • @umumascudahmed5203
    @umumascudahmed5203 6 років тому

    asc intaadan kudarin inla dhaqaa fiican sadaxda hore bariiska waa in aad leeyskaga dhaqaa ogaada fadlan bariiska halaiskadhaqo waxaa ku jiro maado lagubacrimiyey oo suna oo u baahan biyo in laladhigo markii la dhaqo

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 4 роки тому +2

    Mahadsanid abaayo ilmaha waad nala korisay jazaakalah caafimad kuwaar

  • @NasriinAbiib
    @NasriinAbiib Місяць тому

    Masago maxaa laga wadaa wll

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 6 років тому +4

    maasha allaah xabiibti jasakallaahu qeyral jasaa shukri daacad ku jecliyaa mcnto ilaahay adiga iyo familkaagabo cimriga iyo caafimaad ka iyo cibaadada allaha idin barakeeyo

    • @aymanomar8725
      @aymanomar8725 6 років тому

      asc shukri walashay bankek 0fen lagudubayo abayo ishek qayr allaha kusiyo mahadsanit3

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  6 років тому

      Sumayo Siman Amiiiiin qali

    • @deqoabdi20
      @deqoabdi20 6 років тому

      Sumayo Siman l

    • @deqoabdi20
      @deqoabdi20 6 років тому

      Ayman Omar

    • @idman1634
      @idman1634 6 років тому

      shukri masala makaroni midkasta makudari Kara abyo

  • @yasmiincali7430
    @yasmiincali7430 6 років тому +1

    Mahadsanid abyo shukri waa ka faideystay jazakalah qeyr lkn abyo qofki jogo Mel lagu shidin

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 6 років тому +3

    abaaayo shukriyeey miyaaridaaan macaaanaaa show waaa in aan sida ooogu dhaqsiyaha badan ushiiito shukran qaaali

  • @aasiaayaan684
    @aasiaayaan684 6 років тому

    Asc wllo waxan u bahanahay mishiinka ridiqa wllo ma igacaawin karta waxan joogaa germany mahadsanid

  • @abubakarmzee3481
    @abubakarmzee3481 6 років тому +2

    In Badan ayaa faaido badan nasiisay...cunto kariska anigoo China joogo ayaa kubartay....😀😀😀intiii aqaanay ayaa ii siikordisay mahadsanid habayar👌🏻👌🏻👌🏻

  • @mohsinahmet6979
    @mohsinahmet6979 6 років тому

    mnshaall qurxey waan ku salmye waxan jooga hargesa wllo waxad no so galisa nafaqo caaruuta ahaa wada mahad San tahye qurxey shukri jaskllah

  • @tufaaxelmi1198
    @tufaaxelmi1198 6 років тому +3

    Shukri waaa fcn tahay in badan lkn xoogaaa Somali aaanahay warka naga soo yareeee qaaali

  • @ruwaydoabdifarax8497
    @ruwaydoabdifarax8497 Рік тому

    Shugri wll hooyo ilmaheda ugu horoyey ahy ma siin kara ilmo 7 bil ah

  • @nashadnalka8599
    @nashadnalka8599 6 років тому +1

    Abayo loska mid karsan miya mise mid cerin

  • @aliyaabdullahi4054
    @aliyaabdullahi4054 6 років тому

    Masha allha waa ka hely wanna samesanaa haduu alle idmo adigana ilheey haku barakeeyo xabbti

  • @salmacabdiraxman4914
    @salmacabdiraxman4914 6 років тому +3

    Jazakalahu khayraa xbbti

  • @umumaalik7327
    @umumaalik7327 6 років тому

    Shurki masala ina ader wax lagu caateyo ilmaha soo gali anaga qurbo ku go nay ilmaha sidey guriga ugu jireen cayil badan saarmay saaxibay jawapta waa laga wada sugaya

  • @quencadey27
    @quencadey27 6 років тому +1

    Asc cadey ila miqa jir la sin kara aniga cayil iskada catoo ku hesta kkkkkkkkk waxan u rawa gabar yar hal sano jirta ad ayan u jclhy abayo ma sin kara ayada

    • @quencadey27
      @quencadey27 6 років тому

      Iso jawab cadey kher allaha ku siyo aniga dhaqtar aya ii dhahay si mashari laga samiyay basto baris cade alxm ad ayey i cawisay abyo hal sano hada sin karo iso sheg from muqdisho ahay so dhawaw cadey

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 6 років тому +1

    I’m about to have my first baby in 2 months time InshaAllah. Ina burto marabi abayo what should I do??

    • @mohamedhashi3365
      @mohamedhashi3365 4 роки тому

      Waxaan filaa Alle inuu ku siyay baby kale ayaan rajeyneyaa hadan, Alle haku barakeyo

  • @kiinjamac6441
    @kiinjamac6441 6 років тому +1

    Maasha allaha walalo alle ha Ku xifdiyo Aduun iyo Aakhiraba I love u the sake of Allah

  • @nimconadar5888
    @nimconadar5888 6 років тому

    wcs abyo shukri masala waxn rabaa inaa iifaa.idesid cabitan dhiiga usoo celinayo hooyo uur leh baaraka allh fiik

  • @khalimohamud6207
    @khalimohamud6207 6 років тому

    Jasakalahu Qera walashey macan wanaga ad nosogudbiso Ale haka abal mariyo amiin

  • @aaminoali4505
    @aaminoali4505 6 років тому +1

    Masha allh
    Abaayo qeyr bdn ilaaheey hakusiiyo
    Marwalbo waainoo hagar baxdaa
    Shukran marwalbana waakuusooduceynena adigana alaha kuxafido

  • @foosmohamud7161
    @foosmohamud7161 6 років тому

    Shugri abayo mahadsanid lkn waxan kuwaydina intee kusoshiidana

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому

    Salaam Alaykuma masha Allaha lakiin waa maxay masago ma sareen baa

  • @drmohammed3104
    @drmohammed3104 6 років тому +1

    Asc abayo miiqa jiir aa laaa siin karaaa ilmaha

  • @quendeeqo2524
    @quendeeqo2524 6 років тому

    Masha allah wale manta ayaa soshitey barito insha allah kawarjirina dhadhankeda qali dumar shukran

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 6 років тому +2

    mashaallah allaha kubarakeeyo astura magacaga waa astura faridbataha barakow waligaa adiga iyo ehelkaga

  • @sulekhaabdirizack4218
    @sulekhaabdirizack4218 6 років тому +3

    Shukran abayo mahallah elahay qiyrbathan hakubadalo abayo masako magacetha kale keley soma aha

  • @rahmamohamed8070
    @rahmamohamed8070 6 років тому +4

    Maasha allah shukri daacadaa noo tahay allaha ku daayo cayilka waa la rabaaa anoo kale

  • @zamzamiinahanshi4706
    @zamzamiinahanshi4706 5 років тому

    Shukri abyo qeer alahag kusiyo asxabey iso duceya xoga wan cajisanahay

  • @jamaadnuur3367
    @jamaadnuur3367 6 років тому +1

    wllo ado mshadsan waxan rabaa rooti burjiko lagu dubayo ma sòo galin karta

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 6 років тому

    Guriga maku shiidan karaa abaayo aniga qurbaha joogaa makiinaha public ma heli karno

  • @nimcomustafe3709
    @nimcomustafe3709 6 років тому +2

    Masha allah wallo shugri ad ayaan u Mahayana tahay warka faaidaysana insha allah wan I sky darsanaya wllo odayga o Caato ah u samaynayaa insha allah

  • @ramlomaxa1868
    @ramlomaxa1868 6 років тому

    abayo shukri waxaan kaadalbanayaa basatosuuwo lehayaangaacoodsaabaya iyo baariisfiican ayaankacoosaday

  • @fahiimaxaashi8423
    @fahiimaxaashi8423 6 років тому +1

    mashaa Allah shukri allaha ku barakeeyo

  • @umanimo1964
    @umanimo1964 6 років тому +1

    abyo blue band maxaa layadhahdaa pls iso sheega
    ?????

  • @maryanabshir2541
    @maryanabshir2541 6 років тому

    Mansha allh abayo shugri mahadsanid aniga aad ayn ujeclhy waxn joga kismayo wanshidana

  • @TomAbdi
    @TomAbdi День тому

    Masango wa maxay abayo si kale igu macne

  • @nuuranuura7603
    @nuuranuura7603 6 років тому

    Shukriyey whatsappka kuugu so qoray codsi ee bal ii fiiri ana markeyga abaayo meeshaan cayile ka cabaadee anigana calool sidi leyskaga jari lahaa ka soo tuur shukriyey fadlan.

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 5 років тому +1

    Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto

  • @nuuranuura7603
    @nuuranuura7603 6 років тому

    Alle hakuu xafido awlaadaada,waalidkaaga iyo xaajigaaga sido kle adiga xataa

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 5 років тому

    Lakiin wll halkan adaba dan uu cayiila waaba nacayi walaahi afrika uu xiisayi noloshi macanayiid halkan waa shaqo iyo mar aad baabuur wadato socod ma jiro dadki somalida maxanayiid malaha

  • @hodanmaxamed5218
    @hodanmaxamed5218 Рік тому

    Maa sha Allaah

  • @raxmoabdi9507
    @raxmoabdi9507 6 років тому

    Abayo shukri ani waku sowacay ima aqbalin please i aqbal abayo

  • @samirahassan3462
    @samirahassan3462 6 років тому +1

    Shukri apyo looska ceyrin miyaa mise wala dubaaa

  • @nasra591
    @nasra591 5 років тому

    Wll masago ma ii macnanyn kartaan hadhuudh miya

  • @Faizaabd
    @Faizaabd 11 місяців тому

    Shukran xppti

  • @deeqoabukarshcilmi
    @deeqoabukarshcilmi 6 років тому

    Abayo ukaali maxaa ladhahaa ma aqaan ee badalkeda maxaan kalshaa

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 років тому +1

    masha allah qali dumar qerbadan allaha kusiyo

  • @qadroqali5185
    @qadroqali5185 6 років тому +1

    Masha allh shugri sharaf illaah aqliga kuu balaari quruxeey

  • @بهجةشريف
    @بهجةشريف 6 років тому +1

    Masha allah shukri abayo shukran ani ur ban leyahay aad baan ucayilay bil kasta dhawr kiilaa igu darsantahay cuntadana wan iska ilaaliyaa ano uurle sen cayilka iskaga ilaalinkaraa cuntana an ku cuni karaa

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 5 років тому

    Cidii cayiil rabtaye anii iigu soo hagaga anaa nacala dhale nacayi yaa raba jarmalka waa iiga dideen inayi iiga qatane

  • @hibomohamed9849
    @hibomohamed9849 6 років тому +1

    masha allah qaali dumar jasakallahu qeeyr

  • @murdiikuumohamed1900
    @murdiikuumohamed1900 6 років тому

    Shukriyeeey xabiibtii ilaaah gacantaada hakuu barakeeeyo reera caata hadaa nahay waad naga dhisteee ..xbbti kanaalkaada waa ku cusbahay cashirkii labaad aaka qaato iiyahay ..waxaa kuweediinaa qaaliyeey lowska ceeriinkiisa maa kushiidaaaa anigoo dubin

  • @ayaanarizonachannel444
    @ayaanarizonachannel444 2 роки тому

    WAAD mahadsantahy hoyo Shugri

  • @learntorest4090
    @learntorest4090 6 років тому +2

    Xbbti shukri sharafeey mazago waa maxay

  • @rihaammohamed1942
    @rihaammohamed1942 6 років тому

    shukran abayo lkn waanbo maxaa ladhahaa?,??? maba aqaano iga jaahil bixiya☝☝☝☝☝

  • @ikranahmed7402
    @ikranahmed7402 6 років тому +1

    shukri abaayo sida soorta lo kariyo soo gali insha allah

  • @deeqaaabi2944
    @deeqaaabi2944 6 років тому

    Masha allah jazakallah xbbtiyey Amiiiiiiiiin adigana iyo Family gaga allle haydiin xafido adun iyo akhiroba Shukri qaali dumar saln sare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @deeqoluulahmed1773
    @deeqoluulahmed1773 6 років тому

    Abyo lkn waxan ku weydiina loowska ma Duban yahay mise

  • @zamuuotamendi6341
    @zamuuotamendi6341 6 років тому +1

    Anaga waan sameesanaa kismaayo baan joogaa lkn bariis iyo baasto kuma.darsano aad ayaa umahdsanthy wllshey

    • @umuahmed8398
      @umuahmed8398 6 років тому

      zimeeza Quentaa aniga kismayo ku la jogaa bastada iyo bariska adiga neceb miyaa

  • @munaabdalle7835
    @munaabdalle7835 4 роки тому +1

    Mansago waa maxaaay ma hadhuudh ka cad bad ka waada

  • @umeymaxasan4676
    @umeymaxasan4676 6 років тому +10

    Bariis caddaha fcn kan jowhar kabaxo

  • @fauziawarsame5570
    @fauziawarsame5570 6 років тому

    Masha allh waxaad iso xasuusisay Africa qeyr allha kusiyo abaayo

  • @munamaankachelsea1221
    @munamaankachelsea1221 6 років тому +1

    Thanks shukri sharafey

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 6 років тому

    Wllzhy zhugri mazalo ilmo sanada maziinkaraa

  • @deeqoluulahmed1773
    @deeqoluulahmed1773 6 років тому

    Mahadsanid walashey wax badan ayaan kaa faaiday

  • @umumaalik7327
    @umumaalik7327 6 років тому

    Kkkk waxa ku qoslay qofkii tumi jiray garanaayo abaayo aaway dadki tumi jiray hada fcbk ma isticmaalan u maleynayaa mise liveka fadhiyaan

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 5 років тому

    Ma sin kara hooyo sonkor qabto intsa dhana ada isku dardaresid yh mcnto iga so jwb mahiman u ahaye ado rali ah mcnto

    • @naimaOmar-h9d
      @naimaOmar-h9d 6 місяців тому +1

      Baasto ka buuxdo sokorta waa kicisaa baastada abyo

  • @كبرياءأنثى-غ2ش2ت
    @كبرياءأنثى-غ2ش2ت 6 років тому +1

    RaAbI HAKA ABAL MARIYO WAMARKI IGU HORAYSAY AN MAQLO MUSHOARI SHUGRAN

  • @ramlahsheikh2289
    @ramlahsheikh2289 6 років тому +1

    Shukri cunta mcn abaayo aad ban kuu salamayaa adiga iyo caruurtada allaha idiin xafido mcn bdn

  • @umurayaancali2490
    @umurayaancali2490 6 років тому +1

    maasha allaah jazaakallah kheyr xabiibti

  • @dollsahal3053
    @dollsahal3053 3 роки тому +1

    Masha Allah abayo mcny jazakalahu

  • @roodoabdi8128
    @roodoabdi8128 6 років тому +3

    Masha Allah

  • @maxamedcabdilaahi4727
    @maxamedcabdilaahi4727 2 роки тому

    Mala siin karaa ilmaha sanadka kayar

  • @umusuheyla6337
    @umusuheyla6337 6 років тому +1

    masha allah sami aniga wan u sameyaa carurta lkn ani waa necbahay mushaaryo lkn loos iyo sisin walikey kuma darin wab barobeynaa insha allah saliid macsarane ayado sisinta beertena ka baxday ayaa makiintenana lagu shidaa cindak aan ka nahay salidaas e abaayo loowska asoo ceerin maan ku daraa

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 6 років тому

      shukri Dhagaweyne kkkkkkll maasha Allah allahu kubarakeyo saliida wax iga siiiii igasoo gaarsii aad ban ujeclahay😍😍

    • @umusuheyla6337
      @umusuheyla6337 6 років тому

      umulqeyr Ali wan ku so dhiibaa intee jogtaa aniga jowhar abaayo

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 6 років тому

      shukri Dhagaweyne maasha Allah mahadsanit qaali waankaa qabaa Kenya jogaa qaali jowhar waa dhulki ey qaniga Ku ahaayeen nimcada allaha ubarakeyo dhulkeena somalia allow nabar waarta nooga yeel aamiin

    • @umusuheyla6337
      @umusuheyla6337 6 років тому

      umulqeyr Ali aaaaamiin qaliyey cafwan

    • @fatimamukhtar2111
      @fatimamukhtar2111 6 років тому

      Asxabta qamadiga isharaxa

  • @mariamgurey1988
    @mariamgurey1988 6 років тому

    abayo ilmaha ilaa da'dee lasiinaya

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 5 років тому

    Walale yurub baan joognaye halke Ka helayiina waxasi alaaba

  • @somali816
    @somali816 Рік тому

    Ilmo 9 bil jira mala siin kara wll

  • @umuafnan2382
    @umuafnan2382 3 роки тому

    Masago maxa way shukriyeye walalo

  • @mohamedgabana2557
    @mohamedgabana2557 6 років тому

    Mahadsanid wallal qaali sharafey

  • @queen7298
    @queen7298 6 років тому +2

    masha Allah jizakalaah qaliyey

  • @raxmoxaaji464
    @raxmoxaaji464 6 років тому +1

    Masha allaah

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 років тому +2

    masha Allaah shukri quruxey jazaakallaah abaayo

  • @aaminamaxamed7713
    @aaminamaxamed7713 4 роки тому +1

    xulbo iyo buskud hdaan kudarsado kawrn

  • @lulaladan448
    @lulaladan448 6 років тому +1

    jazakallah

  • @faadumosheekh7
    @faadumosheekh7 3 роки тому

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @ahmedabdidimbilahmed2154
    @ahmedabdidimbilahmed2154 6 років тому +1

    Maasha allah abayo qeer alahakusiiyo 👍👍👍👏👏💋🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 6 років тому +1

    Masha alaah jasakalah qayr

  • @deeqamahamud7435
    @deeqamahamud7435 6 років тому +2

    Mashaa allaah carurta wakusoducey nayaan inshaa allaah 🌹🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐💐💐😭😭

    • @maryanmumin6311
      @maryanmumin6311 3 роки тому

      Abayo shuki hada walahela waxa lakenay makinadu sisinti Lagu shidu

  • @adansiyaad1073
    @adansiyaad1073 6 місяців тому

    Mansha allaah abayo mcn

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 6 років тому

    asc abaayo masharida adiga waxaad heeysataa makiinadii lagu daqiijin jiray musharida lakiin aniga ma heesto makiinadii soomaliya cajinka lugu shidan jiray lakiin waxaan heestaa mashiman ka duwan

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 6 років тому +1

    masha AllAh jazakallahukhayra

  • @fatuuxyarey2933
    @fatuuxyarey2933 6 років тому

    Masala salan gobeeed uur ayaan leehay iga so dhis waxan cuni lahaaa