Buskud aan cadi eheen hadi aad Ka hesho ka faideso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 281

  • @rahmaqaali7645
    @rahmaqaali7645 4 роки тому +1

    Shuri masala wlhi waxa badan ayaa kaa bartay qeer ilaah haku siiye

  • @raaliyobintumuhudiin6823
    @raaliyobintumuhudiin6823 4 роки тому +1

    Habo mcn shukari qurux allha ku xifdiyo wlhi waxa badan ayan ka fa idey allah ku xifdiyo

  • @salmx__4243
    @salmx__4243 5 років тому +4

    Abaayo shukri waqtiga video uu soconayo inaa soo gaabisid isku day 8-10 daqiiqo hadee ugu badato waad mahadsanthy

  • @انيسمحمد-ث6خ
    @انيسمحمد-ث6خ 5 років тому +3

    Masha allh abyo mhdsnid

  • @faadumocabdi7685
    @faadumocabdi7685 3 роки тому +1

    Mashalaaah alahaku daayo wax fikrad hore ah kama hysan buskud ka thank u

  • @munaatimanka8944
    @munaatimanka8944 5 років тому +2

    Asc abyo wad mahadsantahay alaha ajar hakaasiyo wax badan kafaaiday

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому +1

    Asc.wn ku salaamay shukri Abaayo.shukran qaaliyey.

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 6 років тому +2

    Masha allaah abayo buskudku caadimahan waan kahelay shukran ina masale

  • @amiiraboodhlle5934
    @amiiraboodhlle5934 2 роки тому

    Jazakallah khayr mamo
    Hadaa wax badan sameeyo meeqa maalin ayuu ii joogaa?

  • @sahadadam2218
    @sahadadam2218 6 років тому +1

    hadii aan haaysanin Bakinboodhar iyo Bakinsowdo Buskut masameesan karaa jawaab wacan insha alaah

  • @khadijasiyad953
    @khadijasiyad953 6 років тому +2

    asc shugri masala martida aadan aqoon una baahan in gurigaaga iyo caaruirtaada iyo cuntada iney so bartaan ma la soo dhaweenaa

  • @shamso1005
    @shamso1005 6 років тому +2

    Aad baan uga helay Jasakallahu qeer xbbtiii

  • @ramlaruun7545
    @ramlaruun7545 6 років тому +2

    Shukri abayo saxanka fornada salid maa lamarinaa imisa daqiiqo fornada ku jiraa plz plz jwb dagdag inaa sameyaa rabaa week gan insha allaaah

  • @sadiaaden4630
    @sadiaaden4630 5 років тому +2

    mash.allah abayo waan kahelay. birta salid miyad ma risay?

  • @filzanqasim539
    @filzanqasim539 3 роки тому

    M A gacanta alle hkuu barakeeyo

  • @muniradiamond6841
    @muniradiamond6841 6 років тому +2

    Masha allah shugri gacantada allaha kuu barakeeyo anagana allaha nagu anfaco

  • @hanilove1222
    @hanilove1222 6 років тому +3

    Baking soda miyaa mase baking powder xabibti

  • @ifrahadan4140
    @ifrahadan4140 4 роки тому +2

    Masha alah. Your best cooking

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 6 років тому +2

    abaayadey qaaliga walhi waankahelaa sida aad waxnofahansiisi ajar ilaah kasiya

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 Рік тому

    M.Allah

  • @mohamedjama3158
    @mohamedjama3158 4 роки тому +1

    Asm walaal sacadda ofinka noo sheeg iyo lambarka

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 5 років тому +2

    Masha allah abaayo shukri masala jezakallahu qeyran

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 років тому

    Wasoo dhalaaliyey kulaha dabka meey saartay kkk sokor budo ah oo lagu qaso buskudka aa jira Walasheey hadad awoodina tan shiiday kudar adoo dhib marin iyo Inaad kululeeso Ukun Buskud uma baahno qamiir badan gadaal aaloga dara wax yar waan ku arke Dad badan buskudkoda fuur fuur sabatana waa ku qasan qamirisada Inta saneyneysid buskudka waa siii faxee buskudka waxoow kusoo baxaa wax daadanayo oo butac ah Buskud wa inoow aheen mid fuur Fuuro

  • @munaatimanka8944
    @munaatimanka8944 5 років тому

    Masha alah wll qof fcn aatahay sida aad usharxisid shugran abyo

  • @muniirocabdi6858
    @muniirocabdi6858 6 років тому +1

    Maasha allaah abaayo Mcn jizakallaah kheyr ilaahey dartiis baan Ku jeclahay wax badan baan kaa faaidey 💓💓💓💓

  • @maxamuudyuusuf1156
    @maxamuudyuusuf1156 Рік тому

    Marsha allah

  • @fardowsocumaraxmed6280
    @fardowsocumaraxmed6280 7 місяців тому

    Masha allaah abayo gacantaada Alaha kuu barakeeyo dadka kugu xiran ayaanku jiraa alaabtaanta buskudka lagu sharaxo Ayaan rabaa south afriko Ayaan joogaa inaad iisoo iibiso ood iisoo dhiibto Ayaan rabaa Ma, igu caawin kartaa pls iisoo jawaab xabibti

  • @rahmaissack9048
    @rahmaissack9048 6 років тому +1

    Masha Allah walashey MCN Allah hakubarakeyo

  • @anushashax1765
    @anushashax1765 6 років тому

    Masha Allah abayo Macan waxad ISO gelisa fornada cooker sida lo sitcmalo plz abayo waan Ka suga shukri sharafy insha Allah

  • @maryanmohamed-ez1bq
    @maryanmohamed-ez1bq 5 років тому +2

    Masha Allah

  • @hasnahaamuud7501
    @hasnahaamuud7501 6 років тому +1

    mashaa alaah jizaakalaahu qeer abaayo shukri sharaf wax ku dhibo ilaahey kuma tuso adiga iyo familkaga waad noo faaiideysey

  • @saharamusa6070
    @saharamusa6070 2 роки тому

    Maanshaalah

  • @deqomahamed9864
    @deqomahamed9864 4 роки тому

    Shukran

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 6 років тому +2

    Alaabtaaan wadamada carabta maku ar kin maashaaa alaaaaah😍😍😍

  • @farxiyahusen7419
    @farxiyahusen7419 6 років тому +1

    Shikari sharaf abyo dadan cadayga waan Ku bahanahy

  • @osmanmohamedahmed3717
    @osmanmohamedahmed3717 2 роки тому

    Maaash alaah

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 5 років тому +1

    Masha ilaah ha ku xafido dhamaanteena Aamiin

  • @alifarah8936
    @alifarah8936 6 років тому +1

    Shukri walaal waan ku salaamay sual please . Buskutka sida aad noogu sharaxday ayaan u sameeyay walaal lakin markaan dubay aad buu u adkaaday, iligaaba iga jabi gaaray marka maxaa keena adeegaas daran? Thank you.

    • @samehachannel7443
      @samehachannel7443 6 років тому +1

      Ali Farah Kkkkkkk waat iga qoslisay ukunta ama caanaha ka yareey

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 6 років тому +1

    Abaayo shukriyey carwada intee waye isheeg plzz dhinacee

  • @samiysharifsamiysharif6916
    @samiysharifsamiysharif6916 4 роки тому +1

    Abaayo geedka kusamey nosid ayaan rabaa nosokili mesha kaheshi ama magaciis aniga xamar weyni ayaan jogaa

  • @nasrohassan9051
    @nasrohassan9051 6 років тому +1

    Masha allah abyo ilaah haku barakeyo mar walba wad no faideysaa shukri cadey

    • @istarahmed8020
      @istarahmed8020 6 років тому +1

      Maamo iso dir dukanka hargeyso mesha u Ku yaalo fadlan

  • @aishacuud594
    @aishacuud594 6 років тому +1

    Shukriyey abayo cagagan dukanka isheeg walashey aya nairobi so adaye isheg plz

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 4 роки тому

    Qaldadka badana somalida so gelisa wax yabaha cunadaha kama bilowan wax walba waxay ka kooban yihiin iyo kimiuada ( burka wa ima kiilo butterka wa imasa garam salidana wa imisa

  • @khadrayes9128
    @khadrayes9128 6 років тому

    asc shugri ilahay ha ku xiftiyo wllo insha allah waa ubaahnan buskudka wllo

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 6 років тому +1

    Inamaba caadi ma ahan maa shaaaa alaaaah alaaah yax fadak👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼😍😍😍😍

  • @maryanabdi4296
    @maryanabdi4296 6 років тому +1

    Masha Allah abaayo shukran

  • @nuriyamohamed2312
    @nuriyamohamed2312 4 роки тому

    Kheyr Allah haku siiyo xabiibtii

  • @jihaanshariif184
    @jihaanshariif184 4 роки тому

    Maasha allaah abaayo mahadsanid

  • @ashashariff5631
    @ashashariff5631 Рік тому

    What’s the temperature

  • @ffdsupergirls5294
    @ffdsupergirls5294 5 років тому +1

    Shukriyey abaay0 waxan kugu jecladaba sharaxada ah

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 6 років тому +1

    Maashaa Allaah

  • @marwaanfacchannel6203
    @marwaanfacchannel6203 6 років тому

    Jisakallahu qeyr shugri sharafey

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 6 років тому +1

    Wlley carwada shekty xage ukatalaa islii wankucusubahy plz icaawi

  • @aishabashirmahabub8814
    @aishabashirmahabub8814 4 роки тому

    Masha Allah ilahi hakubarakeyo habo qali

  • @fardosaali1962
    @fardosaali1962 6 років тому +1

    Mashallah

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 6 років тому +1

    Masha Allah my sister🙏👏👏👍👍👌👌😍

  • @ikraanabdulkaadirhassandii9763
    @ikraanabdulkaadirhassandii9763 6 років тому +1

    Masha allah qaali beatiful wan ka helay shukran

  • @sacdiyahussein5213
    @sacdiyahussein5213 6 років тому +3

    Ma shaa allaah jazaakallaahu khayr abaayo shugri sharaf

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 5 років тому +1

    Masha-Allah thanks sister

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @salmazacks8780
    @salmazacks8780 4 роки тому +1

    It's very beautiful thanks

  • @bureeqoabtidoon1514
    @bureeqoabtidoon1514 5 років тому

    mahadsanid abaayo shukri gacantaada Allah kuu barakeeyo

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 5 років тому

    Ilaah kheyr fara badan haku siiyo cool geedan aadoo ii an facaa

  • @sacdiomuse5972
    @sacdiomuse5972 4 роки тому

    Mashala allah abayo arwada waxakutala wan uubanaya furuka busaka

  • @hawahussienmuke5317
    @hawahussienmuke5317 4 роки тому

    woow
    is Good

  • @hibomohamed8949
    @hibomohamed8949 4 роки тому

    ack shugri jisakalah Allaha ku xifdiyo

  • @xaawodaauud9555
    @xaawodaauud9555 6 років тому

    maashalaaah abaayo shukri ilahey haku xafido gacantaadana haku barakeeyo amiin

  • @hanayhafow1681
    @hanayhafow1681 4 роки тому

    Abayo masha Allah halkee JOOGTAA walashet

  • @hodanabtiley8090
    @hodanabtiley8090 3 роки тому

    Asc habo waxaan joogaa soomaaliya masiliidbaan kudubaa sidii sanbuuska mise kuukarka ayaan kudubaa oo mafoorneeyaa

  • @fardowsanoor1149
    @fardowsanoor1149 5 років тому +1

    As abyo alaabtan aad ku jareyso inte ka helaa ado mahadsand

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 6 років тому +1

    Masha Allah illahay misanka akira xasanadka hakudaro

  • @umihanybintihassan6499
    @umihanybintihassan6499 3 роки тому

    Dabka cadiga makuisticmali kartaa abyo adgo oven istacmalin

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 5 років тому +1

    masha allh wan ka haley abaayo

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому

    Abaayo Ajar ilaahay ha kaa siiyo sida wngsn ee aad noo tustay💘❤💖

  • @zeynabawisha2962
    @zeynabawisha2962 6 років тому +3

    masha Allah my Abaayo wad mahad santahay

  • @mounamohamed8821
    @mounamohamed8821 6 років тому +1

    masha allh

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 років тому

    ,xagee kahelaa aby kan iyo midka shalada eh dukankaka ayan rabaa inaa imaado aby jwb xagee kaa helaa

  • @xaawoluul1844
    @xaawoluul1844 6 років тому

    Mcnto ilahey haku barakeyo quruxey

  • @maymunamayaw3146
    @maymunamayaw3146 6 років тому

    Mashaa allaah shukri geedahaan inten kehelaa abaaayo

  • @filzanozealraziin6055
    @filzanozealraziin6055 3 роки тому +1

    Payo purka kiilo miyaana ma aadan so shegine

  • @husseinahmed9448
    @husseinahmed9448 6 років тому +5

    Good to teach how to cook. I love u so much.

  • @ayuushahmed2259
    @ayuushahmed2259 5 років тому

    Thanks u xbbti wan tijabin dona waligey ma sameyne

  • @farhiyayusuf6678
    @farhiyayusuf6678 6 років тому +1

    Masha Allah walashey ilahay haku dayo abayo

  • @cilmidoodaay4696
    @cilmidoodaay4696 6 років тому +1

    Masha Allaah

  • @musraatahmedqueen4059
    @musraatahmedqueen4059 6 років тому +1

    Abaayo wax badan ayaa ka faidnay aad baad u mahadsan thy

  • @farxiyahusen7419
    @farxiyahusen7419 6 років тому +1

    Masha Allah abayo mahasabid

  • @maysuunali1562
    @maysuunali1562 6 років тому +1

    Maasha Allah alle hakuu barakeeyo gacantaada

  • @cadaryusuf6469
    @cadaryusuf6469 Рік тому

    Mashalah

  • @hodmanofficial338
    @hodmanofficial338 4 роки тому

    Maashallha

  • @nafta0217
    @nafta0217 6 років тому +1

    Shuri thanks walashay qaali sida hagar la'anta ah e ad nogasodhisto everything gacanta Allah kubarakeyo

    • @nafta0217
      @nafta0217 6 років тому +1

      Abayo walalkay aya hada kusugan Nairobi an udirsade xage ayu ugu hagagi kara cagadahay Jazaka Allah khair sister

    • @cadaarcabdirisaq5326
      @cadaarcabdirisaq5326 6 років тому +1

      mansha Allah alleh hakuxifdiyo qali

  • @queenhoney1393
    @queenhoney1393 6 років тому +1

    Asc hbbti buskud qurux badan waaye masha alah 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 💋

  • @hothanmohamed5118
    @hothanmohamed5118 6 років тому +1

    Masha allah ka balaynkaa ayaa ugu qurux badan ❤️❤️😘😘👍

  • @Amattallaah
    @Amattallaah 6 років тому

    Asc Abayo blue band subag ma ku badali karaa

  • @shukrimohamed6983
    @shukrimohamed6983 6 років тому +7

    ofinka koor iyo hoos malagu daraa mise hoos bees

  • @niciimasacid5336
    @niciimasacid5336 6 років тому +8

    Ilahay qayr haku siiyo wax badanan ka faisatay shugri

    • @fardowsoali794
      @fardowsoali794 6 років тому

      abaayo shugri kiilo bur ah meeqa ukun iyo sokor lagudaras xbbti noso gali alle khayr haku siiyo

    • @fantomacan8791
      @fantomacan8791 5 років тому

      Abayo waxan u bahanahey nambarkaga ado mahad san qali

  • @itsmehunter4144
    @itsmehunter4144 4 роки тому

    Mansha allah

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 років тому +8

    masha allah tabarakallàah ilaahey gacantaaada hakuu barakeeyo wax badan waaan ka fa.ideynaa inta nafta nafta kugu jirto anagana èeey nagu jirto lkn waxaan la yabaaa dadka unlike saara wlh waa dad maseersan oo hormar okoleyn shukri aniga aqoon uma lihi aan youtebka aheyn waxeyna iiila mid tahay manta anoo la jooga waa qof wngsn calool furan xaqna uma lahan inaa xumeysaan is qabta ayaan idin leyahay aduunkaaan baaqi laguma ahanaayo

  • @muslimahbinumohamed1882
    @muslimahbinumohamed1882 6 років тому +1

    Ma sha Allah Ilahay gacantada haku barakiyo

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 років тому +4

    masha allah shukri dheyman lula allahaku barakeyo

  • @iisha_mohamed
    @iisha_mohamed 6 років тому +1

    masha allah