Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Team Dhalma Doon Oo Sheegay Xiliga Ey Soo Galeyso Iyo Raali Galin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 кві 2024
  • Team Dhalma Doon Oo Sheegay Xiliga Ey Soo Galeyso Iyo Raali Galin

КОМЕНТАРІ • 259

  • @WerWer-dn2nd
    @WerWer-dn2nd 3 місяці тому +15

    Walalayaal igula saliya xabiibkeena muxamad salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 3 місяці тому +1

    Umulkheyr waa hooyo samir badan ee ilahow ilmo caafiymaad qabo idin sii. Aamiin yaa Allah. ❤😂❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 3 місяці тому +5

    Wlhi wan idin xisay san idin so firinayay wan dalay so nabad noqda i.n team ka qurux badan ❤

  • @FaysaJamac-qf3yo
    @FaysaJamac-qf3yo 3 місяці тому +2

    Umal khayre jilaa khatare waan tagera wllshay alle ha ku xafido keep going ❤❤❤❤❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 3 місяці тому +2

    Ala Cabdi khugri hooyada dabecad uma umulkhair way dhibtay😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @VoughtBlackNoir
    @VoughtBlackNoir 3 місяці тому +2

    Maashaa Allaah pls noo soo daaya

  • @user-uj7ng3pv4j
    @user-uj7ng3pv4j 3 місяці тому +9

    Waaad nugu gaagixisen❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 3 місяці тому +5

    Maxaa idunku dhacey waa leysku Soo jurey cabdi shugri adiga team❤❤

  • @fardowsoaweys923
    @fardowsoaweys923 3 місяці тому +1

    Sheeko ku soo dar wll waa ku tageeraa wll firi ii soo jawaaba wll guul wacan❤❤❤❤

  • @Arabduur
    @Arabduur 3 місяці тому +2

    Ramadaankii baam daawan jiray, wixii waad nagu kala jarteen

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 місяці тому +1

    Wcs wa xaqiiq taas wall wa idin xiisnay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sagalXigm0
    @sagalXigm0 3 місяці тому +5

    waaan yabanaba maanto udanbayseye ayaan badhayey laso dhakhsada 😊❤

  • @IbrahimNasteho-nv6um
    @IbrahimNasteho-nv6um 2 місяці тому

    Oumalkhaire la'anteed idinma dawadeeyn Big ❤ to you too walashay

  • @user-my3nv4yz8h
    @user-my3nv4yz8h 3 місяці тому

    Amin Amin yarabi

  • @AdenHamda
    @AdenHamda 3 місяці тому +1

    Woooow

  • @XayaadYuusuf
    @XayaadYuusuf 2 місяці тому

    Amiin yarbi Amiin yarbi Amiin yarbi

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂xamse dhibkisi banba uu xisay ani qori dabka aha uu la waregayey 😂

    • @AhmedG36
      @AhmedG36 3 місяці тому

      😂😂😅

  • @Ayaancalinuur-pk5wp
    @Ayaancalinuur-pk5wp 3 місяці тому +4

    Waad soo raagteen waan idin dahsanay❤❤❤❤❤❤ 😅😅😅😅😅

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 3 місяці тому +1

    Runtii filimka waan u xiisnahay soo dheereya zxb Abdi shukri

  • @memr7493
    @memr7493 3 місяці тому +1

    Masha allaah ❤❤❤keep going brothers and sisters

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 3 місяці тому

    Waa my favourite comedian weliba markuu dance ku daro iyo jeesto .

  • @user-ix6dc1gn4z
    @user-ix6dc1gn4z 3 місяці тому

    Wey nagu socoto walahi waxaan mooday in ee dhamaaty 😂😂😂😊

  • @CabdiMucalim
    @CabdiMucalim Місяць тому

    Umul khayir halkasan kaa salamy❤

  • @user-ye7em7sn8n
    @user-ye7em7sn8n 3 місяці тому

    Masha alah❤❤

  • @Fattahziizi
    @Fattahziizi 3 місяці тому

    filmka dhalmo doon xamse ka tageera
    waa legend weyn zambi kasoo salaamya zxb adiga iyo Bilqeyr ader xeynoosh 😂Bahda qasaal drama ayga neh dhamaan waa salaamaya

  • @user-ko7bi7mj6r
    @user-ko7bi7mj6r 3 місяці тому

    Masha.allh hye lasoo dhaqsada

  • @user-zh3xx5pi3k
    @user-zh3xx5pi3k 3 місяці тому

    Masha allaah

  • @kadraahmed3064
    @kadraahmed3064 3 місяці тому

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤amiin amiin amiin amiin yaa rabii

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 3 місяці тому +1

    Cabdi shugri waxaan ku weydiiyey xaanoosh sanqoole ama xaaji cabdiraxmaam ma cabdi bilen cabdi baa.❤❤❤❤❤

  • @dajiyamustafe909
    @dajiyamustafe909 3 місяці тому +1

    Aamin yarbiii❤ allah idin dhawro dhamantinba❤❤

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 місяці тому +3

    Wa sugayna insha allah

  • @UbahAhmed-re2vk
    @UbahAhmed-re2vk 3 місяці тому

    Wan idaan salamaay kooxdaa flm ader xaynoosh wan ku salamaay aderoow

  • @mohamedabdi-gp5pg
    @mohamedabdi-gp5pg 3 місяці тому

    Aad baad u mahadsan tahay umal kheyr

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 3 місяці тому

    Xamse , , umal khair , , cabdi shukri,,,, cabdi weli,,,,xaynoosh❤❤😂😂😅😅

  • @SAADAAHMED-gw6mq
    @SAADAAHMED-gw6mq 2 місяці тому

    Amiin

  • @nanogzan
    @nanogzan 3 місяці тому

    iglan gabar ka qurux badan maba ku jirto film mashaaaa Allah 😍👍

  • @CabdiMucalim
    @CabdiMucalim Місяць тому

    Soo dhakhsada wllyal

  • @user-yw5jf2rk5b
    @user-yw5jf2rk5b 3 місяці тому +1

    Walaahi maalin kasta waan fiiriyaaa chanal ka ee inoo soo galiya

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 3 місяці тому

    wcs lasoo dhakhsada waan idinsugaynay

  • @anab9951
    @anab9951 3 місяці тому +1

    Waar waan idinku daalnay sidaan idiin sugaynay ciidii bay ku maqan yihiin ayaan islahayn kadibna waan idin weynay from US

  • @libanali324
    @libanali324 3 місяці тому

    Aamin Aamin yaa Allah yaa Rabi wllka Allah ka aqbalo intii ilmo heeysan Allah siiyo kuwa baariyaal ah

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 3 місяці тому +3

    Abdishukriyow san maxa kawadan haben walbe san u firinaye riwayadi wan ba dalay ila an ka ilownay na garsisen nola so dhakhsada plz wan idin tageera❤

    • @ruunfaarax2828
      @ruunfaarax2828 3 місяці тому +2

      Wlhi kula mid ahay haben iyo malin san u firinayay waba ku cajisay❤

    • @jawahirshcabdulahi8555
      @jawahirshcabdulahi8555 3 місяці тому +2

      Kkkkk wan kaala simanahay habeen aanan eegin ma jirto

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 3 місяці тому +1

    Asc adeer xaynoosh iyo Abdi shukri waan idin salaamay, aaway filmki umul khayr iyo adeer xaynoosh ayaan u xiisnay iyo sacdiyo

  • @SmilingCheeseBoard-uh2rd
    @SmilingCheeseBoard-uh2rd 3 місяці тому

    Zxpayaal riwaayada waan jecelnahaye noosodaaya

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 місяці тому

    ❤❤❤Machaallah tabarakaallah abdishukri wa good hadio filimki uu diib uu soo bilabesi mahadsanid

  • @user-fw8dc7di4v
    @user-fw8dc7di4v 3 місяці тому

    Ameen ameen

  • @user-tv4ir5bv5r
    @user-tv4ir5bv5r 3 місяці тому

    Wallahi aad ugu xiisay😂😂

  • @user-ok4mb6ch8o
    @user-ok4mb6ch8o 3 місяці тому

    Aamii Aamiin yaa alah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Zuhaybcismaan123-vf1yw
    @Zuhaybcismaan123-vf1yw 3 місяці тому +1

    Nice came back

  • @munafarahisman2166
    @munafarahisman2166 3 місяці тому

    Abdi.shukri.mahadsani.waa.suugi.la.nahay.ruwaaydi.dhalma.doon.keep.going.abowe❤❤❤

  • @user-ft3jj7mx7r
    @user-ft3jj7mx7r 3 місяці тому

    Wa yAbney ee nogu so dhaqsada😊

  • @nadarmaxamed538
    @nadarmaxamed538 3 місяці тому

    Waad naga raagteen guulaysta team qasaal dhamaantiin insha allh ❤

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 3 місяці тому

    M.a wlhy waa filim aad umacaan ooay jilayaan dad aad u qalbi wanaagzan kuligiin ale ha ina sharfo ❤ waan sidaad noojeceshihiin anguna waan idiin jecelnahay❤❤

  • @munishamohamed-wd9qr
    @munishamohamed-wd9qr 3 місяці тому

    Waan dalnay saan usugeynay so dedejiya ❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 3 місяці тому

    Aniga iglan aad baan ujecalhey iyada umul qeyr Hodan C/llaahi xamse Iyo cabdi shugri❤❤❤

  • @BarwaaqoMohamed-zz5nr
    @BarwaaqoMohamed-zz5nr 3 місяці тому

    Thanks wllo❤😊

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 місяці тому

    Masha Allah tabrikallah

  • @xamsexuseen1757
    @xamsexuseen1757 3 місяці тому

    Maasha Allah ruwayadu qisadeedu maxuma anshaxa usooceliya oo kasaara qololka hurdooyinka halkana wada🎉

  • @hiboabdillahi6927
    @hiboabdillahi6927 3 місяці тому

    Amin amin inshallah khaire

  • @farhiaali7801
    @farhiaali7801 3 місяці тому

    Xeynoish iyo reerbaadiyadii sacdiyo waa u xiisney fanaxleena Eden maleh dhaqanka soomaalida meel beey kaga dhacdey ee cibaadeyso dhaha

  • @user-xx8co9dv7g
    @user-xx8co9dv7g 2 місяці тому

    Wllhi waan baa uu xiisnaye meel kabaxdeen baa lawayey

  • @FaysaJamac-qf3yo
    @FaysaJamac-qf3yo 3 місяці тому

    Amiin amiin yarbi 🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedcali-mm1kz
    @maxamedcali-mm1kz 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому

    Your khayr flimka yaan lakala goyn pls be up date❤❤❤❤

  • @XalimoMaxamed-do8nu
    @XalimoMaxamed-do8nu 3 місяці тому

    Tankas dhamanti esodadalawll❤

  • @user-td8cu1gn5h
    @user-td8cu1gn5h 2 місяці тому

    Ammi❤🤲

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 3 місяці тому +1

    Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-kq7vo2io7e
    @user-kq7vo2io7e 3 місяці тому +1

    Xagee kadhacy filimkii dhalma doon waa nagu raajiseen

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 3 місяці тому

    Wlhi waan sugi la,ahy waana xizeynayaa daqiqadahana soo badiya plz mar danpana hakala goynine filimka horeyna usocda team qasal ❤🎉😊

  • @fahmoali1920
    @fahmoali1920 3 місяці тому

    Wlh waxaan uxiisnay adeer xaynoosh iyo umul qaayr

  • @axmednaleeye3031
    @axmednaleeye3031 3 місяці тому

    Inbadan waan sugayay

  • @GalebabadidMalyoune
    @GalebabadidMalyoune 3 місяці тому

    Amiin ya rabii ❤inta samraysa ee allah suqasa ayan ku jiraa

  • @qamarcabas1721
    @qamarcabas1721 3 місяці тому

    Xeynosh iyo umulkheyr wan uxiisne😂😂 siba ani labadaas said ugu heestaa❤❤

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 3 місяці тому

    Ilaa goormaan idin sugnaa walalayaaal markaa soo dhakhsada alle khayr ha idin siiyee

  • @nimoahmed1693
    @nimoahmed1693 3 місяці тому

    I am still waiting for part 58😢

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 3 місяці тому

    Umulkhayr iyo cabdi shugri wan idin salamay

  • @SamsungMobille-bd3nu
    @SamsungMobille-bd3nu 3 місяці тому

    Haye

  • @saudaismail4660
    @saudaismail4660 3 місяці тому

    Xaynoosh ilahay sharefe waxaan wada joogijirnay xerada Ugaandha ee dhakafaal

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 3 місяці тому +1

    Waataxy sxb subadheya

  • @nurdirowa.3086
    @nurdirowa.3086 3 місяці тому +1

    Habiqleyso ayaa ladhahaa ninka huuwaya huuwa soo geliyay tiktok

  • @FarhioAbdullahi-mq6uu
    @FarhioAbdullahi-mq6uu 3 місяці тому

    Ar boowe waaba nagu yuxsateen wllha malin walba saan u eeganay oo meel hungaa ugu wareganay daalnay😂

  • @neimaali6421
    @neimaali6421 25 днів тому

    Niiow waad naguu badh goyseen seey waax yihiin😂😂😂😂

  • @user-ke2ll1dq7i
    @user-ke2ll1dq7i 3 місяці тому

    Noo soo dhameys tiraa waa mahadsantiihin

  • @SamsamBalya
    @SamsamBalya 2 місяці тому

    Medway,waxnbaranaya,,wll,cabdishugriw

  • @user-qz1gz2vr5q
    @user-qz1gz2vr5q 3 місяці тому

    Wcs wllo laso dhakhsada cabdi shugri

  • @Boqoradareerdarwiish1756
    @Boqoradareerdarwiish1756 3 місяці тому

    Guulaysta

  • @kawsarcllahi9350
    @kawsarcllahi9350 3 місяці тому

    😂😂matii yarayde jilinka

  • @Suhelqeyre
    @Suhelqeyre 2 місяці тому

    Hedhe cshugriyoow away riwaaydii wllo waan daliyaye

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 3 місяці тому

    Cabdishugri aniga waxaan garan sanqoolemudo aad u dheer oo dadaada kaweeyn oo aan wada joogney xaafada Hodan gaar ahaan Qodxaale 😂😂😂😂😂

  • @Mohamusmud75Mohamusmud75
    @Mohamusmud75Mohamusmud75 3 місяці тому

    Masha allah

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 3 місяці тому

    Waa idin buraselen qasalay ma nabad ba❤❤no sodaya walalyal

  • @user-mg3mb1hb7i
    @user-mg3mb1hb7i 3 місяці тому +1

    Wn uxisanay❤

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 3 місяці тому

    Amiin amiin soo dhakhsada filmka

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 3 місяці тому

    Ceebtiina maaha waa shaqadiina

  • @ifraaxarts5540
    @ifraaxarts5540 3 місяці тому

    Allah naguma fidneeyo aduun iyo aakhiro

  • @user-qv3ji6dx2s
    @user-qv3ji6dx2s 3 місяці тому +1

    Waanku xidhnaa lkn wanyaabey

  • @ShahidoHaashim
    @ShahidoHaashim 3 місяці тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 місяці тому

    All team qazal darama tv

  • @sahramaxamed3106
    @sahramaxamed3106 3 місяці тому +1

    ASC maxa idinku dhacay malamahan Waad nagu dahden maalin kasta waan egi jirey inaad so gelişen Soo fasaxa ruwayada❤

  • @brobinyamin7925
    @brobinyamin7925 3 місяці тому

    Waaa uxiisnay dhalma dooon