Casiriyo Cazumad aan caadi ahayn🤤😍evening snacks for guests enjoy🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2023
  • Ingredients
    Cinnamon rolls:
    1cup warm milk (you can use water too)
    2tbsp sugar
    Salt
    1 egg
    1tbsp yeast mix together
    3cups all purpose flour
    1tbsp blueband
    Apply vegetable oil and cover for 20 minutes to rise
    Apply blueband
    Brown sugar
    2tbsp cinnamon powder
    Cover again for 10 minutes to rise
    Apply milk on top
    Pre heat the oven 225 degrees to 35 minutes
    Whip topping (optional)
    Donuts:
    1cup warm milk
    2tbsp sugar
    Salt
    1egg
    1tbsp yeast mix together
    3cups all purpose flour
    1tbsp blueband
    When the dough is ready apply oil and cover for 30minutes to rise
    Cover again for 10 minutes
    Cook on a medium heat
    Melted dark chocolate
    Biscuit:
    1cup blueband
    Half cup sugar
    3eggs
    Baking powder
    Vanilla extract
    3cups all purpose flour
    Pre heat the oven 225 degrees cook for 25 minutes
    Cake:
    1cup blueband
    1cup sugar
    4EGGS
    1tbsp baking powder
    Vanilla extract
    2cups all purpose flour
    2tbsp milk 2tbsp cocoa powder
    1tbsp milk
    Pre heat the oven 225 degrees cook for 35 minutes
    Thanks for watching don’t forget to like,share&Subscribe Enjoy💕

КОМЕНТАРІ • 138

  • @ChefHusseinOfficials
    @ChefHusseinOfficials  Рік тому +4

    facebook.com/chefhusseinofficials/like Iyo follow ❤️

    • @aichaabdillahi4677
      @aichaabdillahi4677 Рік тому

      🤩😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +4

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekaadan2307
    @dekaadan2307 Рік тому +2

    Zanadkii tagy qofkuu ibary wllkei Hussein marna macalinkeyga ❤️👑

  • @AdarCooking
    @AdarCooking Рік тому +6

    Maaaashaa allaah keep going my Bro nice cooking

  • @zeinabmahhmoud
    @zeinabmahhmoud Рік тому +1

    MA SHA ALLAH TABARAKALLAH 🤲may ALLAH bless you and your family 🤲

  • @sunduscabdikariin
    @sunduscabdikariin Рік тому +2

    Chef hussein aad baad umadntahay aad ban ujeclahay cunooyinkaaga waana kugu Daydaa allha kusharfo brother keep going aadan ugu farxsanahay inan ahay qofkii koobaad oo qoraal soo qora

  • @q.n1629
    @q.n1629 Рік тому +1

    Masha’Allah 😍❤️

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 Рік тому

    MashaAllah barakallah wll the best cooker

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому

    Masha Allah Allahuma barik

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Рік тому +2

    Mashallah waxan jecladey donuts 🍩 iyo cinnamon roll waan baroweynaya ❤

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 Рік тому

    MashaAllah apowe husein waa mhdznthy🤚❤

  • @qamarcabduqaadir330
    @qamarcabduqaadir330 Рік тому +1

    Masha allah

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 Рік тому +1

    🥰🤤😋masha'allah

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 Рік тому

    Masha Allah shukran

  • @Kartibadan0104
    @Kartibadan0104 Рік тому +1

    Mansha allah tabarakallah ❤️🥰❤️aad baad u mahadsantahay abowe wlhi wax badan baan kaa bartay xaga mac macaanka maanta waxaan kasoo tuuri doona donet Insha allah ❤️🙌horay u soco.

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Рік тому +2

    Mansha allah ilahay gacmaha iyo caqligaba haku barakeeyo😍😍😍❤

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 6 місяців тому +1

    Aboowe macaan intee joogtaa ❤❤❤

  • @saynabmohamed2163
    @saynabmohamed2163 Рік тому

    Maasha allah

  • @user-qw9hf9lw5l
    @user-qw9hf9lw5l 9 днів тому

    Ma sha allah ❤

  • @samuu7275
    @samuu7275 Рік тому

    Masha allah❤❤❤❤

  • @fartunskitchen1749
    @fartunskitchen1749 Рік тому

    Masha Allah

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 Рік тому

    Masha'allah

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 Рік тому

    Mansha allah 😋😋

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +2

    masha allah ilaahay qacanta ha ku barakeeyo wll

  • @umulkher2137
    @umulkher2137 Рік тому

    Mashaa Allah Tabaraka Allah very nice 😋👏👏

  • @sucadabdi8516
    @sucadabdi8516 Рік тому

    Mansha Allah jasakallahu khayran

  • @nimcuushppe1579
    @nimcuushppe1579 Рік тому

    Masha allh

  • @sucdimohamud8985
    @sucdimohamud8985 10 місяців тому +1

    Blue band maliska dhaafi kraa

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 Рік тому

    Mash Allah

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Рік тому

    Masha Allah chef

  • @haniahmed1332
    @haniahmed1332 Рік тому

    masha allaah tabarakallaah 😍😋

  • @mushtaqhasn770
    @mushtaqhasn770 Рік тому +1

    Inaba caadi Maha msha allh😍😍

  • @aminacali2153
    @aminacali2153 Рік тому +1

    Mansha allaah wllo ilaahay hakuu barakeeyo gacantada 🥰🥰

  • @hiboziad6039
    @hiboziad6039 Рік тому

    Masha allah keepgoing bro

  • @malyunmowlid7138
    @malyunmowlid7138 Рік тому

    Mashaallah

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 Рік тому

    MashaaAllh wllo gacanta Allaha kuu barakeeyo😋👌jazakalahu khyr

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 Рік тому

    Masha allah prother keep going

  • @habibaomar5857
    @habibaomar5857 Рік тому

    Masha allah wa alaab aan caadi ahayn yumm

  • @fatimo1508
    @fatimo1508 Рік тому

    Mashlaah ilaahay hakuu siyaadiyo

  • @qadanomarhashi655
    @qadanomarhashi655 Рік тому +1

    ماشاء الله

  • @najmamohamed7272
    @najmamohamed7272 Рік тому

    M.a chef keeena👌💥😍

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 5 місяців тому

    Mashaalaaah jazakalaaah kheeir wll wax badhan ayaan kaa faaiday❤❤

  • @amaalcabdi6771
    @amaalcabdi6771 6 місяців тому

    🎉hasakalaah khyr

  • @shuzihussein4024
    @shuzihussein4024 11 місяців тому

    Mashaallah❤

  • @namboozeaisha-xd3wl
    @namboozeaisha-xd3wl 2 місяці тому

    Thanks for the recipe,can you make captions in english

  • @gmellahsoss2650
    @gmellahsoss2650 Рік тому +1

    Ilhey ha ku xifdio 🤲🏻 wll mcn

  • @ruwaaydasaleebanruwaaydasa1317

    Mansha allah shugran huno

  • @luliabdullahi3755
    @luliabdullahi3755 Рік тому +1

    Manshaallh gacanta allah kubarakeyo abowe

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 Рік тому

    Maashaa allaw ku barakee

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому

    Chef Hussein best recipes

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому +1

    Muqalkan waxkle waye Masha Allah

  • @shamsamaxamed1029
    @shamsamaxamed1029 Рік тому

    Mashallaah

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 6 місяців тому

    Aboowe macaan ILAAHEY gacmahaaga hakubarakeeyo❤❤❤

  • @ihavenoidea6889
    @ihavenoidea6889 Рік тому

    masha allah ilaahay gacantaada xoogaaga iyo farsamadaad kuli hakuu barakeeyo wax badan ayaan kaa faaiidnay

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 Рік тому

    Masha allaah gacanta alle haku barakeyo

  • @fatumabashir50
    @fatumabashir50 Рік тому

    Mashaaalah

  • @anabmohamud4479
    @anabmohamud4479 Рік тому

    Maasha allah allaha kuu barakeeyo gacantaada shukran

  • @sadiasadia984
    @sadiasadia984 Рік тому

    Masha Allah aboowe macaan ❤❤❤❤❤

  • @cadeyxuseenxasanxalaawa9936

    ماشاء الله تبارك الله

  • @xaajidayax3327
    @xaajidayax3327 Рік тому

    M.a good cooking

  • @samuu7275
    @samuu7275 Рік тому +1

    Abowe toortaha sida loo sameyo soogali plz

  • @hawomuhammed1452
    @hawomuhammed1452 Рік тому

    Maasha allah allaha ku barakeeyo bro

  • @mahadabdo285
    @mahadabdo285 Рік тому

    Mansh alah severance ay osamasay

  • @shukriismail9510
    @shukriismail9510 Рік тому

    M.a wll keep going👌💯😋😋😋

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Рік тому

    Msha allah horay usoco ustaad cilmigaaga eebe haguu barakeeyo

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 Рік тому

    Mansha alaah

  • @deganguray48
    @deganguray48 Рік тому

    Mnshallaah keep going wllky

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Рік тому

    Masha Allah abowe

  • @frdosalli5189
    @frdosalli5189 Рік тому

    maashaAlaah

  • @mariahassanmohamed4971
    @mariahassanmohamed4971 10 місяців тому

    Whipping creamka macaan ma leeyahayna mise waa dhanaan?

  • @amalducaale
    @amalducaale Рік тому +1

    Asc walaalahayga soomaliyeed ilma iga xanuunsan waxan dhaqtar ku geysto maheysto cheaf xuseen iyo asxaabtaba icaawiya allaha idin caawiyo 🙏 😢

    • @umuryaan4777
      @umuryaan4777 Рік тому

      Alle haku cfiyo carurta wllshey hdn wax ku awoodi lahaa wlhi wn ku siin laha ee islaamka rabi haku soo jeydiyo🤲😢

    • @amalducaale
      @amalducaale Рік тому

      @@umuryaan4777 aaamiin abyo mcan

  • @ugbadmohamed1941
    @ugbadmohamed1941 Рік тому

    Masha allh wll adoo raliya na tus waxaa bulu ban aad ku sheegty gacanta alle haku barakeeyo❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo Рік тому

    Mashallaha tabarkallaha

  • @maryamobishaarcabdule9112
    @maryamobishaarcabdule9112 Рік тому

    The bast UA-cam aan dawado saidna iicawiyay nololw King

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому

    MaanshaAllah ❤❤❤❤

  • @cabduraxmaancalisayid8874
    @cabduraxmaancalisayid8874 Рік тому

    😋

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому

    Masha allah tabaraka allah casumad qurux badan

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Рік тому

    Happy. New.year.2023. Asc

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 Рік тому

    Good 👍 💖😘

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Рік тому

    My Aboowe 🙌❤️❤️❤️

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Рік тому

    Masha ALLAAH ALLE ha ku barakeeyo cimrigaada kobka caga ah iyo kobka kale ma isku cabir miyaa adoo mahadsan

  • @Rahmaruun-fi3yv
    @Rahmaruun-fi3yv 5 місяців тому

    Thank you very much

  • @naimamahmed1638
    @naimamahmed1638 Рік тому

    Qorfaha waxa kale ku darty waa maxay wllo

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 Рік тому

    Lasange soo sameey

  • @hani7940
    @hani7940 Рік тому

    Mansha alah away ragi somaliyed ka barta wilka Malin Malin aa nogu turtine

  • @mariahassanmohamed4971
    @mariahassanmohamed4971 10 місяців тому

    Xanshida aad donutska isticmaleysidna ma soft tisssue caadi ah baa iso jawab plz ?

  • @asmaqurux5272
    @asmaqurux5272 Рік тому

    Blue band hadaan waayo saliid ma isticmaali karaaa wllkei xussein

  • @xsnnur1
    @xsnnur1 Рік тому

    Qandac waa maxay wll?

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 Рік тому

    Hussein xagee lagu gada caaga ad ku jarjareysid supmarketka Misa mesha macuunka lagu gado

  • @saabiriinmaxamuud8272
    @saabiriinmaxamuud8272 Рік тому +1

    Wll wax walbo aa ku dareeso na dusi

  • @mustaqbal1
    @mustaqbal1 Рік тому +1

    isoobooqda asxaabta

  • @umulkhayrabdiwahab6316
    @umulkhayrabdiwahab6316 Рік тому

    making a ice cream

  • @nasteehohaashi112
    @nasteehohaashi112 Рік тому

    wll so samee torto fudud

  • @Aisha-ps5ue
    @Aisha-ps5ue Рік тому

    Chef why you used paper under the donuts when baking in oil ?

  • @wardahashi6144
    @wardahashi6144 Рік тому

    Whip cream ka maxad ku badli kartaa

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Рік тому

    Asc chef, waa ka helay alaabta aad sameysid, inkastoo aan safar ku maqnaa

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому

    Sida lo sameyo cheese please

  • @ayaanahmed825
    @ayaanahmed825 Рік тому

    Bahasha donatka aad kujartay intee laga hela wlalo ado raali aah

  • @SHARAFCali-ob1xb
    @SHARAFCali-ob1xb 11 місяців тому

    Asc Wllkey fornada korotantada maku isimaalikaraa alabda macditaha malo isticmaalo legudhahay isda kan dolshada kudubtay oo kale