Riwaayadan waxa alifey ama Hal,abuurey Alle u naxriiste Abwaan Maxamuud Tukaale Cusmaan Hobalada waaberi inta Dhimatey AUN ina nool Ilaahay ha xafido Dad waa dadkii hore Fan waa fankii hore😭
1986 waxan u shaqey naaye dhirta iyo daaqa qeebta jowhar xasuus waxaa madax no ahaa nin la dhihi jiray cabdi saajin jowhar meel aad u qurux badan eey eheed hadane qurbaha aan ku noolahay
Riwaayadan waxa alifey ama
Hal,abuurey Alle u naxriiste
Abwaan Maxamuud Tukaale Cusmaan
Hobalada waaberi inta
Dhimatey AUN ina nool
Ilaahay ha xafido
Dad waa dadkii hore
Fan waa fankii hore😭
Erayadii Abwaan Qaran Maxamuud Tukaale Cismaan Allow kuu naxariiso
20/07/2022 baan daawanyaa riwaayad aad uqiima badan AUN inta dhimaty ee kujirta inta iga danbysee daawata aad bn idiin salaamyaa.
Goobtyda shaqadaan kudhex dsawanyaa alhm.
24 july 2022 Saturday
00:51 Habenimo sarirteyda ku dawanaya 🤣🤭🤭
@@yuuzamaahmett4653 regeediii baa thy hhhh
Waaku salaamay sxb
saado cali warsame allaah kuu naxariisto kulahaaa makiinatii baa jabtay ee biyahaan isku qabooji kkkkkkkkkkkkk
Å
~2~
Äq`
`äää`ä
.
Riwayadan iyado Live ayan dawadey Adunyo maxa dalka somaray
@@xuseendhangub9704 o tusbaax qaado marka Ader
@@mandeeqxasan6955 kkk Aniga shalay ayey itaha sidas uma weyni
Waxaan faawanaayey2024 dhamaadkiisii inta ila aragtay inaan gudi
1986 ciyaal baan ahaa. Hormarkaas aanu garanaay. 2022 qaxooti baan kuu soharnaay qurubaha. Ciil badana
Xasuus wlhi anoo yara daawaday 😢
Waxaan ka mid ahay Generation waqtigaa koray, markaan dib u daawaday waxaan jiricooday!
Ilaahayow noo gar gaar!
.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Riwayad waxa samey AHUN maxud tukaale Riwayadani waxay Aheyd Riwayad Qaliya waxana dawadey iydo Live intii dhigeysa ee dhimatay AHUIN
No
Waayo waayo iga dheh waa markaan dawlada sharafta leh ahayn
1986 waxan u shaqey naaye dhirta iyo daaqa qeebta jowhar xasuus waxaa madax no ahaa nin la dhihi jiray cabdi saajin jowhar meel aad u qurux badan eey eheed hadane qurbaha aan ku noolahay
1995 ayaan Daawaday first time Anigooo. Yar. Xasuuus. Video baa Galay. Lacag la Iiga Qaatay Sh s. 2000Kun
Ruwwyaddan waxaan daawanayaa 2025
Yaa sameeyay ruwaayadda.
Maanta oo Tariikhda ku beegantahay 29-9-2023 aan daawaday
❤
Was caadi le kheer
Saado Cali Warsame Eeboow kuu naxariiso Macay Qurux iyo cod Eebe ku galadaystay.
🎉
Ok❤
Waa yahay waasaas!!!!!!!
Ahmed Mohamed
❤😅😊
👍👍👍👍👍👍
15/1/2023 ayaan soo booqday meeshaan
Hablayohow hadmaad guursandoontaan
I yagyna ma diidayaan
Niiska I furan Lee noh
Asc tariikh fogdhehe tariikh
Qofka dadka isbarta qofki dadka ibineysa mase sida dadku iskuaf gartan loga korshaxo qofki hal luqad yaqano qarabashada kaseen yaa inkirisiya yaa carabiya biladaha adunka yaqana ximariin sooshaqa tagay hadalada xafadihina xada
n❤
oo habloow hadmaan guurasaan miyaa
Ayey
Walaahi waa Xikmad Socoto Ruwaayadan
Sab ma jidho noh
riwaayad cajiiib ah
1°⁹7♥︎
Jýyù⁷yģpķnpk⁰8⁷⁷ 86⁴åo9
1
lengendary
W
Sanadke la jilay riwayada?
1986😊
Ma Hanusamano konfureye
Originalkeeda sogali
June .15.2024
Leeeeeee ttttttttt, yyyyyy yartaanaa qiimobadan dumaroo khayrbadan lagaa dooqoo jeclaadayoo miyaa waleeee.cadayyareey khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneeyfariidaddumaroo.yartayarta
Tuugo malaogolo wadan iyo magac sida mareykan falus mareykan sida soomali falus somali sheko dhishey aleley aaiyaa xasan iyo xusenow aaijaa xawo iyo xalimow aainjaa aawoow iyo hiindeey aainjaa kusoy kinkili caliyow kada nag gadasheda mara dhaqankena maahin marki ladawafayo leesbaray lamada kili gacnaha lagasaro iskabulo xad dhafna sooxareysato adunka dacaladis kayimid iskudhaqan ehenina ragna ishuu aragtida kaqooqaa
Kkkkkkkkkkkkkk
Mmmm
Mmm
Vidman
Na nm
Ea
Nagareba konfurta
1972
Wqq
Fusuq
garaad bare
À.
Hhhhh
Caawa 9,8,2022 Frankfurt qalab jaan
Da
bare
Waa murti soomaaliyeed oo dhab ah
Axyaa qaariim
0
Yes
.