قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار. Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow hadii Allah kacabsi idinku hadhay ilmaadeerayaal
Alaha ha u naxariisto shiekha dhintay Shiekh umulna wu ino shegay in qofka markuu dhinto duco uun buu idinka mudan yahay Lkn adiga shiekh umul axadis buu soo qatay oo magaca nabiga kujira scw Adiga maku saliday midda kale shiekha waxad fartay in uu u duceeyo shiekha dhintay alle ha u naxariistee Ee adiga ma u duceysay halka aad shiekh umul uun wax kuradinayso baad naftaada wixii laga rabay hilmaantay Xaqa alle ha ina fahan siiyo
Sh umal kheyr Allaha siiyee iga gaarsiiyaa dadka beejkiisa haayi ee cumentiyada akhriys saliga nabiga in uu iska saxo marku kusalinaayo صلى الله عليه وسلم sidaas Ee waxuu sheekha afkiisa bartay صلعم عليه سلم Sidaas sheekha dhahaa dhageysta inta badan muxadaradiisa oo dhan ee qiimaha badan . Waxuu saxaa kaliya دبي وسلهصددددددد
Scw Bini adam waaye wuu qaldami kara ama carab gojo buu ahan karaa lkn waxaa xaqiiqa in shiekh umul hadalkii allena run buu kasheegay kii rasuulkana si sax ah oo baraxtiran buu u qaatay inooguna soo gudbiyay ajar alle haka siiyo lkn adiga adigo og in u si sax ah ugu saliyay nabiga calayhi afdalu salatu wasam in aad kaben alifto ogow shiekh umul umaadan gafine in aad meel kafog oo halis ku ah islaan nimadaada kugayso
Sh umal iga gaarsiiya Allaah idiinku dhaarshee in uu sheekha iska saxo saliga nabiga صلى الله عليه وسلم Waxuu dhahaa sheekha mar walba uu muxuudaro jeedeyo صلعم سلم للليلهللدد
Scw Bini adam waye shiekha wu qaldami kara lkn asago saxan hadii aad ka ben abuurto ogow shiekhu umaadan gafin ee meelka fog baad u dhaadhacday waana arin halis ah
@@zakariyemohamed9523 obi muxamed shfaacada weyn Allaha ayaa siiyay nabi kasta marku cudur daarto ana iska leh ayun oran shiiqana adaan ku baahanahay hadumu nabi muxamed scp yiri anaga u baahan nabiga scw Allaha ayaana siiyay awooda uu khalqiga ugu shafeece asaga oo fahmin waxuu shiiqa ka hadli inuu waa danbi la soo fadhisto waa galad injir ayuu laha nabiga waa ka dhageysateen waxkasta ka dhageysta
Nin ka hadlay aaska ayaa wuxuu yiri لا شك inuu sheikhu yahay ahlul jannah Waa SHEIKH MAXAMUD CABDULLE CARIIFninka sidaa yiri ومِن القول على الله بلا علم أن يُشهَدَ أوْ يقال أنَّ الله عز وجل لا يغفر لفلان، أو أنَّ فلاناً من أهل الجنة، أو أن فلانا من أهل النار، فهذه المسألة غيبية مدارها على قاعدة الإيمان بالأمور الغيبية،
Shekheygu sh umal ilaah wuxuu kadhigey canug yar oo hadertaan gar usoobaxeey ilaahoow cim rigiisu noo barakeey hal doorka caalimka
Fariid ❤sh muxamed cabdi umal❤
Caalim illahy sw nagu galadaystey illahy ayaa ku mahdsan allow cumrigisa iyo caafimadkisa noo barakee isaga iyo dhmn culimada muslimiinta
Allow noo badi sh umal oo kle🤲
بارك الله فيك يا شيخنا❤❤❤
Ilaahey iyo rasuulkiisu wa ay kala cadeeyeen xaqa iyo baadilka si cad sheikhuna wa dul istaagay jazaakallaahu Sheik umul.
❤❤q
😊🎉@@hassanabdi9544
Jazaka Allah Shiikh Umal
Allah haku xifdiyo
Sheekhu waa tiir uu leeyahay jiilka maanta Alle ha xiftiyo 👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹✅✅✅♥️♥️♥️
Maashaallah sheikh muhammad abdi umal, waa dersi qiima badan.
Scw
Ilaah haku xafido shiekheyna ❤
Mashalah Sheikh Maxamed Cabdi umul iyo Culimadeena Somaliyeed Allaha Cimri iyo Caafimaad Allaha inoo siiyo Aamiin Waa Tiirka Kaliya Ee Manta Aan Haysano
❤xafidulaa sheekh maxamed cabdi umal
قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار.
Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow hadii Allah kacabsi idinku hadhay ilmaadeerayaal
Jazaakallah kheyr yaa shaykhanaa.
Ilaahey shekheyni Nodaa shekh umal Imridheersi❤❤❤❤ yaarabi ❤❤
Jazaakumullaahu khayran yaa sheekhal beled, warkaagu waa i galay, waanan weeleeyey.
Maansha ALAAH ALAHAKUBARAKEEYO sheekh maxamed cbdiumal
Maanshaa allaah cimri dharar iyo caafimaad sugan sheekh umal
Sheekheena cimrigiisa ilaahow noo dheeree cfmdkana usiyaadi
صيف السنة أطال الله عمرك واعطاك العافيه
JazaakalLaah ya sheikhana. Wa waalidanaa
ilaahay ha xifdiyo sh umal caalimka soomaaliyeed
Allahuma barik sheikh umal
Masha Allah ' Sheekh Umul Rabi Ha Xafido
Alle cimriga hakuu barakeeyo tawxiidka intaa u adeegtay alle firdowsa haku geeyo cml kaagana hakuu hagaa jiyo
جزاك الله خيرا شيخ محمد عبد أمل
Maashaa alaah
sheeq umal waan kusalaamay
umada wax sheegow ayey ubaahan yihiin diintoodi ayadoo tii xaga aheyd ayagoo og ayaa waxay sameyaan hadana ku jesjes ayey samayaan wuxuu iska dhigaya qof wax walba hadana kaligiisa yaqoono ayaa culumadii caynayan looma baahno sidaas oo kale
Maanshaa Alaah
Ilaahay haku xafido yaa calaama waa muftiga soomaaliyeed kuwooda ugu waawayn ama ugu dadaalka badan sidii ay inooga saari lahaayeen dulimaadka ama mugdiyada .
sifiican ayaad noo fahansiisay ninkii nin xabaarsan ama meeli ucadahay masheegin laakii qofkii doonaayey xaqa waad iftiimisay jzkh
Jisaakalaa qeyr shiiq umal 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Sheekh umul waa sax
Baraka llah sheikh❤alle haku xafido
جزاك جزاك الله خير
Adigu horta sheekhaa geeriyooday Allah naxariis uga dalab, qof aan khalad gelin ma jiro aduunkan ee Allah ha cafiyo
Alaha ha u naxariisto shiekha dhintay
Shiekh umulna wu ino shegay in qofka markuu dhinto duco uun buu idinka mudan yahay
Lkn adiga shiekh umul axadis buu soo qatay oo magaca nabiga kujira scw
Adiga maku saliday midda kale shiekha waxad fartay in uu u duceeyo shiekha dhintay alle ha u naxariistee
Ee adiga ma u duceysay halka aad shiekh umul uun wax kuradinayso baad naftaada wixii laga rabay hilmaantay
Xaqa alle ha ina fahan siiyo
Shiikh umul qarniga in uu jiro shaqsi somali ah ee qabri caabida alla kacabso narta waxa ugu badan ku wadada isu haysta
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xaqiiqo waaye qoolkaan ama hadalkaan😢😢😢😢😢😢😢
شيخ امل حفظك الله ورعاك
Jazakallah, وتعيها اذن واعية
Allaha uaxaristo maxu u oran wayey
Adi maa dhahdid aduu sh.qaagu yahee
Wllo qufida iska daaya adiguba u ducee alle how naxariisto janadana hageeyo
@@YoonissheeqnuurCabdiraxmaansheikhaga yahay maxa u leedahay sow sheikh somaliyed maaha
Illaahay hakuxafido cimridher iyo cafimaad kuwaara dhamaan culumadeena somaaliyeed amiin
❤❤❤❤❤❤❤❤
Alahayoow noo kaa xifti sheequnaa xaqa noo bidhaami waligaa
Jazaakumullaah kheyran. ❤
Allah kuxafido
Wakaa libaaxiiye caryaa holiya ,xafidulaa sheekh maxamed cabdi umal, ayaa cilmi kugaara
Sheikh saalax❤
Maasha Allaah sh umul
Asc ilaahay ha ku xafido
Allah u naxariisto
Sh umal kheyr Allaha siiyee iga gaarsiiyaa dadka beejkiisa haayi ee cumentiyada akhriys saliga nabiga in uu iska saxo marku kusalinaayo
صلى الله عليه وسلم sidaas
Ee waxuu sheekha afkiisa bartay صلعم عليه سلم
Sidaas sheekha dhahaa dhageysta inta badan muxadaradiisa oo dhan ee qiimaha badan .
Waxuu saxaa kaliya دبي وسلهصددددددد
Scw
Bini adam waaye wuu qaldami kara ama carab gojo buu ahan karaa lkn waxaa xaqiiqa in shiekh umul hadalkii allena run buu kasheegay kii rasuulkana si sax ah oo baraxtiran buu u qaatay inooguna soo gudbiyay ajar alle haka siiyo lkn adiga adigo og in u si sax ah ugu saliyay nabiga calayhi afdalu salatu wasam in aad kaben alifto ogow shiekh umul umaadan gafine in aad meel kafog oo halis ku ah islaan nimadaada kugayso
Mansha.alaah😊
Ilaahey haku xafido
Allaah kaku xifdiyo😢❤❤❤❤❤
Madhaa Allah shiiq umal
Kan shiiq ma ahan.waa imtixaan.
Sheikh umal qarer iyo maser ma dayo
Allaha unaxariisto
Sh umal iga gaarsiiya Allaah idiinku dhaarshee in uu sheekha iska saxo saliga nabiga صلى الله عليه وسلم
Waxuu dhahaa sheekha mar walba uu muxuudaro jeedeyo
صلعم سلم للليلهللدد
Sheekhu saas muu dhihinee edebso waryaa
@@MaxamedAbdi-if2uiwaa sax shiikh si saxan buu udhahayaa asagaa yara uqaatey
Scw
Bini adam waye shiekha wu qaldami kara lkn asago saxan hadii aad ka ben abuurto ogow shiekhu umaadan gafin ee meelka fog baad u dhaadhacday waana arin halis ah
Ama haku farxeen ama haka naxeen iyagay utalaa😅
Sheekhu runtuu indhaha kasaaray.allahaku barakeeyo Sheekh maxamed cabdi umal
Waa saas runta xaqa in lacadeeyo weye
Wiilka,hala,Ed biyo caalimka,Hallo duceeyo
Anaa kuwaso umul
Allah ka cabs ma ogid goor aad dhimaneyside
Caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Alxamdulilaah min nicmatu al islaam
Adigu soomatihid kii nabiga scw caayay ee kugaalobay
Adigu inaa kufrisay shaki kuma jiro
Munaafiqiita marwalbo oo xaqa lasheego wuu dhibaa
Sheikh osman xidig shiiiq ka cilmi badan somaliya ma joogin jaahiliin unba caayay shiiqa
Lama caayin ee khaladkiisa lashegey in camada loo bayaa nimo khaladaad kaasna waasax
@@zakariyemohamed9523 obi muxamed shfaacada weyn Allaha ayaa siiyay nabi kasta marku cudur daarto ana iska leh ayun oran shiiqana adaan ku baahanahay hadumu nabi muxamed scp yiri anaga u baahan nabiga scw Allaha ayaana siiyay awooda uu khalqiga ugu shafeece asaga oo fahmin waxuu shiiqa ka hadli inuu waa danbi la soo fadhisto waa galad injir ayuu laha nabiga waa ka dhageysateen waxkasta ka dhageysta
Waa runta sheekhow,waa in lagarto iska illaalinta wax kasheegsheega meytiida
Jazaakallaah kheer sheekh umal
Kan shiiq wasaq waaye
Scw scw scw
يقول شيخك الأميرة ويني ويا لوط لا تتكلمون ادعوا له يأمرك دينك بهذا
ooo adigu waad ceydeee naftaada ma ogid miyaa
Said ayuu umahadsayahay shekhu
Allaha u naxariisto mar afkaaga ma soo martay 😢
Qofka markuu dhinto in looduceeyo bay mudan yihiin buu yiri shiekha
Lkn adiga shiekh umul dhowr mar buu sheegay magaca nabiga scw maku saliday shiekha dhintayna matiri alle ha u naxriisto
Wa garderobe cad
Omarka
Maqabariga lagasara
War garadarada iskada
Marxuum
Dhinatay
Ayuu
Iilka kaga dabatagay
WARAYA BALAYA KUDHAGAYSATA SHAYDAN
AF CAD
MASIIBO
ILAHAY
KUGU RID
Culimada oo ka hadleesid..kasokoow tacsidii weli madirin.markaasaa weli sii waddaa taageeridda baadhilka uu sheegay ibraahim ciyoow.
Asc
Kan isagaa burinaayo.isku marinating furayo hadana wuxuu qarinayaa fadliga sh.cusmaan xidig rabbi ha unaxriisteè
Mel walba dalaq maxa uso arkay waadadkan afkiisa muxirto sida shekh mustafa shekh cabdirashid cali sufi shekh xiliike mu amuso😢
Maxaad ugutaqaanaa sheekh salaam maxed binu cabdi wahaab kaasoo laayey islaam kii waagaa
Adiga ayaaba leh shiekh salaam
Muhiimaduse maahan shiekh ama qofkale oo caadi ah lkn waa in aad qaasataa hadalkii alle ee quraanka iyo sunihii nabigeena scw uga dayato wuxuu sameeyay taas baa ah diin sax ah oo barax tiran
Wan garaney Hal ogada sheqan ka hor muran majiri jirin ehlu suna waljmeca somaliyey CULIMADA go,an haqaten
CISMAAN XIDIG KITAABO SHIRKIGA LAGA FAAFIYO AYAA KABUUXA
Rabi haka raali noqdee shiiqa kitaabadiisa ka dhamaw
Lkn sidaas dhan ha ugu dhiiran adigoo cadeyn iyo in uu qoray hubin
Ganacsadaha reactionkiisa ha iska wato diin cidana wax Ka waydiin maysee
رمتني بدائها وانسلت
Sax🙏🙏🙏
42 minutes ayuu ka hadlay arrin 2 minute lagu soo koobi karay. Wareeris baa la dhahaa😂
Adiga hadii 2daqiio wax ku fahmaysid,waxaa lagayabaa midaa 42daqiiqo wax loo sheegaay oo eali fahmin,dadka usku fahan ma aha.
MAAD SHEEKHA U BADHEEDHID M
Shiekhu ilaah baa cilmi siiyay dagalna kulama jiro culumada hadaynan baadil iyo wax aanan diin banayn nabigana scw kasugnaan wadanin
Adiga intii aan ku mashquuli lahayd intii aad dhihi lahayd maad shiekha u badheedhtid
Maad kusalidid nabiga scw oo aad uducqysid shiekha dhintay oo maad jazakalah kutidhaahdid shiekh umul
@@Ali_qasim143 SCW. adu ma umal aya ku dhaly maxad iga so dontay
Hmmmm hada ya culimo loyaqanaa
Ma kuwa anan dhowsoneen maxad ku shegtay
Hana isku darin
acudu bilahi mina shaydani rajiim alahuma jajina shaydankii (umul)ahayey ayaa shekey naaya iska jira somaliyey awal wuxuu ahayey (umul) wahabiye hada waxaa usku badalay takfiir
Shaqsi kasta hilibkiisu waa xaaraam in shaqsi la dacaayadeeyo oo wuxuusan ahayn laga sheego, khalad weeye. Lkn suaashu waxay tahay yaa culimara la xisaabtamaya oo wasaarad iyo koox diinta takhakhus ku ah oo diinta iyo culuunta islaamka xafida , ansixisa wadaadada fadwooyinkooda , siisa shahaaadooyin in la helo ayaa loo baahan yahay sax
كل يؤخذ من كلامه ويرد الا صاحب هذا القبر
Daacada I dishay ya shiiq
Sheekhoow sow xadiis rasuul ma aheenoo.
Inow rasuulka yiri (ninkii igu been abuurto ha udiiyaargaroowba meshoow naarta ka gililahaa.)
Soow Soomoow xadiiskaas ma yaqaano miyaa,,,,,
Wiil Hiiraan
lkn nabiga kumuu been abuuranin bee mise xadiiskuu sheegay ayaanad rumaysan
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
Reer suufi wadaadkii niiga dhinto halkaa uducey laheeden baad isaga qabrigiisa caabudaan
waxaad uu sheegayo xagey kajirtaa
Nin ka hadlay aaska ayaa wuxuu yiri لا شك inuu sheikhu yahay ahlul jannah
Waa SHEIKH MAXAMUD CABDULLE CARIIFninka sidaa yiri
ومِن القول على الله بلا علم أن يُشهَدَ أوْ يقال أنَّ الله عز وجل لا يغفر لفلان، أو أنَّ فلاناً من أهل الجنة، أو أن فلانا من أهل النار، فهذه المسألة غيبية مدارها على قاعدة الإيمان بالأمور الغيبية،
Diinta shaqsi malahan m ala kasokow qof sidu rabo asaga mayeleyni sheq tan muran malaha Somali waloso jestay ee dhaqnka diinta walagu Jira qomo luud iyo afootin kala jiree sheqoow taas ka HADAL wadaadkan iska daa
Umul waa xugoobay
Waxaan ka wadaa waxbaro
Qaburaha iyo meytada in la baryaa waa xaaraan
Sax sax waaye
❤
Tacliiq iyo kitaabkuu duray balse suufiya iyagaa buunbuuniyey cayna ka dhigey hadalkii wadaadka wadaadku wuxuu qoray buu sheegay iney qaladaad weyn ku jiraan
Waxa markii daliil iyo qiil lagu difaaco lahaayo baa shiekha loo jawaabi karaa wax sobarana la dhihi karaa lkn hadiiba qiil iyo difaac lahaynin waa in buuq iyo shaqsiyadiisa loo dhaadhaca si dadkii caamada ahaa ee jahliga iyo waxa aan diin kusalaysneen diin looga dhigayay wax lagu fahan siin😂
Umul injirle maxan kadhagesahena barasho nooguma laabnee soo kilee ma ahoo wahabiyada uweyna. Ina ciyow asigaba usheekh ahee halkoo maray unboo maraa.
Sheekhoow waxaaba qaldan in 4 mad,hab lakala raaca,
Waxaa xaq ah,in layiraahdo
Dabaca rasuul ayaan ahay,
Oo aan la sheegan,shaafici Maliki iyo 2da kale,
4taan mad,hab Asxaabi ma aha,Taabiciyaalna ma aha,
Waxaad arkay 4 kitaab oo ay ka qoreen sida loo xaji,4taba buurta carafo ayey usku raaceen inta kale waa isqalaafsan yihiin.ninkii xaj tagay oo buugaas aqri baa marqaati ah,ama raadsada oo akhriya,