Nin walba oo raba in uu ogaado waxa dhacaya ha fahmo suutarul manafiquun sifiican ayuu u fahmi donaa waadba modaa in ay suuratu maanta soo dagday subxanallah rabiyow adi ayaan kaa magan galnay kuwa qalbiyada ku haysa gaaalnimo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
"يارب لاتغرب شمس يوم عرفه على أي بيت من بيوت المسلمين إلاّ وقد ملئته فرحاً وسعادة وفككت كرب أهله ويسرت لهم أمرهم وأشفيت مريضهم وحققت أمانيهم." امين يارب العالمين.❤️
Ilaahay hakaa a jir siiyo wll, waxyaabo badan oo ummada muslimka wat tar u leh, islmarkaana uga digaaya fitnooyinka socda ayad noosoo gudbisaa. waana wax loo baahan yahay walaahi.
Galabta waxaa kulmaya saddex xaalad oo ducada la aqbalayo. 1: Ducada galabta Jimcaha saacada ugu dambeyso oo aan la soo celin. 2: Ducada qofka sooman oo aan la soo celin. 3: Maalinta Carafa oo lagu dhaafayo dembiga sanadki hore iyo kan soo socda. Ilaahey hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadka dambena ha ina gaarsiiyo xaalkeenna oo sidan ka fiican. Ciid wanagsan Jimce wanagsan
Tani waxay tilamaamaysaa inay soo dhawaatay waqtigii dhulka barakaysan ee sucudiga laga hor wareejinlahaa kuwa bilaa damiirka ah Malinba fadeexad hadaad aragto waqtigaa dhow insha allah alle ayaana dhulkiisa barakaysan ilaashanaya
@Ai Love alxamdulilaah ilaahey nimco waa nasiiyay nimco islaanimada Ka wayn ma jirto qoomana illa ay iyaka isbadalaan illahey madalo Somali waxa Ku dhacay ayaka usabab ah Wana cadalad darada
@Ai Love subxana Allah shartada Allah imoto anaga waxba nagama haleyso alhamdulilah wana ku kalsonhy qadarta rabi sidadane imanka ma belin nimcatu shukri Allah 🥰
Maamlo uu ilaahay doortay ayaa kulmay maalin jimce ah iyo maalinka carafo ilaahay salaada iyo soonkaba ha inaga aqbalo kuwa naarta laga xoreeyo alle ha inagu daro mid kasta oo diinta suuban ee islaamka ku xadgudbayana alle ha inaga qabto mhdsanid wll cumar.
24 saac gudahood waxaan alle ka rajeenaya ninkaasi in alle uma islaamka ka qabto cibro lagu cibro qaatana alle ban ka rajeenaya inshallah اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Mashaa Allah Cumar yare Allah haku barakeeyo ninkaan waan raadinayay sheekadiisa markii dawlada Saudi ay iclaamisay Muslimiintuna kaqayliday adaaba Soo galiyay thanks walaalo Please kucaawiya walaal kiin wax aan lacag kugu joogin adiga oo ah shire and like 👍 please walaahi howl badan ayuu inoo hayaa kan yari long life Huuno
Waad cadhoonaysaa laakiin waxaad qaboobaysaa markaad xasuusato inuu jiro Allah aan cidina ka baxsan karin. Waanu samri i Allah inta islaamku helayo hogaamiye daacada oo ilaahay ka amar qaata.
Yes I loved 😍 my beloved real Islam sheikh we are religious of peace and freedom Islam is for all humanity ❤ Islam belongs to human beings all yes I loved my wonderful Jewish brothers and sisters ❤ 💙 💜 ♥ big love from somaliland
Waa imtixaan xaqiiq ah oo qof kasta muslim ah uu dhadhaminaayo. Ninkaan ficiladiisa inaysan islaamnimo shaqa ku lahayn waan wada aragnaa, balse qof kasta muslim ah ayey imtixaan u tahay.. Allaha inala garab galo iimaankeenaa🤲😪
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
Aamiin
Aamiin yaa Allah
Allaahuma aamiin
Nin walba oo raba in uu ogaado waxa dhacaya ha fahmo suutarul manafiquun sifiican ayuu u fahmi donaa waadba modaa in ay suuratu maanta soo dagday subxanallah rabiyow adi ayaan kaa magan galnay kuwa qalbiyada ku haysa gaaalnimo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Qaar badan oo xata agtaada islaamka Ah wagii nabiga scww suradu wayka Hadashay lkn dad badani ma oga
Walle saax
@@naasirjaama603 subxaanallaah aduun dhamaada ayeynu joognaa rabbi inaga iyo ubadkeenaba dhamaan muslimiinta hayna badbaadiyo 😥
Ilahow inoo naxriiso Ilahow need taada Ayaan ku waydiisaney kuwa sharta wadana Ilahow awaal kooda siii
@@fardushurre1668 Alle ha inoo Aqbalo Wllo 🙏🙏
,ilaahay dhamaan umada islaamka haka aqbalo acmaashi khayriga ahaa gaar ahaan 10 kii cisho ee u dambeeyay oo ay mantu u dambayso🤲🤲🤲🤲
Amen
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
maanta miyaa eidu?
Ameen
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
أللهم آمين يارب العالمين 🤲🏼
Amin amin amin
Ameen yaa rabb
Aaamiin aaamiin aaaamiin 🤲🤲
Amiin
لاالــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
Ciid mabaarak ciidul odxa ilaahay soonka haynaga aqbalo qofkastana ilaahay haka dulqaado hadii uu dhib haysto cumar inshaal alle haku barakeeya
"يارب لاتغرب شمس يوم عرفه على أي بيت من بيوت المسلمين إلاّ وقد ملئته فرحاً وسعادة وفككت كرب أهله ويسرت لهم أمرهم وأشفيت مريضهم وحققت أمانيهم."
امين يارب العالمين.❤️
اميين يارب العالمين
Aamiin yaarabii
Aamiin yaa Allah thanks
Aamin Aamin Aamin allah
Amiin amiin ya allah
subaxaana allah illahow xaqanatus dhamaanteen muslimiinta meel walba ay wada joogan 😢😢🤲🤲
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
Ilaahay hakaa a jir siiyo wll, waxyaabo badan oo ummada muslimka wat tar u leh, islmarkaana uga digaaya fitnooyinka socda ayad noosoo gudbisaa. waana wax loo baahan yahay walaahi.
سبحان الله 😭😭 اللهم ثبت قلوبنا على دينك🤲🤲🤲🤲
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
آمين 🤲🤲🤲
@@marianali7951 wllo subscribe isar alle Haku sharfe
Maanta waa maalin ducada dad ka la aqbalbayo ilaahay waxaan ka baryaynaa in ninkaa sharka badan inaga qabto umada islaamkana ka qabto Aamiin yaarabii
Aamiin yarabi
Aad ayaad umahsanTahay ustaad waxay noo Tahay sharaf inaad Tahay qof muslima oo soomali wllkeen ah waan kugu Tageraya barnaamijkaan aad nooso gudbisaY iyo inaad naga jaahiL saarto wax walba eid mubaarak macalin alle haku karaameyo😍
افضل الدعاء يوم عرفة (لا إله الا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير )
حسبن الله ونعم وكيل
والعياذ بالله
الهم ثبت قلوبنا على دينك وأرزقنا حسن الخاتمه
ربي إن ابي ليس معي ولكنه في قلبي في دعائي انتقل إلى جوارك لكنه موجود في كل تفاصيل حياتي اللهم أرحم أبي بقدر اشتياقي له🤲
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك🤲🤲🤲🤲امين يا ربّ
Amen yarabi
Galabta waxaa kulmaya saddex xaalad oo ducada la aqbalayo.
1: Ducada galabta Jimcaha saacada ugu dambeyso oo aan la soo celin.
2: Ducada qofka sooman oo aan la soo celin.
3: Maalinta Carafa oo lagu dhaafayo dembiga sanadki hore iyo kan soo socda.
Ilaahey hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadka dambena ha ina gaarsiiyo xaalkeenna oo sidan ka fiican.
Ciid wanagsan
Jimce wanagsan
Aameen yaa rabi
Alle hanaga aqbalo ducooyinka
Aamiin yarabbi
Yahuda ilahow naga qabo
Tani waxay tilamaamaysaa inay soo dhawaatay waqtigii dhulka barakaysan ee sucudiga laga hor wareejinlahaa kuwa bilaa damiirka ah
Malinba fadeexad hadaad aragto waqtigaa dhow insha allah alle ayaana dhulkiisa barakaysan ilaashanaya
Maashaa allah waaruntaa mahadsanid walal💙💙💚💚
@@bashirkeenadid7919 masha allaah
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَتَّخِذُوٓاْ ءَابَآءَكُمْ وَإِخْوَٰنَكُمْ أَوْلِيَآءَ إِنِ ٱسْتَحَبُّواْ ٱلْكُفْرَ عَلَى ٱلْإِيمَٰنِ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلظَّٰلِمُونَ
Ilahy hanogargaaro
Mnta minbarki nabiga ninkaasa taagn subxanllh 😰
Subxana Allah subxana Allah subxana Allah alhamdulilah cala nimcatul Islam allahu agbar 😥🇸🇴❤❤🥰صلي الله عليه وسلم
@Ai Love wall subxana Allah bur burka waa itixam ilahey nagu baroweynayo lkn Muslim nimada waa hadiyad rabigey bixiyo qof nasib leh unba hella alhamdulilah cala nimcatul Islam allahu agbar
@Ai Love alxamdulilaah ilaahey nimco waa nasiiyay nimco islaanimada Ka wayn ma jirto qoomana illa ay iyaka isbadalaan illahey madalo Somali waxa Ku dhacay ayaka usabab ah Wana cadalad darada
@Ai Love subxana Allah shartada Allah imoto anaga waxba nagama haleyso alhamdulilah wana ku kalsonhy qadarta rabi sidadane imanka ma belin nimcatu shukri Allah 🥰
بفضل يوم عرف نسألك الله يارب حسن الخاتمه وسعادة الدارين
Aamiin yarabi
Jumce wanaagsan acmaasha khayrka ah allaha naga aqbalo dambigeena iyo kii waalidkeena allaha dhaafo waa maalin khayr badan
Sxp subscribe isar allle haku sharfe
Ilaahey subxana watacala dhaman umada musliminta ah acmaashii kheyr ka badned Allaha ha naga Aqbalo yaa Allah yaa Rabbi ❤
ويل ويل ويل للعرب من شر قد اقترب 🖐😢😢
ندامة وحسرة ✅
ciid Mubarak wallka iyo musliminta oo dhaman 🕋🕋💖💖🌹🌹❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
وفق الله الجميع المسلمين وذل الكافرين 🤲💚
اللهم اعتق رقابنا ورقاب اباءنا وامها تنا منا النار يوم عرفه ♥
اللهم امين🤲🤲
Bayo mcn subscribe isaar alle haku xifdiyee
Alle haku sharfe wllo subscribe isaar alle haku xifdiye
لُعِنَ الَّذِينَ كَفَرُوا مِن بَنِى إِسْرَائِيلَ على لِسَانِ دَاوُودَ وَعِيسَى ابْنِ مَرْيَمَ ذَالِكَ بِمَا عَصَوا وَّكَانُوا يَعْتَدُونَ(78)
ألهم آمين
Jazakallah kheer brother Omar inshaar waxbadan ayaad u heeysa bulshada alle Haku xafido Eid Mubarak and jumca Mubarak dhaman walalaha musliminta halkaan kuxidhan
سبحان الله وبحمده سبحان العظيم🌿
Carabta madaxa ayaa laga qabsaday meeshee usocdaan Allah ayaa og shartooda Allah Nama soo gaarsiiyo🤲
Carab dhan ma wada xuma shanta faroodna ilaah subxan watacalaa masimin lkn ninkaas xariga goostay saman waxaan joogmaa dulmiga foxshiga danbiga batay yaa allah noo danbi dhaaf waku caasinee 🤲
@@dailycontent3955 waa runtii lakiin somaalida ayaaba carabta ka horeyse tiisuun haka hadlo
Aamiin yarabi
Mahadsanid wll cumar inshaar mowduuc muhim ah ayaad kasoo hadashay
Hadey run tahay waxa laga sheegaayo ninkaan waxaan maanta oo ah maalintii ducada ilaah ka baryaa in uu ilaah ibta ka xiro oo kaadida ku celiyo qabasho darana in uu ilaah qabto aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin 🤲
Aamiin aamiin
Aamiin yaarabii
Waa run
Subhanallah subhanallah allow aduunkan shartiisa naga qabo yarabi
Ku Sali Nebigeena Scw Scw ❤️🔥🙏🏼
أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك وطاعتك يا الله
لبيّكَ وإن قستْ القلوبَ، لبيّكَ وإن فاضتْ الذُنوب، لبيّكَ إنّا عائِدون، تائبونَ، نادمونَ، لبيّكَ اللّهُم طاعة وحبًا. 🤍🕊
Subxana laah Ustad Allah haku xafido insha Allah
Wll cumar inshaar Allah cimrigaaga kuu barakeeyo🥰🥰🥰
Wllo subscribe isaar alle haku xifdiyee
aamiin
ءامين يارب
Subxaanallah walle ninkan allah naclado kan Muslim mahan
MUNAAFIQIINTA islamka aye Ku dhax jiran Allah naga qabto shartooda, waxay shaqaysanayaan waa naar iyo cadaab.
War culimada mad nacebtagay
@@maxmuudaxmed2028 caalimku haduusan Muslim ahayn kawaran?
@@maxmuudaxmed2028
Caalimka muslimka ah iyo kan kale
Hakuu kala soocnaadaan walal
@@maxmuudaxmed2028 culimada cid macayin laakiin kanlagahadlayo ayuu ulajeedaa
SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel ❤♥️❤❤
Waad mahadsantahay wll cumar inshaar sidaad codkaaga musliminta uguhiliso waayo kasomaali ahaan waxba kamaogin howlahan socdaan
Jazaakallaahu kheyr
Waa barnaamijki ugu kheyr badnaa oon afkeyga ku dhageysto
Dadaalkaaga sii wad howl weyn baad uheysaa
Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed
Ogaansho sxp 700k coming soon insha Allah ❤❤❤
Sxp subscribe isar alle ha idn sharfww
Mashaa allah wllo cumar ishar dhagaha somalida inta hagagsan
Maamlo uu ilaahay doortay ayaa kulmay maalin jimce ah iyo maalinka carafo ilaahay salaada iyo soonkaba ha inaga aqbalo kuwa naarta laga xoreeyo alle ha inagu daro mid kasta oo diinta suuban ee islaamka ku xadgudbayana alle ha inaga qabto mhdsanid wll cumar.
Islaanimada masaasaa qofwalba dharka wuu iska xidhan karaa magaca muxamadna wuu labixikaraa lakiin ficilku ficil islaam ma ahan isagay utaalaa meshuu latagi oo uu kumaamuli cidii kayeeshana waa lamid nocaaso kale ilahay ha duleeyo amiin
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعي
Alah yacizak akhi wad noofaa,ideysey runti ilgaar ah ayan kufiirindona yahuudigaasi lagu magacaabey maxamed ciisa
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
بَشِّرِ ٱلْمُنَٰفِقِينَ بِأَنَّ لَهُمْ عَذَابًا أَلِيمًا
اللهم أغفر المسلمين والمسلمات الاحياء منهم و الأموات 🤲
Aamiin yarabi
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الَّذِينَ اتَّخَذُوا دِينَكُمْ هُزُوًا وَلَعِبًا مِنَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ مِنْ قَبْلِكُمْ وَالْكُفَّارَ أَوْلِيَاءَ﴾ .
* * *
Kalab weye sheikh mahahe waa sheydan dacacif Rabow Dinta Islamka no xafid ya Allah Oo Islanimo nagudil ya Raxman
اللهمّ انا نعوذ بك من الفتن ما ظهر منها وما بطن ، ونعوذ بك من عيسى وأمثاله عليهم من الله ما يستحقون🤲
ilaahey hanaqabto ninkaas iyo wixii lamid ah waa nin duli ah ilaahey waxaan weeydiisaneynah mantay waa maalin qeere in uu ilaahey dhulka lajaro waa intaan awoodo mantay
I'm watching this channel 2017 till now alxamdulillah waa ku faaidey
شكرا لك عيد مبارك وكل عام وانتم بالف خير
Sxp xaqiiqda ayaad noo soo gudbinaysaa gulayzo♥️♥️♥️
Subxanalaah waa aduun kadoon wlhi allow ina hanuuni yaarabi waa malin jimco ah yarabi
Cumar Inshaar mahadsanid. War buuxa ayaad naga siisay ninkan munaafiqa ah.
24 saac gudahood waxaan alle ka rajeenaya ninkaasi in alle uma islaamka ka qabto cibro lagu cibro qaatana alle ban ka rajeenaya inshallah
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
Shahiid El Haji Malik ( Malcolm X) Allaha u Naxariisto
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
shukrn wll cumar inshaar allaah haku xafido mahadsanid
Mawtal qofle Allah ha ukeno Amiin dhaha 😓😓
Amiin🤲
Waa shaydaan!!!dameera wajigiis ha gubtee oo dulaysan oo aanba istaahilin in laga hadlo!!
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Ilahow kuwaa naga qabo aamiin
Aduunku Wuxuu marayaa Meel Aan Laga Sheekeyn Karin Allah Jidka Toosan Hanagu Hanuuniyo
Amiin
Aamiin aamiin yaa rapi
Aamiin yaa rabi
Aamiin yarabi
تقبل الله ماقدمتموه من عمل وحقق ما رجيتموه من أمل عيدكم مبارك 💫💫💫💫💫💫⚘⚘⚘⚘
Ciid mubaarak hanbalyo dhamaan musliminta midnmo insha allah mahadsanid walal❤️❤️❤️💛💛💛💚💚💚💜💜💜
Mahadsanid Wll Omer Inshar
اللهم اعتق رقابنا ورقاب آبائنا وأمهاتنا وإخواننا من النار
Amen yarabi
Ciiiiiiil badanaa Allah Allow yaa seef ii dhiiba Aan Ciribtiree cadawga Muslimiinta
Alle ha naga qabto sharka ninkaan. 🤲🤲
ءامين يارب
Subhaanalaah Subhaanalaah saman aakhir ayaa lagu jiraa ilaahow khaatumada khayr noogu khatim
قال الله : ياأيها الذين ءامنوا لا تتخذوا عدوي وعدوكم أولياء.......❤🥰 شيطان العرب
Shartisa Islamka Faraj Weyn Allah Uga Dhigo
Dhibta & Naceyb Ka Uu Umada Islamka La Rabo Allah Ku Celsho Asiga & Inta La Wado
Ciid Mubarak Dhamantiin
Allaahumma aamiin
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
سبحان الله اللهم شتت شملهم يا رب العالمين
Eid mubark dhamman umad somaliyeed
▪︎الله أعلم حيث يجعل رسالته .😓😓😓
Mashaa Allah Cumar yare Allah haku barakeeyo ninkaan waan raadinayay sheekadiisa markii dawlada Saudi ay iclaamisay Muslimiintuna kaqayliday adaaba Soo galiyay thanks walaalo
Please kucaawiya walaal kiin wax aan lacag kugu joogin adiga oo ah shire and like 👍 please walaahi howl badan ayuu inoo hayaa kan yari long life Huuno
Waad cadhoonaysaa laakiin waxaad qaboobaysaa markaad xasuusato inuu jiro Allah aan cidina ka baxsan karin.
Waanu samri i Allah inta islaamku helayo hogaamiye daacada oo ilaahay ka amar qaata.
Cumar inshaar khayr allaha ku siiyo wlal wax badan oo aanan ogayn ayaad noo ifisaa ilaahay haku nuuro
First comment ayan ahay
Fadlan like saara
EID MUBARAK 🥰🥰
First comment kaga cadahya 😄😅
Su
Subxanallah waxan ku jir wakhtiga aqiro zamanka illaheyow ji
jidka tosan hanagu hanoniyo aamiin yaa rabi 🤲 ♥
Nin aan yaabi ayaa yiri waa yaabay
Wllhi anagaa yaaban subxana Allah 😱
Alle ha quweeyo muslimiinta meelkastay joogaan
ان المنافقين في الدرك الا سفل من النار
Illahay muslimiinta ha qabto kuwa noocana
Walaahi hadaan maanta sacuudi joogi lahaa waan ku shahiidi lahaa😭😭😭
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah hana badbaadiyo
Subxanallah nuucaano kale aya muslinimo sheeganayo
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك🤲🤲🤲🤲امين يا ر
Ilaahay umada haka qabto munaafaqaas sharkiisa Hana ku baraarujiyo kuwa awooda u leh inay ka eryaan member ka loo dhiibay I.a
Ogaansho ninkaan munaafaq ah Faro armey ka hayaan yahuud Iyo gaalada ama in yahuud sixreyn ama asaga Noqdey yahuud dharka Carabta xiran munaafaqnimo isku ekeysiin muslim inu yahay nijaaska ilaah ha ceebeyo amiin
اهكذا يكون مسلما
قل بئسما يأمركم به ايمانكم ان كنتم مؤمنين
Yes I loved 😍 my beloved real Islam sheikh we are religious of peace and freedom Islam is for all humanity ❤ Islam belongs to human beings all yes I loved my wonderful Jewish brothers and sisters ❤ 💙 💜 ♥ big love from somaliland
Soonka iyo acmaasha wanagsan rahmaanku haynaga aqbalo dhammanteen
Mahadsanid ustaad Cumar