asc wall zaki waxaatahy qof wanaag san balse waxaan kaacod sanaaya dhalin yrada wanaag san inaad kusoodarto barnaamish ka looma baahno maalin waliba qosol wacod si 🙏 halabooqdo jiilka mus taq balka 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏waa dhalinta bari soo bixi doona ee wallo fadlan caawi
Free carab basto 🤣🤣🤣🤣🤣
Walee waa run
Free lawo waji
Hhhhh
Ani qadar aa laidhaa sxb
Hus
Hadaad Aragto Magaca Nabigeena Suuban Muhammad مُحَمَّدٍ ❤ﷺ🤲🏼
Like Saara 💞🙏😰
Salallahu calayhi wasalam ❤️🥰💖
Scw scw
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Salallahu caleyhi wasallam🤲
❣️آلُلَُّـہِــم❣️صٍَلُِّ ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم❣️ۆَبَْآرِگّْ علُﮯ❣️نَْبِْيَِّنَْـــآ مُحٍمَّدِ ۆِعلُﮯأّلَُـﮧِ ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ أّجٍِمَعٌيَِّنْﷺِ❣️
Away dadki jecla nabigen maxmed 🥰
Scwscw
Salalaahu calayhi wa Salam
االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Freee caga baasto
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Scw🥰🥰🥰🥰🥰🥰🕋
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖
Adiga qoraalkeyga aqrinaayo IYO anigabo qabrigeena Allah hainooga dhigo beerbeeraha janada kamida amiin dheh ♥️🥰
Amiin🥰❤
Aamiin yaa rabi
Aamin aamin yarabi
Aamiin yaarabi
Hadii aad aragto magaca nabi muxamed salalahu calayhi wasalam ❤️ kusali nabiga wllo 🩸
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
SCW SCW SCW ❤❤❤❤
Scw Sow Sow Sow Sow Sow Sow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
SCW
اللهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲🕋🙏
Scw
Scw
Scw
Scw ❤Scw
Scw scw scw
Hada hada daabaneyso nabiga ku sali wlll Scw❤😢
Brother Kusali Prophet Muhammad peace be upon him ♥️♥️
scw
Scw scw scw scw
Scw
Carabka. Wax buu. Baratay😂
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖
جزاك الله خيرا جزا يااخي في الله☝️🤲❤️💚🧡
Scw Sow Sow Sow Sow Sow Sow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
dumar tashtay ma tabar yara ogoow mijo baastoow🤣🤣
Caloolay
@@xamsetoni7352 mijo baasto 9 pregnent🤣🤣
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Scw Sow Sow Sow Sow Sow Sow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️💚💚💚💚❤️💚💚❤️❤️❤️❤️❤️💚💚❤️
Big Respect brother zaki ❤
Zaki ragu dumarka way ka aqli bdnyihin challenge ayay uga dhigeen🤣😂
Part 2 wiilasha calaalkooda video yadodi soo same waziir😂😂
Caawa anaa uhoreeya wasiirka dhibka la isku eegtaa waa inoo dhaxeyay 😂😂😂
Dhibta la isku ega wa ino dhaxesay faraxyalow wa markena😂😂😂 no more oyin free farax lugo pasta 🍝 😂😂😂😂
adeer lama sixrin lkn xaqi ay dumarka kagaleen aya kaso baxay😂😂😂
Hhhh caawana midkalaa lakeenay
Farax carab dher 😝😝😝😂😂💃💃💃
Zaki anigu tick tock malihi balse adaa ii fududeeyay waqti kuma lumiyo keep going zaki
Fuulaynimo iga dheh waa xajabteen ragow 😂😂😂😂😂😂
Free lugo pasto Zaki bini xaji legend keep going brathar Respect🇸🇴🎉
Wasiir funy aa tahay wlhi waa lasixray 😅😅😅😅 waan kugu qaadanay free lugobaasto
Wasiir wllhi reaction waan sugaaye saaky ilaa hada adiga indhaha kugu haayay😂😆 sorry ragoo dumarka ma wada xumo 😢 😭
Balo ku ciya dhay maa jabka farax baa indhaha ku haysay
@@cabdicise6495 haa lkn aniga sida gabadhas oo kale ma xumi 😢 faarx waa wllkey 😢 🙏
Taasaa run ah
@@raxmaabdullahimohamed6127 Big respect meen maaha dumarka mawada xuma ilaahay baa 5 Farooq wada Simon bo
@@ahmadsahal2845 adiga lee I fahmay wllhi mahadsanid apowe ❤
Wasiir way sixranyiin ragu😂😂😂
Wiiil kastoo asturan wllky waaaye😂🙈
Wasiir part 2 calaacalkaa wiilashaa waan kaga fadhinaa 😊
Dumarow Ragga Waa idinla Dhashay wuuna Idin.Dhalay Wana Dhaleysanaa Waana Idin Qabyaa Heeh Qarxiska Sii wada kkkkk 🤣Legend Zaki Com On 500k✍🙏
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😁😁😁😁😁😊
🤣🤣🤣nin wax waaniyey ma moodaa🤣🤣
Legend 🤣😅
Wasiir Horaa Loogu Mahmaahay "DUMAR IYO RIYO KAY LAGDAAN KAMA KACAAN"
Warsiir faraxyal maad raacday waa ino tahay😂😂😂😂
Free farax luga basto mashaalah inii laga argisto wn rabaa thanks gabdhah kusocodo
waxasi waa jalanji wasir ee hanagu so wada bixin😂😂😂. one love somalia 🇸🇴
Waa challenge hal mar baraawe 😁
no way 😂😂😂😂
War angaa yaabnee raga carab dheeraa oo dhareer badnaa oo adkeesi yaraa subxaanalaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Farax carab basto adkeesta waa markiine wasiir garbashka waa qabyo part 2 ayn sugeyna 😂😂😂
Kkk iska kaaya dhaafa walalihin saw manihin hanaga daba khaldamina
Waladinku fahmay ayaa doqona
@@khalidismaaciil3284 please 🙏
@@abdihakiinmuktar9888 mac sokor hhhhhh
guul guuul dumarow waa aarsanay
Wasiir so dhameystir karbaashka 😂😂😂😂😂raga ha u eexan 😂
CiYarta waa BareeJo 🤣cilaaN miYaan marsada Mise timjilciso asxaweey 😂😂zaki
Wazir wlhi bilhi waxan kaga sugayay video gaan farax carab dheer😂😂😂😂
Hadan yax yar kadip kuwayn lah cuqduban udiman lah
Farax lugo basto sorry jacaylayaal😭🤣 Farxiya elapan wa aarsatee kusoco🤣😂😁
Wan qosli lahaay lkn canada ayaan jooga 😂🤸♀️😂😂🤸♀️😂😂
Hhhh wan ku fahmay dhega hadalka jooji yarey
Farxiyo janis kale ayad radhinosaye wax ad kudado bananka uradso qolkan waki sarakisha laisma gadhi karo
Isku dhib maantoo free aathy🤣🤣
🤣🤣🤣🤣
asc wall zaki waxaatahy qof wanaag san balse waxaan kaacod sanaaya dhalin yrada wanaag san inaad kusoodarto barnaamish ka looma baahno maalin waliba qosol wacod si 🙏 halabooqdo jiilka mus taq balka 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏waa dhalinta bari soo bixi doona ee wallo fadlan caawi
😂😂😂 waan ku canbaareynaya Wasiir waa maxa guubaabis dhinac ka rararni ina Aabo yaan lagaa garan dee bahasha 😂😂😂👌
Free lagu basto😂😂😂
50K views and 8K likes👍 Another Level 👏
Wasiir al cadla xaga carb dheryasha u badnaysaye😁😁😁😁carbka gelna naga qariya dhe hhhhhhh
Wasiir part2 please🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ciyaartu Wali wey socotaye 🤣
waziir wixii ku helaan layaabay🤣🤣wllhi🤣🤣🤣😂😂
Sxb wllhi waan sugaayey inaan noqdo qof ka uga horeeeyo aan dawado tageeera ayaan ku ahay team waziirka guul
Please 🥺 parati 3 comatiga ka so gena wazra
Farxiya 11 wax Waji ah Ooy Leedahay Ma Laha 😢😂🤣 Carabka ilaalsada Ragoow🤣
😂😂😂😂
Aabooy Ka Raali Noqo
Hhhhh ilaaalshada farax carab baasto hhhh
@@dahraanyuusuf569 😂😂😂
Fariii lugu baasto 🤣🤣🤣🤣🤣🤯
Wiil kasto asturan wa walalkey 😊😅😅😅
War wasiir qooshaa qasaaye gooran dhameeyay een ka farxashay maqan alla anaayeey kujecliyaa reaction kaaga😃😆😆😍
Farxiya 11 hadi laysu video dhigto adinkaa 1m laydinka helyaa ee aayara plz
Hhhhhhh waziir isdifaac miya wadaa sixir aaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣team carab baatso
Nasab mahan ruuxii ragga nacab u haysta😂😂😂
اللهم استر عوراتنا 🥲🥲😭😭😭😭
Kkkkkkkk wax badanaa sugayay walagaa garbaxayaa faarax luga baasto
Macsokor dheh ninkasto garwayn shiikh ha umalen😂
Nasab maaha naagti nin nacab uheysta sanadkan gabdho majiran💔🥺
Gabdhoow raga
Weyna dhaleen
Wey nala dhashen
Wana dhaleynaye
Dhibka halaga dhaafo 😰🥺
Waxas iskadaya wax isdhalay majirana ha laiska celiyo dulayste
adkeytaa 😫 carab + lugo baasto 😫🤣🤣
Ragu Waa LaZixreY Nio😂😂😂🙌
Dhalanyarro jimca kariim 😫😫😫😫
qof reer mudug ah ilahow iimaanka iga qaad waa dhaartiisa ugu horeysa😂😂😂faarax carab dheere
Gabdho iswaala hadad rabtin qofka ugu horeeya ee dhihidona ragaa utahay waa hoyadi qofka xigana waa walashii😏😏
Waziir Waa kusalaamay ❤❤❤😂
Asc wllo lso booqo UA-cam channelkayga
@@barwaaqo_channel maxaa waye
Ukaadi wasiir farax lugo basto waaa lga dhafyaaa arab & turki baan iska guursanynaa
Waxad shegtay kuwii ugu darnaa in aad ka soo tagty🤣🤣🤣
Carabbada kala reeba😂😂😂
Istaqfurullah wrya da ilahay ka baqa subxanallah
THEY DID GOOD JOB THANK YOU SISTER
2022 caruur lo ri bisad 80 jir waxeey dhaafeen majirto hadana sidii oor ta ayeey carab laa laadinaayaan kkkk
Waziir waa kuwataa gar iyo gardaraba go forward 🙏🌍🥰
Sixir ma hayn ee qooq lee indhihisa ma muuqday wasir shekada cadalad kamaad dhigi fre carab baasto
Free lugu basto..... Legend #Zakiibinhajii big respect bro mine
Waan idin salaamaayaa😂😂😂😂😂
Waziir cadaaladaa rabnaaaaa faarax sifiican umajafin beeeeh
Wllhi gabdhaha wax badan nolosha lagu silciyey lkn hada comeback wali ah ayey sameeyeen sorry 😔 farx luga dheman 😂
Anigu come back uma arko sababtooo ah waxn ragoo dhanbaa wada sameeyay challenge cml😅
@@cimraan30 qof wax og
XA wlh 😄😄😄😄
Waziir haaf million ka 15 kabadan video ayaad ku heysaa manna socotidide xagee lagaa heestaa sxp
War inaan xariifin nahay ma na aragtay challenge ayaan ka dhignaye wixiiba waan u badalnay oo ciyaar ayaan uga dhiganay😁
Walee been maad sheegin Wan u badalnay😁
sir naaged lagama sal gaaree war maa joogtaan faaraxyaalow xaliimoyin hadey idin tashtaan wadanka waka baxeysaan wlh
Magc mani racinp
Oyinta iyo dharerkana war iga sii idinka gabdha xogten o awod ku hesatin iyo caruur keni jirten idinkana dharerkina la kenay😂😂😂😂
Firii luga baasto😹😹
Waziir Qosolka iga Dhameese😂😂😂
Faarax Carabey👅😂 Mac Nigu tahay
Wiilkasto Asturan Waa Wallkey❤🙈
Video Call Danbe Soomalia Wekaga Dhamatay😂 Xarash lesku hayaa
Caawa waan ilmeeyey qosol dartii 😂😂😂
صلي على النبي وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Wasiir wan ku salamey wlhi nabdigii habla dad haayo illahow umadan u ger gar wll hore usoc
Good job ladies continue don't ever stop
Idinkuna marka mid lasoo qarxiyo chalange kasoo dhiga meeshaba bashiir laba daan ka dhiga 😩😩😩
Wasiir kursigaad ku fadhidaa ma kii dabada booga kula haabaa 😂😂👍
Bal natus adoo raali ah😨
Asc walaal waxaan rabaa inaan kula wadaago qiso igu dhacadey.
4/5/2020 maalin duhura
Waxan wattspka kala hadlaayey
Gabdha aan saaxiib ahaayn
Kadib wiil ayaan barty waxay igu tidhi saaxiibey wiilki aad barty sawirkiisa isoo dir
Oky ayaan dhahay
Intaa sawirkiisa profileka saarna intaan screenshot ka soo qaaday
Ka dib inta aan isagii uu diray ayaan ku qoray
Waa kaa sanka budhkaale leh😭😭😂😂😂😂😂
Markaan akray inuu asagii uu diray ayaan qaylo ku dhawaaqay
Imisay xaafadu igu soo baxadey maxaa ku helay ku laha
Ma waxa baan sheegayaa
Sawirkiisa maa deletesiine isagiiba block saaray 🤣
Free Lugo baasto weyku heysatah😄😄
|| Wasiir waxaa Anagu challenge baan ka dhignee miyad la socon
||Markaa Challenge ga Haka daahinee Zameebaan Ku dhihi lahaa🙏😅😅
Wiil kaste meeshu is dhigo baa lagu qalaa 😀😀 hayeey faarax lagu baasto
bro wan mashquulsan waayde .kow wan ku salaamye. laba ku socda gabdha somaliyeeda waa wax nool nin aan aarsan uurka hooyadii buu ku jiraaa
Waziir caawa cadaaalad ma tihid😂🤣😂🤣
Nasabmaha naagtii raga nacab uhaystaaye hhhhhhh
Wasiir beenta joji ragg Somaliyed wey ka badanyihiin raggg😂😂😂
Jumlad ahaan ayaa lookeenay ragii bismilaahi .
Free carabka lugu basto 😂😂😂
Ala wasir 😂😂😂 cadalad dara wada
Wasiir yaaisgaaray 😂😂😂
Qof lagu dhaganyahay Maa garan xasuusanaa hhhhh😅😅
Wasiirku ma asturan yahay waa udhaar sanaye shiit😏🤣🤣🤣
War ragaa badan guriga meeqa wiil ayaa joogto allah barakeeyo
Ninyahow farax ma ka qaldan tiitin qudxo galeyen 🤣😭😭🤣😭😭🤣😭😭😭