اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
War waxan anaba Waa samayn karna muuqal ka wanka wayo usagaba uciyey oo wanka hadii lo ciyo wuxu modaya in iddo kale u ciyen. Marka ciYaarta nagada yakhe
wasiir war canuga al fanaan khadar kiyow oo yar ahaa waxaan oo samayna waa caadi dhowr mar ayuu ku celceliyay qaar editing ayaa ku jira kuwana waa samays sida mukulasha qof baa ka hoos hadlaya ee maha mukulasha thanz wasiir waan ku taageera 😀😀😀😀
&zaki bin xaaji aniga jacelkeygi igu horeye 2020ki buu ahaa waxaan schoolks syaan iskubaranay qoftan magaceda ayaan walasheda weydinjiray ilen qofta manta le lasogaliye magaceda maweedin jirin ileen hadale arkay markaasa wllked melan aan kasomaro ba gacanta kusodhigay markasa isbooc kadib gabadhi aan bartay markaasa geedka gobka ladhaho baan u keenijiray iyo mudo aan sas kuwadijiray illla iyo aan kasojitay malin walba macmacan aan ukeeni jiray markaasa illen walashed aa i jecled hora loyiri naftedu nafberabta naftuna nafberabta gabadhan aiga bee ijaceshahay🤣 aniga nah tankale aan jeclahayo gabadhan nah ayada weyiga heshay markas baa. malin malmah kamid aniga oo kubad ⚽️ dhelaya aa qoftii baa iyertay markasa midikake baa lasocoto wey ii yertay markas baan u i maday markas baa igu tiri miyad ijacesha hay markee sas itiri baan farxay dhan na waan kamurgay walashed baa mesha jogtay haduu aan kudhaho haa wankujeclahay walashed baa mesha joogto illen qofta way iga heshay markas ayada iyo walashed aa isku haas teen oo ah aniga buu ijacelyahay nagada aniga bu ijacelyahay wey isku haaste labadod wey ijackaye aniga na qoftan aan jeclahay hadii aan kudha ho waanku jeclahay walashed baa melaha warejineso oo schoolka iyo xaafadaha ayee laga maqla mucjiso wartas malintas way isju diiday waa walashed wartasa ayada wey ijacled anigana qoftan aan jeclahay qofta aan jeclahay ayada wey ijecled shet malintas walashed aa nagu adkesay xaax 🤣 wal le tasa inan isjeclano ay nodi day wana walashed kawaran ann kusiwado markii ay iiwac day anigo banoni⚽️ dhelayo bey ii wacday markas baan u imaday waxey itiri ma ijacesha hay markas baan meel aan kabilawo ayaan garan waaye jihada ayaa iga dhontay markas ban caaye matirah daa hadii aan kudhaho wanku jeclahay walashed oo aey aey dhashay baa mesha joogtay ileen shalashed wey i jecled ani na tankale baan jeclaa ayadana weyijecled laakin maxee kugu tala inkaar qabtada walashed ah baa wax walba qaribtay ar malintasa malin xun bee ii ah heed jah🙁 taas musibo 🤣waye waxwalba si fudud bey uqaribtay aeyda ilaa iyo hada ex malahan aigana ex malihi 😆 maxekugu tala hada isku mel majogso kala magalo aan jogtaa hore ma umaqashay heesta jacelkeygow jacelkeygi koowad kamadagi hadlkeedi karkii xaanun kee weli waanku nokahay jah xanun badana jacelkaki gowad 😔😔 alle qurux quusiye sedee u wurux badan tahay war sidew u qurux badan tahay xuurul cay baa lomoda warmaxaan ugu ad keye as baxad walashed aakadambese aeey dheh magaceda waa #qulud qali 💝❤️
Wasiirka marko jaraska iiso dhaco oon ku dhufto like ta❤waa iga diyaar dhac aan ku siyaa muwduca xitaa ma fiiriyo wasiirka iyo Asad hajiyo like toda waa iga diyaar ilaahey Amarkiis😂😂😂😂
Wasiirka arimaha gudaha zxp hees ayaan kuu soo sameeyay ee comment maan kuugu soo qoraa waana laba hees mid rap ah iyo mid caadiya ee xagan maan kuugu soo xariiqa wasiir bal peng igu qabo 📌
@zakibinxaaji wasirow ninkan wa laba mid 1. Wa qof editing bartay oo muqalada isa saro waliba si anan lafahmi karin qiyano kujirto ah wayo marmar wu fashilmaya 2. Tan kale isleyahay waxa waye in uu vidoe duubo kadib marka uu muqalka duubo uu gadal danbe codka kasaro 2das le waye sida ay ila tahay mmucjisan majirto sixirne majiro Lakin lacipka cadi ma ahan keepgoing bro❤
ku saliya nabiga scw
Scw scw
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw
Scw scw scw ❤️
Scw
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕
#Bushaaro #Bushaaro
Wuxu kuugu bushaaraynayaa dugsiga Barashada quraanka inùu kuu furay qayb cusub OO #Hab Online ah laguugu dhigaayo
#Qur,aanka Kariimka ah iyo Dhamaan #Maadooyinka diiniga ah ee uu bixiyo dugsigu hadaba_walaalaha jecel barashada #quraanka kariimka ah iyo culuumta shareecada waaxaanu leenahay ku soo dhawaw gamco furan,
Maadooyinka aanu bixinayno:-
1:Qur aanka kariimka.
2:Tajwiidka.
3:xadiiska rasuulka scw.
4:Fiqiga.
5: Carabida.
6:siirada rasuulka swc.
7:higaada iyo afsoomaliga.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
*خيركم من تعلم القرآن وعلمه*
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh numberKan +252633948195
Salalahu calayhi wasalam
Salalaahu calayhi wasalam
Lacibka inata tagerto like sar ❤
Asad hagio wan kuu salamey brothers
Hhhhh
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🌹 ♥
scw
Scw
Scw
Scw scw scw scw
Dunidaan ma soo marin RUUXA ka sharaf badan nabi MAXAMED SCW ❤️🩹صلی الله علیه وسلم❤️🩹
Scw scw scw Scw ❤❤❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@@awliyosporttrainer3615 llpllll
War waxan anaba Waa samayn karna muuqal ka wanka wayo usagaba uciyey oo wanka hadii lo ciyo wuxu modaya in iddo kale u ciyen. Marka ciYaarta nagada yakhe
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@@awliyosporttrainer3615 scw scw scw scw scw scw
Laacibka 80% waa sax sanyahay, Waziir 😂
Kugu raacay hadan ahay team zaki bin xaaji 70%
Walaal walahi waa iga qosliday 😂alla haku daayo wasiir❤
Matahay team Zaki bini haaji like saar pin 👍👍👍👍
Ramadaanta allaw caafimaad naku gaadhsii
Amn yrapi dhmntyn
Amin
Fav youtuber zaki bin xaaji 2021Ilaa 2023 another level
Wasir war nin Haloyeelo funny la dhaho aya so baxay😂😂😂😂😂
Wasiir ninkaan waa saxan yahay 👌😍🤣🤣🤣🤣🤣🤣
اللهم اني اعوذ بك من عذاب القبر ومن عذاب جهنم ومن فتنة المحيي وممات ومن شر المسيح الدجال🌌🤲🧠
Aabe iga xanuunsan igu soo duceeyaa in uu Allah ii caafiyo
Allaah ha caafiyo aamin yaa rabi
Aamiin aamiin illaahay ha caafiyo
Allha ku caafiyo
Alah ha caafiyo
LAACIBKA XAQIISA SIIYA SOMALIYEEY🇸🇴😇💪
Zaki bin hajji legend keep going brother 🥰🥰🥰
Wa baigayabshay
Haloyeelo funny kuso xiji wasir😂😂😂
Top youtubers Of somaia this Year 2022 waziir keep Going 💯
Naag wxbaraty baa kuso qorty commenttigan😁 saraagisha slm❤️
Ppe
Wasiir qosolkada iska jeclhy m.a allaha ku sharfo wllo❤🤲
Scw salalahu wacala alihi wasaxbihi wasalam Aamiin ya Rabi
Waziir ninkan Waa saxan yahay talent waa😂❤
🇸🇴🤦:waligeey mahelin 10 like 😂😚
Hada waa heshee canjiro ku dhal
@@BahjaAbdi-ni6qe Adiga Sida Canjiro uu Karinaysay Canjiro Ku Walatay🤣🤣😂😂
ZAKI PIN XAJI WASIR KEEP GOING BRO HORMAR SOMAALI GUUL 🇸🇴
RABAYO WAYE WASIR XAYAWANADA
Waziir Keep going HALF MILLION IS COMING🙏
Wasiir really tageereahaga inaan ahay 10 qof adoo kugu xirantahay kula socday guulayso zhp
Mobile baa codka bisada laga shiday 😂😂😂😂😂 waxaan anakaa sameena
afkana ya kala qaade
Actionkana
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wasiir Kan ugu yaraan abihiiba sixirka yaqaana 😂😂😂😂😂 xata editing lama odhan karo oo afkii xayawaanka ayaa dhaqaaqaya markuu yidhaa sidee ayuu u qaylinaaba afkiiba dhaqaqaya 😂 alla wasir wlh wad iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walee waa run kan cilmigiisa Alle inooga daa
Wasiir farsamo Ayaa jirta taaso ah inuu dhawr jeer ku cel celiyo Marka ay u toostana soo post gareeyo 🙌😄
Wasiiir waan kU salamayyy😂🙌
Wasiir walaahi waan qoslay aniguba ma yeelin mahaaas war aa iiga baxay😅 from jijiga boy 😅
Waziir saraakiisha qeebta waxbaratay kula hadleeyso arintaan waxba haa isku wareerinin waa editing hhh editing lee lamarooya hadii aad ila soo xariirtana editing ka noocaan ah sharaxaad buuxdo ayaan kaa siin doona inshallah
War kan mar hore ayaan kashakiyay😂😂😂😂😂
wasiir war canuga al fanaan khadar kiyow oo yar ahaa waxaan oo samayna waa caadi dhowr mar ayuu ku celceliyay qaar editing ayaa ku jira kuwana waa samays sida mukulasha qof baa ka hoos hadlaya ee maha mukulasha thanz wasiir waan ku taageera 😀😀😀😀
Wasiir ninkaan waa saxanyhy ka qalleee 😂😂😂😂
Zaki bin haji légende keeg going brother from Djibouti 🇩🇯
HALOYEELO funny ku so xiji 😂😂😂
Wiilkaan sixiroole ma dhihi karo, farsamana ma dhihi karo afcaashiisa, mucjisoole weeyana ma dhihi karo oo mucjisooyinka nebiyada ayay gaar uahaayeen oo EEBE {S.W} ku manneystay oo ka muujiyay gacmahooda, ee waxaan dhihi karaa waa #karaamo uu EEBE siiyay wiilkaan, oo EEBE {S.W} waa mid fal-san oo guushiisa cidduu doono ama qofkuu doono ayuu siiyaa oo uu usahlaa xisaab la'aan sida uu #qowlkiisa #kariimka ah ku xusay EEBE {S.W} qofkuse wuxuu ahayn waziir inaa dhahdid oo ku been abuuratid waa #xaaraam #totally, sida aan afkaaga ka maqlayo eray #xun baa ku tilmaameysaa wiilka, ee ka #astaaqfurleyso walaalkeey #zaki #bin #haaji , EEBA-na asigaa xumaan ka nazahan dhammaanteed iyo ceeb, kaamilanna, bulshada daawaneysa muuqaalkan oo ay indhahoodu qabtaan qormadeydahaddan, waxaan leeyahy haddaa ehlu caqli tihiina ila rumeeya runta, dhammaanteena kuwii guuleytay ALLAHA {S.W} hanaga yeelo oo nabad gala isna nebad galiya, idinka EEBE {S.W}, intaasna waa waano aan la jeclaadey nafsaddeyda iyo nafsadihiina, iyo is xusuusin aan xaqqa is xusuusinaynay...❤❤❤.
Ugu dambeyn waxaan idin leeyahay ka fiirsada afcaashiina waxay saameeyn kartaa bulsho kala duwan oo nooc kasta ku dhex jiro, iyo noolayaaal macsuumiin ah oo bilaa dembiya, xoogiinana xuquuqdiina ku dhowrta, caqligiinana ceebaha isaga ilaaliya walaalahayga qormadeyda arkaya...❤❤❤
Waa dah dah❤❤ wana ku taageraa
Macha Allah🎉❤🎉🎉
Laacibka inta tagerta love isaar🥲🙈
Sheekh ramaale kabtadu ima kasho qof kiii 1 xoolaaa sixra weeye wasiir iska jir yaan lagaa qabsane🇸🇴
Wasiir ano ka socda team cilmi falag wxn ma fahmin😭😂😂
Waziiir farzamaa jirTaH 🌺😂😂
Wasiir manta Ana ugu horeya wxan sugaya haaf milyon
Kan darisa nahay 😂 marrka qarne aniga ka duubo 😂😂
Farsamo maa jirto hee😂😂😂
@@nimcaaliwaceys8484 Ha lakin ma badno 🏃
Farsamo ma jirto
@@warisomarisse1922 Ha lakiin ma badno 👻
Maka mid thy dadka noo raacaya wadada have million ...like jag kusii
Lagend saki waan ku wataa keep going zhp ❤
Wasiir maskaxdu haku shaqayso markuu macaa idhaa laxdu waxay macaa fikir nio waakuzideeh... from Duriyadiiih🟢⬜️🔴
Wasir haloyeelo funny so qabo 😅😅😂
Wazir I always first comment lkn you don't like my comment why why
Waxan sixir waaye😁😁😁🤣🤣🤣
Waziir wxn wx kama jiraan boonbalo wye dad ku dhex jiro wxn like iisaar inta igu raacsan
𝗐𝖺𝗌𝗂𝗂𝗋 𝗐𝖺𝖺 𝗌𝖺𝗑𝖺𝗇𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 🤣
Wasiir farsamaa jirto fist coment
Maya waziir ninka markuu video ka duubaayo asxaap gadaal ka taagan oo xaywaan ka waabinayaan😂
Fikraad Xumitha Taliyow😂😂
Zaki bin xaaji legend keep brother
Nikaan waa nin aan ka yaabay
Farsamaa jirto waziir🤣🤣🤣😂
Haa wlhi marka qeylineysa laxda o kle wxa la tusayaa raashin kdip qeyline lga jara😅😅
Wasiir waa sixiroole baa u maleyn 😅😅🤚🤚
Ninkan wax kale waye lkn waraabe tababar ma qaataan
Wasiir waa farsam9
Waisr waxan wabentii markuudhaho bay ayadan aykadawdhaheysaa waxasyokuguqrinni wasir🤣🤣🤣🤣
mugoo ani waabay cabsi cabsi waaye 😂😂
Zaki binu xaji sxpkye qaliaha waa ku taaageraaaa libaaaax
Waa La yaabay !!!
Muuqaalka Laxda & Diiqa Farsamaa Ku jirta 😂
Waraabuhu Ma Carbismo (tarbiyad Ma Galo )😁
Waziir Wa Farsamo Io Nasiib Isku Jiro Beentey Miyaa🤣😂🤣😂
&zaki bin xaaji
aniga jacelkeygi igu horeye 2020ki buu ahaa waxaan schoolks syaan iskubaranay qoftan magaceda ayaan walasheda weydinjiray ilen qofta manta le lasogaliye magaceda maweedin jirin ileen hadale arkay markaasa wllked melan aan kasomaro ba gacanta kusodhigay markasa isbooc kadib gabadhi aan bartay markaasa geedka gobka ladhaho baan u keenijiray iyo mudo aan sas kuwadijiray illla iyo aan kasojitay malin walba macmacan aan ukeeni jiray markaasa illen walashed aa i jecled hora loyiri naftedu nafberabta naftuna nafberabta gabadhan aiga bee ijaceshahay🤣 aniga nah tankale aan jeclahayo gabadhan nah ayada weyiga heshay markas baa.
malin malmah kamid aniga oo kubad ⚽️ dhelaya aa qoftii baa iyertay markasa midikake baa lasocoto wey ii yertay markas baan u i maday markas baa igu tiri miyad ijacesha hay markee sas itiri baan farxay dhan na waan kamurgay walashed baa mesha jogtay haduu aan kudhaho haa wankujeclahay walashed baa mesha joogto illen qofta way iga heshay markas ayada iyo walashed aa isku haas teen oo ah aniga buu ijacelyahay nagada aniga bu ijacelyahay wey isku haaste labadod wey ijackaye aniga na qoftan aan jeclahay hadii aan kudha ho waanku jeclahay walashed baa melaha warejineso oo schoolka iyo xaafadaha ayee laga maqla mucjiso wartas malintas way isju diiday waa walashed wartasa ayada wey ijacled anigana qoftan aan jeclahay qofta aan jeclahay ayada wey ijecled shet malintas
walashed aa nagu adkesay xaax 🤣 wal le tasa inan isjeclano ay nodi day wana walashed kawaran
ann kusiwado markii ay iiwac day anigo banoni⚽️ dhelayo bey ii wacday markas baan u imaday waxey itiri ma ijacesha hay markas baan meel aan kabilawo ayaan garan waaye jihada ayaa iga dhontay markas ban caaye matirah daa hadii aan kudhaho wanku jeclahay walashed oo aey aey dhashay baa mesha joogtay ileen shalashed wey i jecled ani na tankale baan jeclaa ayadana weyijecled laakin maxee kugu tala inkaar qabtada walashed ah baa wax walba qaribtay ar malintasa malin xun bee ii ah heed jah🙁 taas musibo 🤣waye waxwalba si fudud bey uqaribtay aeyda ilaa iyo hada ex malahan aigana ex malihi 😆
maxekugu tala hada isku mel majogso kala magalo aan jogtaa hore ma umaqashay heesta jacelkeygow jacelkeygi koowad kamadagi hadlkeedi karkii xaanun kee weli waanku nokahay jah xanun badana jacelkaki gowad 😔😔
alle qurux quusiye sedee u wurux badan tahay war sidew u qurux badan tahay xuurul cay baa lomoda
warmaxaan ugu ad keye as baxad walashed aakadambese aeey dheh
magaceda waa #qulud qali 💝❤️
Anih waxaa isdhahoya waa qanjarufoya 😂😂😂😂
Keep going pro 💪
Wasiir fiiri gacantiisa mesha ey ku jirto cirbad ayuu ku mudayaa sifiican u fiiri gacantiisa mesha eyku jiro cirbada markuu ku modo wey qeylineysaa
Zaki kan luuqle wye
Waziir nagada de hermagal ban kumoday war waxan waa edition
Abti zaki waa ku salaamay 🥰🥰
Wasiir frsamaa jirto, oo muuqaalka wuu jar_jaraa 🤣😅😂
Codka waa mid Mar Hore la duubay kadib video ga baa la dul saaray
Wax fahma zxpayaal😂😂😂😂😂😂😂
Wasiir didinka cunaa lootagay hakuqaldamin
Waa heybad Alle siiyay aan dhihi karaa, (m.a, ) wazir, yaanyuurta xitaa u sax 😅😅😅
No no taa ka yeeli mayno
Taliye wuu qanjaruuftay😅😅😅
Wasiir farsama jirto waxan umaleyna iney meel ugu duuban tahay codka 😂😂
Anuu sixiroolaa umaleeyay in uu yahay wiilku🤣🤣🤣
Shax an ku haya tan ariga ariga macaac hdii ay maqlan wey ka daba dhahan waziir 😁😁🤣
Wasiirka marko jaraska iiso dhaco oon ku dhufto like ta❤waa iga diyaar dhac aan ku siyaa muwduca xitaa ma fiiriyo wasiirka iyo Asad hajiyo like toda waa iga diyaar ilaahey Amarkiis😂😂😂😂
Hadad xiisayso muqalada filimada qulasada nagu so biir oo SUBSCRIBE no saar channelka💟👋🙏🙏🙏🙏
Waziir waxan cilmi waye wiilka u fasax oo junuuda qarsoon 500k ha garsiiyan
😂😂 ninkan khadar keeyow maxy isu eka walakisa ka yar mia mase khadar😂keeyow max pro
Wasir wan ku tageraa 🥺❤️ ee halke laga soo mention gareyaa 😂
masha allah
War wazirka hal video waladhihikara nasib wye lakine kuun video waxase sixir Lee wye 😅😅😅
Muraad leeyahe iso duceeya😥
Wasiirka arimaha gudaha zxp hees ayaan kuu soo sameeyay ee comment maan kuugu soo qoraa waana laba hees mid rap ah iyo mid caadiya ee xagan maan kuugu soo xariiqa wasiir bal peng igu qabo 📌
Zhp zakiyow wn ku salamay form boroma
Waziir Alle Ha Ku Dhowro 🤲😍
shekdan Inta la Isla yaqan waa Dhaaftay 😂😂
Warubul Kac bah hakar Waaaye 😂😂 xoolihii hacker ku sameeyay 😂😂
Wasiirkan mardabe hanoo keenin waayo markadabe xayawaan hadlaya kayuu keenyaa waa mucjiso🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
5:42 DIIDINKU INTA UU JAWAQ MAQLAYO MA DHAQAQO
MARKA U COD UU WAYO BU DHAQAQAAA
Wasiir qanjaruufo uu kudhaganyaha😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🙋
Wazir shekadan waiga wentahy Ani😳🤣🤣
Zaki wuu kaa qosliyaya😂😂
@zakibinxaaji wasirow ninkan wa laba mid
1. Wa qof editing bartay oo muqalada isa saro waliba si anan lafahmi karin qiyano kujirto ah wayo marmar wu fashilmaya
2. Tan kale isleyahay waxa waye in uu vidoe duubo kadib marka uu muqalka duubo uu gadal danbe codka kasaro
2das le waye sida ay ila tahay mmucjisan majirto sixirne majiro
Lakin lacipka cadi ma ahan keepgoing bro❤