Daawo: Ciidamada Ukraine oo gudaha u galay dhulka Ruushka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 24 дні тому +7

    Ruushku ha guulaysto

  • @khadaryare4533
    @khadaryare4533 24 дні тому +9

    Slmbbc Somali
    ruushka waa dalka kaliya ee reer galbeed ah hadana ka Soo horjeeda reer galbeed. Markaa waa guul arinkaasi waxanan leyahay waa in la tagero🎉

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 24 дні тому

      Wa mayd runti rushka wa jabay bakhti bal firi muu caawiyo cadowga rer galbedka

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 24 дні тому

      Sax, waa reer bari ee reer galbed maaha Ruushku... 2 daasina waligod cadow bey isku ahaayeen... Guul Ruushka.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 24 дні тому +1

    Vladimir Putin gull gobonimo inchallah Palestine xiisbuulaah yamane victoire

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 19 днів тому

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @Strasbourg.france
    @Strasbourg.france 24 дні тому

    Ukrainian best and strongest military in the world 💪💪💪

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 24 дні тому +2

    Ingiriiska dagaalka Ukraine ay ku xuduudda ruushka ayay ka dhigayaan wax Wayne laakiin tabarxumida haysata ciidamada reer galbeedka darteed ayay muujinaysaa ogaada ma ruushka ayaa u daahaya ciidan soo galay goob yar oo xuduudkiisa ah waa yaabe,

  • @Seeebtaa
    @Seeebtaa 24 дні тому

    Butin guulaso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @djamajunior8026
    @djamajunior8026 24 дні тому +1

    Asc bbc somali ❤

  • @Abdirahmanmahamudhariye
    @Abdirahmanmahamudhariye 24 дні тому +1

    BBC af ingriska ayey ku hadasha waa la buun buuninayaa

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 24 дні тому

    Ciidamadii maraykanka weeye

  • @Yuusuf2Abakar2
    @Yuusuf2Abakar2 24 дні тому

    Been seen sheeg

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 дні тому +1

    Ukraine Maaha cida ruushka gudaha u gashay lkn waa nato ama reer galbeedka sidaa darteed Mr Putin isaga ayaa sugayey argagixisadan oo dhayalsaday wayna ku balaadhatay

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 24 дні тому

      Ruushku waa jabay yukrayn oo wadan yar ah ayaa dhul ka qabsa6😂😂

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 24 дні тому

      Putin qorsho ayuu dagay iska sug xooga hasoo galaan Gudaha​@@siaragali1439

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 24 дні тому

    Asc BBC SOMALI .CM

  • @FeysalAbdulQadir
    @FeysalAbdulQadir 24 дні тому

    Ukraina 🐀😁😆😄🇺🇦🦫

  • @med-med1moud8.
    @med-med1moud8. 24 дні тому

    BBC SOMALIE

  • @Mohedfanah
    @Mohedfanah 24 дні тому +1

    kkkkkkkkk maxaa cawaaqib ah , ma dhowr nin oo meel galay , BBC-du afka reer galbeedka ayay ku hadashaa maanagaa aaminaba

  • @Yuusuf2Abakar2
    @Yuusuf2Abakar2 24 дні тому

    Walayna ku rumaysan mayno sabab waxaad ku hadlaysaan vodka weer galbeedka

  • @user-ru1lq4zp1q
    @user-ru1lq4zp1q 19 днів тому

    Asc

  • @Shafie211
    @Shafie211 24 дні тому

    Buunbuunintii re galbeedka maa nosoo turjumaysaan 😅

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 24 дні тому

    Af kii reer galbeed ayad nagula hadashay xoolo yahay

  • @FeysalAbdulQadir
    @FeysalAbdulQadir 24 дні тому +1

    Rassia uma daheso mu adininta rassia aya. Latusaya inuu dalka dagal kujiro🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪🫂🫶👍💯

  • @CabdulaahiQamaan
    @CabdulaahiQamaan 22 дні тому

    Alaha qabojiyo dagalka

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 24 дні тому

    Dhax dhaxaad nimadii warbaahineed waat kabaxdeen ee ereyadiina saxa buun buunintan daaya

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 24 дні тому

    Way is ku tu dhayaan .

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 24 дні тому

    Ruushku wuu ka takhalusey wxas oo dhan mar hore... Ukraine iyo xulufadoodii 2500 oo askeri baa looga diley meeshaas ee daacaayadaha naga joojiya... Taako taako bn ula soconaa arimahan dhacaya malin kasta.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 24 дні тому

    Kuwa dhahay rushka ha gulesto oo maxaysan lehen qadiyad oo ma ilowdeen 1977 aniga kuwa ig waa ween miyey iska ween yihin war Moscow xita halogu galo kan ugu sareyana halugu dilo

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 24 дні тому

    Ruushku waa jabay yukrayn oo wadan yar ah ayaa dhul ka qabsa6😂😂

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 24 дні тому

    Halla ugaarsado waaba nacay Kuwaas

  • @WarKooban
    @WarKooban 23 дні тому

    Shidalka somalia ya leh ua-cam.com/users/shortscGlVz0Iqf9E?si=cnMDNsTZGPiwrtGt

  • @med-med1moud8.
    @med-med1moud8. 24 дні тому +3

    Ruushe Ku ha guulaysto