Manshallaah runtii waa cashar ama tababar meelo badan oo dadka u dhuunta ama hanti kaga qasaarto ka jaahil bixinaya, dhowr aan ka faaloodo 1. Badanaaa waxaa dhacda in qofku meel kasta oo zone u eeg uu fursad ka raadiyo iyadoo laga yaabo inay qodobadii kale ka hoos baxeen. 2. Sida fudud ee macalinku u sharaxay casharka iyo tusaalayaal nool nool oo uu inagu tusayo. 3. Iyo digniinta macalinku ka hor mariyey casharka.
Really for really the one and only teacher in the world ayaad tahy ustaad m.a wax badan neh waan kaa faidey runtii abalka aad ii gashey wax aan ku gudo ma aqaan nolosheyda ayaad wax badan ka badashey
Maasha allah Ustaad moalimuu Allaha ku barakeeyo waxaad tahay shaqsigii ugu horeeyay ee dhalinta soomaaliyeed u huray waqtigiisa iyo cilmigiisa si tabarucaad ah. رضي الله عنك أستادي
He will it’s just take a time I know he will cz his a believer him self I telling I will be also a millionaire like him remember my Name Majid Jamal Alaremi
haddi aad ku wareersanyd supply and demnd zone runtii vidkaan aad daawato kuna celceliso kaaga filan xaqiiq si qurux oo cidwalba wax ku fahmi karto ayuu u sharxay the goat moalimuu
Maasha Allah Ustaad waa cashar qiima badan waxan rajeenaayaa in dhalinyaro badan uu mowduucaas iskaga dhax yac saneyd inay si wacan ugu bogsadeen. Sharaf kowkaaga ha Ahaato Ustaad.
Runti muuqaalkan wax badan ayuu igu kordhiyay supply and demand si waaa fiya ayaad ukala dhigdhigtay Ustaad alle kheyr hakugu abaal mariyo wakhtigaaga qaaliga aad nasiisay anagane kuwii uu an faco ha naga yeelo Aamin , balanteenu waa practice and and practice and practice ......
Moalimu May God really bless the work of your hands❤we really appreciate alot brother for doing this much for us ..we r in different countries but still U r made an effort that this must reach far an U did it am really very proud of you abow ❤❤ illahey haino ka dayo hana ku xafidho meshad jogtit we wil always pray wheneva we see where we have reached because of u..many thanks walal mcn❤
mashallaah waa cashar aan sugaayey inaad mar un aad video gooni ah kasoo sameyso, halna waan kugu darayaa ustaadii Liquidity oo kliya video inooga soo samee haddii ay macquul ay tahay Mahadsanid ustaadii.
Ilaahay miisaanka xasanaakda hakuugu daro ustaad , Mar walba si qoto dheer ayaad wax noo fahamsiisa si halkii aan shalay joognay aan uga sare marno Anagana waxaa waajib nagu ah in aan si gudbino aqoonta
Macallin ma ogi inaa Comment-geyga arki doontid waxan ku leeyahay aad iyo aad ayaad umahadsantahy wanaagaaga ma soo koobi karo garabkaaga Allah galo nasiiba leeyahay maanta hadaan adi ku aqaano sida aa wax ii bartay adna ilaahey cilmiga hakuu ziyaadiyo aduun iyo aakhiraba Allah ku xafido. From Baydhabo janaay❤️
ustaadi jazakalah kheyr runtii way yartahay waxad na baraysoo oo cilmi ah in si free ah lagu helo run ahantii mudo bil iyo badh ah baan ku Mira suuqan runtii waxaan kaa faa,iiday aqoon iyo waayo aragnimo runtii in lahelaa ay adag tahay waadna igu dhiirigalisay suuqan qofkii aqoontaada iyo casharadan aad na siisay ku gala inhuman u baahnaan doonin meel kale waad ku mahadsan tahy wax kaloon kudu abaal gudo maan hayo qalbiga iyo nidada kuu ducayn jazakalah khery
thank you macalin aqoon badan ziyaadsaday safarkeyga forex biloow fiican ii yahay muuqaalkaan iyo inaa everything afsoomali ku fahmay waa muuqaalkii 3aad aa muuqaalada ka daawado marka playlistgaan lagu jiro
Manshallaah runtii waa cashar ama tababar meelo badan oo dadka u dhuunta ama hanti kaga qasaarto ka jaahil bixinaya, dhowr aan ka faaloodo
1. Badanaaa waxaa dhacda in qofku meel kasta oo zone u eeg uu fursad ka raadiyo iyadoo laga yaabo inay qodobadii kale ka hoos baxeen.
2. Sida fudud ee macalinku u sharaxay casharka iyo tusaalayaal nool nool oo uu inagu tusayo.
3. Iyo digniinta macalinku ka hor mariyey casharka.
Ascerwb brother waxen account ka furtay Discord sidee ku so galaa moalimuufx bro thanks
anaa kuu sheegaa
@@leyluusha
Hyeh@@leyluusha
Allaah haku janneeyo Hoggaamiye wax badan ayaad noo faaiidaysay boos muhiim ah ayaad Dhalinyarada Soomaalida ugu jirtaa. Taariikhda ayaa ku xusi doonta, Ustaad qodobkaan waxaan oran karaa waa garoonka dhan ee ay hawshu ka dhacayso marka Jihada iyo Trendiga laga yimaado.
Barakoow Ustaad
Manta maxad talo aad isiin laheyd ileen labo Sano baad iga horeesayey😊
Mudnaanta hogaamintu waa sidan oo kale inaad dadkaaga barto uguna hagar baxdo si hagar la aan ah inaad dadka hagi karto una furi karto indhaha waa astaamaha hogaaminta waxaad natusaysaa inaad laxjeclo wayni nagakaa hayso guulayso Ustaad labada daaroodba
Qofkii Nool natiijaa inoo balan ah💯🤝
Asc sxb
Trader wen ina taha rajena after 3years
Really for really the one and only teacher in the world ayaad tahy ustaad m.a wax badan neh waan kaa faidey runtii abalka aad ii gashey wax aan ku gudo ma aqaan nolosheyda ayaad wax badan ka badashey
m.a wlhi waa muuqaal runtii aad u qiima bdn waana jecleystay
runtii waxanse rajeynayaa ineysan muqaaladaan eysan halkan
ku ekaan doonin oo aad inoo soo badin doonto i.a thnk u ustaad
Maasha allah Ustaad moalimuu Allaha ku barakeeyo waxaad tahay shaqsigii ugu horeeyay ee dhalinta soomaaliyeed u huray waqtigiisa iyo cilmigiisa si tabarucaad ah.
رضي الله عنك أستادي
Maxaad talo baad isiin laheed manta baan marayaa bariga aad qoraalka qoreedaye?
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
جزاك الله خيرا واسأل الله ان يرزقك السعاده وان يدخلك الجنه الفردوس
One day i will become Billionaire if allah say🤲
One day I will become millionaire insha Allah 🎉
Me too i wish good luck for you
😂😂 1 year a go
What about know sear 😁 please reply me
He will it’s just take a time I know he will cz his a believer him self
I telling I will be also a millionaire like him remember my Name Majid Jamal Alaremi
masha allah ustaad allaha kuubarakeeyo cilmigaa baratay si walbo wax waa noo fahamsiisay kheyr badan allaha ku siiyo ustaad moalimuu
ma sha allaah ustaad aad ayaad u mahadsantahay ilaahay haku barakeeyo meelo badan ayaan taabatay oo xasaasi ah
ilahay cumri iyo caafimaad dheer alaha ku siiyo ustaad cilmgaad nabrty
Thanks ustaad waa qodob aad u muhiim ah waxaan rajeynayaaa in dhalinta soomaaliyeed boos muhiim ah ayaad ugu jirtaa dhiiri gelin iyo emotion maamulistana noo soo samee thanks ustaad
Goat of Mentors, Jazaka Allah ustaad mahadi hakaa gaarto dadaalka iyo naf hurka aad noo samaysay. Walina nala garab taagan tahay.
Mahadsanid janagale 2 month training ayn maraya casharadaada 60% wan fahmay ❤
Alle ha ku sharfo ustdkeygh abdiwali❤
Ustaad alleh haku sharfo wlh wx tahay hayeey dhalinta somaliyeed garab istagay❤
Thanks teacher moalimu waa mowduuc muhim ah wye allh ha inaga dhigo kuwii anfaca i.a
Moalimu ad ban u mahadsan tahay wlhi macalin ad igu weyn ba tahay abalkaga ilahay jano haka dhigo
Mahadsanid Macalin
Kaalin muhiim ah ayaad noogu jirtaa
Ku hil-maami meyno Ustaad.
haddi aad ku wareersanyd supply and demnd zone runtii vidkaan aad daawato kuna celceliso kaaga filan xaqiiq si qurux oo cidwalba wax ku fahmi karto ayuu u sharxay the goat moalimuu
Masha,alaah ustaad qodob aan ku warer sanaa ayuu ahaa vedeo kaan ayaan ku fahamay
Mashaa Allah. Moalima cashardadad waxbadan ayaan kafaaiday mahadsanid
Mahadsanid ustaad moalimuu, Alle hakuu barakeeyo cilmiga iyo caqligaba Soomaali dad damiir leh ayaa weli ku jira. Noolow sxb
Macalin aad baad u mahad santhay sida Qotoda dheer ee aad Noogu sharaxday saylada oo ah cashar aad u muhiima
Alle ha kaa abaal mariyo macalin🤲✅
Ustaad run ahaantii ma qiyaasi karo dareenkayga sida aad noogu hagar baxday isma lahayn qof sidaas bulshadiisa ugu hagar baxaya weliba si free ah ayaa jira ustad janatul fardawsa Al aclaa abaalkaaga alla haka dhigo.🙏🙏🙏🙏
Wankula socodaa macalin. Allah kubarakeyo💟🥰🙏🙏🙏
Maasha Allah Ustaad waa cashar qiima badan waxan rajeenaayaa in dhalinyaro badan uu mowduucaas iskaga dhax yac saneyd inay si wacan ugu bogsadeen.
Sharaf kowkaaga ha Ahaato Ustaad.
Zhp discodka maku jirtaane
Runti muuqaalkan wax badan ayuu igu kordhiyay supply and demand si waaa fiya ayaad ukala dhigdhigtay Ustaad alle kheyr hakugu abaal mariyo wakhtigaaga qaaliga aad nasiisay anagane kuwii uu an faco ha naga yeelo Aamin , balanteenu waa practice and and practice and practice ......
Trader wen ina taha ku rajeena after.3 years
Xayaaka Allah Ustad shokran wan ka faaidnay 😍👏👏
thanx bro
m.a ustaad alla haku barakeyo❤💥
Maxaad talo baad isiin laheed manta baan marayaa bariga aad qoraalka qoreedaye?
Mashallah ustaad cwali alle hku brkyo cilmigaa freega ugu deeqday walaaladaa alle hkuu brkyo
Waan kula socdaa ustad allaha ku barakeyo❤😊
Masha allh ustaad waan kaga mhdcelinayaa qaabka aad mar walba noo garab tagan tahay mar walba wax cusub ayaan kaa faidnaa jazakallah
Moalimu May God really bless the work of your hands❤we really appreciate alot brother for doing this much for us ..we r in different countries but still U r made an effort that this must reach far an U did it am really very proud of you abow ❤❤ illahey haino ka dayo hana ku xafidho meshad jogtit we wil always pray wheneva we see where we have reached because of u..many thanks walal mcn❤
Macalin wllhi aaad ayaad umahad san tahy wllhi😢🙏🙏
Thanks bro maca ...Allah hakubarakeyo.
Moalimuufx guuleyso ustad
Msha allh waa video aan mudo sugeynay mahadsanid ustaad
Hayaan dhaqale baa ino balan ah shukran Ustad Moalimow
Thanks ustaad ❤️🙏🏼 allhy ku sharfo 🤲🏼❤️
mawduuc walpo oo kaa soo baxa waa mid dhalinyarada wax utaraya maalim walpo kama daashid in aad na garab taagnaato allha kaa abal mariyo mazuuul aad baa umahadsanthy🙏🙏
Ruunti waa course-ha qaali mahadsanid Ustaad big bro big compatriot big teacher
illahay abaalkaga jano haka dhigo macalin my mentor Moalimuu
MAASHAALLAAH allaha ku xifdiyo USTAAD ardada cusub ee casharadaan ka faaiidaysanaya waxaan leeyhy soo dhawaada waxaa idinka horeeya mustaqbal ifaya waana mid idiinka baahan DADAAL IYO DHABAR ADAYG waayo waxkasta oo QAALI ah si fudud looma helo iyadoo uu USTAADKU si tabaruc ah uu cilmiga noogu soo gudbiyay hadana waa macluumaad TOBANAANKUN $$$ lagu kala qaato hadaad doonaysid inaad horumar gaadhid fursadan ka faaiidayso oo guntiga dhiisha isaga dhig ...
mashallaah waa cashar aan sugaayey inaad mar un aad video gooni ah kasoo sameyso, halna waan kugu darayaa ustaadii Liquidity oo kliya video inooga soo samee haddii ay macquul ay tahay Mahadsanid ustaadii.
Masha allh bro allaha cilmigaaga hakuu barakeeyo. Anagana ku wii kafaa iideysta . Hanaga yeelo. Aamiin .. jasaa kallah filkheyr 🙌👍👍💯
Alle haku xifdiyo Adi iyo Waalidkaaba
Guulayso leader moalimo kaalintaad noogu jirto Allah hanoka daayo
Ustad allaha ku sharfO ❤
Masha Allah wax garad macalin wanagsan waan kunsalamayaa macalin
Allah ku xifdiyo ustaad❤
2024-december-1. Weeye baanta wxaana baranayaa oo meel fcn Ii marayan cimiga forex. Sanadka 2025 dhammaadkiisa wxn rajeynayaaa inaan ahay qof cilmi ficn ka haysto forex insha allha sanadka 2026 wxn rajeynayaa inaan hooyadey iyo aabahey aan ka biilo xajkana ka geeeyo wxn kaa codsanayaa adiga commentiga aqrinaya in ay guul ka gaaro hammigeyguna Ii rumoobo❤❤😢
waqti qaali ah ayaad nasiisay wllhi ustaad
Waxaan aad uga helay, digniinta iyo daah furnaanta lagu xusay bilaawga muqaalka, taasi oo aan filaaya dadban in aay aqrisa sidoo kalana ah , maclumaad dheer oo dad badan oo forex kujira aay warba kahaayn, amaba kuwa hada kuhamin haaya in aay maqleen forex ayaa lacag laga sameyaaye adna kasamee oo gal.
Fadlan aan kubaraarugsanaana sida faiida loo sameyn Kara silamid ah ayaay qasaradana u imaan kartaa.
Alle ha ku sharafo ustaad janagale ❤
Ilaahay miisaanka xasanaakda hakuugu daro ustaad , Mar walba si qoto dheer ayaad wax noo fahamsiisa si halkii aan shalay joognay aan uga sare marno
Anagana waxaa waajib nagu ah in aan si gudbino aqoonta
Allah ha inoo kaa daayo moalimuu fx kuma ilaawi doono ❤
Macallin ma ogi inaa Comment-geyga arki doontid waxan ku leeyahay aad iyo aad ayaad umahadsantahy wanaagaaga ma soo koobi karo garabkaaga Allah galo nasiiba leeyahay maanta hadaan adi ku aqaano sida aa wax ii bartay adna ilaahey cilmiga hakuu ziyaadiyo aduun iyo aakhiraba Allah ku xafido.
From Baydhabo janaay❤️
Asc
M.a trader wen ina taha ku rajeena after 3 years
mashaAllah, barakaAllah ustaad.
Khayr Allah ku iyo macalin inoso badi cashiradan muhimka ah mahadsanid ❤
Masha allah moalimu Alle ha ku Xafido
Masha allaah guul insha allah kaaliyaha dhalinta soomaaliyeed ayaa tahay ustaad
mansha allah ustaad runtii la'aantaa forex guul kamaan gaadhneen mahadsanid
mashaallaah ustaad allaha ku barakeeyo wana kaaga mahadcelinayaaa dadaalkaaga
allah yabaaarak akhil kareeem
Thank you ustad 🙏🔥
m.a ustaad horta qof walba yuusan dhaafin ee digniinta ha aqristo sababto ah degdeg hdii uu kugu jiro waano way kugu filan tahay.. wana kaga mahad celinayna ustaad sharaxaada wacan iyo garab istaaga aad umada somaliyeed la garab taagan tahay forex aadbad ugu fududeesay dadka raba inay bartaan ee loga dhigi jiray inu yahay wax adag oo dad gaara baran karaan uun .guulayso janagale..
Allah ku sharfo ustad dhalin yarda waxad u qabtey wx an bil adam u qaban krin cilmigad na brtey allah kaga abal mryo ustad
Thank You So Much Jana Gale 🥰👍
ustaadi jazakalah kheyr runtii way yartahay waxad na baraysoo oo cilmi ah in si free ah lagu helo run ahantii mudo bil iyo badh ah baan ku Mira suuqan runtii waxaan kaa faa,iiday aqoon iyo waayo aragnimo runtii in lahelaa ay adag tahay waadna igu dhiirigalisay suuqan qofkii aqoontaada iyo casharadan aad na siisay ku gala inhuman u baahnaan doonin meel kale waad ku mahadsan tahy wax kaloon kudu abaal gudo maan hayo qalbiga iyo nidada kuu ducayn jazakalah khery
Jazakallah janagale wx badn bad ibartay ❤
Masha allh utaad wllh aadbaan ugubaahnaa
jasaaka allah ustaad cid kasta waxaynu dheer nahay waa demand and supply.
❤maansha.allaah.alle.haku.barakeeyo
Alle haku sharfo ustaad
JazakaAllah khayr ustaad.
thanks ustaad ,wax badan ayaan ka fa,iiday
Dib usocod ma ogolin aabo
Wixii dhiman noo dhameystir
Adaa ka dursugeynaa aabo.
Cabdiwali Mucalimuu.❤
Well done 28:07 👏
The best forex mentor
haah macallin soo Alle Haku barakeeyee
Thank you ustaad 🎊 ❤
Allah khayr haku siiyo ustaad 👏
Jana gale aad iyo aad ayaad umahadsnthy runtii waa mafhuum mahadsnid bro Moalimuu
Noocyada supply / deman zonesku wa 4 nooc
SUPLLY ZONE
1.DBR
2.RBR
DEMAN ZONE
1.RBD
2.DBD
DHALIN YARO LESSS GOO 🎉
thank you macalin aqoon badan ziyaadsaday safarkeyga forex biloow fiican ii yahay muuqaalkaan iyo inaa everything afsoomali ku fahmay waa muuqaalkii 3aad aa muuqaalada ka daawado marka playlistgaan lagu jiro
Thnks Ustaad Moalimuu
waad mahadsan thy ustaad marwalba sidaad ucaawinaysid oo aad wax ubaraysid bulshada soomaaliyeed oo aad rabtid inay gaaraan isku filnaansho dhaqaale
digniinta videoga ugu horeeya waa muhim
in zone oo aad umuhiimsan isaga waan ka faaidnay
mahadsanid ustaad 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Jasakallah ustaad💞
Macalinkeena alle haku sharfo
Thank you ustaad Allah Ku barakeyo 🙏🙏
Thank you Ustaad
Mahadsanid Janagale 📝👍
Keep going ustaad
Mansha allh ustaadiii
Kani fruit 🍎
Masha allah usta wlhi waxa ad no qabted mar walbo wa fa ido jogta ah adun io aqiro allah ku barakeyo
Msha allh ustaad alla haku sharfo
Wxaanan ka caajisin waa casharadada inaan daawado anoh aqaan ilaa 2019kii kula socda🥰alla hku janneeyo ustaad adih io waalidkaaba
aad iyo aad baad u mahadsanthy mclin