Cabdinaasir Macalin -Heestii Baxnaano

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 роки тому +1

    Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka c.naasir macalin siciid

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +1

    Jacaylkii barashada kasoo badiyee bidhaanta oggolaaday ba'anaa
    Bariido aad kulantaan illeen barina sheekada waad kaga bogan kartaaye naftu biimo weeye biyahani ma calowbaa dhulku bahal ma leeyahay allahayoooooooooooooooooooooooooooooow bannaankaba bohol kama malaysanninee
    Ibixiyoo ibixi
    Iga bixi allahayow caashaqu bad weeye.
    .......................
    Jacaylkii aan bislaan hddaan abuuree baxnaano heli waayey ba'anaa
    Barwaaqo reero yallaa illeen bixiso waa ba'e so daaha galisee
    Beer nugaylkaan uma dhalan waxaa ibaday galiilyada baahida kalgacaylkee
    Allahayooooooooooooooooooooooooooow
    Bannaankaba bohol kma malaysannine
    Ibixiyoo ibixi iga bixi allahayow caashaqu bad weeye💘.

  • @axmeddiriye2607
    @axmeddiriye2607 2 роки тому +2

    Alaha unaxaristo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 роки тому +1

    Ninkaas Cabdinaasir heesihiisa jecliyaa. Alle ha janneeyo.

  • @c.shakuuryare464
    @c.shakuuryare464 3 роки тому +1

    Alla haunaxariiste c/naasir macalin saciid

  • @shankaroncalidheere6549
    @shankaroncalidheere6549 2 роки тому +3

    This remains me my childhood May Allah forgive us all

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +2

    Beer lugeelka uma dahalan wax ibaday daliilyada baahida kal gaclka xxx illaahow kuu nxarsi cabdnaasir Mcln saciid warsame 😰😰😰😰🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭😭

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 3 роки тому +1

      Beernugeylkaan uma dhalan, waxa i baday galiilyadaan baahida kalgacalkee. Waad saxday bal typing error baa ku helay waana iska dhacdaa. Mahadsanid

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому +6

    Bariidoo aad ku kulantaan axyaa fanaan. ilhay ha unaxariisto

  • @calikashkaabdicasiis1734
    @calikashkaabdicasiis1734 3 роки тому +1

    Abdinasir macalin said allah yarxamu ilahay hakuu naxaristo aàaamin aaamin🤲🤲

  • @yuusufosmasn4216
    @yuusufosmasn4216 Рік тому

    Heestan Markan dhageysto niyada jab aad weyn Ayan daremaa ruuntii

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 роки тому +3

    Allow kuu naxariiso aamiin yarabi

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr 4 роки тому +2

    Ilaaheey haku naxariisto bro cabdinaasir macalin.

  • @samahirdaahirmaxamad7282
    @samahirdaahirmaxamad7282 4 роки тому +2

    C.nasirkeyga caashaqa ilaahow kunaxariso

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +1

    Cilmi Ahmed cali oo ku magac dheer calam 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💞💞💞💞

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +2

    proud Be Soomaalia

  • @diingabuur7961
    @diingabuur7961 Рік тому

    Old is gold

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto cabdinaasir macalin siciid dambigiisana Allah ha dhaafo janadana Allah haka waraabiyo

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 3 роки тому +2

    Best fanaan cod abdinasir is my fov walaahi

  • @mukhtarmohamed
    @mukhtarmohamed 3 роки тому +1

    Allow kuu naxariiso heestan wax badan ayaa raadiyey

  • @xaashiadam48
    @xaashiadam48 4 роки тому +2

    alah ha u naxariisto walaaahi he was a lagend

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 4 роки тому +5

    Waa ruwayadii , hawaalnadee jacaylku aynu weerarku aadnee

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Calanka Soomaliyeed

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 4 роки тому +1

    Allh yaa raxmo Cabdi Nasir macalin saciid

  • @zakariyekulmiye1435
    @zakariyekulmiye1435 4 роки тому +1

    naftu biimo xasuus abdinasir macalin saciid

  • @SuperKhaalid123
    @SuperKhaalid123 3 роки тому

    Allah ha u naxariisto;

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому

    Cuba Naas Sheer Raashiya

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 роки тому +1

    wanaag sheegtv aad ayaan kuu salaamay saaxiib sare lakiin waxaan kaa cudsanaa heestaan oo kaban ah saxiibow

    • @WanaagSheegTV1
      @WanaagSheegTV1  3 роки тому

      Balab waan raadinaa bro....Aad baan u aqaanay Allaha u naariisto

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    1977 song

  • @mohamedbarreh7248
    @mohamedbarreh7248 4 роки тому +3

    Wow

  • @shankaroncalidheere6549
    @shankaroncalidheere6549 2 роки тому

    May Allah mercy on you RIP bro insha allah

  • @abukarhaji4126
    @abukarhaji4126 4 роки тому +2

    alla ya rxma ina mclin siciid

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Рік тому

    Sidaa maqlay isgoyska Banaadir ayaa Caoster ku dishay.