LYRICS | Heestii naftu doqonsanaa | Cabdinaasir Macallin Siciid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 263

  • @jabaanlaaye
    @jabaanlaaye 4 роки тому +77

    Waxaan xusuustaa iyadoo qoraal ah in ay jeebka iigu jiri jirtey mar busaarad xumi igu haysatey magaalada 1980yadii naftaan ku maaweelin jirey, maanta maamule sare baan ahay, lkn weli sidii baan u jeclahay heestan.

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      Masha allah wllkaYoow alle ha ku barakeeYo ..

    • @fatimaahmad1274
      @fatimaahmad1274 4 роки тому +10

      Waxan Ku xasusta ano jamacad dhameye o bila camal ah ban malin ano dhar dhaqaya kuso cesh ceshanaye wlh isla habenki ba hospital an shaqo hore uga codsade layga so wacay

    • @abdulrazakjama1696
      @abdulrazakjama1696 4 роки тому +2

      Dadki xiligaas busarada kula ahaa ha hilmaamin ee bal dib u xasuusa

    • @dahirgedi7018
      @dahirgedi7018 4 роки тому +3

      Lkn hada digriga allah badi

    • @fatimaahmad1274
      @fatimaahmad1274 4 роки тому +2

      @@dahirgedi7018 qasab waye tas hestuba music marki laga tago inu irsaqda ale bixiyo bay ka hadlese

  • @Emational70
    @Emational70 3 роки тому +23

    Heestasi waxay ii ahayd baalasha aan ku duulo bari wakhtigu igu adkaaa
    alx imika riyadaydii way ii rumlwaday from canada🇨🇦

    • @haseem7506
      @haseem7506 3 роки тому +1

      Mansha Allah waxan rajaynayaa in aad wacantahay Isla wakhtigan.
      Farxadbaan kuuso rajaynayaa

    • @ladanabdishakur8429
      @ladanabdishakur8429 2 роки тому +1

      Ax ax alla maxu waqtiga iku adag yhy allow riyadayda i rumeey ya rabi

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 10 місяців тому +1

      zxp .. maxa noloshaada iska kaa badalay after canada

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 3 місяці тому

      Masha Allah xifdulah alaha ku badiyo brother inagana alaha riyadena no rumeyo Al inta riyo so jed ah ku jiro

  • @hakkandheere2259
    @hakkandheere2259 4 роки тому +256

    Heestaaa hadaa kasooo maqashay barnaaamij ka qaraaaxo io Mukhtar Social oo aaa sooo raaadisay like ta...

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +7

    Aun fannaan wayn heestaan abwaan tukaale ayaa sameeyay saan maqlay oo askari waardiye ahaa kddib qof buu yiri iisii qabo shaqada waan soo noqonayaaye intii uu maqnaa ayaa cali samatar iyo ciidan kle yimaadeen sidaas baan darajo loogu kordhiyay iyo xiddigo qofkii sii hayaha ahaa isna muddo buu sugayey markii hore.

  • @naimanalka7476
    @naimanalka7476 4 роки тому +22

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 taa waxaa daliil ah haad ka samada duuliyo diinku ba usiman calaf😢siday diintu nagu tidhi dayaxana ha dhaafteee qeyrkaa derajaduu helay rabbi kama daahine dadaal gaari doontidee💪👌

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 4 роки тому +6

    Waa hees cajiiba misane dhiirigelin ah alla ya raxma c naasir

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 4 роки тому +12

    Alla ha u raxmado fanaankan heestan qaade heestan waxa dib ii soo xasuusiye muqtaar barnaamijka qaraaxo

    • @cartancade1115
      @cartancade1115 4 роки тому

      inaa ku arooso ayaa rabaa abayo like iisaar

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 4 роки тому

      Cabdi naasir macalin caydiid waa noolyahay London ayuu degan yahay

    • @farhanmohammed7224
      @farhanmohammed7224 4 роки тому

      C/naasir macalin saciid waaye

    • @AhmedAhmed-sj4zb
      @AhmedAhmed-sj4zb 4 роки тому

      ibrahim abdi my sxb waxaa qaaday C/naasir macalin siciid wuuna dhintay (AUN) kaa sheegayso iyo midka heeskaan qaaday labo nin bey kala yihiin sidaa ula soco sxb

  • @HELPLEADSTOHOPE
    @HELPLEADSTOHOPE 4 роки тому +4

    Abdinasir ilaahoow kuu naxariiso, fankaaga wax la mid ah ma jiro

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 4 роки тому +7

    erayadii maxamuud tukaale cismaan iyo codkii c/naasir macalin siciid allaha u naxariisto labadaba

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 роки тому +5

      Aan kugu daree laxankii Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir iyo riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan 1978 iyo orginalkii. AUN hobolkii waynaa Cabdinaasir macalin Saciid

  • @ladanabdishakur8429
    @ladanabdishakur8429 2 роки тому +5

    Waqtiga adag an ku jiro wn ka bixi donaaa insha'alh allow riyadayda i rumeey ya rabi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abderahmanmaxamed5249
    @abderahmanmaxamed5249 Рік тому +2

    Ala yaraxma heesta waaba dhirigelin xaqiqdiii🥰

  • @jabartismail2886
    @jabartismail2886 5 років тому +6

    Allow u naxariiso.
    c.naasir.
    Aameen

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 4 роки тому +53

    2020 who's watching😏

  • @apdiqanimohamed6133
    @apdiqanimohamed6133 6 місяців тому +1

    😂❤❤❤❤❤❤waaw walee qAar halkana ooxaaraan cunayaala oohalkan jooga ayay kusaa bsantahaye❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @yusufsaid2730
    @yusufsaid2730 3 роки тому +6

    Waa ereyadii AUN abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan wadanigii waynaa iyo laxankii Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir iyo riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan sanadku waa 1978

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah Рік тому

      Aad iyo Aad

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 8 місяців тому

      @yusufsaid2730
      Waa 1975 markay soo baxday riwaayaddii Hablayohow Hadmaad Guursan Doontaan ee Maxamuud Tukaale. Tii xigtay ee abwaanku soo saaray waxay ahayd Doob qalanjadii gabay oo 1982 soo baxday nasiib darrose Cabdinaasir isla sannadkaa ayuu shil gaari ku dhiny

  • @sucuudicumar9674
    @sucuudicumar9674 8 місяців тому

    Waa erayadii A U abwaan maxamuud tukaale cusmaan

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +17

    رحم الله الشاعرالمخضرم محمود دكالي ورحم الله المتألق عبدالناصرمعلم سعيد سيد الغناء والطرب الأصيل

  • @FartaBaliil
    @FartaBaliil Рік тому

    Dad waa dadki hore hadalne wa intey dheheen alla yaraxma cadaab alle kaa hay c.nasir mcalin saciid

  • @ahmedabdiguure4386
    @ahmedabdiguure4386 8 місяців тому

    Fanaanka Allaha unaxariisto. Waa hees cilmiyeysan oo dhiirigalin ah

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 3 місяці тому

      Waa ereyadii tukale AHUN

  • @awilyuusuf1074
    @awilyuusuf1074 2 роки тому +1

    Allah ha cafiyo c/Nasir macalin jamac

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 Місяць тому +1

    Aroor anigoo kalahaya ayaa hestan baska laga shiday wa marki igu horysay iyadoo dhamaystiran an maqlo aad bay I samaysay midhaheda iyo codka fanankaba
    Xasuus an duugoobin in ay I noqoto ban rajynaya
    19/9/2024❤
    Qofkii iga dambeyoow naxarista rabigay haku haleesho

  • @مبارك-د2و
    @مبارك-د2و 4 роки тому +6

    "Mar uun la isma garab daggo
    Dad ma wada sinnaan Karo adduu waa is daba mar"
    Wlh micno weyn ku fadhiddaa
    Middaa layaabay muqtaar siduu ula helay baaruud. Heer magaalnimo🤗🤗🤗👐

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 2 роки тому +1

      Aduun waa isdaba maal 😅😅

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و Рік тому

      @@Wayelka1973 thanks bro 2yr ago, sidas u fahmay u qray

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 4 роки тому +1

    Abdi naasir macalin saciid alllaah ha u raxmado heestan waxay ka mid ahayd riwaayadii habla yahow hadmaad guursan doontaan oo uu alifay abwaankii waynaa maxamuud tukaale heestan isagaa lahaa abwaanku

  • @mohammedamiin3448
    @mohammedamiin3448 2 роки тому +5

    Heestan ereyadeda mar wa dhiiro galin marna waa dejin
    Ya ila dhageysanayi 2022 ka

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 4 роки тому +53

    Hestii qaraxo muktar social rer magalnimo hest ayan qadey kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdiraxmankhalif683
    @cabdiraxmankhalif683 4 роки тому +19

    Dambi radis nagasohare somalay😄 barnamijka qaraxo e astanta kasomaqly hestan wlhi

  • @abdirahmanmohamed7399
    @abdirahmanmohamed7399 4 роки тому +2

    Alle haku naxariisto abdinasir macalim

  • @mandeqyosufmohamed1717
    @mandeqyosufmohamed1717 4 роки тому +7

    Hadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf xaqiiqo cad

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 Рік тому +2

    haka dayrin wligaa
    Noloshad la daris tahay
    Ha u doodin abidkaa
    Tukalo ku daysho ah 🎤🎻🎶

  • @abdifatahmohamud4556
    @abdifatahmohamud4556 Рік тому +3

    Heestan dhan wxn maqlay cwa taarikhda thy 30 -6-2023 mlin eid arafo ah wxna ka maqly mid maskiin ah meel aan hilib ka bixineenay joogy ‘’Naftu doqonsanaa damac waalanaa wxy doonto bri ku dirir ogaa heestan ninka qaady, micnaheeda io taariikhdeeda ninks aaa iga sheegeeyy AUN abdinasir😢

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah Рік тому +1

      Kkkkkk 10jir miya tahay adeer

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 Рік тому +1

      @@Cabdalllahdad from baadiye Ah jiro ayago wayn baladka soo galay oo heesaha kuwa dambe ku soo gaaray

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah Рік тому

      @@sacdiyahassan1095 kkkkkkk

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 5 місяців тому

      Waan daawanayay habeenkii uu fanaanka cabdinaasir macalin saciid qaadayay berisamaadkii

  • @abdimoh
    @abdimoh 11 місяців тому +3

    Risiq Eebe kuu diiday
    Kaa durugsanaa
    Nimuu duunyo siinaayo
    Deeqi u dhawaa😢

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Рік тому

    Al fanaan c.nasir macalin heestan waa hees xadiisa

  • @abdullahiaidarus979
    @abdullahiaidarus979 3 роки тому +2

    Haka deyrin waliga nolashaad La daris tahy Ha u doodin Abid kaa tukalo ku dayasha ah.
    Nolasha markay kugu ciir san thy hestan hda dhageysatid wx bdn waad fahmi donta
    2021

  • @MinoMaanka-qb1tj
    @MinoMaanka-qb1tj Рік тому +2

    Heestan wagii aan dugsiga sare ahaa ban jecla qaas ahan marku dhahayo
    Sideey diinta nagu teri
    Dayaxaba ha dhaafte
    Qeyrka darajadoo helay
    Rabbi kama daahine
    Daldaal a gaari doontide
    Dheeri galin bey ee aheyd uu ah in aan garo kheyr qeey halkey garin blse
    Waan daalay mana gaarin halka rabay💔🥺alx cala kuli xaal
    Ilahay baa kiinaya Insha allah

  • @cowkeyasin9967
    @cowkeyasin9967 4 роки тому +1

    Abdinasir macalin saciid allaha u naxariisto waa nin reer cw ah ruwayadii hablayahow hadmaad guursan uu lahaa tukale aun hees waa dhaaftay

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 4 роки тому +10

    Heestan waa DHIRIGILIN lknse dadka ma fahansano
    Wlhi xasus xeli aan dhalin yaro ehen wadanka aan shaqo la ehen
    Ayan dhagesan jiray,
    Haadka samada duuliyo
    Diinka ba usiman calaf
    Macanaha ha is dhihin waxan ma sameyn karti everything is easy

  • @ayaanmohamud6032
    @ayaanmohamud6032 5 років тому +6

    20/6/2019
    illahay ha unaxaristo fanan qimo badan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +1

    Allow kuu naxariiso Abdinaasir M Siciid

  • @Oroowmagan13
    @Oroowmagan13 Рік тому

    AUN Cabdinasir Macaliin Siciid.
    Wa hees qiimo leeh.

  • @cadaawemohamed3061
    @cadaawemohamed3061 Рік тому

    Allah kuu naxariisto macalin cabdi nasir macalin

  • @bashiirhusseinharchuma8652
    @bashiirhusseinharchuma8652 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto abdinasir m saciid
    Goormuu dhintey

  • @zaahimyonis395
    @zaahimyonis395 2 роки тому +8

    "Haka deyrin weligaaa
    Noloshaad la deris tahay
    Ha u doodin abidkaa
    Tu kaloo ku dayasho ah"
    💪💪
    Heesaha 2022 bal soo ehel hal tuduc oo micno xambaarsan oo

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 роки тому +1

      Waxay heestana ka hadleysaa nolosha iyo wayaha Adduun iyo sidee nafta ugu bahan tahay wax walba Risiq Eebe kuu diiday kaa duurqsanaa Waa Risiq eebe ku siniin ka fogaa Haadka samada duuliyo diintaba u siiman calaf qof walba waxuu Alla u Qorey waa inuu ku Qancaa waxuu Alla sineen inuu u ordo ma ahaan Lkn nafta wax walba sameey ku dhaheyso 👌👌🥰

  • @qaraamichannel1673
    @qaraamichannel1673 Рік тому +2

    Heestaan xasuus gaar ah bey ii leedahay waxaan ku sbubtay mobile-kii iigu horeeyay ee aan iibsado 2007 shiinees buu ahaa.

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 роки тому +7

    Heesta wanka hele waa cajiib😍 meeshaa kaso maqle waa ogtihiin😂

    • @hakimaali1181
      @hakimaali1181 4 роки тому +1

      Qaraaxo😅😅

    • @FAAD21
      @FAAD21 4 роки тому

      @@hakimaali1181 aad iyo aad🤣

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 6 місяців тому

    Alah yaa rahma rahimin c/naasir macalin 🙏🙏

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Allahayoow U Cabdi Naasir Maclin Aaaammmmññnnnn

  • @abdirahmanmohammed4641
    @abdirahmanmohammed4641 Рік тому

    Aduun Isdaba Maaal.

  • @youngyacni7656
    @youngyacni7656 Рік тому +1

    viva cabdinaasir macalin

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 4 роки тому +2

    Waaa cajiiib heestaan

  • @eidfantasticibrahim1126
    @eidfantasticibrahim1126 4 роки тому

    Abdinasir socoto ayaa qaadaya heestan Alle ha u raxmado

  • @sumaioabdihassan5822
    @sumaioabdihassan5822 4 роки тому +7

    Hees dhirigalin ah oo qiimo badan

  • @a.a1123
    @a.a1123 4 роки тому +1

    Waa waano fiican mashallah

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 5 місяців тому

    Asc 17ki 05,24 walahi heeskan ano yar aya la iimicneeyay ila hada wan jeclahay waxa ku jira hadalo wax ku qaadasho leeh runti markaston dhagaysto wan qiirooda alaha u naxariisto abwaankii wayna alaa wayne tukazle iyo cod macaane abdi naasir macalin said amiin ax yaa dad hore

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    Aribooye Aribaayo Iidoor Wagaashe Laascaanood Harti Belongs

  • @iidibraahin8361
    @iidibraahin8361 4 роки тому +2

    Eryadii abwaan saxardiid Maxamed cilmi jabiye dhawaan ayuu Ku dhintay hoyga fanka hargaysa

  • @xaliimomaxamed4266
    @xaliimomaxamed4266 Рік тому +1

    ilahow nolashan adag o niyad jab ka ah iga bixi😢😭😭😭😭🥲🤲

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha Рік тому

    hees macaan masha allah

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому

    Cajiib Big legend/ Marxuum..C/Nasir Macallin!!..Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin.

  • @ahmedabdiguure4386
    @ahmedabdiguure4386 8 місяців тому

    Dantu kaa adagaa. wlh been ma sheegin

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 Рік тому +1

    labadoo is dardarey
    dadka dhibi ogaa
    Risiq eebbe kuu diidey
    kaa durugsanaa
    nimuu duunyo siinaayi
    deeqi u dhawaa
    taa waxaa daliil u ah
    haadka samada duuliyo
    diinkuba u siman calaf
    midna ceysha daayacan
    aanu daal u soomarin
    kama helo duleedada
    sidii diintu nagu tidhi
    dayaxana hadhaafee
    qeyrkaa darejaduu helay
    rabbi kaama daahine
    dadaal gaadhi doonti
    abwaan axmed maxuud tukaale

  • @tanerkarabulut216
    @tanerkarabulut216 2 роки тому +4

    Manta waxan jogaa magalada ismir e dalka Turkey rerkena wa dad wax hesto lkn aniga wax ima qaban meshan ayan ku oynayaa lkn waka bixi donaa inshalah😭😭😭😭

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 роки тому +2

      Waad Ka bixi Insha Allah Wallaal

    • @tanerkarabulut216
      @tanerkarabulut216 2 роки тому +1

      @@ganacsade_hannad inshalah wll😭🤲

    • @ladanabdishakur8429
      @ladanabdishakur8429 2 роки тому +1

      Ax surry wll ani midas i hysato lkn waqtiga adag wn ka bixi donaaa allow riyadayda i rumay yaa rabi🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MojoShire-k3q
    @MojoShire-k3q 7 місяців тому

    Top-notch

  • @hagarlaawe2431
    @hagarlaawe2431 3 роки тому

    Abwaan Maxamed Cali kaariye

  • @abdikanimohamed8027
    @abdikanimohamed8027 2 роки тому +3

    Sandka cusub 1/1/2022 inta ila fiirsady

  • @mohumedbarkadle4960
    @mohumedbarkadle4960 2 роки тому

    Ale ha unaxaristo

  • @khadijahassanabdi27
    @khadijahassanabdi27 3 роки тому +1

    Allah yarxamkum dhamaan abawasnada soomaaliyiid

  • @AhmedAbdi-v7w
    @AhmedAbdi-v7w 2 місяці тому

    mark kastoo ay iga ciirto hees aan dhagaysto, 13/08/2024 habeen Salaasa 1140pm habeenimo murqaan iyo ikhyaali baan ku jiraa aanan ku niyad samayne iiga soo Duceeya Qaadka insha,allah Caawa igu danbayn halkana xasuus ahaan baan usoo Boqon iyo aragtida ducadiina insha allah Rabbi hayga madoobeeyo Qaadka. Decision is very important our life.

  • @AhmedAhmed-sj4zb
    @AhmedAhmed-sj4zb 4 роки тому +4

    Mar uun leesma garab dego
    Dad ma wada sinaan karo
    Aduun waa is daba maal
    Cabdi naasir macalin siciid (AUN) 🤲🏿🤲🏿

  • @relaxy9457
    @relaxy9457 3 роки тому +1

    Hooyaday ayaa dhegaysan jirtay. xasuus waayo waayo

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 3 роки тому +2

    Anigaba intaas baan nafya ku sasabaa maalin meeshan rabo waan gaari doonaa.

  • @unknownperson4596
    @unknownperson4596 4 роки тому +2

    Waa hees qli ah oo waa hore igu danbaysay lkn qofii garanaya hasoo sheego labada is dardaray dadka dhibi oga wuxu fanaanku uga jeedo duuluc dheer baa ku jirta heesta

    • @najaxqalbidhayamaxamed4414
      @najaxqalbidhayamaxamed4414 4 роки тому

      Nosheeg wllo

    • @saalimtrt7209
      @saalimtrt7209 2 роки тому

      @@najaxqalbidhayamaxamed4414 labada is dardaray waa damaca iyo danta wax ayaad damcaysaa mana awoodid markaa ayaad kaxumaanaysaa nafdaada

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому

    Shacabka Soomaaleedoow Iidoor Wagaashe Hala Saaro Soomaalinimo

  • @AHMEDt459
    @AHMEDt459 Рік тому

    Maantaba waa mayd
    Adunyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Allahu Akbar

  • @cartancade1115
    @cartancade1115 4 роки тому +7

    hadey qaras kugu kacsantahay like isaar

  • @beINgUpdyka
    @beINgUpdyka 4 роки тому

    Hestan waxa isohasusu mukhtar social 💯💯

  • @nasriinqueencaraweelo9615
    @nasriinqueencaraweelo9615 4 роки тому +2

    wxn ku soo radshaba wan helay

  • @abdullahialiyusuf1961
    @abdullahialiyusuf1961 Рік тому

    Nuxur iyo miro mcn baa ka duxaya. khibrad iyo aqoon iyo caqli buu abwaanku gelliyay
    Wa tusaale.
    Wa digniin.
    Wa dhiira gellin.
    Wax waliba.

  • @cabdallamahadcarab8441
    @cabdallamahadcarab8441 Рік тому +1

    4/1/2023/4:57
    Naftu doqon Sanaa
    Damac waalanaa
    Caku Dan iyo damac

  • @DuufaanYare
    @DuufaanYare 10 місяців тому

    Waxaan rabi ku qorin qof hadii uu kugu canaanto ka wrn

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 2 роки тому +1

    2021, DECEMBER, 17, DAISY OOOOOOOOH RIISAAQ EEBEE KUU QOORAAY NINAA KAA MAA QAADOO.

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 Рік тому

    Heestan wxy ixasusi iny noloshu halgan tahy, ".... hakadeyri nolosha ladaristahy waligaa..."

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 роки тому

    Walaahi waa hees igu qaali ah macal codkuna ka din daran
    Hase ahaatee waa xikmad qaali ah.qofkii fahmilaah mee tolw. Mase ah kuqabso ku qadi maysid.

  • @amaliisak2494
    @amaliisak2494 Рік тому

    Iyado tahay waqtiga 1:10 haben nimo ah tariqdu tahy 10/02/2023 dalku Cyprus iyo stress allow amuraha sahal😢

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 місяців тому +1

    Laascaanood Libdhimayso Maamulka Iidoor Wagaashe

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 2 роки тому

    2022 bisha sideedaad ayaan nafta ku sasabayaa Allaah sahlo umuuraha

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Maamulka Isaaq Allah Been badaa Maxamed Kaahin Ha Iloow 1984 Maxamed Ina biixi Beenta Calanka Xabaashii Iidoor Wagaadhe Hana Sheeganina Dhulbahane Wargeli waa Inan Hattiya Laascaanood Iidoor Iyo U Shaqeeya Aakhiro U Daa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 11 місяців тому

    Labadoo is dardaray
    Dadka dhibi ogaa.
    Caawa ayaan dib usoo xasuustay waa heesihii aan sagaashameeyadii ku garaadsaday isdiidooyinka siyaasadeed oo kataaagan Puntlnd oo dhexeeya Dani iyo mucaaradka kusoo xasuustay haatan.

  • @ali___montenomonteno3350
    @ali___montenomonteno3350 4 роки тому +1

    Qofki heestan soradiye
    Sida anigo kle
    Oo kamaqly idacad ma TV
    Like

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Hadka samada duliyo din din kaba u siman calaf risiq ebe ku diday ka durugsana nimu dunyo sin Laha deq u dhawa heskan dhowr bej ka maqan

  • @munociise8037
    @munociise8037 Рік тому

    Wlhi xasuus gooniya igu ledahy hestan

  • @Caanageel
    @Caanageel 3 роки тому +1

    2021 yaa daawanooya

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 2 роки тому

    ALLAH RAXMAD HA SIIYO KULLIGOOD

  • @axmedcabdulqadirfarax1174
    @axmedcabdulqadirfarax1174 4 роки тому +6

    *sixitaan yar*
    *mar uun la isma garab dego
    dad ma wada sinnaan karo
    adduun waa is daba maal*

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Yaasiin aburaas

  • @duqrerubaale7119
    @duqrerubaale7119 Рік тому

    AUN CABDINASIR MACALIN SICIID

  • @Umamiir
    @Umamiir 4 роки тому +1

    Sixid: ( mar uun laysma garab dego dad ma wada sinaan karo adduunku waa is daba ((maal))

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +2

    Khaatumo State Of Soomaalia Guulwacan soomaaliya Dhan Ssc Of Soomaalia

  • @kingizma6355
    @kingizma6355 Рік тому

    Allow riyadeeena inow rumeeey waqtiga Iska xun

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Damac.....jano......waa⛈️🌤🌤🌦🌖🌕🌔