Oodkac sii fudud losameyey waqti badan qadaneenin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 110

  • @cuntoreerxamar6784
    @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +12

    Canjerada sidan usameyey halkaan kafirso ua-cam.com/video/b6qbDcNaChE/v-deo.html

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 4 роки тому +12

    Masha allaah qurux miiran wuu ijaran yahay lakin wali ma sarin aniga biyaha ama dhecanka kama shubo wan ku qalajiya subagna kuma daro saliid ku shilay ku dhafa tijabiya wax ka macan malahan sababto ah isago dhan isku dhex baxa nafaqadisa dhan wu wata

    • @samiirababe7054
      @samiirababe7054 4 роки тому +3

      Wanku qalajiya mxd ka wada baayo ma dabka intu sarnyhy ayan suga intu ka gursanayo aad ka wada

  • @ummohamed107
    @ummohamed107 4 роки тому +4

    MashaAllah gacanta Allah haku barakeyo I will cook tomorrow inshaAllah 😋👍💕

  • @arwacadey6986
    @arwacadey6986 4 роки тому +3

    Masha allah gacanta alle haku barakeyo walashey qalida ah🥰🥰😘😍😍😍😍😍😍😍😍👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍

  • @katrajama2308
    @katrajama2308 4 роки тому +5

    Masha'Allah abaayo odkaca la kasaaye waaye.
    Abaayo subaga GEE intee laga helaa. I SOO JAWAAB MAHADSANID. JAZARAKULAH KHEYR.

    • @najahhassan4790
      @najahhassan4790 4 роки тому +1

      @Katra jama
      Waxa kahele dukamada soomalida. Turkidana wey heysa a umalayna.

  • @fartunabdullahi1684
    @fartunabdullahi1684 4 роки тому +1

    Maasha allah waan uxiisay alaabtaan caadi ma ahan👌🏽😍😋 Jazakallah khair sister❤️❤️

  • @inaziyad7232
    @inaziyad7232 4 роки тому +5

    Asc maasha allaha abaayo hilbka oodkac dhacaan lagama shubo waa siimacaaneeyaa waana jilciyaa waa mahadsantahay raali noqo💕💕💕 hore u soco

    • @xayaatiamaal9154
      @xayaatiamaal9154 4 роки тому

      Sax abyo lkn qof wlapo si ayuu usameestaa thnk you

    • @UmmuAaran
      @UmmuAaran 4 роки тому

      Waa runtaada qaali

  • @hamdihenna4703
    @hamdihenna4703 Рік тому

    Mahadsanid wax ayaan ka faaiday
    Jasakumullaah

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 4 роки тому +2

    Oodkac iyo malawax aad bay isku macaan yihiin for breakfast. Arooskeyga baa soo xasuusanya

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 4 роки тому

    Maasha Allaah xbbtii wllhi waa waddo sahlan siddii aan u sameysay jirnay tan ayaa ka fcn jazzaki Laahu kheyran walaasheey Qaalida ah.

  • @UmSafwanKitchen
    @UmSafwanKitchen 4 роки тому +2

    Masha allaah😍😋😋😋👌

  • @oummie-
    @oummie- 4 роки тому

    Ma sha Allah qatar😍 !! I will try this style🙃thanks for sharing😘

  • @umucumar7175
    @umucumar7175 4 роки тому +1

    Masha Allah wlhi waxa modaa inan hada cunayo iiiiiuuum mcn yaah

  • @nooramuhammed4506
    @nooramuhammed4506 4 роки тому

    Mashaalaah oodkacii layaqaanay ahaaaa🌹🌹🌹🌹🌹

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 роки тому +1

    Maasha allah kanaa oodkac lagaa dhahaa

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    Maasha alaah Abaayo inaankasootuuro WAAYE alaabtaan jabiiba WAAYE

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 2 місяці тому

    dhecaanki waka dadisay walagu shilaa wll🎉🎉

  • @hannaabdulrahman9396
    @hannaabdulrahman9396 4 роки тому +1

    Masha Allah wadno fududesay sameskiisa

  • @KaahaNolosha
    @KaahaNolosha 4 роки тому

    Maasha Allaha aad ayuu u qurux badan yahay

  • @awoikran
    @awoikran 4 роки тому

    Masha’Allah thanks 🙏 looks easy to understand how to make it will try Jaskallah sis

  • @zamzamadan8808
    @zamzamadan8808 4 роки тому +1

    Masha Allah qurux shax Aya mesha kamaqan kkkkk

  • @farxiyahabo3067
    @farxiyahabo3067 4 роки тому

    Masha alah gcnta alle haku barakeeyo wllo🥰🥰🥰🥰

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 роки тому +1

    Masha allah 😋😋😋

  • @bintizahuurchannel3767
    @bintizahuurchannel3767 4 роки тому +1

    Maasha Allaaah👌💝💖

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul1986 3 роки тому

    Oodkaca xagiisa waa ku liidataa naga soo dhis walaasha

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 4 роки тому

    Msha allah wan isku dayi dona hadi allah yirahdo
    Caafimaad iigu cunna

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 роки тому

    Maasha allah caafimaad ku cuna insha allah

  • @jaasmiincali8874
    @jaasmiincali8874 4 роки тому +1

    Masha allah abayo salida marke kulate ma hilibka ku shubte debka ma dheryahay

  • @aminasalah5190
    @aminasalah5190 4 роки тому

    Maansha alla hore u soco wllo

  • @zolabdul6728
    @zolabdul6728 4 роки тому

    Very nice... 👍

  • @anabali7557
    @anabali7557 4 роки тому

    Gacmahaga allaha ku barakeeyo 💕

  • @ععليابوبكر
    @ععليابوبكر 4 роки тому

    Asc maasha alaah noolow💖 💖💖💖💖💖👍waan ka hely

  • @Noname31a
    @Noname31a 3 роки тому

    Best food ever.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 4 роки тому

    Masha allaah walaasheen waad mahadsantahay bas Abaayo hilbka maraqiisa aad kaqaaday bal ii micnee ma markalaad kudantay mise saasbaad ku daysay? Hada kahor ma arag oodkac maraqa laga bixiyo ee xigmada kujirto noosheeg adoo mahadsan xbbti thanks 🙏🏽 hore usoco

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому

      Biyaha waxan ugu bixiyay inay hilibka zaaid igu bislaanin dartiisa

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 4 роки тому

      Cunto Reerxamar haa ok 👌

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 роки тому

    Masha allah thanks ❤️❤️

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 4 роки тому

    Masha allaaah 💞❤🤩💕⚘🌹

  • @filsanxarago6883
    @filsanxarago6883 3 роки тому

    Thanks qali

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel 4 роки тому

    Maasha allah guulayso

  • @anabali7557
    @anabali7557 4 роки тому

    Koob shaah bigeys naga maqan

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 4 роки тому +1

    maasha allaah

  • @MarkSprague-x7j
    @MarkSprague-x7j 4 місяці тому

    Jaclyn Isle

  • @umufatmaabdullah9533
    @umufatmaabdullah9533 4 роки тому

    Masha Allah 😋👌👍💞

  • @familyhusseinchannel7440
    @familyhusseinchannel7440 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @SibranCooks
    @SibranCooks 4 роки тому

    Mashaallah abayo keep going

  • @fadumoosman7178
    @fadumoosman7178 4 роки тому

    Masha Allah quruxey waan tijaabin insha Allah waligay ma sameyn. Xxx

  • @bulshokaab1335
    @bulshokaab1335 4 роки тому

    Vedio qof aan wax maqlin myaa duubay 🤔🤔🤔

  • @f.me113
    @f.me113 4 роки тому

    And how we can keep it?

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 4 роки тому

    Maşallah wll
    Turkey ban joga HiliB Geel kama helayi Loda ma laga samen gara Odkac iso jwb plz mhdsanid 👍🌺🙏🏿

    • @hanaawanaag2326
      @hanaawanaag2326 4 роки тому +2

      Hal kiilo cml ku tijaabi wall oo lo'da hadde kuu fiicnaato badso markaas

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 4 роки тому

      Haa aniga loda kasamesta wana macaan wuna ka jilicsan yahay oo dhaqsu kuu kara

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому

      Kan hada anka samestay loda waye geel ma ahan

    • @zuldanking5015
      @zuldanking5015 4 роки тому

      Masha allah mhdsanid xafidullah sida wacan ad ino cawiso wan kaga mahad noqa wx badan ka faiday ani ahan chanelka wx karis ma aqon 1 year ka hor somalia markan jogay mantana wxan aqon wa iska yar yihin alx 👍🔥❤

  • @subaidabile417
    @subaidabile417 4 роки тому

    Marsha allah Walaal

  • @sheehboy2488
    @sheehboy2488 4 роки тому +1

    😋😋😋

  • @ayanxasan9161
    @ayanxasan9161 3 роки тому

    Maaha allah

  • @mekkiahmed9945
    @mekkiahmed9945 4 роки тому

    ما شاء الله ⁦🇩🇿⁩⁦🇩🇿⁩👍👍💓💓

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 4 роки тому

    Masha Allah tabarakallah

  • @ifraahahmed8335
    @ifraahahmed8335 4 роки тому

    Waxaso salid oo hilibka lagu dubaya mala dadina mark😲

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 роки тому

    Oodkac reer xamar ma leh. Oodkac saan waa ka yar yar yahay.

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 4 роки тому +1

    مشاء الله تبارك الله يا اختي العزيزة 🤲❤💐🌹😘

  • @abdulla34abdulla80
    @abdulla34abdulla80 4 роки тому

    Su.aal saliida iyo subaga badal malagu karinkaraa saliid seytunka cafimaad ahaan

  • @hafsanashaad461
    @hafsanashaad461 4 роки тому +1

    Manshlh

  • @Keyf88-8
    @Keyf88-8 4 роки тому

    Hilibka meqa kiilo waye mala qalajina Hilib ka abaayo 😍

  • @munayusuf4810
    @munayusuf4810 3 роки тому

    hilibku ma lo ba mise geel

  • @fatimabinsayid1323
    @fatimabinsayid1323 4 роки тому

    Mashallah ❤❤

  • @xaliimosacdiyo9246
    @xaliimosacdiyo9246 4 роки тому +1

    Odkac biyo laga miraayo ii idhiman wlhi

    • @Keyf88-8
      @Keyf88-8 4 роки тому

      Xaliimo sacdiyo yurub Hilib geel mayalo lo lee waye said ujilca hadii biyaha lagu dhafo

  • @shukriaden1360
    @shukriaden1360 4 роки тому

    Daruuri miya ina kabixisa dhacanka hilibka maxu udhima hadi lagu qalajiyo

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +2

      Daruuri ma ahan wadku dhafi karta dhacanka hilibka lakin waxan ugu bixiyay inay zaaid igu bislaanin hilibka baseel inu iga dhigin

    • @shukriaden1360
      @shukriaden1360 4 роки тому

      @@cuntoreerxamar6784 waa mahasan tahay waa iga maqna fikirkas shukran uqti

  • @subax5439
    @subax5439 4 роки тому

    Subag badanaa

  • @ayaansiidcali3970
    @ayaansiidcali3970 4 роки тому

    Abaayo markii digsiga kujiro malaku shubikaraa saliida

  • @mulkimohamed1569
    @mulkimohamed1569 4 роки тому

    𝑴𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒃𝒂𝒍𝒔𝒆 𝒊𝒏𝒂𝒅 1𝒔𝒂𝒇 𝒘𝒂𝒅𝒂 𝒈𝒂𝒍𝒋𝒔𝒐 𝒐 𝒘𝒂𝒅𝒂 𝒋𝒂𝒓𝒕𝒂 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒊𝒃 𝒚𝒂𝒓

  • @mohamedmohamed-kr7uj
    @mohamedmohamed-kr7uj 4 роки тому

    caloosha ay ku xanuunin wax iga sii kkk(

  • @umusahraalkhayr8551
    @umusahraalkhayr8551 4 роки тому

    hilib geel miyaa wll

  • @minacooks5829
    @minacooks5829 4 роки тому

    Mashallah sister 😍👍👍👍👍👍👍👍

  • @lahore5398
    @lahore5398 4 роки тому

    One who will eat this will die with three heart 💔 attacks suddenly at the moment 👻💀

    • @za-ig9sx
      @za-ig9sx 4 роки тому

      🤦‍♀️😂😂

  • @hassan4957
    @hassan4957 4 роки тому +1

    Hilibkee waye

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 4 роки тому

    مشاالله fudeyd

  • @zakicade4962
    @zakicade4962 4 роки тому

    Cunto.somali

  • @munaabdi6513
    @munaabdi6513 4 роки тому

    Mashallah gaari dumar

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 4 роки тому

    Masha allah tabaarakallah

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 роки тому

    Masha allah

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 роки тому

    Masha allah

  • @Ducada--iiduceey
    @Ducada--iiduceey 4 роки тому

    Masha allah

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 4 роки тому

    masha allah

  • @lovelyqalbidagan4181
    @lovelyqalbidagan4181 4 роки тому

    Masha allah