prank Eng hud hud ku sameeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 347

  • @ugbaadaragsan3929
    @ugbaadaragsan3929 4 роки тому +120

    Intii marky HUD HUD maqashay so carartay🥰love dhac ku sii

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 роки тому +76

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏

    • @suldaan-oy8uw
      @suldaan-oy8uw 3 роки тому

      vaar vaar hud hud cantuuugo waynaa

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 4 роки тому +10

    𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐦𝐚𝐫𝐝𝐚𝐧𝐛𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲𝐧
    𝐏𝐫𝐚𝐧𝐤 𝐧𝐨𝐜𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐡
    𝐋𝐤𝐧 𝐖𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝▫

  • @pilanpoqoro9125
    @pilanpoqoro9125 4 роки тому +8

    Hud hud nin zare wllhi wanku tageera Allah haku zharfo wlloh 😂😂😂😂😂😂😂😂✌🌸

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 3 роки тому +3

    war madhaba imika waxan inay kiniin ugu dartay sharbka Qoftu Cabi manay ahayn Waxan Waywanadiii eee bilaa caqligaa waxay kiniinku ma ciyarbu galaa caanyo foqol caanyo waa run waaa prank ooo wax walba waa lagu sameeeya eee Adna Mindi halagu galiyo kadib waa prank.. Qof dhanbad duulimaad ku tahay wllhi mu dhinto Hadhawna prank haka sartee canyay

  • @sahraabshir3252
    @sahraabshir3252 4 роки тому +3

    qar hud hudow aarso aaway kuwii eng hud hud taagrerta like dhac ku sii

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 роки тому +9

    waxan oo kale prank maaha walahi waa doqonimo halkii u danbaysay waxkasta oo kale waa laysku sameyn karaa balse cafimaadku waa halis in layskala dagaaalaamo

  • @daacadyare8274
    @daacadyare8274 3 роки тому

    Alle inta somalida ah ee caqliga naafada ka ah ha caafiyo ood adigu uugu horayso yaasmiin.....

  • @marwanzancho3915
    @marwanzancho3915 4 роки тому +2

    Yaazmiineey adiga Iyo hud hud xanta joojiya 🙆‍♂️😂😂 inta ila aragty like dhac

  • @axmedcabdi1981
    @axmedcabdi1981 4 роки тому +3

    Naa LaGuGu DhuFaYeH NiNkaH Saaad DhaHdeY😅😅 War NaaGTa WXa Ay Kiniinka Kuu siiNeYso inaad WasTo AYaa aYa RabTaah Ee Was NaGTaH FeeGo KuuGu DarteeH Meesha😅😅🤣

  • @muheyadiinabdirahman5959
    @muheyadiinabdirahman5959 4 роки тому +6

    Yasmin qofweynban uhaystey oo aqli leh balse walhi waa eber zero cafimad aya adunka ugu muhimsan qofdhan cafimadkisa ayey kudheleysa

  • @farxaancawil7017
    @farxaancawil7017 4 роки тому +1

    Yaasmiin.qof intaa ka caqlibadan ayaan uhaystay balse may noqonin qof caafimaad kiisa in lawax yeeleeyaa say baranki ugali.kartaa caqligu miyuusan shaqaynaynin

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 роки тому +1

    25:51 fartaa qabatay dhegaayso kaa meesha dhex fadhiya ee iska dhigaya mid aan la socon waxaba ee leh waa waxad koobka iiga qabatay ilaa weeye * inagay isleeyihin waala lkn caqli baanu leenahy

  • @mohammedzulup
    @mohammedzulup 3 роки тому +1

    Hudhud wlhi waaa fahansan yahy prank inay tahy uu jooga ee ninka prank caadiya Ku sameeya ama iska daaya nio

  • @amalsweden2190
    @amalsweden2190 4 роки тому

    Dadku wa ku bartayo kama tago iyo ku bartayo kuma noqdo dadkan yaga izka jeclaysiinaya zi aad janankoda ugu xidhnato wa hubaal hadad waxa qurux badn zoo gudbizo wa lagugu xidhnanaya lkn hadii ay doqonimo kula gaaadho inaad qof nool dil kula kaftanto wad ku comment,zhare,like ladahay wayo ma tihid qof u qalma

  • @naasircali9598
    @naasircali9598 4 роки тому +2

    Wll yaasmin way kaa xumaathy waayo qofka caafimaadkiisu parki magalo bal iminka haduu caafimaadkiisu sidaa dhaawac ku soo gaadho kawrn mardanbe haku celinin waxaa dadbadan oo ku taageeri jiray aad bay kaaga xanaadeen oo aan anigu kamid ahay lkn khaladku wuu dhacaa wixii sumcadaada wax yeelaya iska ilaali wll

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 4 роки тому +3

    Wlhi bilahi Hadiii aad video laga saari waayo waxa dhaca maan dhigin anuuu 😂 Hala qaado just now 😂
    Intan qozlayo ka faaidayso yazmiinay😂

  • @maxamednuurcismaan344
    @maxamednuurcismaan344 4 роки тому +7

    HUD hud walaahi waan kanaxay runtij lkn soo aarso boe

  • @farduozmohamed8249
    @farduozmohamed8249 4 роки тому +1

    Hud hud waa mizkiin caafimadkay kaga ciyaari gaadhey😪wxn oo kleh prank ma glo

  • @adoonalle165
    @adoonalle165 4 роки тому +2

    mya noocan ooklle prank lama odhankarro qofka prnk waa lagu sameeyaa oo siyaabo farro badan kna fudud sidn ayaa loogusamyn karaa waad qldami krtaa lkn kasii darran dadkn kula joogaa kuumay caqli cellin qofbaad caafimadkiisii ku ciyarteen saad qoslysan wellibee kawrma away damiirkii
    cla iyo kulli xaal waxkastaa dhacee wixii dmbe be care fully
    wd sallmntihini

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 4 роки тому +1

    Waxani Waa badawnimo Halki U danbeysay Bal Awrtan UA-cam ba lasameesta iyo Prank ba lasameya ugu Horayso Bal eeg

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 роки тому +1

    Prank layisla og yhy bu ahaaye caqligu ha shaqeeyo Somaliyeey engerkuna dhab dhab ayu ka dhigaye keep going sis Yazmiin

  • @abdikarimhassan1603
    @abdikarimhassan1603 4 роки тому +3

    Wll wax fican mad sameyn .
    Hadiba aad qof cafimadkisi wax yeelaysay
    Ee mar danbe ha sameynin.
    Hadi kale hayadi save the children aynu wargalineyna 🤣🤣🤣

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 4 роки тому +4

    "One Word"
    (NACASNIMO DHEH)

  • @nuuxqanciye4460
    @nuuxqanciye4460 3 роки тому +1

    Ar hud hud kaniinka timha jilciya siiya😂

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 роки тому +3

    Mir waa Iska so waaye cabdi heybe laaanbad Ka labaad 🤣🤘

  • @bushraismacil3704
    @bushraismacil3704 4 роки тому +4

    Ax wlhi waxasi wax lagu kaftamo maaha
    Eng hud hud wa qof dulqaad badan
    Wxa hawla imanina maalin danbe

  • @abdiyare4603
    @abdiyare4603 4 роки тому +1

    Naa xanaaqlahyne inuu ku dhirbaaxay ahayd
    Mataaqaanaa dhibaatada ay keentu daawo aan xaaladeeda la qaadan ay keento
    Ma se ogtahay inuu ruux noolyahay
    Qofka aad siisey hadii tiisii ay noqonlahayd dil'ayuu noqonlahaa kiiskaagu
    Walaahi
    Anigu taageeraan idiin ahay
    Ka xanaaq hadaad rabto runta
    Lkin hadii alle u sahlo jilaagaas
    Ruuxdanbe ha u qooshin waxaanad aqoonteeda lahayn
    Walaahi anigu waxaan bartaa caafimaadka
    Aadbaanan uga xanaaaqay arinkaa inanka aad ku samaysay

  • @marwaanbinahmed387
    @marwaanbinahmed387 4 роки тому +2

    Hud hud waanaga xanaaqay ayeey ledhahy inteey dhiishey war waxaay waxaan miyeey caqli qabin qoftan aniga uma malenaayo ineey caqligeedu taam yahay🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @xafsacabdilahi7183
    @xafsacabdilahi7183 4 роки тому +4

    Ax wlhi eng hud hud wax aan caadi hayn ayan ku samaysay lkn wuu kaa arsan doona 😪

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 роки тому +1

    Yasmin naleye wll waan idinjeclahay dhamaanti lkn waxaas oo kale Mardanbe hasamaynina cafimadku wax lagu ciyaro maaha 😓😓😓

  • @maxamedwardi5126
    @maxamedwardi5126 4 роки тому

    YAASMIIN hablihii way kugu xanaaqzanyin ilay hud hud bay ku haystaane bal u fiirso commets

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 роки тому

    Waxan ogahay in uu actor wayn yahay hud hud laysna ogaa oon qof dhan caafimaadkiisa dhayal loogu dheelayn lkn wlo Yasmin aan talo walaalnimo ku siiyo wixi rayi xun umada kuu galinaya haku kaftamin hadaad guul rabto
    Keep going walalahy ✌️

  • @yusufxikmaawi5305
    @yusufxikmaawi5305 4 роки тому

    Aad Iyo Aad Baan U Cambaaraynayaa waayo Shuban Iyo Fuuq bax Ayuu Udhimanlahaas Wiilkaasi Taasi Oo Noqon Lahayd Kufsi Loo gaystay wiilkaas✌

  • @yahyeyare9820
    @yahyeyare9820 4 роки тому +1

    Nio horta eng hud hud meel baad kaga dhacaysaan de waa mar uu suhayb casku nin waalan oo baangad wata ugu yeedho iyo mar yaasmiin kiniin siiso ninka waad ku duulaysane waxan ka daaya waaxay wixiinu waa cagajuglayn dile

  • @rahmakhadar8638
    @rahmakhadar8638 4 роки тому +2

    yasmineey waadku qaldan tay miskiinka waxaasiwaa qalad qof dhanbaad caafimaadkisa ku ciyaaraysaa

  • @hafsamohamed6843
    @hafsamohamed6843 4 роки тому +1

    Ninkaas qatar bu galay wax lagu ciyaaroh maaha caafimadku 😥

  • @abdishakurhashi6750
    @abdishakurhashi6750 4 роки тому +2

    Inta ila aragty in hud hud xaar iska soo waayy like dhac iigu sii

  • @Aya-cw9xv
    @Aya-cw9xv 4 роки тому +3

    Oow cafimaadku wax lagu ciyaaro maaha wlhi kiniina wax laysa siiyo maaha yaasmiiney wlhi

  • @khadarjamac5356
    @khadarjamac5356 4 роки тому +1

    Ala maxay nacasnimadu ku biyo dhigtay waxad sugtaaba wa inkaartiisa😔😔😠😠😠

  • @Mohammed___Hassan
    @Mohammed___Hassan 4 роки тому +3

    Maanta uumbaad ogaaaday inaad tahay qof bilaa damiira oo xataa nafta ku dhaafinaysa siay views u hesho ax ax ka xumahay
    Gabadh aan wacnayn wllhi iga dheh

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 4 роки тому +4

    Prank aya mel xun kaga lay walhi waxkle aya dhami lahyd lkin qof calosha la xanujiyy🙄

  • @mareeyeyusuf6193
    @mareeyeyusuf6193 4 роки тому +1

    Prankii masaasuu isubedelay yaasmiinay hhhhhhh incaloosha lays xanuun jiyo

  • @saamiyamohamed9700
    @saamiyamohamed9700 4 роки тому +5

    Yaasmiiney saasi waa qalad wlhi

  • @nimcocaydoud8566
    @nimcocaydoud8566 4 роки тому +2

    Ax caafimaadku maaha wx lagu ciyaaro sorry hud hud waan kanaxay 😭😭 hawnoqonina wxaas oo kale waa doqoniimo

  • @ROLEMOTIVATION
    @ROLEMOTIVATION 4 роки тому +1

    prankigu hadu meelaha marayo waan ka hadhey nio inta wixii ka danbeeya waa wrong prank

  • @cabdifataaxkhadarcabdi9773
    @cabdifataaxkhadarcabdi9773 4 роки тому +1

    anigii dawanayay ayay calooshu i xanuuntay waxani maaha prank waxan oo kale iska ilaali nacas yahay

  • @quruxdaafirca2945
    @quruxdaafirca2945 4 роки тому +1

    Ma fahmin ba prankigan lkn Wllo inyar hud hud ingu dhex jira xabad telfona u iibiya hadydan anu ogen uga dhig🙏

  • @yaasmiinqalanjo2704
    @yaasmiinqalanjo2704 4 роки тому

    Yaasmiin wllo ale miyad kabaqayn hadu kugu dhento maxad samayn lahay

  • @mahamedofficial153
    @mahamedofficial153 4 роки тому +3

    Walahi waxani prank maa halkaas waad ku qaldantay yaazminey

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 4 роки тому

    Yaasminey wlhy waan kugu kacsanahay paranki gaa cafinadka la taxaluqa may ahayn in aad samaysp ninka yarana waa lay ogal yahay hud hud yaasmin naaleeye aniga wlshy waa walal.ka.maftuux cabdi kariin oo kule hore usoco

  • @filsanawil5651
    @filsanawil5651 4 роки тому +5

    waxasi prank maha dilabad ula badhedhen inankayar ka xishooda hooy wad kawaweyweyntine

  • @mohamedmursal1512
    @mohamedmursal1512 4 роки тому +2

    Umalynmaayo in wxn run yahy waayo
    Qof caqli saliim ah leh
    Kumasameeeyeen qof wllkiis ah wxn
    Hadyse run tahy
    Wxn leeyahay Yaasmiin
    Mrdmbe wxn o kle ha kusamyn qof wllka ah

  • @faraxahmed4724
    @faraxahmed4724 2 роки тому

    Ax caafimaadku maaha wx Lagu ciyaaro sorry hud hud waan ka naxay 😭😭 hawnoqonina waa doqoniimo wll wllshy yasmin Naleye waxaad tahay qof aan taagero wllhi ee prnki ga dambe waxaad ku samaysa cawil bile

  • @nimcoceelabe5794
    @nimcoceelabe5794 4 роки тому

    Ax wll yasmin waxay waxd wiilka ku samysay cafimadku ma prank buu galaa waxso kale haku kaftamin

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 роки тому

    Inanta ka daaya dee canaanta badan iyagaa isaga raaliyee. Ta labaad iyadoo la aflagaadeynayo ayey wali wax jawaab ah inameysiin oo madaxay saaratey canaantaase dee daaya inanta. Waxaas oo dhana waxay u sameyneysey waa inaga. Iska dul qaado Yaasmiineey

  • @aminaabdi892
    @aminaabdi892 4 роки тому +1

    Taa ni was reer miiyaad naa niinka hasku diiliiin xayawanaad yaahaayi shiit 😏😏🤔

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 4 роки тому

    Dadka iga so codsaday kuledahay yasminey wlhi sas loma fududado qofka waxn dhib ukenynba dadku ka rabane tano kale wxd ku wayaysa karamo badan ha unoqon manta dabaded

  • @mohamedibrahim2868
    @mohamedibrahim2868 4 роки тому +6

    Inaa lilaah Shame on you, Waa maxay Waxani, ma Caafimaad qof baa lagu ciyaaraa.

  • @ayanabdihussein685
    @ayanabdihussein685 4 роки тому +1

    Wlhi waa doqon reer miyad ah waxaas waa qalad ayaanta danbana khamribay dadka siin doontaa

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 роки тому +1

    walahi bilahi in haduu qofkaasi ani ahaan lahaa in aydaan kala baxdeen waa prank igama kaama socoteen waan ku dacweyn lahaa waxan oo kale waa doqoniimo

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 роки тому +1

    Naa heedhe wll waxn prank ma ahn wiilka cmfkiisa dhib kugu ah bisinkee wlhi wan ka naxay miskiiin 🥺🙄

  • @najmamahamed5535
    @najmamahamed5535 4 роки тому +2

    Ala maxaa badow prank bartay😏 inanka yar cafimadkiza haku ciyarina dad waweyn ayad tihiine 😏

  • @osmaguy9594
    @osmaguy9594 4 роки тому +3

    halkeed noo aamusiisay ma anzgaaba hadalnay kkkkk

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 4 роки тому

    nio naaguu waa ay waligy wxy naagi isiisy ma cunin mana cabin mushaki wayn baan ay adeer naag ha aaminin bl ninkan ay cafimadkisa ku ciyaaryso eeg

  • @koke143
    @koke143 4 роки тому +1

    Hud hud camerada uunbu soo eegayaye biluu film yahay😂

  • @Apdirahmannn
    @Apdirahmannn 4 роки тому

    Reer miyad uur leh iyada iyo ta ag fadhidaapa reer mii cidiyuhu kubaxeen weeyi ala mxy dhakh prank paraty

  • @xamdajama6361
    @xamdajama6361 4 роки тому

    Somali Prankiga way meel xun ka galay Cafimaadku waa shay qali ah intan Haysan ay daremaysa wx lagu ciyaaran maah Miskinka dil ayda kula ka fatntay Alle ku dilye Doqonyhy

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 4 роки тому +1

    Somalidii prank baratay qofdhimanayana views ayay kara dinayaan

  • @mahamedmahamed2135
    @mahamedmahamed2135 4 роки тому +1

    Afartiinaan naagood Isma dhaantaan inanka maydaan ka xishoon

  • @khaalidabdiismail2549
    @khaalidabdiismail2549 4 роки тому

    Yaasminay waxaa laguma sameyo raga waankaa cadhoday waankla noqon gadhay mubiskarbta

  • @xamdanaasir7436
    @xamdanaasir7436 4 роки тому +1

    Saaas maxaaad usamaysay yaaasmiiin waxan ma barnk ayaaa la yidhaaaa
    Caafimaaadkiis inaaad wax yeeesho ma wax ka sahlan oo aad samayso ayaad garan wayday

  • @guuleedindholacagguuleedin3704
    @guuleedindholacagguuleedin3704 3 роки тому

    Walasheyi yasmin kamad xishon miskin ki hud hud calosha casirasa kolba dhusu labaxaya mardanbe kanin cid danbe hawu qoshin waa halis waxa laga qada daba furan

  • @engdhubow3929
    @engdhubow3929 4 роки тому

    Yaasamin wlle waxan doonayaa Saamiya zagal nio qoftan waan jeclhu video ay ku jirto maba dhaafi karaba xagen kale xariiri karaa plz igu caawi

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 роки тому

    CEEB SXB hud hud ina wax lagu sameeyo ma jeclin wllhi markaa yaasmiiney wllo waxaas mardanbe ha ciyaarsan waa halise bisinka bisinka waxasi pranki maahe waa doqoniimo wllhi habluhu cadowsanaa imikana raali geli acuudu waa reer miyi nime qofdhanbaad ciyaarsatay inad naftiisa halis gelise

  • @ahmeddayib2491
    @ahmeddayib2491 3 роки тому +1

    walahi wxaaz wax lagu gaftamo maha mizkinka inuu izku xaro miyna kapqyn🤣

  • @sadioali8398
    @sadioali8398 4 роки тому +1

    Bismilaah qof fiyow barank xanunlogu ridayo ikow

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 4 роки тому

    asc saxiibayal odayga waad la barateen eh ka daya dee caan caan dhalay buu noqdaye dhinaca prankiga maalin horena isagoo meel ka qaylinayan arke

  • @hiboabdi3412
    @hiboabdi3412 4 роки тому +1

    Car HUD hudow hdaad soi arsanwaydo mdaa ninpa soo arso nio yaasmiin ka arso

  • @hamseofficial3781
    @hamseofficial3781 4 роки тому +2

    Viagro md siizid haKu fuuLe 😂😂inkazto been u yahay waxani

  • @updyrazaaksomali2593
    @updyrazaaksomali2593 4 роки тому

    Adi iyo inan ta kale lama yaa bin wallhi lkn waxaan la yaabay labadan ragnimo sheeganaya ee hadana ku daawanayyay inta nin raga waxan lagu zamaynayay ee uu laba hablod hortooda zuuliga ugu noq noqonayay wallhi nio zidan izku dhaama

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 4 роки тому

    Kulaaa Dadkaa Iga So Codsaday Naa waxna may So codsan dadka Cafimaadkoda laguma Kafto Qof weyn U eegtayh Waxan Waxaba lagu Ma raadiyo Waxaa Negative La gu so qore Ish

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 4 роки тому

    doqoniima meezha kala fadhiizo doqonyeey hud.hud kawayn nin waxaa loola yimaade

  • @xasanxuseen975
    @xasanxuseen975 Рік тому

    Yaasminey waxaas prank maha wallahi cafimaad ka laguma dheeldheelo waxan waaqof bina aadama waxaa laga yaabaa inuu waxan kuxanusto iska ilaalo wllo pali

  • @moztaphendho7818
    @moztaphendho7818 4 роки тому +2

    Hhhh anuu yaazminpa laman YaapineH aFartan kuqozlaYan LaYapaY cvimadku ciyaar maGaLo yazmein qov vcnpah thye

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial4664 4 роки тому +1

    Ninka miyaa foolinaysaan maa wax usheegtaan🤣🤣

  • @cabdiraxmanyusuf9388
    @cabdiraxmanyusuf9388 4 роки тому

    Dadkan wada zheikh muztafe izka dhigaya waliba inad zizaan kiniinki dumarka ka umuliya😀😀

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 4 роки тому

    Waxano kale prank lama odhan karo
    Prankigad Qalad fahantey

  • @bushaaromagazine9612
    @bushaaromagazine9612 4 роки тому

    Waad qaldantay wllhi yasminey waxasi ma galo prank wad qalad fahantay prank

  • @maxamedgacaliye8243
    @maxamedgacaliye8243 Рік тому

    Walahi wan ka naxay hudhud yasmin may walaty

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 4 роки тому +1

    NAaagta maxay Naaleye Waaba Badawad Caadia ragga madhaxlayasha Maxay ahaayen Ish shame on You Qudhun

  • @fadximohamed8799
    @fadximohamed8799 4 роки тому

    Wax yaabaha qaar laguma kaftamo wlhi bal kwrn haduu ku dhiman lahaa umada agtooda waad ku ceebobi lahayd akhirana gacan ku dhiiglay baad noqon lahayd intaad asxaabtada rali galinayso halis looma badheedho

  • @abdirahmanadan6836
    @abdirahmanadan6836 4 роки тому +1

    Qadadii ayaa laga waraysanayaa cabitaanka muu xasuusto ileen markuu imanayay caadibuu ahaaye hhh waa caadi brank waaye

  • @maxamedaadan6291
    @maxamedaadan6291 3 роки тому

    Madareemi kartaa qof Baad Xaaladiida caafimaad xanuun Ubedelaysaa waxanoo kale hakukicina mar damde walaaalayaal

  • @farwadsasaleeban4089
    @farwadsasaleeban4089 4 роки тому

    Hud hudoow sorry waxalagugu sameeyay waxmahee aduuna ku ayku dibirtoy ku qaraslxdo siimarka dan bana dawarla haan gay nanaa yasmine 😂😂😂

  • @zuhayptezmaofficial5130
    @zuhayptezmaofficial5130 4 роки тому +1

    Yaasmiin wlhi waxaa laguma ciyaaro

  • @SomaliyaSomaliya-qx3tt
    @SomaliyaSomaliya-qx3tt 4 роки тому

    Yasmiin ma waxan baa baranki ah mardanbe ha unoqon inankana raali gali kuwa kula jogana waa doqkmo siday u ogaladen waxan

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 4 роки тому +2

    Yasmin wan ka hely tolow ma laqaba 😂😂😂😂😂

  • @fadumoismail9831
    @fadumoismail9831 4 роки тому

    Hud hud sanada haka so wareegte wa in ad yasmiinta moye adan cid kale ku sameen waliba ku badi haba shubantee😹😹

  • @muskamhmud7548
    @muskamhmud7548 4 роки тому +1

    Ala wxun bad ku sameysey hud hud sry