Yasmin naleye iyo abwaan eng hud hud wan i salamay dhamaantiin ciid Mubarak waa marki igu horese an dawodo channelkaga wll igu soo dhawee ish walashay qali yasmin magacayku waa osman barasho wngsn
Yasmin waxa aan noqday asxaabtaada cusub, waxa aad tahay gabadh iska faraxsan markasta, Insha Allah marka aan imaadi Somaliland, waxa aan isku dayayaa in aan live kuu arko, Insha Allah.
mansh Allah wlshy yasmiin naaleeye wlhy wan iska jecelahy hadalkaga wlhy alle Ku xiftiyo adiga iyo HUD HUD keep going
..
I
InT¡¡ naBi maxamed jeceL like❤
Nabi muhamed csw haku dawarsan
@@bushraismacil3704 adke wllhi
Good pad ty
Scw scw scw
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عليه افضل الصلاة والسلام
DaDka saliga nabiga liketa ku raadinaya ha joojiyaN
Keep goin yaasmiin naaleye iyo hudhud burco imaada waa iga codsi wlo qali yaasmiin alle haku daayo wllo
Kkk HUD HUD markan wan iska sii qosla YAASMIIN keep goin WLLO
MASHA ALLAAH WAA YAZMIIN NALEYE WAA WADA NAALEEYE LKN MAZKIIN MAHAN WAA DAALIM
walshey yazmin naleye idin wata adiga iyo egnerki hud hud hore uzocda wll mcn ❤👑
Masha allah wllo qaaliya ad ayan idinsalamay yasmin naleye iyo hud hud allah haydin xiftiyo ❤💪
msha allahn wllaha film qurux badan 2waan idinka helaa insha allah waana idin la kulmi doonaa sababta oon ah aniaga iyo eng hud hud isku gobol ayaanu najhay
M.allah yaazmiin Naleye wlhi waa gabdh aan aad utagero m.allah🌹xppti
Wooow eng hud hud cod buu hayaaa
QoftaZ hadalkeeda io qozolkeeda kaleY araG Wye
Inta ila argtay liketa 😍
YAZMIIN WLSHY WAXAN KAA CODZANAYAA INAAD HUDHUD PRUNK KU ZAMEYZID CODZI QOF FANZ KAAGA KA IMID WAYE PLEAZE
Masha allah wiilka hud hud ladhaho wlhi cod bad leedahy keep it bro
1:19 film kan ay kasheekay nayaan waa kee bal igu caawiya,🙏🙏
Dugsiiya official ka soo daawo filmka mgciisuna waa maraan part 1 io part2 weyi ilaa 3
@@kawtherali1113 aad baad umahadsan tahy 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Mansha alh walashy yaasmiin naaleeye iyo hudhud keepgoin
McHa allh Yazmiin naLeeYe keep going ziztEr 🤩🥰
waaw
Tagere wlloo
From team dirisle abdi like hore u soco
Yasmin naleye iyo abwaan eng hud hud wan i salamay dhamaantiin ciid Mubarak waa marki igu horese an dawodo channelkaga wll igu soo dhawee ish walashay qali yasmin magacayku waa osman barasho wngsn
Yasmin Naleye sister keep going👸👸👸🥰❤
hhhhhhh aaad baanu kuu garanaynaa boqorada hibada iyo halbeega garashada inaanta xishoodka logaa hadhay xarabadana loodaayey yasmiin nalaye my inderty keep going
Yarka comment qoraya waa Yaasmiin Naaleeye 😂😂😂😂kaftan lee waaye Boqorada kaftanka wan ku salamya sis
M n wlshy yaasmiin naleye hore usoco xpti mcnto
Mnsh alh hud hud
Ita nabiga jecel like saara
Aar eng hud hud nio waa wadna qabad shib laydinkama siiyee
Yaasmiin naaleeye taageero buuxa
fikiriyo nafteyday.
hees an jeclahay ❤️
Yasmin dar illaahy ku jecelyahey nolow wlo keep going😍
Beryahan YAASMIN NALEYE IYO ENG HUD HUD ayay ka shidantahay wllahi way iska heleen
Yaasmiin wanku wata iyo hudhudba❤😊👍🏼
Eng hud hud and yaasmiin naaleeye
Keen going
Mncha allah yaasmiin naaleye qof shaqsiyad wangsan wn kugu xidhanahy wl hore u sooc hlkaga ku salamanthy
Eng HuD HuD heezaha kuma wacna lkn kaftanka iyo Qaraaxada ayuu ku wacanyahay
M a,wllahayga qaaliga ah horey usocda.wllahayga
Yaasmiin inta qosolkeeda taagerta subscribe ha isarto please
She is really Beautiful girl. Mashalaah.
Wow 💖💖🌹🌹👏👏
Yasmin & Eng hud-hud hore u socda wll
M.a jaazmiin naleeye horay usoco wllo qli
WaLaL mcn hud hud waa runtiiye waad isku eegTihin Ubax🥰😅
Qovki ugu HoreY aHaay
Ninkaasi waa jilaa sax ah talent ayuu leeyahay
Kķkk maraan 😀😀😀
Max I'd kudhacay adiga iyo ubax dugsiiya
Ninku miyad xarabi iyo kaftanka ayuuu iskuga raaciyda
Keep Going WalazhaY Yasmin NaleYe👉🌍
Wlshy qli yaasmin ale haku xfdo adi iyo hud.hudba horay usocda
Masha allaah hud hud iyo yasmin naaley hore u socda
Eng hud hud iyo yasmiin naaleeye keep going💥💯
Yasmiin wad qruxbadanthy❤❤
Wlalahy yasmiin naleye iyo naasir wll wan idin wata
Yaasmin naleeye iyo hud hud way isugu baxda keep goin labadinuba
Dar Ilaahay ayankujeclahay Yaasiin wll
Yasmin naleye keep going zizter
M.a wllhey an jeclahey ilah ha idin xifdiyo
M.a wllShay YaSmin NaLeye Keep Going HunoH🇸🇴♥
Mucha alllah wallshy yaasmin qli
Yaziimin nalEeYe HUD HUD hore usooo
Hud hud malz
Keep Going zizy♥️👏
💋
Hore u soco waad dadaalaysaaa Yaamiin Naaleeye
Ala beerkaa 😍
Love you sis ❤❤❤❤
Yaasmiin iyo eng hud hud hore usocda
Man shaa allh hud hud
Wll hud hudoow heestaa waanu kahelnee markasta nooqaad
Pleas ku soo dhakhsada part five filmkii🙏🙏🙏🙏
Mansha allaah walashy qli
masha alla
yaasmin waan ku jecelahay
Yaasmiin Ina adeer qaali waan kusalaamay hore usoco
Yasmiin inan qalbd furan hud hud qofka kaliye iga qosliya
Keep going
Plz afka gacanta saar markaad qoslaysiid wayo inana xishodkaygu qurux badante
Yasmiin iyo hud hud way isku soo baxayan haday is guursadan
Yasmin waxa aan noqday asxaabtaada cusub, waxa aad tahay gabadh iska faraxsan markasta, Insha Allah marka aan imaadi Somaliland, waxa aan isku dayayaa in aan live kuu arko, Insha Allah.
Yaasmiin & Hud Hud 😂😂 Horu mar wacan keep going
mnsh Aallh ziz and bro Keep going
Go for ward
Walaahi filinkii aad wadajisheen aad baan ujeclaa imika kule idinka sugaynaa yaasmin and hud hud ubax
Lkn yaasmiin soo gaxee suhayb caska ninkaa jira
From jabuti keep going dear sister
mzha Allh Yazmiin nalaye Iyo Eg Hud hud
Engleshkasan ku xasuustee barina gabadh yar oon isku glass an ahyn ayaa practice la ii kiciyey markasey english midhan oon joogsi lahyn dabada i qabatey markasan dhididey sabuuradii ayan gacanta saartey markasan is idhi dhididka iska masax tamashiirtii ayaan isku masaxay wajiga ardaydii qosol yaa haya 😂😂maalintii ayaan goaan sadey inaan englishka barto
walaahigofficanbaatahay😍😗👍💟💟💞
Yasmiiney wllo kal furan huduhud xoq xoqoshadiisa badane yuna ku qaaadsina hhhhhhhhhhhhh kafan 🤣😅🤣😅🤣😅😅
Inta hudhud jecel laki
Ha noolato yaazmiin naaleeye nio
😅😅😅🌹🌹
Hhhh yaasmiin naaleeyaay anaga mxaad noogaboodaysaa maydaan nasalaa maynba idin kiyo hud hud mise wxaanu nahay intay xaqoogu aasanyhay dee😂😂😂😉
Yaasmiiney wllo haye waxii an kusheegey ee dartanka shabka kusoo tar tee zxp hh
Maschallah yasmin hn
Yasmin iyo hud hud
War ilaa cod baad haysaa aar zxb ceergaabo kaalay nio
Yasmin jr 😂 keep going Huno
Mahadsanidiin sxbyaal
Wllshy and eng hudhud
aac
Wll hees maahee quran majiro ilaahay lagama baqayo 😔😔😔
Woooow yasmin Naleye wan idin wadaaa adiga iyo eng rka Hud Hud
Masha allah wll yasmin naleye
Hud___hud taageerayaasha Ka mid ah
iiiin iiiiin iiiiin iiiiiin iiiiin iiin iiiin😂😂🤣🤣🤣🤣