WALAL AAD BAAN UGA XUMAHAY WAXA KUGU DHACAY NIN DAACAD AH BAAD IILA EG TAHAYE ILLAAHEY XAQAADA HA KUU SOO BIRBIRIYO INSHA ALLAAH. BALSE ISLAANTAAN HANA AHNA WEY KU DHACEYSAA LAMA AAMINI KARO ISKA ILAALI, LACAG BADAN BEY KAA CUNEYSAA WAXNA KUUMA QABANEYSO PLEASE DAHIR CALASOW RAADSO
Qof ka markuu story ama qiso kaga shekay naayo oo uu na rabbo in laga kobiyo rabbi halka mar igu horay so ubaa kow la dhahaa waxii ku xigo haye baa loga jiibiyaa 😊
Qeyr ALLE A ku siiyo inanta wariiyaha ah waad ku qancay wareer sigaado
Wiilka wll sheekada ka dhagayso horta kadib suaalaha waydii indr maxaa kaa khaldan
Naagtan waalan oo dadka warka ka qaadeysa , hadana salameysa naago kale. Waa doqon ee wax u sheega.
Waa Islaan waalan oo u baahan dayactir.
WALAL AAD BAAN UGA XUMAHAY WAXA KUGU DHACAY NIN DAACAD AH BAAD IILA EG TAHAYE ILLAAHEY XAQAADA HA KUU SOO BIRBIRIYO INSHA ALLAAH. BALSE ISLAANTAAN HANA AHNA WEY KU DHACEYSAA LAMA AAMINI KARO ISKA ILAALI, LACAG BADAN BEY KAA CUNEYSAA WAXNA KUUMA QABANEYSO PLEASE DAHIR CALASOW RAADSO
Na jaqjaqda jooji ninaa darenkisa kahadlaya ixtram umuuji dadka asaa kasoo horeeyay
Daaroodku isma caawiyaan miyaa war wiilka ha la caawiyo inta uu raja leeyahay billahi calaykum !!!
Asc, ninkan Qalbiga ayaa dhaawac ka gaaray dhibaatada loo gaystay darteed, waxaa fiicnaan lahayd in Qaraabadiisa caawiso !!!
Wll maxkamada dahir alasow ugudbi
Taasi habara tokhonta
Qof ka markuu story ama qiso kaga shekay naayo oo uu na rabbo in laga kobiyo rabbi halka mar igu horay so ubaa kow la dhahaa waxii ku xigo haye baa loga jiibiyaa 😊
Doqon gowso weeyn waaye waxa isaga iyo walaashii kadhaxeeyo muxuu habaryan waalan uga sheeganayaa
Aaway qeybtii labaad
Wa baat cad bisinka
Maxaa jira
Wll sheekada adaa hor ordaya. Su aalo aan lagaarin baad ku wa reerisay😂
Waa beentiis ayan umaleynayaa. Gabadha halasoo wareesta. Luuqad magaranaayey ayuu leeyahay. How did he train people.