DHANTO CUSUB | FILSAN QURUX & BISHAAR AWAL | 2023 OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • DHANTO CUSUB | FILSAN QURUX & BISHAAR AWAL | 2023 OFFICIAL VIDEO
    DHAANTO CUSUB ~ ILMAABTINIMO
    ERAYADA~ AB-SIDIIQ DALMASEEYE
    LAXANKA~ ANWAR TOOTI
    MUSIC~ HENOK ATLABACHEW
    CODKA~ BISHAAR AWAL & FILSAN QURUX
    CAMERA~ SHAKIIB PRO
    EDITE~ SHAKIIB PRO
    👍👍👍👍AXMED EESH-CALAA PRODUCTION
    Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
    FACE BOOK👉 www.facebook.c...
    WHATSAP👉 +251915152630
    GMAIL👉 eeshcalaa143@gmail.com
    Maxaan rasmiyey rafaad marayoon
    Raaxiyo dagananba reeb idhiyoon
    Urooray inaan rug kula dago'oon
    Ka raariday ruuxda meel baaseey
    Runtii ma fayooba ruuxdaniyoo
    Adaan ku raboon ku raadinayee
    Intaan raxanraaday layrarayoo
    U riiqmay dareen i raamsadayeey
    Roobaa igu hooray reen waynoo
    Raxmaadka jacayl isoo ridayoo
    Rax baan ahay kuu rabaayadohoo
    Ma rooniye ii rixiim noqo'eey
    Waxan ka ragaaday raafaha oo
    Ramiim ka dhig caashaq way rarayoo
    Intuu i rusheeyay baan radayoo
    Ma rooniyee xiise way rogayeey
    raaliyo ku barbaartay raas udugloo
    Rug iyo ku aroorta reer goba iyo
    Rafiiqnay inaabtiday rumaheey
    Halkay riyadaydu taag nayd iyo
    Qofkaan rabay ruuxda kaalmeeyo
    Rafiiqnay inaabtigay rumaheey
    Ku raad guray maalmo roob da'ayoo
    Dhex roorayay kaymo raariya oo
    Wadnaha rabadh iyo ridaa ku dhacdee
    Hadmaad rubadayda daawayneey
    Rogaal celi xiiso laygu raroo
    Ruuxdiyo noloshaad reexaan u tehee
    Dhinbiil rukunkii radeebtay naftiyo
    Hadmaan rarankii ka roonaaneey
    Rabaan ku baryaa rukuucaha oo
    Rasaas galgacayl nin lagu riday'oo
    Rooshan ubax liyo gu' kula raba oo
    Raas wayn kula raaadin baan ahayeey
    Rablada timahaan u kala riday iyo
    Rag kale uma quudho ruuxdaba oo
    Quluub rigashada agtaada rabtoo
    Go aan kugu raacsan baan ahay

КОМЕНТАРІ • 78

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA  11 місяців тому +25

    Jawaankii aan idiin balan qaadnay ayaa si isdaba jooga xadhkaha usoo goostaye hamoogaanina bartena yuotube iyo page keenan rasmiga ah.
    Filsan Qurux iyo Bishaar Awal oo ilmaabtinimau biyadhigtay dheehasho haboon jaalayaal.
    Dhawr kiintaal oo kalana fooday inagusoo hayaane ha natiigsanina jaalayaal.

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 11 місяців тому +4

      Boqorka dhantada 😮

    • @XafsoClcasiid33-pr2mh
      @XafsoClcasiid33-pr2mh 11 місяців тому +3

      Lasoo dherdhereya wayahan dhantadii way imacanataye bishan waqan waa lay jeclaysiyey bal laso dadala

    • @Blessedgirl755
      @Blessedgirl755 11 місяців тому +3

      Inshallah abwan

    • @CimranSheikh
      @CimranSheikh 9 місяців тому +1

      Eshcalaa bll kawaran dhantadu inankubiro Ayan. Donayayee abwanka dhantadoow

    • @user-jz6zt6bo9w
      @user-jz6zt6bo9w 6 місяців тому

      ❤❤

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 11 місяців тому +3

    Hynock garac wuu dhaaafay,,,,,,,top music 100%+++++++ vivaaaaa ehehlka dhaantada

  • @MaxamedCabdulaahi-py9zl
    @MaxamedCabdulaahi-py9zl 4 місяці тому +1

    Raaliyo kunarbaartay raas udugloo rug iyo kuaroor tay ree goba iyo rafiiqnay inaa abtigay runaheey axyaa dunyaa axyaa zaman ❤bishaar awal ❤iyo waliba filsan axmed ❤❤❤ alaha idin dhowro dhamaan inta muslimiinta ah ❤ axmed eeshcalaa, cabdiwali xasan dhuux iyo waliba ,xasan cabdi xuseen xasan yare saaxibayaal madixiina alaha raajiciyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasranuur7484
    @nasranuur7484 11 місяців тому +2

    Waaw way dhaftay dhanto ani og mahi lkn wan jeclahay dhanto ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HassanMuuse-j1x
    @HassanMuuse-j1x 20 днів тому

    Ereyada yaale iyo laxanka tan dhaantooyinkii way soo afjartay

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 11 місяців тому +1

    Inaa abtii wow❤

  • @nasrichannelofficial2198
    @nasrichannelofficial2198 3 місяці тому

    Taan dhaanto wa dhafte magac kale halo dono laba legend b.awal filsan fican ❤

    • @user-rl1uo6cl2v
      @user-rl1uo6cl2v Місяць тому

      Taanbhaanbhaantowabhaftemagckalenalobonolabalegenbbawlafllsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alimahamud409
    @alimahamud409 11 місяців тому +1

    War waa fananda cusub filsan Ahmad baan umaleeye Marka hore ileen ayada maaha

  • @AhmedMohamedAli-pi4bu
    @AhmedMohamedAli-pi4bu 11 місяців тому +2

    Midaan dhaanto wayba dhaaftee magac ha loo bixiyo dad aan tageero weyn u ahay awal io filsan ❤

  • @ismaaciilCabdirisaaq-gy6zq
    @ismaaciilCabdirisaaq-gy6zq 2 місяці тому

    Qofta filsan isooradiya ogaadeen o❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @MaxamedXasan-zd2mj
    @MaxamedXasan-zd2mj 5 місяців тому

    Waa dhanto gacantu ka ka fadhiido

  • @abdullahiqoslaye8600
    @abdullahiqoslaye8600 9 місяців тому

    Eesh calaa dhaanto bashiir dheeshii oo qof ah

  • @AbdilahiMaxamed-u4j
    @AbdilahiMaxamed-u4j 6 місяців тому +1

    Dhaanto wacan😢

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 11 місяців тому +1

    Maxa gabdha gacanta ugu dhagay waa qalad

  • @ZakiCali-w4z
    @ZakiCali-w4z 7 місяців тому

    Filsan qurux cod bey haysaa ale haku xafido inaader

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 11 місяців тому +1

    Midaaan dhaaanto kaliya ma ahaaan,,waa dhanto yaaal. Hadaan nahay cowlyahanka kenyana. Dhaantadaaan ciyaalka ayaan school ada oogu dhigaynaaa ilma_ aaaabooooyinooooooooooow🤣🤣🤣🤣

  • @SafiyaaxmedMataan
    @SafiyaaxmedMataan 3 місяці тому

    Wabay igu socoty inbtigay allew iida

  • @CimranSheikh
    @CimranSheikh 9 місяців тому

    Biishar dhantoow bll wankubiiro rabaayee ruuntii

  • @QurashoAbdiFarah
    @QurashoAbdiFarah 6 місяців тому

    Dhantadu show aneyba iga hadleysa ina abti mcn ilahay haku dayo nolasha ilahay farxad iyo reynreyn ilahay ha ino gu dhameyo🎉❤

  • @gaanisalaaad-vg2ty
    @gaanisalaaad-vg2ty 11 місяців тому +1

    inaba cadoli mahan codoga wa ok

  • @abdirzackhassan1046
    @abdirzackhassan1046 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamedbunow4518
    @ahmedmohamedbunow4518 10 місяців тому

    Dhantooyinka Filsan soo badi!!

  • @cumarxiish
    @cumarxiish 5 місяців тому

    🎉🎉

  • @milyandhaan-u7q
    @milyandhaan-u7q 10 місяців тому

    Kaan maxuu gabdhaha ugu dhagdhaga horta waaba nacee😂😂

  • @CrisaaqMaxamuudcaLi
    @CrisaaqMaxamuudcaLi 5 місяців тому

    Cabdirisaq

  • @moursaliyeh2864
    @moursaliyeh2864 4 місяці тому

    Wan ku xiiseya markasta lkn inan kula hadlan doonayaa bishaar lanbarkaa uun mar igala hadal

  • @kowsarmawliid4620
    @kowsarmawliid4620 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 місяці тому

    Eesh Calaa hees

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 11 місяців тому

    Wow boqorka dhantada Bishaar

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 11 місяців тому

    ❤❤❤hees waxkale ah

  • @nadarmaxamed4871
    @nadarmaxamed4871 11 місяців тому

    En en esh calaa dhanto weye lakin maxaa iga gale ani hada😢❤😂❤❤anyway wayka baxsaden ❤lakin bishaar ciyaar iyo falfaladbu ugu😂baxay❤

  • @FardowsaGacal-ht4nl
    @FardowsaGacal-ht4nl 11 місяців тому

    Waww dhanto shidan

  • @ahmettnaaji9597
    @ahmettnaaji9597 11 місяців тому

    Aaad iyo bishaaa iyo filsan waa laba fanan oo cod leh

  • @naasirmaano3799
    @naasirmaano3799 11 місяців тому

    ❤❤❤dhanto cajiba

  • @XasanmaxamedCali-qf7ji
    @XasanmaxamedCali-qf7ji 10 місяців тому +1

    Jawanakay 😂

  • @CIMRAANLAMEELA
    @CIMRAANLAMEELA 11 місяців тому +9

    ALLHA IS ONE ❤❤

  • @rummoalii2845
    @rummoalii2845 11 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 11 місяців тому

    Dhanto shidan 🎉❤

  • @NimoMohammed-e2l
    @NimoMohammed-e2l 9 місяців тому

    Www reer Zubeer

  • @AminasaidHassan-ud8rn
    @AminasaidHassan-ud8rn 11 місяців тому

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QadarCabdi-tn8gl
    @QadarCabdi-tn8gl 9 місяців тому

    Jawaankii

  • @suldan__officiall
    @suldan__officiall 10 місяців тому

    Ogaaadeniya

  • @BashiirJawi
    @BashiirJawi 11 місяців тому

    Woow❤

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po 10 місяців тому

    Wwwwwwwwwww.m.a.tani.dhaanto.weydhaftey.hry.usocda.lajan.and.quee

  • @Gooni__2
    @Gooni__2 11 місяців тому +1

    Bishaar Awal Ciyaal Ciyaal buu dhaantadii ku noqday wuu iskaga ciyaaraa😂😂

  • @gaanisalaaad-vg2ty
    @gaanisalaaad-vg2ty 11 місяців тому

    Sas weye

  • @sakariyecabdiqaadir7400
    @sakariyecabdiqaadir7400 11 місяців тому

    M a alh

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому

    Allaha is one 😢

  • @AbduQaadirmohaned
    @AbduQaadirmohaned 10 місяців тому

    axmed

  • @AbduqadirxusenCali-og9bt
    @AbduqadirxusenCali-og9bt 11 місяців тому

    Hablyo

  • @Mawlid205
    @Mawlid205 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @HINGIDHIIRIYE123
    @HINGIDHIIRIYE123 9 місяців тому

    Wad isku soobaxaysaan😂😂😊

  • @NimcoAhmed-tp6xe
    @NimcoAhmed-tp6xe 6 місяців тому

    Hwiekajsjajwhw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤bbnbb❤❤❤❤

  • @saacidmuuseyare9382
    @saacidmuuseyare9382 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CawilNuux
    @CawilNuux 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ubax-w8p
    @Ubax-w8p 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DaacadCumar-bh6xs
      @DaacadCumar-bh6xs 6 місяців тому +1

      waako wasiia😮😅😅😅😅😅❤❤❤❤
      Namaste

  • @AbdiMathobe
    @AbdiMathobe 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AardoAli
    @AardoAli 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FawsiyaCabdilaahi-o8i
    @FawsiyaCabdilaahi-o8i 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomahamudahmed8181
    @nimcomahamudahmed8181 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqocabdulaahiAaden
    @DeeqocabdulaahiAaden 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤