DHAANTO CUSUB | AXMED EESHCALAA & FILSAN QURUX | QALANJO | 2023 OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 235

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA  10 місяців тому +73

    Jacayl qaan gaadha ❤️❤️❤️❤️

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 10 місяців тому +7

      Keep going eesh calaa❤

    • @user-rz5rz8kl4z
      @user-rz5rz8kl4z 9 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @MawliWees-vs8mf
      @MawliWees-vs8mf 9 місяців тому +2

      ❤❤❤❤🎉 oky

    • @Sadrisomali-js4pb
      @Sadrisomali-js4pb 8 місяців тому

      ❤❤❤

    • @MaxamedCeesimaxamuud
      @MaxamedCeesimaxamuud 8 місяців тому +1

      ​@@MawliWees-vs8mf❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinaxmedWali
    @SabariinaxmedWali 4 місяці тому +19

    Dhanto waligay madhageesan lakiin tan aadbaan ujecladay arooskayga soo dhow baanan kaga dheeli doonaa Insh allah❤😢

    • @HuseinAbdulaahiAbuukar
      @HuseinAbdulaahiAbuukar 4 місяці тому +1

      Guur xalaala oo Aad kunegaato I.a wllo lkn maalinta xafladaada isoo sheeg😫😫

  • @hayaatabdullhi654
    @hayaatabdullhi654 Місяць тому +20

    Inta TikTok kasoo raacday 😂😂😂

  • @cumarsuleymaan
    @cumarsuleymaan 3 місяці тому +3

    Dhanto iga dheh msh alh ❤❤❤❤

  • @NuurMaxamed-pf6pn
    @NuurMaxamed-pf6pn 3 місяці тому +5

    QURUX BADNAAA NAAGTA😍😍😍😍

  • @abdalamohamed8170
    @abdalamohamed8170 10 місяців тому +12

    Eshcalaa boqorka coda❤❤ sxp salan sare legend

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 10 місяців тому +6

    Dhaantadan laxankeedaa i soo leexiyay. Waa lagu fara yaraystay wallee.

  • @khadarrashiid03
    @khadarrashiid03 7 місяців тому +4

    Dhaanto Waa dhaftay Midaan ❤

  • @AbdikariimMuhummedMohammed
    @AbdikariimMuhummedMohammed Місяць тому +2

    Waxani cod waa dhaafen filsan gabadhani wa cod dahab ❤

  • @khadrajaamac6831
    @khadrajaamac6831 12 днів тому

    Masha alaah weye

  • @axmadWiire
    @axmadWiire 18 днів тому

    waa sax saxib@❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulqaadirWc
    @AbdulqaadirWc 10 місяців тому +13

    ❤gabadhaan waan jeclahay waa gabar asturan oo jirkeeda ilaalisa😊

  • @CabdikarimFaysal
    @CabdikarimFaysal 8 днів тому

    filsan axmed qofa ka cod mcn majiro

  • @Ubah14
    @Ubah14 2 місяці тому +3

    Ugu danbayan waan soo helaya😂
    Anoon dhanto waligay dhagaysan intani way iga dhexbaxday❤❤
    qalbigiyo wadanaha magacan kuqoray❤

  • @yussufduale4142
    @yussufduale4142 8 місяців тому +1

    Waaao!!!! 😜 😜 😜 What a great love, what a great song!!! Very nice!!!

  • @ayeeyokoriso3730
    @ayeeyokoriso3730 Місяць тому +1

    Qalbiyow wadanaha guku qori laha inata unba ka shidan ❤❤❤

  • @cabdinuur4140
    @cabdinuur4140 10 місяців тому +5

    ❤❤❤❤ waaw tani dhaanto dhaaftey axmadow erayo jacel ax dheh qalbiyadaan israba kusoco

  • @CinabMoud
    @CinabMoud 2 місяці тому +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Axmad_Jacayl1
    @Axmad_Jacayl1 10 місяців тому +5

    Filsan cod macaanaa masha allah .

  • @siyaaddaljirsd7267
    @siyaaddaljirsd7267 10 місяців тому +8

    Dhaanto kal iyo laab ah iyo qofkii ammaanta loogu talagalay Filsan Axmed Mataan 👌🙏

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 8 місяців тому +5

    Marba dhanbay ka shidantahy gayiba somaliyeed eegga waa markii dds iyaga loo daayay dhaqan quruxbadan iyo abwaaniinba iyagaa xaabsaday nabad ahaada abidkiin kooxdii xidigaha geeskana idinkaa noo badalaye jira oo jooga from somalilander one love ogadenia❤️🇬🇲❤️🇭🇺

  • @Walal--biixi
    @Walal--biixi 10 місяців тому +6

    Axmedow qoftaan cod waa haysaa🎉❤

  • @cabdulahidayib9311
    @cabdulahidayib9311 3 місяці тому

    It a maizing and it talks a love traditional song with legend eish ala and legend filsan go forwards.

  • @yuusufibrahin
    @yuusufibrahin 10 місяців тому +3

    Mansha allah boqor ka dhaanto axmad gul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kajol833
    @Kajol833 Місяць тому +2

    From tiktok ❤

  • @MaxamedFarax-b2g
    @MaxamedFarax-b2g 9 днів тому

    ❤❤❤❤ asal

  • @calanlemediaproduction9187
    @calanlemediaproduction9187 19 днів тому

    Mshlh anigu saka oo dhan ban dhageysanayey dhantadan wa ka heley wlhi

  • @jaamacibraahim120
    @jaamacibraahim120 10 місяців тому +5

    Wlleee jawaankiii waaanu idinka Haynaaaaa

  • @Umalkhyradan-gu5xm
    @Umalkhyradan-gu5xm Місяць тому +2

    Nacabkii kuu qasdiyey sow mawada qandhado 😊lkn axmed aad baad uciyareyaa

  • @Maanka_elHaaji
    @Maanka_elHaaji Місяць тому +1

    Codkeeda 😩❤

  • @cabdiraxmaanibraahin7674
    @cabdiraxmaanibraahin7674 20 днів тому

    Wooow❤❤

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 9 місяців тому +3

    Ilaahey amarkii inan taa filsan waan iska jecelahey

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 10 місяців тому +4

    Wahei wah filsan hadda la helay Qalanjo. Wakaa filasaneeey 🫶🫶🫶💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️👌👌

  • @Umalaxmed-yw3ki
    @Umalaxmed-yw3ki 10 місяців тому +2

    Tani dhanto way dhaftay jah❤️

  • @HusenOmar-gn9yn
    @HusenOmar-gn9yn 2 місяці тому +1

    Taan dhanto way dhaftay
    Filsaan❤❤

  • @AbdullahiOmar-z1r
    @AbdullahiOmar-z1r Місяць тому

    Ete❤❤❤❤😢😢

  • @MaxamedCali-s1w
    @MaxamedCali-s1w 10 місяців тому +1

    Masha allah wa dhaanto macaan badan nosoobadi abwaan❤❤❤❤❤

  • @Adenosman-r5s
    @Adenosman-r5s День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤woow❤❤🎉🎉

  • @ShamsoCilmi-c1p
    @ShamsoCilmi-c1p 10 місяців тому +2

    Zxib qaliya abwan ee eshcla wali koow ma jogno midii klae wan soo wadan

    • @nimcobeerey
      @nimcobeerey 5 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwaanmohamed6895
    @ridwaanmohamed6895 Місяць тому

    Wlhi wa dhantada kaliya en ugu jeclahay ❤❤wad kaga washen ❤❤❤wa jacayl dhaba dhantadani ❤❤

  • @TooreyeBoy-vb9fe
    @TooreyeBoy-vb9fe 10 місяців тому +2

    M.a hees macaan

  • @MaryamoCabdixaashi
    @MaryamoCabdixaashi День тому

    Kuwa kliyee dhaantada ijecleysiiye❤😂

  • @calinuur7518
    @calinuur7518 10 місяців тому +3

    Boqorqda codka filsan Ahmed io abwaankeena Ahmed eshacala horumar wacan

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 9 місяців тому +1

    Filsan inaba caadi maahan, codka allaha kuu barakeeyo walaal🔥❤️

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 10 місяців тому +3

    Dhaanto wa laxan eesh cala erayo ama midhaha halo daayo xassan yarene laxanka haloga hadho

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 10 місяців тому +1

    Boqorka Dhaantada
    Abwaanka Eesh calaa💓💓💯💯✊✊

  • @mohamedabiibmohamoud1759
    @mohamedabiibmohamoud1759 10 місяців тому +7

    Filsanl Ahmed Mataan ❤Ad Baan ku Taaheeraa Adiga Iyo Abwaanka Guileysta❤

  • @XaliimoSacdiyo-f9z
    @XaliimoSacdiyo-f9z Місяць тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarMaxamuud-f6l
    @KhadarMaxamuud-f6l 10 місяців тому +1

    ish calayoow idil xaged geysey wan maseyrey ma dhabey ahed

  • @AbdulqaadirBb
    @AbdulqaadirBb 5 місяців тому +1

    Gabadhaan waan jeclahay wllhi lkn ima,oga

  • @parwakoheis2713
    @parwakoheis2713 2 місяці тому

    Codka gabadha Mncha Allah tabarakallah ❤

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb Місяць тому

    ❤❤❤❤❤ ishcalaa dhaanto

  • @user-ie8em9uu7n
    @user-ie8em9uu7n 8 місяців тому +1

    Eshcalaa dhaanto

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 2 місяці тому +1

    Wllhi dhaanto dhan wali ma dhageysan balse tan tiktok kaso raacey waxan dhahi karaa dhaantoo dhan tanaa ugu macaaneyd waxan arkey the best dhaanto ❤❤ qalbigoo dhan adaa qaateyoo😢

  • @user-hl9rt4br9h
    @user-hl9rt4br9h 5 місяців тому

    Dhanatada filsan qurux waa ka hayaa codka ❤

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 2 місяці тому

    Laxanku iga gadan wllee xasan yare toppp❤

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 10 місяців тому +1

    Qoftu Caadi Ma Aha Axmdaw Waaba Hunguri Dhubuq🌹

  • @Khadiija-m1u
    @Khadiija-m1u 7 місяців тому +1

    Axyaaa jacyl

  • @CabdirashiidCarab
    @CabdirashiidCarab Місяць тому

    ❤️❤️❤️❤️😮

  • @mukhtarahmedmohamed5312
    @mukhtarahmedmohamed5312 Місяць тому

    Best dhanto ❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaciilAxmed-m9d
    @IsmaciilAxmed-m9d 10 місяців тому +1

    Qurux

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 2 місяці тому

    Cajiib😢❤fv dhanto ma aheen blse tani wa ka helay.

  • @SaadaqMuxudiin
    @SaadaqMuxudiin Місяць тому

    Qumaneey aawadaa waan qurbixilahaa

  • @Sabrintetano
    @Sabrintetano 2 місяці тому

    Qalbigiyo wadnaha magacaga kuqoran ❤

  • @Maxamadbadal-sr2pr
    @Maxamadbadal-sr2pr 9 місяців тому +1

    horeyusoco

  • @XuseenAaden-en3zj
    @XuseenAaden-en3zj 9 місяців тому +1

    Ar tan dhaanto wey dhaaftey

  • @abdiwasaakkke3386
    @abdiwasaakkke3386 9 місяців тому +1

    Wxanaa dhaanto aha wlh filsan gabdh cod gaadhysa male plz abwaan dhaantooyin kale lasooqaad

  • @suldaanxasandhuluud3349
    @suldaanxasandhuluud3349 10 місяців тому +1

    .axmad eshcala abwan jira erayiyo codba wanku wata zxp

  • @safiiyosiman2353
    @safiiyosiman2353 10 місяців тому

    Dhaanto jirta igadhe sxb horay u soco intad ifka jogtid kor kor kor kor kor wll qaliya

  • @NamoMukhtr
    @NamoMukhtr Місяць тому

    Dhaantadu qaybkamida wadnaha adiga qatayo miyaana

  • @XaliimoSacdiyo-f9z
    @XaliimoSacdiyo-f9z Місяць тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @RuwaydoCawilmaxamuud-fo4oi
    @RuwaydoCawilmaxamuud-fo4oi 8 місяців тому +1

    Wan kusalamay huuno mcn eeshcalaa

  • @AabdeAhmed
    @AabdeAhmed 10 місяців тому +1

    Great

  • @ducayzane
    @ducayzane 2 місяці тому

    Ax yaa Dhaanto Jacayl ah! Laba kala daran baa is-helay; Filsana Cod aan inaba caadi ahayn baa Eebbe u dhiibay!

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 10 місяців тому +2

    Gabadhan dhantooyin badan lasoo qaad waad isku nuuraysaan

  • @ShaficiMaxamed-u4l
    @ShaficiMaxamed-u4l Місяць тому

    Masha allah inantu cod toolmoonA

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 10 місяців тому

    Dhanto shidan ❤🎉

  • @FadumoCali-x3m
    @FadumoCali-x3m 10 місяців тому

    Wale wa dhanto cajib ah❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 10 місяців тому +1

    Al fanaanad Filsan Qurux👑❤❤
    Qalanjo Qiima leh inay Tahaan Qiraa

  • @crisaaqahmed3702
    @crisaaqahmed3702 10 місяців тому +1

    Waka fannki somaliyed

  • @AhmednourHassan-iq6ln
    @AhmednourHassan-iq6ln Місяць тому

    Nio gabdhan wa best voice

  • @Ardocabdi77-ey3hs
    @Ardocabdi77-ey3hs 10 місяців тому

    Dhaanto mcn

  • @kalsantravel
    @kalsantravel Місяць тому

    qoor maslayay

  • @Fathi1Fathi2
    @Fathi1Fathi2 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @NajaxYusuf-b4m
    @NajaxYusuf-b4m 15 днів тому

    Ma❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 10 місяців тому +1

    Kooxda Fanka Dhaanta Casirka Ah Waan Idin Salaamay. Nabad Caafimaad Farxad Ayaan Idiin Dhaafay.🇸🇴🎤🙏💪

  • @DalabeyNuuni
    @DalabeyNuuni Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminmhassan3601
    @aminmhassan3601 10 місяців тому

    Mashaa Allah my brother and sister I love you keep me ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CabdixakiimDheere
    @CabdixakiimDheere 10 місяців тому +1

    Idil maeerkeedii runbuu ahaaa

  • @QmushtaqMusse
    @QmushtaqMusse 2 місяці тому +1

    21/7/2024 zacda 10;36 habenimo
    Aniga oo lipiya satires igu haysto😢

  • @calanlemediaproduction9187
    @calanlemediaproduction9187 19 днів тому

    1/09/2024 ayaan dhageysanayah heesta waxan uga heley si an inaba caadi aheyn goor an dhanto dhageysto wa tii u horeysey an in ka badan 10 jeer dhageystey

  • @AasiyaAadan-yg1hu
    @AasiyaAadan-yg1hu 10 місяців тому +10

    ❤❤❤❤❤❤❤❤masha alah

    • @NimcoAbdi-i8w
      @NimcoAbdi-i8w Місяць тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-gr8ej3td6o
      @user-gr8ej3td6o Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂Rugby ​@@NimcoAbdi-i8w

  • @mstfeaxmad-hv3uj
    @mstfeaxmad-hv3uj 10 місяців тому +1

    Mashaa alaah abwan da yer oo aan kufanaa tahey zxb

  • @KhadaraliBawlax75-sz1uh
    @KhadaraliBawlax75-sz1uh 10 місяців тому

    Khadar

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed 10 місяців тому +7

    What a beat 💓

  • @MohamedSalah-fm2cv
    @MohamedSalah-fm2cv 10 місяців тому

    Wxan dhaanta waa dhaaftay

  • @HassanAhmed-g2h
    @HassanAhmed-g2h 2 місяці тому

    Wwwww

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi1457 4 місяці тому

    Dhanto aan jeclahay

  • @DeeqoFarax-l8s
    @DeeqoFarax-l8s 5 місяців тому

    Wllhi intan dhanto arakay ma arki waxan wax ka macan badan acudubilah

  • @XaawaxussincabdiXaawaxus-jd4qn
    @XaawaxussincabdiXaawaxus-jd4qn 9 місяців тому +2

    Waan kuubaahanahay ina adeeroow ila sooxariir🙏🙏

    • @AHMEDEESHCALAA
      @AHMEDEESHCALAA  9 місяців тому +1

      +251915152630 WHATSAPP

    • @Boqoradda
      @Boqoradda 8 місяців тому

      ​@axmedeeshcalaapro3382 gobsanidaa inabti😢❤