Okay brother Abdi baishaan no fahfaahi Arinta dalka difaacisana adigo dhinac kawada Djibouti ban jooga wllo Passport Ethiopia na wa haysta somalida 5 ban ahay markaa hadi an isla Djibouti kaxeraysto o aw iso boxo wax aqabada ma ikeenaya Mida kale isla djbouti ayunban kasuga natiijada mise wa in an Addis aado ?
Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado waxaan leeyahay hasta high school degree Waan Helay DV LOTTERY may i waydiinayaa xirfad shaqo waayo jaamacad ma dhigan high school degree waxan Qatay 2014 wali shaqo ma helin noo samee muuqaal sharaxaya Fadlan
Sxpow fiiri aniga shahado kenya ah ayan haystaa qoxotina wanku ahaa lkn hada Ethiopia ayan jogaa oo aan kuxarestay lacala haduu iso baxo wuba iso baxiye i.a kenya miya laii dira siaan passport ogaso helo mise Ethiopia passport keda wan qadan kara
Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado caafimaadka DV LOTTERY waxaan nahay 3 qof Aniga xaaskayga iyo ilmahayga 1. ilmahaygu waa 2 sano waa inuu cafimaad ka maro haa ama maya 2. Marka labaad Fiisaha DV LOTTERYGA maa bilaash ba ama waa anaga oo kale. ii soo jawaab Fadlan aad baad u mahadsantahay
Dhoor su,aal ayaan qabaa 1 dugsi dhexe maku xareysan karaa 2 hadii shahaado dugsi sare heysan oo dugsiga sare ku xareysto sidee ku xeleya hadii iso baxo
Insha AllH guul dhmaan teenba wllaheyow
Somali cowboy 💪🏿🇸🇴💪🏿 …… I didn’t come here for lottery … lol Thanks $$$ ❤ 🔥🔥🇪🇹🔥🔥
Fiir sxb qof aan xaaskayga aheen ma ugu xareen karaaa inay xaaskeyga thy suaalo nuucee ah ayaan ka imaan karo
Thank you bro
Mudane waxaad noo shegta maxaa ladhahaa visa bulating
Inshallah guul rajena hadu alle idmo inshallah
Inshaaalha loteryga wuu isoo baxaya sanadkan
In aan Xarezto ayan Rpa hadi ay iso paxdo abaal.weyn ayan Kaga haya
Nio sawaa iga aqpalay lkn paasapoor awidhahooyaa
Vocational school ma ku xaresna karaa
Asc abdi waxaan rabaa inaa ku waydiiyo
Shahaado diini aha oo high school ah malagu xaraysankaraa ?
Walalka marwalba waan ku daawadaa
Hadaa win 🏆 Noqdo adaa iga caawinaaayo next step 🚶♂️ 👌 ♥️
My Name is Abdinaasir DOL
Masoo bixinbee maxaa dhacey zxb
Okay brother Abdi baishaan no fahfaahi Arinta dalka difaacisana adigo dhinac kawada Djibouti ban jooga wllo Passport Ethiopia na wa haysta somalida 5 ban ahay markaa hadi an isla Djibouti kaxeraysto o aw iso boxo wax aqabada ma ikeenaya
Mida kale isla djbouti ayunban kasuga natiijada mise wa in an Addis aado ?
May dhib kuu keeni maayo ,Djibouti waad ku sugi kartaa dhib malaha
Waan xareeyey laakin waxa iso direen form numer bes ima soo dirin case number marka dadka form number loo sidirey waxan u fahmey kuma guuleysen
Somaali cowboy wllo ilaa ilaa barta TikTok ayaan kala socdaa seen ku helaa wllky 😢
Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado waxaan leeyahay hasta high school degree Waan Helay DV LOTTERY may i waydiinayaa xirfad shaqo waayo jaamacad ma dhigan high school degree waxan Qatay 2014 wali shaqo ma helin noo samee muuqaal sharaxaya Fadlan
May kuwaydiin maayaan hadaad heysatid shahaado dugsi sare ah
@@Mohammed-b9s7i Aad baad u mahadsantahay
Noo samee muuqaal sababtoo ah dad badan oo aan aqoon su'aashani waa mid aad muhiim u ah Waxaan ahay reer Jabuuti
Ina xaresta raba wll hada maxa igula talin lahed
Wall link soodhig please
Wll google ayaad ka heleysaa link
Sxpow fiiri aniga shahado kenya ah ayan haystaa qoxotina wanku ahaa lkn hada Ethiopia ayan jogaa oo aan kuxarestay lacala haduu iso baxo wuba iso baxiye i.a kenya miya laii dira siaan passport ogaso helo mise Ethiopia passport keda wan qadan kara
Nio isku mowduuc nahay xgee kala. Soo xirira
Qabka loo xaresanayo snadkan video noga soo samey walal hiilka shacabka adiga eh boss❤🙏🤝🏾
Websites kana asagoo tooz ah noso samey
Haye. Inshalah
@@Mohammed-b9s7i waan ku sugaynaa legend lasoo dhaqso
Horay usoco zxp wanku wata
wanoon waxbaran maxareesan karaa
Link awey wllo plz isoo dir ama noo sheg
Linkiga video ku dhex jira google ka ku qor
Hore usoco bro
M.a m.a😊
Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado caafimaadka DV LOTTERY waxaan nahay 3 qof Aniga xaaskayga iyo ilmahayga
1. ilmahaygu waa 2 sano waa inuu cafimaad ka maro haa ama maya
2. Marka labaad Fiisaha DV LOTTERYGA maa bilaash ba ama waa anaga oo kale.
ii soo jawaab Fadlan aad baad u mahadsantahay
Dhoor su,aal ayaan qabaa
1 dugsi dhexe maku xareysan karaa
2 hadii shahaado dugsi sare heysan oo dugsiga sare ku xareysto sidee ku xeleya hadii iso baxo
May dugsi sare un baad ku xaraysan kartaa waa hadaad haysatid
@@Mohammed-b9s7i hadii dugsi sare heysan maxa hal ah
hadan heysan wax sha hada kawaran an rabo ina xaresto lottriga wall@@Mohammed-b9s7i
Iqalqali lotariga
Sxp imagalayo
Asc wll qali
yaa ii xareeya labtop ma hayisto
Moobilka waad ku xaraysan kartaa
zxp hauubq iigu soo baxo shahaado dugsi sare waliba anoon heesan sidee lagu xalin karaa zxp bal taasne nooga sol jawaaab mahad sanid
Waxbaro malagu karo hadaa calaacaleee😂
Nio waqtiga dnbe 25 ila 29 dadka we ku guleystan ma wax farqi u dhaxeya sxb
May waa is kuwada mid adi iyo nasiibkaa weeye bro
@@Mohammed-b9s7i hye wll
shahado la an mala xaresan kara wall
seeLoo eegta markuu soo baxo
Asc wll halke kaala soo xiriiri karaa
Instagram wll
Mahad sanid