Adiga kaliye ayay kuu taalaa | Fandhaal Podcast | 105 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 206

  • @sacdiyomahad4725
    @sacdiyomahad4725 6 місяців тому +53

    Wll cumar intaas aan kugu xirnaa waa markii iigu horeysay oo aan noqdo number one waana ku faraxsanahay ❤

  • @JammaHirsi
    @JammaHirsi 6 місяців тому +42

    Isoo duceeya ina shaqo helo wlyal waa bil ramadaanee

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 6 місяців тому +4

      Haddan afurayaa ilahay waxan kaaga baryayaa shaqo wanaagsan oo xalaal ah inuu kusiiyo

    • @JammaHirsi
      @JammaHirsi 6 місяців тому +1

      @@khadarcabdi1 amiin sxp wad mhad snthy

    • @cabdifataahxaajixubi1674
      @cabdifataahxaajixubi1674 6 місяців тому

      Alle hakuu sahlo sxp lkn shaqo sameyso shaqaale ha noqon adigoo shaqo sameysan karo

    • @JammaHirsi
      @JammaHirsi 6 місяців тому

      Amiin sxp wxy ahy electrical engineerin lkn shaqo waa waayey

    • @laylacalimaxamuud-xr3cv
      @laylacalimaxamuud-xr3cv 6 місяців тому

      Wll shaqo waad helysaa lkn sirtan yar qaado
      Inta aad shaqo lcg ah helaysid ka hor raadi inaad ku shaqayso si bilaash ah ka dibna is gad gad ka marka shaqadaada la la dhaco iyagaaba ku shaqaalaysiin waxd noqon qofka ugu horreeye ee laqaato haddii shaqaalahe loo baahdo lkn marka hore lcg haraadin ee adigu is iibi oo dadka isbar

  • @Baro25
    @Baro25 6 місяців тому +26

    Macaan gooyaha xasuuso oo nabigaaga ku salli, walaalkayga aan jeclahay iyo walaashayda inaad nasoo booqato oo nagusoo biirto wax weyn bay noo tahay, guulayso aakhiro iyo adduunba.

  • @Zhafinho-2
    @Zhafinho-2 6 місяців тому +22

    Bisha ramadan waa bisha shaqada io kartida mahaa bisha caajiska maha bisha dhafarka Waa Bisha Dhabnimada 😊

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 6 місяців тому +14

    Insha Allah meherkayga wxn ku dhigan doona masaajidka igu dhaw qoftii diyaar u ah na way igu raaci doonta kadib na duco wxn xafada ku dhigan doona masaakiinta aan ku quudino asxb kooban io familka labada dhinac na aan ku cazuumi doono I.a

    • @nuwaad4301
      @nuwaad4301 6 місяців тому +2

      😂😂😂😂

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 6 місяців тому

      @@nuwaad4301 wax lagu qoslo ma sheegin sis🤡🤡🤡

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 6 місяців тому +14

    Thanks cumar inshar, wax badan arimo siyaasiya waan kugu dhaliilay balse muuqaaladaada badankooda wax loo dhigo malahan.

  • @nuura2755
    @nuura2755 6 місяців тому +13

    22:36 Aniga ahaan 19 ahay jaamacad dhigata weligay wiil lama saaxiibin maba ka helo , wey jiraan gabdho oo wiilasha ka dhigta sxbo
    si kasta wiil iyo gabar sxbo maba noqon karaan ✅

    • @cabduqaadirmaxmed7224
      @cabduqaadirmaxmed7224 6 місяців тому +3

      That is true wlhi gabar iyo wiil sxib manoqonkaraan oon ka eheen hadii laga wada hadlaayo guur xadidaan lkn marnaba majirto sxbtinimo daima

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 6 місяців тому +2

      Saxiix weeye middas,horay usoco wax barashada ku dadaal ilhayna ha ku xafido.

    • @MoBashier
      @MoBashier 6 місяців тому +2

      Nin walbo Riyadiiiisa waa Tahay Bilaa Shaki❤😊

  • @DAACIYARE252
    @DAACIYARE252 6 місяців тому +13

    Kusali xabibkena maxamed scw

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 6 місяців тому +10

    10 march 2024 Ramadan karim 14:20 in Nairobi from jigjiga

  • @bahjemohammed7667
    @bahjemohammed7667 6 місяців тому +5

    Wallo saa iid ayaad umahadsanrahay😊 wax badan ayaa iga badashay😊

  • @user-fx5vk5yn9u
    @user-fx5vk5yn9u 6 місяців тому +17

    Alleh nag aqablo soonka saladeyna 🤲

  • @user-qw3nt4pz1x
    @user-qw3nt4pz1x 6 місяців тому +8

    Wll cumarow waxan jeclaa laheynay inaad noo bilawdo qisoyinkii soonkii hore oo ay kamid ahayeen qisadii qowmu caad io khader cuseyr io qoowmu luud I.a ina no bilawdo qisoyinkaas ramadan mubaarak ❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 6 місяців тому +2

    Kani podcast waa dhaafay ustaad xaqiiqada jirta ayaad taabatay haday xiriirada maanta jira tahay iyo haday siyaasada wadanka tahayba ilaahay wadanka ha inoo wanaajiyo waa bil ramadaane aamiin.

  • @yuunidesign400
    @yuunidesign400 6 місяців тому +6

    Wallah waa hadal xaqiiqdiis waye arooska daynta lagu galo 😢

  • @sportscap24
    @sportscap24 6 місяців тому +3

    Dullucda. Videoga ‘. Aduunkaan safarka waa ku kaliyaa. ‘. Bina adamkana. Badankoodna. Waa daneystee. Inyar mooye. Ramadan kareem. ☪️ wallayaal❤️‍🩹

  • @calixuseen9983
    @calixuseen9983 6 місяців тому +5

    Cumer sheer xirfad ayaan rabey inaan kubiiro wu iishaqeyn layahay

  • @Khaliddarwiish
    @Khaliddarwiish 6 місяців тому +10

    Sxb xaqiiqatan wa wax jira cid ay quseeso majirto waxaa igu dhacay qiso yar ma idinla wadagaa tolow 😢

    • @mutasali4903
      @mutasali4903 6 місяців тому +2

      Haa wll

    • @xamsebille9624
      @xamsebille9624 6 місяців тому +2

      Nala wadaag waa ramadaane halaguu duceeye😂

  • @abdallaabdisalaam4688
    @abdallaabdisalaam4688 6 місяців тому +4

    10 Mar 2024 Monday 17:23 In Baladweyn Firt Day Of Ramadan

  • @user-zt3ib5qi3v
    @user-zt3ib5qi3v 6 місяців тому +1

    Wanku salaamay ustaad omar waad ku mahad santahy wacyigaan horaa loo yiri rati nimaan kuu fureeyn yoow San kuu rarin wax waliba waa kuu kali

  • @CxamiidKashka-vb9gx
    @CxamiidKashka-vb9gx 6 місяців тому +3

    Allah haku barakeeyo macalin جزاك الله عنا كل خير

  • @NashaadaliNataashaa
    @NashaadaliNataashaa 6 місяців тому

    Omar inshar you’re so gentle man I can you’re the best motivator and always get the point 🎉❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 6 місяців тому

    Walaal Cumar mahadsanid malaayiin jeer, waxaa tahay qof aan wax badan ka faa'idey Rabbi haku barakeeyo Ramadan Mubarak❤

  • @ShamsoAbubakar-rn8tz
    @ShamsoAbubakar-rn8tz 6 місяців тому +2

    رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

  • @user-lo3sv8ol9b
    @user-lo3sv8ol9b 6 місяців тому +2

    Ramadan karim all muslims🥰🤲

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 6 місяців тому +2

    Mshalhh kaliya waa shaqada aabakuqabsadaaba podcast 🎉🎉🎉 ustaad halkaa kasiiwad🎉🎉🎉🎉

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 6 місяців тому +4

    Ramadan mubarak wll omar
    Fandhal nagu dadal wakhtigan ramadanta si anu u dhagysano wayo other videos kle music ayanu u nacnay hdana iyago muqalo tayo leh ah!

  • @Aafraax
    @Aafraax 6 місяців тому +3

    Ramadan mubarik ❤❤❤

  • @user-km3yl3wd8u
    @user-km3yl3wd8u 6 місяців тому +7

    Wllka buugtii noo bilaaw yacni maalmhn buug uma jeedo iaamin waan xiiseya buugta macala dadku way xiiseeyaan marka wll waxaankaa codsana buugtii soo bilaw mise buugto waaaa ogaansholeebas miya?

  • @aliabdilaahi9325
    @aliabdilaahi9325 6 місяців тому +1

    Su aasjan hore ayaan isu way diiyayda,dooda iyo ficilkooda ayaa wada socda markay gaadhan hight school ilaa 17until 20 intayna dhamaynin skuulka hoteelada waxlaga cuno ayay kashaqeeyan part time ahaan markay jamacad galana waxayba noqdan manajaro, waa in dhalinyaradeena labaro kaligiinoolanshaha iyada oo laga saarayo caqliyada islawaynida inay dhalinyaradeena ka faanaanba kuuliga iyoshaqa hoosaadka waxwalbana meelhoose ayay kabilaabmaan waxbarashadaaduna kama masuul aha in aad kushaqo tagi.

  • @user-ir1ob6jp3q
    @user-ir1ob6jp3q 6 місяців тому +1

    Mahadsanid ustd Cumar

  • @asadyare68
    @asadyare68 6 місяців тому +6

    Majiraan cidnaga celinaysa ithobian waa inaa iska celinaa oo aan na isdhiibin

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 6 місяців тому +3

    Inta hadda dawanaysa waan idin salamay

  • @cabdallecade9654
    @cabdallecade9654 6 місяців тому +2

    Ramadan mubarak ✨️

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 6 місяців тому +3

    راماضان مبارك🌙💗✨

  • @libaaxamaanta4918
    @libaaxamaanta4918 6 місяців тому +3

    Qofkii ugu horeeyay daawado

  • @user-bt6fv6on4u
    @user-bt6fv6on4u 6 місяців тому

    Thanks brother l love your talk may Allah protect you and your family

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 6 місяців тому +1

    waa xaqiiq qofwalba wxuu kasbady asage utaal💯

  • @SheekhIsxaaq-xx9sv
    @SheekhIsxaaq-xx9sv Місяць тому

    waa dhab usdaad ma arkaysid caruur wadooyinka ciyaaraya Iyo meel shiidaya

  • @user-cu3ke8qm8t
    @user-cu3ke8qm8t 6 місяців тому +2

    Ramadan mubarak ❤

  • @Geogofari
    @Geogofari 4 місяці тому

    walahi ma arkin youtuber kawanagsan cumar inshaar illahey haku barakeeyo

  • @Khaliddarwiish
    @Khaliddarwiish 6 місяців тому +4

    Meel aan kala soo xadhiidho sxb ii sheg omar inshaar

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 6 місяців тому +1

    وكلهم ٱتيه يوم القيامة فردا

  • @PLAYER-u3v
    @PLAYER-u3v 6 місяців тому +1

    CUMAROOW WLAL ALLAAH KUBARAKEEYO KASOO HADAL WIILKA XAAFIDUL QURAANKA EE AXMED MUSLIM CABIID

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 місяців тому +3

    Waxaa la yiraa is tus tus!😅😅 qasaaro iyo qoomamo ayaa laga dhaxlaa ❤❤❤❤ from #macalinEnglish

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l 5 місяців тому

    Mhasanid ustaad cilmigaaga alle ha kuu siyaadoyo

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 6 місяців тому +2

    Mahdsanid Omar inshar

  • @user-kw4tm5um3c
    @user-kw4tm5um3c 6 місяців тому +3

    Gabar carabkeeda dheer oo wiifow lagu ciyaari karo dherer awgii😂😂😂

  • @XafsoIman40
    @XafsoIman40 6 місяців тому

    Masha allaah Ustaad Ramadaan kariim

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 6 місяців тому +2

    Waxa farxad leh in podcastiyada malin gudahod kumanan ay dwaneyso🎉

  • @MaxamedQalbi-qq5ez
    @MaxamedQalbi-qq5ez 6 місяців тому

    Ramadan karim alle khayrkeda ha ina wafajiyo cibadadana alle ha inaga aqbalo🤲

  • @Shugriya896
    @Shugriya896 6 місяців тому

    Adna wan ku tahniyadeyynaya wllky iga wayn Allow noka xafid inta ad no Adegaysid❤❤

  • @user-kz1df2dy9r
    @user-kz1df2dy9r 6 місяців тому +2

    ❤❤❤masha alh

  • @AbdirashidAdan-cr2je
    @AbdirashidAdan-cr2je 6 місяців тому

    Ramadhan mubaraka Ustaadh omar

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 6 місяців тому +4

    Ree galbeedka waa umad Marin habowsan😂😂

  • @mahadhuussenadi7405
    @mahadhuussenadi7405 6 місяців тому +1

    RAMDAN MUBARK ✨️ ☪️ ❤

  • @Macre-ipro
    @Macre-ipro 6 місяців тому +4

    Nio ani xilinan isoo horeyn Donaa 🤦🏻‍♂️

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 6 місяців тому

    Jasaaka llah akhii

  • @muuseahmedarile8957
    @muuseahmedarile8957 4 місяці тому

    Alle dartii ayaan kuu jeclahy macalin cunar

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 6 місяців тому

    Golden voice ✨️ 💛 👌 😍

  • @user-ri7vd6sn4k
    @user-ri7vd6sn4k 6 місяців тому +1

    RAMADAN MUBARAK

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 6 місяців тому +3

    Wll omer maxan ku gudaa abaalkaga wlhi😢😢

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 6 місяців тому +2

    Wax walbo podcastigan ku shegaty it’s a fact🫡

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 6 місяців тому +3

    Qolo cadaana oon buuqdo mar mar sadex jirku miiska sidii nin wayn buu u fadhiistaa laakiin inaga taleefankay ka tuurayan naftay Kuu keenayaan

  • @Maanoww1
    @Maanoww1 6 місяців тому +2

    RAMADAN KREAM❤

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 6 місяців тому +1

    رمضان مبارك يااخي

  • @Khaliddarwiish
    @Khaliddarwiish 6 місяців тому +3

    Ina muqaal iga diyaariso jclaan lahaa dadkana ay u noqoto wacyi xaqiiqatan 😮😢

    • @sportscap24
      @sportscap24 6 місяців тому

      Sideena. Ado muqaal laga diyaarin. By. Fariin ahaan waad ula wadaagi karta bro

  • @HodanHoussein-qm5ce
    @HodanHoussein-qm5ce 5 місяців тому

    Asc wll cumar illahay haku xafido waxan ahha hoyo ku kortay qoos ku noola nolosha saxda ah lkn aniiga dacad nimadaydi waxay noqotay in samankan laygu til mamo shaqsiga ugu doqonsan aquunka alxamdulilah illahay aya ii so diiray cumar inshar markan ku xiidhmay janalkaga waxan noqday qof ad modo in uu 42 hada dhashay iisago aqoon tiisu buuxdo oo lagu shuubay nolosha saxda ah wlhi dacad nimadu waxay ku gadhsinaysa heer ay dadku kugu til maman neeef xoola lkn dacad nimadu waa faraj illahay biixiyo oo ay xasadku ka fa.idaysto

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t 6 місяців тому +1

    Wcs anagana waxaan kuu rajaynaynaa Ramadaan mubaarag

  • @MahadMohamed-es4yz
    @MahadMohamed-es4yz 6 місяців тому +3

    Ramadaanka Mubarak

  • @Dhugmalmedia
    @Dhugmalmedia 6 місяців тому +1

    Allah haynga aqbalo soonka iyo salada

  • @Fiimishow
    @Fiimishow 2 місяці тому

    Muwduuucan mar hore ayaaan ka fikirayyyyyyyy

  • @cabdiraxmannuur8320
    @cabdiraxmannuur8320 5 місяців тому

    Xaqiiq wayay

  • @Sportsplayer68
    @Sportsplayer68 6 місяців тому +2

    Ogaansho waxan ku xiranahay 5 sano omar inshar 2 sano

  • @user-oy1ko9uj5t
    @user-oy1ko9uj5t 6 місяців тому

    Ramadan mubarak gold voice omar inshar❤

  • @vectorgemar5674
    @vectorgemar5674 6 місяців тому +9

    inta cumar taagerta like 🎉❤

  • @user-sg3ei3sb4z
    @user-sg3ei3sb4z 6 місяців тому +1

    Next fandhal podcast ka soo hadal madab iska bedelida loo adeeg sanayo chemicals oo in badan ragaadiyaya dalkeena gaar ahaan dumarkeena

  • @YoungAbdo
    @YoungAbdo 6 місяців тому

    Allah haku barakeeyo walal

  • @magicboy3765
    @magicboy3765 6 місяців тому +2

    Dhalinyaro tii ugu nasibaka badned hadana ugu nasiibka xumed kujirnaa

    • @user-hs4cd3ij3z
      @user-hs4cd3ij3z 6 місяців тому +1

      Bani aadam intuu jirey casrigii ugu fcnaa ayaan noolnahy hadane waxaa nala harey waa madax aan isku kalsooneyn aaminaadne ka haeysan iney ayagu noqon karaan hogaamiyaasha saxda eh ee bulshada.

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 6 місяців тому

      ​@@user-hs4cd3ij3zfaashiliin weeye Zxb qayb weyn ayayna ku leeyihiin musaqbal xumada dhallinta somaliyed.
      الله يهديهم

    • @user-hs4cd3ij3z
      @user-hs4cd3ij3z 6 місяців тому

      @@cabdirixmaan123 wlhi nio waa u baqaaaya umadaaz aduun iyo aakhiro wey khasaareen , teeda kale hadey ku arkaan adoo fikirka ah in aan galbeedka lagu tiirsanaan ka hadlaayo wexey ku leeyihiin waa terrorist.

  • @cabdixasan7887
    @cabdixasan7887 6 місяців тому +1

    Soo badi zxp omar ❤

  • @abdiasisahmed2682
    @abdiasisahmed2682 6 місяців тому +3

    Siigaysi baa idilay ani khaati kataagnhy😢😢

    • @Abdirdkdsoeskdms
      @Abdirdkdsoeskdms 6 місяців тому

      Ani xitaa sidaas kula ahay 😢😭

    • @user-km3yl3wd8u
      @user-km3yl3wd8u 6 місяців тому

      Wllyal isku daya inaad iska dhaaftaan bisha rabadaan kaddibna xumaantaas sidaas ku dhaafa

    • @Abdirdkdsoeskdms
      @Abdirdkdsoeskdms 6 місяців тому

      @@user-km3yl3wd8u Amiin 😥🤲🤲

    • @7june2024
      @7june2024 6 місяців тому

      Soonku wuy ka burayaa ogow

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer 6 місяців тому

    Thanks walal omar ❤

  • @khadarmk4289
    @khadarmk4289 6 місяців тому +1

    Sharfanid Ustaad

  • @AbdiwahabMohamed-sr7dv
    @AbdiwahabMohamed-sr7dv 6 місяців тому +2

    War ani waa afuranhy😅😅

  • @saaam6896
    @saaam6896 6 місяців тому +2

    2minute qofkii 88aad

  • @ibraahiimcabdulaahi4059
    @ibraahiimcabdulaahi4059 6 місяців тому

    Ramadan lamid ah wll mhd snd

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q 6 місяців тому

    بيض الله وجهك ❤

  • @ahmedsaid1062
    @ahmedsaid1062 6 місяців тому +38

    First one 😂

  • @user-rr8zu3xr6p
    @user-rr8zu3xr6p 6 місяців тому +1

    Ustaadi waxa aan layaaba marki aan dhageysanayo podcastigaada yacni waxaan dareemayaa xaalad kle, sida inan 100 jeer skaficanahy sida aan hadda ahy, micnaha xaalad kle ama jawi kale qof sare, okle.......
    Podcastiga kadibna xaladeydii hore dib ugu soonoqonayaa taasi waa maxay?

  • @IdleAden-xu9pm
    @IdleAden-xu9pm 5 місяців тому

    M.a❤

  • @raanoabdi1878
    @raanoabdi1878 6 місяців тому +2

    Maxaad runta noogu sheegtay😮

  • @Queen____Chanel
    @Queen____Chanel 6 місяців тому

    رمضان كريم ☪️

  • @abdiwahaabhassan5636
    @abdiwahaabhassan5636 6 місяців тому +1

    Adikay ku taalaa suaal San horay isku weydiiyay

  • @modahiir
    @modahiir 6 місяців тому

    Ramadan mubaarak

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 5 місяців тому +1

    Waxan la cabanaya murug anan aqanin mel ey iga imaday wlhi wan iska murugsanhy strees

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 6 місяців тому +2

    Omar inshsar raga kaliya bu lataliyaa cajib😂 ragkaliya miya kugu xidhan

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 6 місяців тому +4

      Adina waad qaadan kartaa sister talooyinka dhamaanteena wey na anfacayaan

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 6 місяців тому +1

    Waan ku salaamay anoo qadeynaya annagu biishii maanaa arag berri ayayna noo bilaabanaysaa bisha barakaysan.❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 6 місяців тому

    Ramadan mubarak

  • @user-jx8xo4zi4g
    @user-jx8xo4zi4g 6 місяців тому

    Ma sha allah

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 6 місяців тому

    كل عام وانتم بخير ❤

  • @iamhamze
    @iamhamze 5 місяців тому

    Asc wll omer hadii aan isu dayo inan kuu mahad celiyo waxan ugahay inan wali kuu mahad celin 😢