PRANK || JIN & DUULAL AYAAN ISKU SOO DAJIYEY || AMIIRA IYO HAFSO AYAAN KA WAALAY |||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 221

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +97

    Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 Рік тому +10

    Kusali wll xabiibkaga Mohamed scw🦋🥰

  • @asad_hagio_27
    @asad_hagio_27 Рік тому +39

    Kusali rasulka hada islaam tahay❤

  • @fatush7910
    @fatush7910 Рік тому +10

    Alla xafso caqli ficana quraan bay uu shidaye

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +21

    Ar amiira geesinimad ani maa iga keentay manooli walhi sidan u qoslaya 😂😂😂

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 Рік тому +24

    amiira fuleysanaa bisinkow qosol iguma harin mogoow🥰😂😂😂❤️🙏

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Рік тому +20

    Hhhhhhhh alla hooyooy
    Amiira seey fagaarta u gadiso day fuleysanaa ani qof wax qabo aktiisa xataa is taag leyguma karo 😂 wlh qosol dartii feeraha i xanuunay
    Sifican u jishay adna 😂😂😂

  • @sacdiyaoffline7436
    @sacdiyaoffline7436 Рік тому +15

    prank hadan maqlsba waa socararay ❤❤❤❤ taageero number one adna ❤❤❤

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +15

    Adna run run meey kuu qaraaaceen😂😂😂😂

  • @sumayosiman4590
    @sumayosiman4590 Рік тому +8

    Alaaaa wan baqtiye San uqoslayeee🤣🤣🤣🤣🤣🤣kaligy ma agfadisani kulaha amira

  • @nimcohussien9690
    @nimcohussien9690 Рік тому +23

    Adna keep going

  • @hamidabintasal4548
    @hamidabintasal4548 Рік тому +3

    adnooy ilmo waku jogan xanuunkodana wad daremesaye zamzam gabadha malesia nila jogto oo cunuga ka xanuunsan maxad ucaawin wesen ilahay markan isku naxarisano ayu ino maxarisanaya

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef37 Рік тому +16

    Manoooli 😂😂😂😂 funny waye adna iyo amiira😂

  • @nasrobbe9593
    @nasrobbe9593 Рік тому +18

    Adno wlhi waa kudakere adi io dhamaan rerkaga love you 😍 😘 💖 ❤ adno

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Рік тому +10

    I’m dead how can I stop laughing since I saw amira’s face 😂

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 Рік тому +10

    😅😅😅😅😅 adnaa sii uqoslay lee waaka raaysay dadkaan🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aishalul8654
    @aishalul8654 Рік тому +6

    Prank kii igu qosolka badnaa amiir fuleysanaa

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Рік тому +13

    Amiira ugu fulisan orodka bilaabeysa kkkkkk cosolka iga dhamaaday Adna inaa bursata bay aheed ilaa iyo wiiska 😂😂😂

  • @amaalabdulle3452
    @amaalabdulle3452 Рік тому +2

    Reer malesia xasidiin waaye dadka dhiban macawiyaan

  • @awaalemuuse79
    @awaalemuuse79 Рік тому +3

    shaanshi caaqibo leh xagee lagu arkay war orda gabdha caawiya belo idiin cad cdaataye

  • @asaldhalad3089
    @asaldhalad3089 Рік тому +3

    Wlhi qosolka iga dhamaaday amiira filay wllo isjecel horay usocda mansha Allah

  • @ज़मज़मलकी
    @ज़मज़मलकी Рік тому +5

    لا تكلميني 😂🙌🏻

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +6

    Adigaa adna xabiibti 😂😂😂😂😂👋👋🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️👋👋👋

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Рік тому +8

    Maxa ku caqli ah fadumo fariso gacanted Yaris le wye kulahaa 😂😂

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 Рік тому +8

    Cawa waxan ka codsanaya dhaman asaxbta inay cafiimad igu duceeyan mudo badan ayaan lafta ka bukay ducan ja codsanyA QOF lagu jiro alle oge

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 Рік тому +1

      Ale ha kgargaro.wll

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 Рік тому +1

      Allaaah hakucaafiyo adiga iyo inta muslim ahba Allooow ducdeena nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaaameeen Yaaarab

    • @haniismail4361
      @haniismail4361 Рік тому

      Ilahay haku Cafiyo baayo 🤲🥺

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Adna funny 😂😂😂😂keep going my sister ❤soo bdi prank 😂

  • @sumayocabdiraxiim8151
    @sumayocabdiraxiim8151 Рік тому +8

    Hhh wlh adna shactarooleey waaye amiira fulay albaabka ay kasoo ag dhaqaaqi wayday🤣🤣🤣

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 Рік тому +5

    Bisinka Byo Adna jinni looma yeerto ilahay baa laga magangalaa

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 Рік тому +12

    Mnsha Allah qurux badan adna caday wankufarxay markaan iiso dhacay vidiyawgan mnsha Allah

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +4

    My siz mcn Adna keep going coming soon 1M I.a ❤❤❤🙏🙏💪💪💪👌👌👍👍👍

  • @idman717
    @idman717 Рік тому +2

    Lakiin quranka INA kushidan Mel prank kasocdo iyo ciyaar wa ilaqaldantahay subxaanallah

  • @ikrankeysesaleban5585
    @ikrankeysesaleban5585 Рік тому +1

    Team washamsi shaqadiina qabsada intaa ilowdeene

  • @cffghfgg
    @cffghfgg Рік тому +7

    😂😂😂😂Amiira fuleysanaa orod

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 Рік тому +1

    dad xunaa tihiin reer malisiya awalba rerxamarka cad cad waa axaasidiin oo naxariis lahayn malaysiyana adinka u badan waan idinkala labtay subscrubka uh

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Рік тому +4

    Adan dhibleya waye kkkk amiro si fican ayada u gashaya

  • @boqoradashinnida
    @boqoradashinnida Рік тому +2

    Wll Illahay Dartiis subcribe iidhaha Axbaabi 😭❤️❤️😭😭

  • @husniabdi8296
    @husniabdi8296 Рік тому +2

    Team washamsi halakaco

  • @fartuunqaalbi1417
    @fartuunqaalbi1417 Рік тому +3

    Rerer Malaysia wan idin jecla lkn waan idin wada dhacay marka arkay gabadhi maskinta canuga ka dhintay marke idinka weysay garab istag you all bulshit

  • @mariaali677
    @mariaali677 Рік тому +2

    Unsubscribe batihiin wad iska bashaleysan gabar somaliyed baa agtina ku dhibatoneysa Hal xitaa haloo duceyo nigalama maqlin 🥲💔waad urteen rer Malaysia

  • @abdiwehelie5452
    @abdiwehelie5452 Рік тому +4

    Hafsa wa Fulay 😩😬🧐

  • @hamdihasan3120
    @hamdihasan3120 Рік тому +2

    Amiiraaa waa anigoo kale wlhi 5 tay dhigtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoahmed236
    @nimcoahmed236 Рік тому +4

    😅😅ala adnay mid intad dhab.siisid ma dhulka la gashid

  • @nimconura9658
    @nimconura9658 Рік тому +2

    Wlhi beerkiiba icadaaday😂😂😂😂😂😂keep going sisters

  • @nasriinabarre7262
    @nasriinabarre7262 Рік тому +1

    Team washamsi xagaan imaada hee

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Рік тому +2

    Latakalama min 😂😂😂😂😂😂

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 Рік тому +2

    adnooy balayo hasaad san sistereeey😢

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Рік тому +2

    Ar saan mafiicno adno waxa aad saadse dad ayey dhiben ee illhey ka magankal ha saadsan abyo

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Рік тому +3

    Jini wax fican ma ahan ha sad sanin jog hhhhhhh

  • @suurobadanta8087
    @suurobadanta8087 Рік тому +1

    Abyo mcn wxs haisku saadin waa iga talo wllnimo 🥺🥰

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Рік тому +1

    Alla amiira fulaynimay meel dhigty
    Gabdhi kuqaqaban lahyd hdey tano kale timaado ayaaba cararaysay
    Wlhi wu brank dhaafy prankigan wan kuhystaa

  • @najaxinacabdi6400
    @najaxinacabdi6400 Рік тому +5

    😂😂😂😂😂ALA BEERKAA

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +1

    Sorry Guys it is Prank 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @seynabosman4054
    @seynabosman4054 Рік тому +1

    Amiiro waaboh anicml qof waxqabo aktiis mabohistaagikaro waacararale

  • @husseinjeilani5220
    @husseinjeilani5220 Рік тому

    Alle halaga baqo Kalaamkiisa yaan kaftan iyo qosol idin lagalin ,waa arin khatarteeda wadata .
    Hadaad wax samayneysaan waxkale sameeya

  • @soojeedow1502
    @soojeedow1502 Рік тому +2

    Amiira fulay waaye 😃😃😃😃😃

  • @sandirelajeemis9172
    @sandirelajeemis9172 Рік тому +2

    😂😂😂😂😂 لا تكلمني جيبي فوح iga gdn Walhi

  • @Lajecleyyy
    @Lajecleyyy Місяць тому

    2024 dawoya waliba wan ku ceshte vedio gan😂😂

  • @hiboabdi2069
    @hiboabdi2069 Рік тому +3

    Adna wanii jecelnahy lkn beenta naga daaya 😏🤨😊

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Рік тому +1

    Ijilis hina 😂😂😂😢😢😢😮😮😮😮

  • @nafisabashir4638
    @nafisabashir4638 Рік тому +2

    Adna funny baad tahay wllhi 🤣🤣🤣🤣🥰

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 Рік тому +4

    HHH😂😂😂😂😂😂😂 qosol iga dhameysay

  • @shukriali204
    @shukriali204 Рік тому +2

    😂😂😂😂 qof kii ugu horeeyaya

  • @saadiboy4976
    @saadiboy4976 Рік тому +1

    Qosol igu maharin 😂🤣😁😄😆😅amiira folay hafsa qeyli

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Рік тому +1

    Qimil qaturat Ewa latakaliment 😅😅😅😅😅

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 Рік тому

    Allah idinku keeni kara wax ku dhacey inantaa yartaa oo wiilku ka zaqiirey

  • @queeninaomerhusseinqueenin8784

    Waan naxay wlhi adna channel iga daa caadi matuhid wlhi walasheey Qurux

  • @faadumogaleyr3289
    @faadumogaleyr3289 Рік тому +1

    Alla manooli hadan qosal udhinto adi darta udhinty 😂😭😂😂

  • @zacad.k
    @zacad.k Рік тому +2

    Adkaatey hooz kaziii🤣🤣🤣🖐

  • @abyancabdi3756
    @abyancabdi3756 Рік тому +2

    Waa 🤣 🤣 🤣 scw scw scw scw🥰🥰🤣🤣🤣

  • @Drssacaada
    @Drssacaada 9 місяців тому

    Hada jini maa galay kulahaa amira😂😂😂

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Рік тому

    Ar adnow manooli wllhi qosol iguma harin wllhi 😂😂😂😂😂😂😂wan ku wataa abyo

  • @Startdream3
    @Startdream3 Рік тому +18

    I can’t stop laughing 😂😂😂😂😂😂

  • @amiirocusman7286
    @amiirocusman7286 Рік тому

    kkkk qosol ig mahrn wlh adna keep going xabibti ❤❤❤❤😍😍🙏🙏

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 Рік тому +3

    Waxas waaa waaxaad is Laawada ogtihiin ee nagadaya showga sisters 👯‍♀️ 😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @nimcohussien9690
    @nimcohussien9690 Рік тому +2

    Wllhi qosolka iga dhamaaday

  • @xaawoxupi9160
    @xaawoxupi9160 Рік тому +1

    No sobadi maxamed ninkeda ku so samey plz

  • @abdihadisonkor7249
    @abdihadisonkor7249 Рік тому +2

    This is funny #Adna😂

  • @RiyaanCadirisaaq
    @RiyaanCadirisaaq Рік тому

    Adan walaah qatar ayaa tahay❤❤😂😂😂

  • @saadiboy4976
    @saadiboy4976 Рік тому

    Allow ii kas inaa lakolmo kuwaan🤲

  • @najmaali9442
    @najmaali9442 Рік тому +2

    Amiira geeaiyad🤣🤣🤣

  • @HANANABDIRIZAK-t9x
    @HANANABDIRIZAK-t9x 8 місяців тому

    انه أستمع waye walaal hafsazone

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +7

    3:33 jibul foox😂😂😂😂😂😂

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed1588 Рік тому

    Dar alaa ku jeclahay hbbtii alalha ku xifdiyo

  • @lulmadguud2962
    @lulmadguud2962 Рік тому

    Allaa anaba jirka dhan jiririco iga kacday indhahayga dhan ilin bisinka adna nadhaaf yaaqee

  • @AxmedCabdalle-rn4un
    @AxmedCabdalle-rn4un Рік тому

    😂😂😂😂😂 San uqoslayi wa fuurey 😅😅

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому

    Ha isku sadina abyo allha kamadanagala aniga sidii leedilayee korakeyega babararena runti lkn hada alxm

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d Місяць тому

    Al manooli amiir geesinimad Ani ma kugu dhalay 😂

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому

    Wara nagataga hitaa gabadheda wataka naxisena qelidiina wah

  • @ilhanhuseinabdulleilhanhus923
    @ilhanhuseinabdulleilhanhus923 Рік тому +1

    Mid kan dhiman washamsi

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Рік тому

    لا تتكلميني kuma lohoo😭😂😂😂😂😂

  • @fardowsamaxamedshariif4801
    @fardowsamaxamedshariif4801 Рік тому +1

    Allh manoli qosul iga damady

  • @qadafi...boy85
    @qadafi...boy85 Рік тому

    Team washamsi shaqadiina qabsada

  • @hamaasruun4346
    @hamaasruun4346 Рік тому +2

    Hhhhhhh ma noli

  • @Khiyaar659
    @Khiyaar659 Рік тому

    Inta hooyo Cawiyo uxiistay ismuujiya

  • @saalhkeey-bq6vz
    @saalhkeey-bq6vz Рік тому

    manooli Adna funny waaye😂😂😂😂

  • @maxamuudxusseen8142
    @maxamuudxusseen8142 Рік тому

    Video danbe aad ledahay madawanayo adno waxaad kusameeseen gabdhii wiilkeedu dhintay by

  • @engrabiic
    @engrabiic Рік тому +1

    Ijlisiinaa kulahaa

  • @HappyCrab-tw2ot
    @HappyCrab-tw2ot 7 місяців тому

    Ramadaanka alaabtaramadaanka❤❤❤nosoduub ok

  • @fatumaabdullahi3112
    @fatumaabdullahi3112 Рік тому

    Qatarwayo

  • @najmobarrow8606
    @najmobarrow8606 Рік тому

    Wd nga qoslisay wllhi❤️❤️😂