Nimco jookar xiligaan videos kga ugu horeyay an arky ilaa hada wlhi zaid aya kutageera midaklenah hdlkasto aa dhahdid qosol leewaye,talented aya tahy hore usoco
Inta naciimo ku xiran oo jecel like igu qabta yaa la igu baqilin ani hadan ayada firsanayo qolka iska so xira si la ii qasin love ayan kugu ahay abayadey 😍😍😍😘😘😘
Hhhhhhhh Naciimo Jookar Wallaan Ku Taageeraa Ina Adeer Horay U Soco Hambalyo Baana Ku Lee Yahay 1da Luulyo Maalin Qalbiyadeena Ku Weyn Ilaahay Ummadda Soomaaliyeed Qalbigooda Ha Isku Soo Dumo
Zxp mesha shactiro keena sheeko Lee ma dawn krnee
@@naciimojookar1470 abaayo ka raali noqo dadka iska hadlayaa bdn ee micno ku hadleyn ,waayo adoo noo dadaalaya oo dharka daraadayo badalaya ayaa hadana eedi socotaa.
Queen caaliya caaliya nimco markey hadsho ayaba shactaro miran ah horay u soco ana ka ku jecel wlhi wax ka qosol badan waligey nimco jokar ma arkin
Naciimo Jookar hhhh adi Doctor igeey
Being Nadiya zxp sax weeye lkn wxn donaynaa shactirooyinkii loga brtay nh
Being Nadiya anaguba tageeraheedan ahye macbahaagu wxy midkle nciimo wa gbr wlsheen ah lkn xigmad hlagu daro riwayada ayaan leyahy
Inta Ilahay iyo Razuulkiz Jecel Plz like Ii zaara
waan jeclahay like maku saarayi 😜
@@CilaanQurux subscribe igu caawi please Iyo
Naciimo Jookar Jecliyaa Ruwaayadaheeda
Tii islama Hadalnee Maxay Facebooka iiga soo Follow Gareesay kulahaa🤣🤣
hhhhhhhhhhhhh nasra adna mala socota
Plz Isar subscriber
@@nunedaahir811 plz isaar subscriber
30 minte ka dhiig jokar
Nasra Abtidoon kkkkk
Nimco jookar xiligaan videos kga ugu horeyay an arky ilaa hada wlhi zaid aya kutageera midaklenah hdlkasto aa dhahdid qosol leewaye,talented aya tahy hore usoco
Naciimo afkaaga caano halagu qabto waxaa tahay gabadh fanny ah waad naga qoslisaa farxadeena ayaa tahay 👌😘😊😊😊💛💛💛💛💛👍
Wuxuun baan maqli jiray barteedii ayuu dhigay walee gabadhani iyadoo kale kuma arag soomaalida wax matasha guul iyo gobanimo
🤣🤣😂share gareeya naayaada😂musqulaha cusbo ha lagu dhaqo😁😂jokar hadal ma dhiibayoh 😄🤗🤩
Hmblyo somali weyney 1luly somali happy independence day🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💋🙏intay ku weynthy somalinimadi like👍
Anaa manta uguhoreya waligay uguma horayn🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Naaagta dariska ooo jaran jarada u korta gurigeeda qashin dartiiis
Bn KU qoslay😁😁😁😄😁😁😄😁😄😁😄😁😄
Kkkkkkkk Walaahi waa qoslay Nimco noloow Islamaha washee iyaga uray ee marba dhaha qal iyo isku dar fixiso klkkkk dhulka la dhacday iyagi baa uray dadkeey waxvu shegayan👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻😂😂
Block ku dheji wasakhda wareegeYsa ku teH dheg balaar 😂😂😂
Naagaha qaaraan ka rooonahay kulahaa haduusan gaariga iga xadin😂😂😂😂😂😂🤪🤪🤪🤪🤪🤣🤣🤣joookar jecliyaa
Hamblyo 1 lulyo inta somlinimada jcel❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul iyo gobnimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I m the one view like taa haylaa dhafiina my somali maxamed
Kkkkkkkkkk
Alaaa beerkaya
Naciimo jookar thank you for sharing this story
Jookaray Qosol.iguma.hadhin Wan iska.ka.jeclahay you are funy walhi 😂😂😂
Riwaayada all time naciimo jookar ayaan kadaawadaa waana taageera naciimo jookar Hallow malays maqlaa😂😂😂😂
Inta naciimo ku xiran oo jecel like igu qabta yaa la igu baqilin ani hadan ayada firsanayo qolka iska so xira si la ii qasin love ayan kugu ahay abayadey 😍😍😍😘😘😘
Hhhhhhhh Naciimo Jookar Wallaan Ku Taageeraa Ina Adeer Horay U Soco
Hambalyo Baana Ku Lee Yahay
1da Luulyo Maalin Qalbiyadeena Ku Weyn
Ilaahay Ummadda Soomaaliyeed Qalbigooda Ha Isku Soo Dumo
1da luliyo somaliya hanolato allow somali midey inta ugu racsan like alla drdisa
Faarax wll pls subscribe igu caawi ❤🙏
Somaali weyn waxaan idinku hambalyeeynayaa 1 luulya 🇸🇴❤️💯💯 👏👏 👏
Hargab markuu igu dhaco give ayuu dahab igu keenaa kulahaa 🤣🤣
🤣🤣🤣🤣 hada waxad ileedahay qof kasto oo live soo galay ha rumeysanina
Hadda ka hor live ku jiro baranbRo darbiga marayso nolasha ka dhaceen😂😂😂😂
Hambalyo Dadkeygi sanad guuro wanaagsan🇸🇴🇸🇴💜💜
Wgnsn guul iyo gobnimo 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴
Jokarey wlhi qosol iga dhamesaý🤣🤣🤣🤣 share gareya gowska liina giid e hhhhhhhhh ha share gareyna 🤪🤣🤣🤣🤣🤣
Naciima macaney wan ku jeclahay wlhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
النظافة نصف من الايمان
Halagu dadaalo waaa wx fcn Masha allah😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
First ahy thnks wan ku farxa mrkan arko qeyb cusub 😘😍😍😍😍😍
Haa share gareyninaa abaay sugaa🤣🤣🤣🤣Nimcooy Allow ku xafiid👸🏻😁❤
Hhhhhhh dhaqanka naagaha runta ah waaaye wlhi hhhh balo idin been badnaate naagaaha hhhh.😂😂😂
wwww nimco joker ilaah amar kiis taageero aa u ahay asxbta joker ilaah dartiis subscribe iku saara 🙏🙏🙏
@Naciimojookar afkadi cano lagu qabay gawarey kuwa aan quweysan waqtiyaha wintarka noso bandig gawar an isnaqano 6 month ooh winterka biyaha isma arkan quruda markay guriga kaso baxayso make up lkn gurigedha Allah yahdik waxo diaper Turan jikada mafilaneysid iyo sidhay isku qurxineyso showerka waxay qadhata maalinta summer yimado wilashena somaliyeda Allah ficana Allow hanaga qadhin waxa ayeey guryaha kuheysatan
Nadafada wa imaanka badhkiisa wllo ruwayada xaqiiq bad kahadashy 😂😂 my dinner with my husband kulaha araajoo cashar kugu filan wad haysada 😂😂
Walagu forjeyey 🤐🤣🤣🤣🤣
Mizz jokar hadad comments ka akhriso riwayada sidano kale ah inoosobadi thanks
Kkkkkkkkkkk walhi way iga qosliyen budladol iyo dhag balar dad jiro wlhi wadad an jeclahay horay usocda 🤣🤣🤣🤣🤣
Congratulations to every single Somali
July 1 independence day
Alle qulubta somaliyed iskuduwo
Please farxda darted subscribe and like..🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴
Mashalhaa walalo hora usoco
@@fatumaosman5695 mahadsanid wllshy somaliyed farxad kunolow 👍
Kkkkkk
She’s so funny😀😀
Kkkkk
😂😂😂😂😂
Masha Allah naciima jokar abayo funny ah
Rabi haku xifdiyo iinolow
Codka wanala dursaarey photo shop camal hhhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂 niciima funny walhie
Waan ku salaamay naciimo jookar. Waxaan ka baqayaa in haweenku is yiraahdaan idinkuna tijaabiya.adiguna waxaad ka wadaa wacyi gelin
malmihii nolosheena wa ruwayada u jeclahay kuwo soomalida nimco jookar ina adeer inooso badiya ruwaydan wanku xiranahay
Wlhi nimco xaqiqda kahadashay nagaha youtuberada saan lee sameeyan runti
Wlhi ben maha bishi hal mar hagajiyan qolka xajiga cashada xajiga ay lula so orde nagaha youyubka aayad mahayn ayage kusocota
Wllhi waan ku tagera abyo mcnto hore u soco nimco jokar🙏🙏🙏🙏🙏
nacimo abayo wakumahadsantahay waxyigalintada ilahay aqligaga ha kudhoro
Naciina jookar funny wlhi wnku wata mcnto cadowgaga u noolow❤❤❤❤❤❤❤❤💓🙏
Qalin suniga dhulka kumarsada wlhi funny😋😂
See ubadanyihin youtube layda saan kunool
Hadana naag kasta waxee kuleedahay ilmaha kasoo horkac , habeenkii hoosha iska qabo , naag nadaafad badan noqo 😂
Kkkkkkkk abaayo wax ma maqleeysaay kutah, I can’t stop laughing walah.
Waa qabdaro waa marax ruwayad fiican ma ahan waqatibaaba galisay walaalay waxa tayo leh soo daa ee san aheen waqatiga ha iska lumin
Hhhhhh mid aan sxb nahy bay isoo xasuusisa🤣🤣🤣🤣
Intee toos ula xiran like igu sharfo
Nicimoy maanta waa shidantahe
Wllee faysal gabdh buu helay
Naciimo Jokar Thanks. Xabiibtii. Naago. Meeshaan. anku. arakay. ban. So. Xasuustay. ninkeeyga. bashqada📩📩. ayuu. Lacagta. ii. Sogaliyey. Naagaha. baas. faankooda. Shaca. Kaqaaday. ee. horu. Soco💋💋💕💋💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
hadad igutagersantahay that nimco joker is a funny girl like dhac dhac igusiii
Wasaqda iyado dhaxa fadhisay ku dhahe sas 😂😂😂
Allah y’a rabi ... huno walahi runtaan kugu jaclahay 😘😘😘😘😘
Allow iil ka dhoor 🤗🤗🤗🤗
Nimca jokar funny waye horey usoco walashey
Jokar la aantaa abaar wllhi love you soster adi iyo naasir amoore
Ha shere kareenina isuga wax yar 😂😂😂✌🏼 dhulkaa aalaa wlhi 🤣 👍👍👍
Kkkkkk wan roonahay hadanu gadhiga iga xadin walahi jokar wa dawlad jookaray guulayso xbbti
Bbhhh Walahàhi kal iyo laaab wn ka baxaa hadad shere gareen waysaan wn ka baxeenaa
Jookar tagera ku ehey
Love isar axabta like isara
Walee dad badan aa la ceebeyay 🤣🤣
Runta baad ka hadashaa 👍
Ma aragtay horta xabibty
Kkkkkkkkkkkkk Naciimo Jooker Maskaxbaa Kugu Dhan Maasha Allaah
Masha allh mash allh💯👏👏👏👏💯
kķkkkkk naciimo jookar Ala ku jecliyaa hanga sodahin xabibti 19
Big fun to nacimo joker i always Lough your words hhhhhhhh💓💓💓💓
#Dhagbalaareeey Namekaasaa ku haastaa 😂😂😂😂
😂😂😂😂🤣🤣🤣ninku waa qus nimco ayuu fashilinayaa 😎😎😎😍😍😍
Dhag balaarey ano so jeedo so galin jirte secml mnta waa laiga so horyey bal like isaara
Hhhhh xaqiiqa jirtey ka hadasha anigu qosolka waba sii diyaarsadaa markan arko hhh hore usoco baayr
hhhhh nafuyus kugudcyay kulahaa funny wllhi guys
Kkk wan qoslay dhabtii....wiilkan codkisan la dhacay
maanta waa so dhaqzaday like me
Hhhhhhh alla abaayo mamaqleese kulahaa hadalkeena waa walalkey😂😂😂
Naciimo jookar waku tageeraaa horay usoco kkkkk
Dad makawadee ee waa wixii dhaco Oo runta eh 😂 ❤️❤️
Samiira wanku salamy sami ♥️♥️♥️♥️♥️
Hergab baa igu dhacy dahab buu gift iigu keenay xaajigeyga kulahaa ar naciimay😃😃😃😃😃
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkk kkkķkkk kkkķkkk kkkķkkk alla beerka daacad ayaa u qoslay wllhi cawa
😂😂😂😂😂 Ruun badanaa naciimo baryahaaan saan aan socoato mid walba nadaafad eey dad bareee hahahahahahahahah😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖💖
Qqqqzqaz waa aqqqqqq qqqq sq zzqqqqzzqzz aad a a ax q a a zwaxwalba a z a Ana zzqqqa a a was zaq1-Was as zaqqqaa as zqza as aqqqqq
Subscribe ii saar wll
Wllka garab qawo
Ha dhibzan cjzka dhaf
Tiktok somali films
ii saar kuu saaree
😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi been maha dadku iyago gurigodu wasakh yahay ayay Levi so galan ilahow yaa og
Masha allah
Qadan yussuf wllhy xaqiiq weyan runta jirta ka hdleysa
Shekoyinkii naciimo lagu yaqiin oxisaha badnaa hedey bilowden
Kkkkk shakiya igalisaybee hada kadib ha rumeysan waaye qeebta nadafada
Ayaan Axmed alla maxay runshaeegtay tanaa qolalkay dhagaysataaa
Hhhhhhhh allah jookarey hadalku kuu fududdaaa balo ku arki weydee hhhhhhh mnsha allh
Say masha Allaah naag mudug katimid waa saas
Sa yaaa meel kle jooga ina adeer anba naag reer mudugan ahaye
Hhhhh reer mudugu waa firiidiin waanalagu yaqaanay
@@bishaarobilan8217 thnks qaliyey
Kkkkkkkkkk sax waye naago waxa jira iyago todi qabsan kari laa inay ta dadka ku maqulan uf kuwas cml kama helo tii sa daryela tukle ku dara
Kkkkkkkkkkk
Nimco jookar waad IGA qoslisey kkkkkkkkkkkk
Naimo horay usoco xbbti ❤️we love u 🥰
jecliya Dhag balaar iyo bud laduul😂😂😂😂😂😂💕💕💕💕💕💕
hestan yaa qaday malmihi noloshena plz igu cawiyaa
Nimco Cali waxaa qaada deeqa axmed iyo cabdiwahaab cantar naaji waxayna ugu talo galeen barnamijkan nimco jookar
Aynu leexaysane
Hooy ma igu lululi
Fadlan like hala iigu boobo
war qofyow madaxa guguban le kulahaa😂😂😂😂
Wuu ka jidhay😂
Kkkkkkkk nimcima jokor aad ayaan kujecelahay runtii aad ayaan ugahelaa bimciima jokor 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏
Xabiibti qeebtaan aada UGA helay 👌
Hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo soomaali ween waxan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hargab ayaa igu dhacay markasbaa gafdi leegu keenay kulahaa jookar caadi maaha 😂😂
Been mahaa wlhi
Naciima wax jira ayay ka matalaysa
Naaga iska dhiga wax Kle
Ayagon wxba lajogin
Hhhhh ha sher gareynina wax yar isoga kulahaa 😂😂😂 nimco cadi mahan walhi
Nicimooy borasadaada Burberry baan ka helay MashaAllah
Like isaara inta hooyo.macan jecel
😂😂😂😂😂😂😂jokar waa funny alle maxay aragti dad social media wax kale iska dhig dhigo
Walahi waxan ay naciimo ka.hadle waa runted.magaladena waxaa dagan naag youtub nadafad uu ka.hadasho qol caruurteda markii aad gasho neh in lagu baqtiyay aad moodo yasir alla