Qisoyinka iigu yabka badna e nago iga somara,waxa kamid aha mid itiri 7warqod ban haysta oo laigu so furay boorsana wan u leyahay aan ku kaydiyo.ee hadana rabta in ay aniga i bara saarto ,ana intan ka dhuray ban xajarada ukala badalay, qof an waligeed arag camal
Waad mahadstihii Dhaman jilaysha Waxaa naga cudsiya Ruwaydu weel uun ha u socoto 17 part waa walalo 18 part isma aqaanaan markaad ruyada nuxurka ka qaadin Fadlan iska hagaajiya dad baa igu xidhane Hadii kale soo af jara Malmihii nolsheen Mahsindii
Ùuuuuuuf riwayad gacan ku samaysa meel ay usocoto iyo meel ay ka socoto midna garanmaysid ninkan shaadhka cas miyaanu ahyn kaad walaha ku matalayseen goormaad is garan ladihiin shakayna waji maantana waji naa waxa wax lafahmi karo ka dhiga mideeda kale filimkiinu ma hadal uunbaa waad doodaysaan oo waad mirmaysaan mar kasta ficil ku dara filimka oo macaaneya
Ruwaayadan waxaa ka qaldan, maalmihii nolosheena musalsal umooday lakin mar ninkeeda walaalkeeda noqonaayo marna walaalkeeda ayeeba aqoonin oo nin kale ka dhigoosa wa isla ruwaayadii almiino ciwaanka ka badbadal
Riwaayad dhinac ay u socoto aan garan waayey, nimanka ku jira filmka qaarkood mar gabadha walaalkeed bay matalayaan, marna ninkeeda. Waali cas. Ma fahmin lkn hawshiina Iska wata😜
Bal walidan ka warran nicamo joogaa saas ma ficano reer dhisan waa la tag keeraa hort gabadha ma doqonbaa mise waye walantahay wax la dhahay markeey rumeysaneyso waa cajiib gabdho waxan waa filan lakin gabdhah soomaaliyeed ayaa lagu matalaayaa waxan gabdheheeni ka cod saanaa in aan si sax no waa idin salamey dhamaantin
Gabadha Nimco jokar La idha Sidey Umatasho Rufiyanimada Waxan umalayn Inay Cadi Ahantaba Sida Tahay😂😂😂 Waxad Matasho Dhaqankeda Koley wad Ledahay Koley Rer Badan Way So Gubtey mooyi Illahow I samax🙏😂😂😂😂
Qofka Shar yar Uma eka
Nasir mohamed 🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi qof sidas ah we u egtahy lkn ilah ba og sethy lkn qaabkan ee wax ku jileso qaab fican maha
Somali hade waa kuwaanaa! Jilida macneheeduba waa idin dul marsan yahay, saas maahan gabadhuye aflagaadha kadaaya walaalayaal.
Weeyjileesaa meehe nimca waa gabar wanagsan
cwa xaskeyga aya folanyso igu so duceya plzzzzz somaliye
qadaafi yare 🤲🙌🤲🤲🙏
Walal macaan ilaahay ha u fududeeyo! Baby caafimaad qaba iyo iyaado nabad ah
Inshallah afar indhood nbat allaha kaga dhigo wlal 🤲🤲🤲
Alle how fududeeyo wllo
Allah sii dhiib yaar ha uu kala keno walal adna niiyada qayr uu sheeg
Hada Somali tahy pz like 🙏🙏❤😘
We are team of naciima jookar filmka halkan kala socda asxaapta big respect my sister
Plz isaar subscribe
Naciima ilove you abaayo
Film ajaanib I nacsiisaybo wlhi
Xitaa qeybihi hore ku noqnoqsada
Waxay soomaalida Ku dhaqmaan bay soo gudbisaa Allaw rufiyaanimo kaa magan galay
4:19 ilmo Ilko dheere mataqaan kulahaa 😅😅 Jokar jaarka oo qura xitaa madhaafayso islaantii Balbalaadhka ahayd Faji bay udhigtay😂
Plz isaar subscribe
😂😂😂 war inder maad na waalaysaan wllked muuna ahyn ninku kii odey geeda qaniinany ee la yidhi human being kumu qaniinin😂😂 like
Waa asigii walal, qof kale ine ka dhigaan be ehed, waxba isdaba yaacsan
Kkklkk hafsa wlh wad iga qoslisay intee ku aragta is dhahaye kkkkkkk
Waligey wax somali ma fiirsan ilaha igu og sidan tan ula socdo dheererka iga socdo naciimo jookar
Keliga maahan walal aniga xitaa hajigeyga iyo sodhohday ayaa baray wala iweydhin masogalay ayaa lagu leyaha kkkkkkkk
Plz isaar subscribe
@@ruunmuna6298 plz isaar subscribe
Ruuneey sowmaha caadi maha huno
@@laqanyolovechannel7100 waku sarey
yaaa manta u duceyaa ee subscribe isaarayo ilaah muraadka ledahay haku sahlo 🙏🙏🙏🙏
Subaaxaalahi Guridhizaan ayaya duminayza nacimo qoftan caadi maha Dumar masaarsaan wasidaaz
I love this new girl she so cute and I love her eyes
Jookaraaaa jecliyaaa Kkkkk fanaanintaa REER Jabutiga fanaanintaa IGA dhee... Viva Jookar !!!
Naciimo 😂😂😂😂😂😂I can't stop laughing walahi she made my day
How come you don’t recognize your brother since he’s acting to be your brother anyways love it 😊 don’t mixed wariya .
Wey qasantahay sheekada but we are here for joker😂😂
Walee caawa dadka ugu horeyan kujira nimco wariifo
Qisoyinka iigu yabka badna e nago iga somara,waxa kamid aha mid itiri 7warqod ban haysta oo laigu so furay boorsana wan u leyahay aan ku kaydiyo.ee hadana rabta in ay aniga i bara saarto ,ana intan ka dhuray ban xajarada ukala badalay, qof an waligeed arag camal
♥️Jokaray ♥️Jokaray love you 😍 Aniga iyo caruurtayda♥️💗💓❤️💕💖💖
Daris malaha see ku keenen in guryiyi hortod saa ugu qayliyan
😂😁😁😁😂 wiiil aan ilmadeernahay bay isu so ekaden fuded badanidaaa kulahaaa 😂
Waad mahadstihii
Dhaman jilaysha
Waxaa naga cudsiya
Ruwaydu weel uun ha u socoto
17 part waa walalo
18 part isma aqaanaan markaad ruyada nuxurka ka qaadin
Fadlan iska hagaajiya dad baa igu xidhane
Hadii kale soo af jara
Malmihii nolsheen
Mahsindii
Ùuuuuuuf riwayad gacan ku samaysa meel ay usocoto iyo meel ay ka socoto midna garanmaysid ninkan shaadhka cas miyaanu ahyn kaad walaha ku matalayseen goormaad is garan ladihiin shakayna waji maantana waji naa waxa wax lafahmi karo ka dhiga mideeda kale filimkiinu ma hadal uunbaa waad doodaysaan oo waad mirmaysaan mar kasta ficil ku dara filimka oo macaaneya
Plz isaar subscribe
Jokar darteed udaawadaa 💖💞
Frst ahy mnta cuuuuc
Naimo dhafar igu ridi rabtaaa saacan wa saqbare🤣🤣🤣🤣
meey naga,soo dhaqsato alle jokareey
@@hibaaqabdiqadar2495 haduba wagu ii baryay aniga
Aniga uugu horeya love ha lsasaro
Mashallah This beautiful couple
Caruur Baan bas kadag sanayaa kuteh waaa markii ay isku dirty 🌹🌹🌹🌹😁😁😁😁😁😁
Kkkk alla indha adakaa naciima naa ma anaa wax kusheegay kulahaa
Manshaaalh ilahyow xafido naciimo inshaaaaalh
GABADHA JABOUTIYAANKA AH WAA KA HELAY...MA SINGLE BAA...
ALI SH wa sodoh ee kaxishoo
Horaaa ukala socoteen kulhaa nicmco kor kuwata sister
Nimco joker is her embarrassment today😪😪😥😥my beautiful sister
Plz isaar subscribe
Waxwalba haday dhacaan ninkayga hadal naagi tidhi kuma qabsan karo saa waxanba ogahay inaysan naagi khayr ba wadine qof iga masaye badani inuu jiro ilama ah hadana naag waxay iisheegtay maqaadan karo nimco waxeedu waa baraarujin iyo in la ogaado noloshu sidaad mooday mooye inay sida kale tahay
Waxn musalsal manoqonayo nimcoy, horay waxan aragnay nin kuguursady o walaka noqday, iminkana walalka kle ba nin cusub noqday🤔
Watan amba ka yaabay mrki hore ninkediba wllked noqdey hdna walalkedi kle jaarkedi noqdey gabadhi ku dirtay rag kle may weyday nimco jookar
Talkative nimco jooker always love sister
Allow nagahaan sharta wadta naga qabo isku dirmo badna 😂🤣
Www yaa iga so hormay mnta
Maan daawan hadana waa iga diyaar like 😘
Niciiima jookar baaayo gacanba kuuu taaagay horay usoco
I’m big fun of Hassan hore u soco
Walal filmka taxana kadiig marbo wax cusub hakenin jiilayashana meshodha udaa
Ruwaayadan waxaa ka qaldan, maalmihii nolosheena musalsal umooday lakin mar ninkeeda walaalkeeda noqonaayo marna walaalkeeda ayeeba aqoonin oo nin kale ka dhigoosa wa isla ruwaayadii almiino ciwaanka ka badbadal
Kkkkk yes anaa u horeeeyo cawa
Riwaayad dhinac ay u socoto aan garan waayey, nimanka ku jira filmka qaarkood mar gabadha walaalkeed bay matalayaan, marna ninkeeda. Waali cas.
Ma fahmin lkn hawshiina Iska wata😜
Naciimo jookar maya ino so badiya
❤❤first comment
Mxaa ka khaldan riwaayada hasan sowtuu ahaaa naima walaalkeeed
Hadiil Chocola waaba iga yaabiyeene riwaayadi dhinac kale ushaqeeysay
Qaab jiliinka partigani maaha mid na qanciyay waxbaa ka qaldan
wll horta ruwaayadihinu waa masha Allah lakin, micinaha xalqad dhan baad al stroy oo gaban kasoo dhigaysan imika tan 19 waa hal waji oo aad uyar ,fadlan isku daya inaad yar dheeraysan xitaa haday daan wakhti uhelayn muddo ba ukala dhaxaysiya waa caadi sida JAHWAREER OO KALE.....Mahad sanidin .
Joker wllo hore usoco cadawgada cagta hoos 😜
Saw walaalkeed maaha 🤔 filinkan waaba ku wareeray
HH budladuul ninku wareysanyo maba oga in nagtisi dhibkas ku riday
Jokaring ku jecliyaa sheydaan dharki dumarka loo xiraa tahay
Why this part is short naciima araweelo ka jawaab?
balse waan taageeraa hore usoco
Oo wiilkan walalked sokii ahaaa markii hore xagay wax ka khaldmed naima
hooda tobi cusub waye walaal nagaha xasided guri dhisan argi garin waye tas madale nimco jokar
Walaale waxaan jiliin ka badan ee ma fulltime job baa.? Heheheh
Walee anu kuuma bogin islaanyahey aftaagga badan. Hhhhh
Qoftii dhuuso kareesatey caawa
Wiilkan soki walalkeed ku jilaayay goormu guursaday yaa iga daba geeya soomalaay tolow ma waxba idhaafay hhhhhhh
maaya xaaji wa qayb kale
Waaaw inaba cadi maha
Nimco nimankan sowki walalkeed ahaa? Maxa qaldan?
Wan fuuray wlh jookar naag nool iga dheh naa fududidaa kulahaa hhhhh🤣🤣🤣
Horay usoco
nacima iskdirtooy caawa wax fiican ma aaadan keenin wlhi 😂 teeda kale xasan miyuusan kujileynin walaalkaaga ? maxaad u garan weysay ? 😴
Plz isaar subscribe
Walaal qaybti waydhamatay ee waaqayb cusub qaybtii uu walalked kujiliyay way dhamatay
Na waxa nagala so dheree awalba wxy yar baad mesha kenysaye surmindiyy hhhhhh
Slmu claykum Hallow mxaa qaldan 😂😂😂😂💯💯💯
Mooryaansanaa heedheh 😅
Gabdha cusub nimco la jileso waxey noqonesa jila fiican iney heybad u leedahay wey ka muuqta
☝️
Sheekada halkaas ayaan kaga hadhay .. oo waaxay waxan oo is daba marini.. wllkeed sowkii ahaa xasan .
Riwaayada waxbaa ka qaldan .. 🤷♂️
Plz isaar subscribe
Nimco Johar ❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏
Qofki jecel somaliland inay hesho ictiraaaf subscribe isaaar ado mahadsan ana kusarya ❤❤❤❤❤❤🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐💋💋💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖💖💖💖✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋🙏🙏🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋💋❤❤❤🙏🙏🙏
Ee ninkan sowtow nimco walalka ahaa see cml
waxni wa film
Alla naciimo meeshaa gasho waa galan tahay 🤔🤔🤔
Qaladaadka riwayadaan no soo daaa plz
1☝️☝️☝️☝️
Star box mageysey huuno
Star boxki hrgysa xasuustey
War aaway yarkii xiiqda ahaa bud laduul? Intooda kalena kama dhacaan!
masah Allha
Nimco xariiif weenady aaa tahy hhhhhhhh
Bal walidan ka warran nicamo joogaa saas ma ficano reer dhisan waa la tag keeraa hort gabadha ma doqonbaa mise waye walantahay wax la dhahay markeey rumeysaneyso waa cajiib gabdho waxan waa filan lakin gabdhah soomaaliyeed ayaa lagu matalaayaa waxan gabdheheeni ka cod saanaa in aan si sax no waa idin salamey dhamaantin
wa her mudgu nimco jokr indho adyga
Naag warersan aa ahay kulaha😂😂😂😂
Waaba la gawiyay ar no dhereeya
Ilma ilgadere kulaha 😅😅😅
Budladool labis foolxumaaa 🤣🤣🤣🤣🤣
Waaka helaa runtii ruwayadaan
umu zubeer walal wankusaray Subscribe adigana isaar ado mahadsan
Waku sari
waadba soo yareyseen qeybtan ina adeer jooker inaga soo badi hada ka dib
Not long enough!
Nimco joker waa actor fiican.
Mashallah
Kkkkkkkk war iska joog wayahye 3:46
Kalkaan niciimo waxeey keentay nin kamara man ah wax masawirin naagtan waligeey masawirin sawir leeba kahadlaa ninkan shaati guduud waaxid🙄🙄😜
Naagaha soomaalida Ragay Kawada fiiijigsan yihiiin midaa dhahdid naa ninkaaga kawaran yaaaah maxa tiri bay ku haynaysaa
Gabdhaha Soomaliyeeed Ragoooda kuma kalsooona ,Ragiina Wax lagu kalsoonan karro waaba yaryahay
Naima jooker hadi friend loolanoqo tid , Oo afaarahada ogaato movie bey kaa bixinee 😂 😂 😝 jk
Joker adiga rufiyaan miya noqotay hhhhhhhhhhh
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 nacimo kr
Sup....... u saar gabdha Wll aheen ah
Hhhhhhhh jooker kullh hhhh ma anaa wax ku iriba h