Abiy oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Soomaaliya, doorashada Britain | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лип 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Abiy Ahmed oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Soomaaliya, dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho, Biden oo wacad ku maray in aanu ka hari doonin doorashada, walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:25 Abiy oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Somalia
    07:29 Dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho
    12:44 Golaha Wasiirada Israel oo ka doodaya xalka Gaza
    15:15 Biden oo wacad ku maray in aanu ka harin tartanka
    21:41 Walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka
    26:46 Itoobiya oo filaysa inay heli doonto 10.5 bilyan dollar
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 190

  • @HamzaabdiQorane
    @HamzaabdiQorane 24 дні тому +5

    VOA means Voice of America!

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded 24 дні тому +5

    Haku sirmina oromada afsomaliga bartay comments koda

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 24 дні тому +14

    Wan sodhoweynaya hadalka abi axamed wan hadala masuliyadi kudhehantahaya ahan gar dhigasho❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 24 дні тому +1

      Kkkķ
      Hada so dhawayso bad masiin kartaa??

    • @abiibabiib4108
      @abiibabiib4108 24 дні тому

      Madaxwayne Muuse Biixi waa geesi Qaran. Cadowgii shacabka Somaliland Dhabarkuu ka jabiyay dhamaantood. Muwaadin is garabtaag Madaxwaynaheena.

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 24 дні тому +4

    Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Guulayso dhe geesga Abiib Ahmed Ali. Guul Ethopia.

    • @AbdikarimMohamed-cg3pj
      @AbdikarimMohamed-cg3pj 24 дні тому

      Sas guul laguma garo inkasto siyasad ey jirto marne ha hilmamin walalaha somaliyed

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 24 дні тому

      @@AbdikarimMohamed-cg3pj Siyaasad uun buu ka hadlee,isba xumaan kale ma odhan.

    • @AbdikarimMohamed-cg3pj
      @AbdikarimMohamed-cg3pj 24 дні тому +1

      @@ismailjama178 lkn siyasadisa xoga neceb ahan ba ka muqata Ethiopia guul ayu leh yahay
      Meyna ka ficnin somaliya guul inu daho ilen Ethiopia wax ay u qawan malehe

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 24 дні тому +1

    Waa runtii Ra'isal wasaaraha Jamhuuriyadda Ethiopia Mr Abey Ahmed ✅🙏👍✅🙏
    Well Come Ethiopia 🙏
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️✅
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️💚

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 24 дні тому

      Kuwa somali shegto ayaad tahay e afkena bartay
      Ability iyo ethopian somali ayaa wasta
      Sidii 1977 kii

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 24 дні тому

      @@user-sn5yz7vg8vma Adoo qoraal kaagu kan Aanu aragno yahay baa Soomaali sheeganaya goorma ayaad Af Soomaliga baratay yaa ku baray
      ma mudnid in laguu jawaabo

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 24 дні тому +2

    Ethiopië waxay rabtaa suuqa BRICS iney ku biirto, waana dalka keliya oo aan bad lahyn, ururka BRICS.

  • @MubYus
    @MubYus 24 дні тому +6

    Waa Runtii Soomalia aduunkii oo dhan ayay beeen ku wareerisay , Orod maaratoon ah bay ku jirtaa.. Dad waalan ayaa xukuma.🤣🤣🤣🤣🤣

    • @siradm
      @siradm 24 дні тому +1

      Adaa fayow ee kaalay xukun! Inad halakan dalkaaga iyo dadkaaga wax khaldan uga sheegto ma ku fayow dahay? Hadaadba Soomaali tahay.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 24 дні тому +2

      ​@@siradmSOMALIYA WAA XANUUNSANAYSAA, NIN XANUUNSANAYAANA, BOQOL BAA U TALISA!!!!!.HADAAN REER SOMALILAND NAHAY, DAD WAALAN MA RABNO!!!!!.NABAD GALYO!!!!!.

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 24 дні тому

      Afsomaliga ma google tranlate gareysatay? waayo waa ka dhacsanthay

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 24 дні тому +2

    Waa ayaan darro oo Somalia ku dhacday in hoggaamiyaha Ethiopia bad aan dalkiisa laheyn uu ka hadlo oo si marriin badeed Ethiopia ay lahaato uu u helo !!!! .

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 24 дні тому +1

    Marshall Allah soomaalida ingiriiska degen sifiican ayay u lajiraan falastiin oo lalaynyo

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 24 дні тому +3

    Madaxwayne Muuse Biixi waa geesi Qaran. Cadowgii shacabka Somaliland Dhabarkuu ka jabiyay dhamaantood. Muwaadin is garabtaag Madaxwaynaheena.

  • @user-cq5bu8yo8g
    @user-cq5bu8yo8g 24 дні тому +2

    Abi ahmed ali dalkayaga somaliland ayaa heshiiska lagashay lamad galin qadaadwaynta welcome to somaliland prime minister master abi ahmed ali

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 24 дні тому +3

    R/wasaarsha Abie Axmed, hadalkiisu ii la ekyahay hanjabaad ah inuu hal saac ku qabsankaro badda Somalia.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 24 дні тому +1

    Badda, dhulka, cirka Somaliland Somalilanders baa leh cid kalena waxba laga waydiin maayo viva Somaliland iyo Ethiopia

  • @MubYus
    @MubYus 24 дні тому +3

    Dawladii ciidankeedu ku ilaalinaayay in aad dacweyso tiraahdo ha la iga Qabto waa arin waali ah, wax aduunka hore uga dhacay ma aha..

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 24 дні тому

    Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤ somalida way huradaa

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 24 дні тому +1

    Somalia waa Mayd beri hore dhintay 1991 oo beesha caaLamku haysato dowlad iyo daL somalia majirto waa meel burburtay oo reer gaLbeed xaLane ufadhiyaan waar waxan yaa naga fujiya maydka ah ayagu waxba ma noqon karaan anaguna inaan noolaano ma rabaan waa dad cawaan ah, lkn wakhtigaa runtaa sheegi marka la qabsado ayaga.

  • @MubYus
    @MubYus 24 дні тому +2

    Waligaaba dacwood aduunka oo dhan ku soo wareeg,Jawaaabta ku hortaala mar kasta waxay tahay Ethiopia la hadal, markaa safaradii badnaa ee aad gashay iyo qayladii iyo kharshkii maxaad ka faa,iiday ?

  • @user-pj5sl2zi2j
    @user-pj5sl2zi2j 24 дні тому +1

    Itoobiya hala siiyo badda waayo Somalia 🇸🇴 geeska Africa 🌍 waxba kumaso kurdhin karto

  • @jamafarah9135
    @jamafarah9135 24 дні тому +1

    Sidee 1 saac loogu dhameeynaa? dulmiga miyow iska deeynaa

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 23 дні тому

    Jihaadka gza okale Ayn kula jihaadeynaa ok

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 24 дні тому +1

    Wax dood ah oo ka dhexeyaa Somalia iyo Ethiopia ma jiro. Waxa jira damac Somalia ku sheeganeyso awood aanay laheyn oo ah inay Somaliland ka taliso. Taasoo ay muujin laadahay.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 24 дні тому

    Subxaan waad qaladay weliba laba jeer Cismaan

  • @hawoali120
    @hawoali120 24 дні тому +3

    Walal kaga xun ayaa wadow karaba ee walal kaga fiican wadow Kamarabo somalend waa walal kena xun ee aan iska wadno haturi nina somaliyey ❤❤❤

    • @amarefaysal1624
      @amarefaysal1624 24 дні тому

      Asc Haa waa runta walalkay waanu xumaanay mar hadii aanu walalkay cadow kadhigaynay cadawgayagina wll ka dhiganay laakiin wllo waxa jira wax keenaya inaynu sidan ahaano oo arimo qorshaysan ahaa soomaalaay waxay tabanayso somaliland wali mala yidhi waa lagaa abaal marinaya amaba yadu ay bixiso xaal marin carab iyo labadiisa daan ayaa is qoonsada ilaahay aynu usoo noqono

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 24 дні тому

      WAA SAX INBADAN TURKI LAGU WADA HADLAY SLN DIIDAY HESHIISKA
      FARMAAJO IYO BIIXI WEY WADA HADLEEN XATAA FARMAAJO WUXUU KU YIRI BIIXI XAMAR ADIGU KANOQO MADAX WEYNESI AANU USOO AFJARNO KALA FOGAANTA AYNUNA HESHIINO DADKU WAA WALLAALO E WAXAANA KAHADLAY OANKA DHAYSTAY ODAY ISAQ OAH MUTACALIN XASAN CAYNASHE OLEH CHANEL MUUSE BIXI DIIDAY
      MARWALBAA WAXA FIICAN IN AAN LAGA DAALIN WADA HADALADA ​@@amarefaysal1624

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 24 дні тому

      @@amarefaysal1624hoyadaa siilkedii ba xun iska xoree itobia adiga ayeey siilka hoyadaa ilaalisa
      Waar ma laba amxaar baa jira?
      Miyaan amxaarku muqdisho ka arimin
      Miyaan amxaarko gado garbahaarey kismaayo iyo baydhabo cashuurta ka gurin o isagu dawlad ka ahayn adeer bada berbera inaad timaada wa mid aan dhacayne dhulkaaga ka xoree adoonyohow adoonku dhalay
      Miyaan xukumada wardhiigley malin dhowayd lahayn ha baxaan itobianku waa bal natiijo nooce ah ba ka so baxday?
      Maamulgoboleedadi konfurtaa diidey 😂😂😂😂🔓
      Is xoree adigu
      Iyobian iyo amxaar ma necbide munaafiq yohow munaafiqu dhalay
      Xasan duufle laftiisu malin dhawad sawkii lahaa wa so dhowaynaynaa
      Wixiini qadaad wayneey wuxu noqday waalwaalatee xerada gal

    • @user-ev2gk6nc1x
      @user-ev2gk6nc1x 24 дні тому

      Walaal wax laydhahdo ma jiro somaliland wa ku daysay bye bye somalia

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дні тому +1

    Abiy wa Munaqa ki ogu xuma e la arko lakin wu fashilmay illahay aya fashiliuay wayna u dhamatay

  • @falisa576
    @falisa576 24 дні тому +1

    Abiiy ahmed Wa Yuhuud madoow
    Weeye marku leeyahay wa in bad aan
    Dhaqaalo ka helno si dhaqaalehenu
    U dhismo.wa gartiis kuwo liita bu
    Arkay dabadhilif u ah asaga caloosha
    Iyo jeebkoda ku fakar ah muuse biixi
    Adeer dhulkan Xabashi malehan

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 24 дні тому +1

    Abii waa Nin xanuunsan marhore buu dhibka Etiopia kahaystaa kuwaashay wuxuu xal mooday dhulka soomaali iyo bada soomaaliya inuu dadkiisa ku maaweeliyo dalka iyo dadka aad naga heeysataa baan soo ceshan doonaa hadaad isku daydo dhul soomaali inaad xoog ku qaadato 5000,000 soomaali oo qurbajoog ah oon kujiro waan soolaabaneeynaa ,Abaayo axmad waan qabsaneeynaa voa bye

  • @chadali4043
    @chadali4043 24 дні тому +8

    Badanada angaa leh Daawo dhacday ayuu cabay abiye oromo dhulkeena Ethiopia haysato ayaan ka qaadaneynaa insha allah

    • @user-xq2hf3ws4h
      @user-xq2hf3ws4h 24 дні тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ETHIOPIA Ayaa ku ilaalisa ee edeb,yeelo Mooryaan ilaa mooryaan. Hhhhh

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 24 дні тому

      Dhulka itoobiya Haysato waa sland Halkeed usoo maraysaa

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 24 дні тому

    Kkkkkk hal sac miyaa lagu xalinaah qadasho xoolo dadeey

  • @yuunusshigshigoow8623
    @yuunusshigshigoow8623 24 дні тому +3

    Yuu wax u dhiibtay xabasha qurunka badan leh soomaaliyeey waa duulaan qaawan waxa ay soo qaaday xabashidu baduna waa dhaxalka awlaadeena hadaanan maanta aanan u midoobin ogaada walaalahaygoow in sidii falastiin noo dambayn doonto balaaya gafuur la qabtay leedahay ee daba la qabta malahan

    • @LaandhereDalal
      @LaandhereDalal 24 дні тому +2

      Soomaali hadey badda kala hadasho ethpoi waa dhamaadka soomali people jabuti

    • @LaandhereDalal
      @LaandhereDalal 24 дні тому

      Dawlada ja uuti waxaan ka muuqda cabsi. Ay Francis ka cabsanyso maanta waa soomali oo lala wareegey. Hadii aysan Egypt base siinin oo soomali oo dhan la difaacine

    • @LaandhereDalal
      @LaandhereDalal 24 дні тому

      Jabuti dictator kursi u aamusan laakiin jabuti iyo Somali waxaan la wareegeysa Ethiopian

  • @user-cq5bu8yo8g
    @user-cq5bu8yo8g 24 дні тому +2

    Walee abi abi ahmed cali guulayso welcome to simaliland

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 24 дні тому +1

    Asc

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 24 дні тому +2

    Waxaan xasuusina shacabkoda Soomaaliyeed waxaa jiro koox Oroma ah iyo Itoobiyaan ah oo luuqada baratay ha kusirimina kuwaa ayagoo iska dhigaayo Somaliland balanteenu waa dagaal lagu sifiiyo cadowga waana ina ukaalmeesana dagaalkaas cidkasta oo dagaalanto cadowna ku ah Eithopian ka

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 24 дні тому +1

    Nimaan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo abiy talo adag iyo shaqo inlaga qabto buu rabaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 24 дні тому +10

    Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅🙏✅
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️✅🙏👍✅👍✅🙏👍👍

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 24 дні тому

      Hablayahow Mustaqbalka Caruurtiina ayaa laga fakarayaa sidii looga badbaadin lahaa Itoobiya markaas ayaad leedihiin guul Itoobiya, Calooshooda lacayaar baa tihiin sidii Caruurta. Maskaxdiinu ha shaqeyso, danta Caruurta aad dhali doontaan ka fakara sidii Awoowayaashiina uga dhaxasheen Bad iyo Dhul oo dhiigooda iyo naftooda ay u hureen Hablayahow, Somaliweyn Guuleysta

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 24 дні тому +1

    Itoobiya markeey iska deeyso indhacadeeyska eeysan waxba soomaaliya uga qaadi karin waa macquul ineey soomaalidu ugaraawdo walaalohood itoobiya waase hadii eey si degan wax ku sooneeyso

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 24 дні тому +1

    Abii waa afmiishaar dhaxal aabahaa qaaday

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 24 дні тому +1

      Aabehee? War abihiin iyo awoowo yaashiin xataa malaha. Dalka Somaliland baa leh wakhtiga ha iskaga luminina, Heshiiska wuu dhaceeya In Sha Allah Khayr buu u ku dhamaan doonaa.

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 24 дні тому +11

    wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 From zaylac🇩🇯😁🙌🇪🇹

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 24 дні тому +2

      Oromo Somali wax Kuma lah.ogaden is guul

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 24 дні тому

      @@ahmedmose5466 inay somalia rabty dakada hobyo ay ka kirayso Ethiopia soo maa ogid nacayb ay shacabka somaliland u qaban awgii 😓

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 24 дні тому +1

      Saylac Waa somaliwen hadad beejo amxaar u booyeyso dee raac lakiin halkan maya dhulka inagaleh awdel stetd Waa somaliwen casamdeenu Waa muqdisha

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 24 дні тому

      ​@@art_lto2450yaa somalilan ah ma sacad muuse xarshin baa laguu qaxin adoo duleysan

    • @MubYus
      @MubYus 24 дні тому

      @@magafeabtigiis1852 .
      Soomali weyn, waa siil aad u weyn wax loo baahan yahay ma aha.

  • @Hassanhussein1-t
    @Hassanhussein1-t 24 дні тому +2

    Abii Ahmed haduu somalia 🇸🇴 lug soo saara waxan diyar uahay innan mujaahidiinta kubiiro

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 24 дні тому +1

      Wankugu racsanhy oo wlhi ah wararka kuu sab san xita marabo lkin kuwa ku joga magaca iyo mar marsiyaha amisom yaanaga sara.

    • @Hassanhussein1-t
      @Hassanhussein1-t 24 дні тому

      @@sacdiyaomar4726 diyar wayo mar naba ma doonayo African kii ugu xuuma wadanka naga uso canqal taago lkn dhimasha ayan ka hiigna

    • @MubYus
      @MubYus 24 дні тому

      is Qarxiya hadaad doontaan.

    • @samoc5405
      @samoc5405 24 дні тому +1

      😂😂 oo xagee baad difaaceysaa. Somaliland is not Somalia. Adiga Ethiopia goboladaada xoog Bey ku joogtaa anigana si laba dal oo siman ayaanu heshiis uwada galney. 😂😂😂😂

    • @Hassanhussein1-t
      @Hassanhussein1-t 24 дні тому

      @@samoc5405 waxan Riya wayo Somaliland waa gobal somalia 🇸🇴 ka mid ah naftada Ben ha usheegin 😅 Ethiopia xassusi uma bahna only remember 1977🇸🇴😅😅

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 24 дні тому +3

    Somali israac daan donay naa somaliyeey guulesta💪from🇩🇯

    • @user-ev2gk6nc1x
      @user-ev2gk6nc1x 24 дні тому

      De soo raac somali ama aamus

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 24 дні тому

      ​@@user-ev2gk6nc1x So rac iyo Djibouti kaxuman aya idin dhishay maa anaga idin niri marki hore xamar la midoba khaladki adgasheen ayad dhamantin Djibouti kulaso kacaysan cuqdad iyo cadawo idinka somali qabil kastee uhaya marka dhiib iskugu noqda oo fikira

    • @user-ev2gk6nc1x
      @user-ev2gk6nc1x 21 день тому

      annaga iyo somalia naga dhex baxa munaafaqada joojiya hadii kale xaarka isku xejiya

  • @Somali-One
    @Somali-One 24 дні тому +3

    *Aby Ahmed wuxuu rabaa dagaalka Yaman ka socda inuu sababo inuu geeska Africa ku baaho. Adiis ababa in lagu murmo mudo kooban ayaa ka cabsi qabaa. Waar hoy awdal dhan bay ka qiicaysaaye yaanan lagu xad gudbin dhulkooda iyo badooda arintaasi dan waxay ugu jirtaa dhamaan siyaasiyiinta geeska Afrika*

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 24 дні тому

    VOA Ilaacada ku hadasha codka FOX NEWS.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 24 дні тому +1

    Ethiopia 🇪🇹 waa in marka hore ka noqotaa MOU gii sharci darada ahaa ee uu lagalay kooxda gooni goosadka ee Hargeeysa raaligalina ka bixiso Apologize markaas kadib Ethiopia 🇪🇹 hadii eey rabto dekad ganacsi waan kala hadli karnaa laakiin saldhig ciidan bad mayeeli doono mana dhici karto

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040 24 дні тому

    Guul soomaliya

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 24 дні тому

    11:54 👏👏👏

  • @nimcaanxasan
    @nimcaanxasan 24 дні тому

    Soomaali waa la kala iibsaday waxana ka iibiyay madaxda xukunka haysa markaa ma jirto wax mustaqbal ah oo umada soomaaliyeed ama soomalilaaba. Ah oo ugo jirtaa waala kala iimsadaye alle ha inoo gar gaaro

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 24 дні тому +1

    Somaliland and Ethiopia win💪✊️✊️

    • @KUNANI23
      @KUNANI23 24 дні тому

      Don’t celebrate too early

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 24 дні тому

    Baqtinimada xasan gurgurte ayuu arkay

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 24 дні тому

    Madaxuu Darbiyada la dhacayaa abiy ahmed. adeer ethiopia waa burburtay waana kala tegtay, adinkaaba tabcaan ah oo is wada cunaya, hilibka qayriin ee aad cuntaan bad ha idiin noqoto xayawaan fooqal xayawaan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дні тому +4

    VIVA Abii Ahmed Guuuuuuuuuuùuul Abii Axmed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 24 дні тому

    👋 Weriye Shirwac

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 24 дні тому

    Afsomaligaa dhibaya wariyahu ma 4.5 ayuu ku joogaa

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 24 дні тому

    Badadda ma isa gaa leh. Tan kale yuu ka ad kaan jirey. Wixii ganac si ah. Waa ok. Lakiin xeeb anu lee nahay. Inaadan ciidamo keen saneen. Muuse bixi iyo hasssan shek Deni mid bixin kara. Ma jiro. Somali weyn baa is ka leh badaa haas oo dhan somalia ku yalaa. Ilahay na sii yey.

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom 24 дні тому

    Abu axmed waa xabsi walibo si DEG DEG ah ⚠️⚠️⚠️

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 24 дні тому +3

    Tuug abiy waxan leyahay dada somaliya ayaa leh e ogado ufffffffffff yahuu duli duli kale jirin

  • @Awalegeedi
    @Awalegeedi 24 дні тому

    Intad calan wayfay love ❤️ I qora 😂😂

  • @samoc5405
    @samoc5405 24 дні тому +1

    Nuxurka abiy wuxuu yidhi lacagta uu xasan sheekh diyaaradaha ku raaceyo dadkiisa dugsi ugu dhiso😂😂😂😂 caadi maaha

    • @MubYus
      @MubYus 23 дні тому

      Wuu u caqli celiyay.

  • @mohacosta3595
    @mohacosta3595 24 дні тому

    Waxas wa iska ruwayad

  • @abdulaahiabdisalam6163
    @abdulaahiabdisalam6163 24 дні тому

    War ileen balaayo hadey kusoo doonato waa sidaanoo kale walee waxbaa jira

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 24 дні тому +1

    Somalida habaar ba ku dhacay iyana wax isuma ogola cid kalena wax ba uma ogola haday somaliland iska fasixi lahayeen beri hore cidina dhexdooda somay gasheen laba dawladood oo walalo ah bay noqon lahayeen xaasidnimada ayey ku hayeen madaxdii kala u kala danbaysa somaliya ayaa manta keentay in somaliland sii fogaato illa imika caqli fayow kuma jiro madaxda somaliya min madaxweyne ilaa barlam wayo wadahal ay Ethiopia la yeeshan ayey xal u arkeen iyaga oo helikaraya in ay somaliland xal ka donaan waxkasta haku tagto e .marka xasan sheekh na ujeedkiisu ma aha in u Ethiopia bada u didan yahay ee ujeedkiisu waa aniga ha idhafin kharashaadka yar na aniga ii dhiib shacsbka somaliyeed aan isu tuso nin sidii nin wax hagaajiyey. Arintuna sidan xasan donayo ayey ku dhamanaysa isago aan dal iyo dad mid na u danaynay la oo aan xita cv giisa siyaasaded aan u danayn ayuu isago tabcana saxeexidona markaasu laan gadhe ah somaliya ku soqonaya isago jaran jar baan ka dhacay kk

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 24 дні тому +5

    Guul somaliland

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 24 дні тому

    Watch out Ethiopia: Ethiopia waxay sameeyn doonta inay qabsato Somalia haddii aan laga hortagin si degdeg haloo diyaargaroobo difaaca dalka.
    Waxaan ka degayna dhibaatooyinka ay Ethiopia u maaleegayso Somalia hadalkii R/Wasaaraha Ethiopia Abie Axmed, oo yiri hal saac kusoo afjari doono arrintan ay Somalidu ku mashquushay muddadii dheerayd, wuxuu ka wadda waqti ban Ethiopia inay qabsato Somalia.

  • @chadali4043
    @chadali4043 24 дні тому +1

    Abiye maxaa lagala hadli ma wax uu lee yahay ayaan ka haysanaa tuuga Qaaainka ah

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 24 дні тому

    Guul somaliland iyo Ethiopia mou agreement. Somalia needs to worry about xalane military base and and Africa troops and turkey take over moqdisho port and coastal lines.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 24 дні тому

    Badeena Isticmaalkeeda waa lacag ee bad bilaash ah ma jirto.

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 24 дні тому +10

    So soce dheh! It’s time to free Ogaden

    • @hasanmohamed1840
      @hasanmohamed1840 24 дні тому +1

      Insha allah 🩸🫡

    • @notitle9941
      @notitle9941 24 дні тому +4

      Bro who you lying to that project failed in 77 saxiib BYE BYE DEEH SOMALILAND

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 24 дні тому

      Dhulkas ogaaden Wa xiligii caadi losoo furan laha, Ethiopia Inte Bad radineeso dhulka Somali halaga so celiyo wacalada urka badan

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 24 дні тому +1

      @@notitle9941 we will never give up adeer! Go back to your oromo and xabashi!
      Ethiopia we will the next yogoslavia just wait !

    • @notitle9941
      @notitle9941 23 дні тому

      @@YasserAA93 GO BACK??? YOUR TALKING AS IF 20k. ETHIOPIAN SOLDIERS ARE NOT IN SOMALIA AS WE SPEAK AND MARRIED TO DAROOD GIRLS HUH ARE YOU STUPID

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 24 дні тому +1

    Waa Adeeg ama dakad toos ah maaha saldhig ciidan.
    War Re somaliland doqonsanaa haday ethiopia bad hesho yaa iyaga wax kasoo dajisan.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дні тому

    Somaliya way ku gulaysatay kiska bada

  • @mustafeyebero23
    @mustafeyebero23 24 дні тому +1

    Ethiopia bad Ma heli donto xitaa haday dagaal la Timaado
    Heshiina Mayno ama Ha Calaacalo ama ha iska daayo Dulliga

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 24 дні тому

    Wlhi wa riyoona amxaar ku

  • @khaalidxandulle1420
    @khaalidxandulle1420 24 дні тому

    nin kaan aad waraysanayso adigga naga yaqaana balse wiil ka dhilin yaradda ahi nicmaan wali wuxuu kujiraa gumaysigii ethopia waa shaqaale u daacadda dalkiisa wuxuu soo marayaa 2014

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 24 дні тому

    Waa yeelkadooda ku danaysanaayee baahaysanaayee falastiin ka foodee Labour ka u foodee waa yeelkadooda damiir laawayaashiyo ku tuugsanaayee waa yeelkadoodee taageeradaydii waaalahay u muujoo falastiin u foodee Muslim Vote Matter Independent.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 24 дні тому +1

    Badeena anagaa ayaa leh wax haysid soo daa marlabaad ayaa isbaraneyaa. Soomaaliya wareegeeda hool kuma taal adiga.

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 24 дні тому +3

    Wlhy anaa kanaxay Somalia bahdilada. Waa is dhipin

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 24 дні тому +1

    Hal saac haday ku qaadan karto inuu bada Somalia ku qaadan karo maxuu 7 bilood meel u gaari la yahay waa kaas caqliga Ethiopia fardo laysugu joogo la iskulama faano keen burhaantaada banaanka abiy caqli oromo

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 24 дні тому

    Marin biyood Uma heyno Ethiopia waxan sin karna inay adeegsato badeena sida gobolka raali saga yihin

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 24 дні тому

    Asc waxaan isleeyahay wali halkii saxda ahayd itobiya kamay istaagin rabitaankeda ku aadan hamuunta ay u qabto bada somalida seexatay waxanan farayna ka dhalinyaro ahaan itobiya jaarnimo ayaa naga dhaxaysa somalia iyo somaliland maaha dad kala dala waa isku dad waana isku dal heshiiskuna wuxuu dhex maraya hadii ay macquul noqoto somali iyo itobiyan

  • @gudoonsalam6271
    @gudoonsalam6271 24 дні тому

    Hargeysa la siinaya maxaad ka badali kartaaan

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 24 дні тому

    Abiye wali wa riyonayaa
    Dab kii uu ku guban lahaana
    Qacmihiisu ku shidayaa lkn
    Dawlada somaliya ayn
    Meel ay usocoto iyo waxay
    Doneysoba lagaraneyn?

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дні тому +1

    Somal8ya way gulaysatay hora lo socon insha Allah

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 24 дні тому

    Abi 1h Aya lagu halin karaa khilaafka Somali iyo itoobiya!
    Ma waxa ula jeedaa 1h iguma qaadineyso in aan qaato Bada!

  • @Moha.walayo
    @Moha.walayo 24 дні тому

    Iga xaqiiji, dowladda itoobia in dalbasho ka eheed dalal kale in ay weydiisatay bad, xeelada haddii aan ku heli waye awood ayaan ku helayaa, somaliland dowladda waa dhiibto aan danteeda garan.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 24 дні тому

    Basili eleteria mukasoqato

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 24 дні тому

    2:21

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f 24 дні тому

    Abiy the war monger .
    The game is on , we will recognise tigre as an independent country and we will provide military base any free fighter to tople the doctor Abiy .

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дні тому

    Nin walan o Fashilmay weye Abiy noca u u hadlay ma aha hadal qof cafimad qaba hadal u ku hadlo

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 24 дні тому

    Somaliland waa gobal Somali ka tirsan mark gobal ma ka jawabi karaah codsi dowlad shisheeye waxaa xooleysanaah

  • @abdiibrahimsabriye4912
    @abdiibrahimsabriye4912 24 дні тому

    Suasheyda waxay ila tahay inow walanyhy dr ubahan yhay taqtarlageyo dr xasan shekh maxamud ushego barlamanka naftisa ma fiyowa Aabe ahmed marna Somalia galad usheganayo marna qasab wayo badan rabna is qabasihe adkaty

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 24 дні тому +1

    Abiya Ahmed waa runtiiis Somaliya yeeysan kuwareegin aduunka waa in Somaliya dagaal ey lagasho Oromada iyo kooxda maafiyada Abi ahmed isku diyaariso ninkani ma yaqaan wax ladhaho Somaliya sido kale maba aqaan sababta loo sugaayo kooxda Muuse biixi waa nin qiyaani weeyn galay waa in dhamaan Soomaalida isku diyaarisa si xoog ah in awooda looga tuuro Muuse biixi waayo shacabka mamulka Somaliland midnimo bey rabaan war Soomaalay dagaal waa waajib balaayo ku heeysato abow abow kagama harto waa ina Abiya dilnaa oo dilnaa oo dilnaa iyo cidwalbo oo somali ah ku gacan siiso damaciisa waalan Soomaaliya guuul guul guul

    • @notitle9941
      @notitle9941 24 дні тому +2

      Kkkkkkk Somaliland midnimo bay rabta kulaha nacaas Somaliland BYE BYE DEEH 😂

    • @adamabdirahmang936
      @adamabdirahmang936 24 дні тому

      ​@@notitle9941 Itoobiyaan luuqada bartay lama hadlo ee dharbaaxada ha sugi weeyn insha Allah tota fiika hargeeysa haraka haraka cadowgana weynu gowrici doonaa insha Allah

    • @adamabdirahmang936
      @adamabdirahmang936 24 дні тому

      ​@@notitle9941waxaa tahay sheydaaan

    • @siradm
      @siradm 24 дні тому

      Soomaaliya meelna uma dacwood, odagan waalane kaniisadaha looga soo warramo ha rumaysan, asagaa Kenya iyo Turki ku wareegaya

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 24 дні тому +2

      Ader wad riiyotey iska hadley 😂😂😂😂 anaga wasan somalie daroode iyu hawiye guul somaliland iyu ethiopia

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 24 дні тому

    Guuuuuuul somaliya wey dadaashay somaliya ❤❤❤

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du 24 дні тому +4

    Gul somalilan iyo itobiya

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 24 дні тому

    Abiy iyo ITOBIYA naga sogaara oo naga xureeya HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ bad ma AHANE BARIGA XATAA qaata

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 24 дні тому +1

    Cismaanow waxaan ku jiraa 2024
    adna 2014 weliba laba jeer

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 24 дні тому +3

    King of africa abiy ahmed well come 🎉🎉🎉🎉

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 24 дні тому

    Waxaa muuqata in abiyu uu ka adkaaday muuse biixi,ismaaciil geele iyo xasan sheekh maxamuud ka dib markuu sheegay in uu ilaalin doono midnimada dalka Soomaaliya iyadoo sadexdaa Oday ay ahaayeen kuwa Kala gaynaya dalka Somalia.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 24 дні тому

    Kkkk
    Waa aduun wareer san
    O axmaar uraaya ogaal burya qab ah usidaa uhado
    Dhulkaa malha muuse qaraab juudaan ewaxaa leh
    Samaroon iyo ciise
    Haday iyagu dhulkoda ilaashan waayaan iyagaa ku qasaaraya
    Isaaq dhulkaas maleh qabiilo ayaa leh isaaq BER BERA hasiiyaan

  • @App-o8m
    @App-o8m 24 дні тому

    Waa nin riyoonaya kuwii isaga kahoreeyaa wax katariwaaye

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 24 дні тому

      Idinkaa riyooneyaa ee Waxaad haysaan soo daaya.
      Heshiiska waa fulineyaa, Somaliland baa a fulin doontaa.

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 24 дні тому

    Asc.aby maogyahay in somalilan at tahay gobol Kami ah Somalia sidaa daraadeedna gobol ka Tirsan somaliya usual heshiis la saxiixan karin

  • @HusseinJiilaal
    @HusseinJiilaal 24 дні тому

    😅😅😅

  • @salmaanahmed7609
    @salmaanahmed7609 24 дні тому

    Voice of America 😡😡😡😡😡

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 24 дні тому

    Aby afkisa isaga leh Berbera ha qaato lkin dhulka kale hayska ilaawo inu nabad Ku qato lkin Berbera iyagaa tol ah