MARUMEESA DOONTID KORIIMA LA,AN DAMBE KUDEYSAY 10 NUUC OO KALIYA ISKUDAR QURAAC U GADHIG AROORT...😧
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- #daylyliferoutinevlog #somalia #youtube #dailyliferoutinevlog #somalia #youtube
#youtuber #1000 #asadhajio2749 #cabitaan_nafaqeysan #umu_afnaan
hodanonline ##subscribe @adnanmodelofficial8242 @asadhagio2749 @dailyroutines1785 @ruumikitchen routine @dirisleabdi @KingCkFilmsVlogs
Mash allah
mahadsanid abyo mcnto
Masha allaha abyo mahdsnid 🙏
Manta ayan firsaday thnks walashey afnaan ilmheyga cato waye wa kudadalaa
Masha allah ❤❤❤
❤️❤️
Abaayo lowksa asagoo duban miyaa noo sharax Abaayo
M.a wad mhdsnd thy abyo
Alle haku xaafido abayo❤❤
Masha allah tabarakallaah ukhti wax wanagsan ayaad noo faidaysay ilahay misaanka xasanaadka ha kuu saaro
❤️❤️
😊
Masha alaah ilahow kajisa isi wll
Masha alah walshey alaha ku barakeyo wax badan ban ka faidnay ❤❤❤❤
❤️❤️
masha,allh abaayo walahi waxbadan ayaan kafaa iidnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️
Maansha allh abaayo waad mahadsantahay runtii waxan ahy hooyo caruur yaryar ujoogto oo wax isbadala kawayday marka intaa iisheegty aan usamayna insha allh hadan wax kadareemo waakula soosocdsin kuunaso ducayn 1
❤️❤️
Masha.allah qaali kheyr allaha ku siiyo
❤️❤️
Maashaa allaah shukran wllo waankugucusubahay
Welcome ❤️❤️
@@jamiilakazim ❤️❤️❤️❤️
M.a❤
❤️❤️
Wlhiii abyo intaaas waaa u sameeenaayi wlhiii waxbo la maqneeen eee in canjeerada ugu qaso bes iga mqn wlhiii mhdsnid abyo mhdsnid kun io kow jeer wlhiii wax bdn kaa faaaiday abyyy mudslides abyyy mhdsanid ❤❤😊😊😊😊😊
❤️❤️🥰🥰🥰
⁰
Afnaan video yada so gaabi waqti badan ma heyno kuli ina firsano wa rabna
Mnsha allah
Asc. Abayo.
Masango waxaa ladhaha wll
Haruurw
Abayo ilmo 7bilaa masiin karaa iiso jawaab albi
Ilamaha xasaasiyad a qabo misir iyo salbuko mala siin karo 😢
Abayo sidi cajinka ma lo shida
❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Abyo wnku bahanahy hoyo Ayan ahy lunberkada ama mel ankalaxiriro isheg wll
Mahad saniid umu afnaan
❤️❤️❤️
Maisushida wll
Dhamaan cuntasa odhaan xisaida ayuu ku qabaa😊
Qamir makudari kara wayo anigu habenki canjeru maqaso subihi umban qasa
Walashey wahan kuweydina geber yar ayay korka lugasobihi maha kena
Wllo ilmahaaga wa 4 bil man siya
Maya
Magu mxd ka wada
Abaayo kenya digir cagaaran majirta bey ku dhahayan salbukada miya kawada digirta cagaaran mise midakale marmar marka digirta wasaqda kasaraya ban ku arka digir cagaaran lkn waligay ma arag ayado gooni lo gadayo oo anan ahayn salbuko
Salbukada waaye
Abayo mushaari ahaan malogu karin karaa. Maadama dadka qaar esan cuneen xabti jawb isha allah
Haa
Abyo shobinka ilmaha ee nuna kwrn inaan wiilkeyga ubilaaba rabaye
Kuwaas garan maayo abaayo
Abaayo cunugeyga xasaasiyad saa.ad ah buu qabaa cuntooyinka sida digirta iyo sareenka xasaasiyad buu ku qabaa mxa siin karaa
Kareeb kuwa xasaasiyada
Masgdu waxy
Haruur
Masha allah
Masha Allah ❤❤❤
❤️