Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Axsan fanaan wlhi waa habar aji
Waa Gashanle yusuf yare iyo kooxdii horseed oo idin leh, RIwaayaddii ay heestani ku jirtay waxa la odhan jiray Hablaha maanta iyo Nin u Hallooday Guur, waxaa curiyay abwaankii Cali Aflow, laxamada heesha inta badan waxaa u sameeyey AHN Aways Abokor Goobe horrantiu 80 kii ayay ahayd.❤❤❤
Mahad sanid gaashaanle yuusuf
Waxaa ka mid ah ISMA CAMAL NAQAANEE CUDUDEYDA SII DAAY IYO COSOB DAAQAA GEELUBA MARBUU CIINKA DAAQAA
Wuu qaldamay samatar legends guri ceel
Beesha ceer muuc
Axsan fanaa cod
Ilaah xafid
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa
Say matabaan iyo guri ceel
❤❤
Dabayaaqa jiilaalCirkoo di'itin maagooDaruur quruxsan fooruhu dacallada ka socdaan ooy darartay heegadu dagmadii Hargaysa dhibicii ku da'ayoo dooxa iyo laagaha daadkii qulqulayoo damashuna caleentiyo ubaxii dillaacoo dhulka dooggu simanyahay daawashada qurxoon iyo daymadiyo aragtida sda loo dalxiisaan anna kuugu diranahee naftu kuula daristahay anoo diirka kaa jecel ma is daadahaynnaa.Lala laaa laaa
Eebowgeey giri ceel dheh
Matabaan ka soocmeenDaruun qurux ma5abaan
Bal ka shekee sida laxankan iyo kabankaanba loo sidkiyay runtii aways abuukar goobe wuxuu hiboole ilaheey gacantiisa malab uga dhigay allha unaxaristo inta kale Hassan cimri dheer allha siiyo mararka qar masoo bararugta adoo kabanka dhegta u raaricinaya waxaa kugu kalifaya abuukar oo kale 🫡
Degmadii guri ceel
Cbdi
Axsan fanaan wlhi waa habar aji
Waa Gashanle yusuf yare iyo kooxdii horseed oo idin leh, RIwaayaddii ay heestani ku jirtay waxa la odhan jiray Hablaha maanta iyo Nin u Hallooday Guur, waxaa curiyay abwaankii Cali Aflow, laxamada heesha inta badan waxaa u sameeyey AHN Aways Abokor Goobe horrantiu 80 kii ayay ahayd.❤❤❤
Mahad sanid gaashaanle yuusuf
Waxaa ka mid ah ISMA CAMAL NAQAANEE CUDUDEYDA SII DAAY IYO COSOB DAAQAA GEELUBA MARBUU CIINKA DAAQAA
Wuu qaldamay samatar legends guri ceel
Beesha ceer muuc
Axsan fanaa cod
Ilaah xafid
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa
Say matabaan iyo guri ceel
❤❤
Dabayaaqa jiilaal
Cirkoo di'itin maagoo
Daruur quruxsan fooruhu dacallada ka socdaan
ooy darartay heegadu
dagmadii Hargaysa
dhibicii ku da'ayoo
dooxa iyo laagaha
daadkii qulqulayoo
damashuna caleentiyo
ubaxii dillaacoo
dhulka dooggu simanyahay daawashada qurxoon iyo daymadiyo aragtida
sda loo dalxiisaan
anna kuugu diranahee
naftu kuula daristahay
anoo diirka kaa jecel
ma is daadahaynnaa.
Lala laaa laaa
Eebowgeey giri ceel dheh
Matabaan ka soocmeen
Daruun qurux ma5abaan