DEG DEG ''Sayid Cali Indho Dhimanaaya Ayuu Leeyahay Waana In La Toogtaa'' Abdirahman Avocado

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024
  • This video is about DEG DEG ''Sayid Cali Indho Dhimanaaya Ayuu Leeyahay Waana In La Toogtaa'' Abdirahman Avocado

КОМЕНТАРІ • 49

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 2 місяці тому +4

    Allah ha'u naxriisto marxuumada
    Cadaalad xag Allah bay jirtaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbdiRashiddekow-b5m
    @AbdiRashiddekow-b5m Місяць тому +1

    Guud

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 місяці тому +8

    Walee sheekhaal ayay kadhalatay meel soomaali dagto oo sheekhaal daganayna inaysan jirin.. qabiil yar ayay kadhalatay looma dilin ee qadar rabbi ayaa kudhacday luul

    • @ahassan5
      @ahassan5 2 місяці тому

      Sheikhal waa dad sharaf leh.

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 2 місяці тому +2

    Wa reerka kismayo ka xoogteen

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 2 місяці тому +1

    NINKA HALA GEEYO TIIRKA ASBA QOFBUU DILEE

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 місяці тому

    sayid waxaa loogu yeeri karaa 4ta khulafaauraashidiin abuubakar cumar cali cismaan bes❤

  • @kadijasaid5175
    @kadijasaid5175 2 місяці тому +2

    Asc walee in aysan ka dhalan reer yar ee baadi goob cidda kula qabta

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 місяці тому +1

    Abdiraxman 91kii ayuu dhowr bilood ayuu duurka jeexay sidii asxaabul fill marka waa ku taagantahay kkk beelo dhan buu leeyahay waa warlords subxaanallah. Teeda kale ninyahow sheikaal cid kabadzn ma jirto kama awoid badnid ee umada qabyaalada kala tag Abdiraxmanow.

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 2 місяці тому +2

    War nio shekhaal waxay kamid tahay 4 qabiil ee ugu badan somalia lkn shiiqaal dhexdada ayay laf maskiin ah ka dhalatay waxa adkaynayana waa la faha Kala ee shiiqaal baa adkaynaya arinta reerkaas waad ku xad gudubtay hadlkasna kamadan fiirsan aqoon yaranbana ku gaysay saan filaayo

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 місяці тому +1

    Maxkamada Siiid Cali waxaa lagu Qasaaariye 3️⃣ Shey 1️⃣ Caqligii Bulshada loogu. Shaqayn lahay 2️⃣ Waqtigii Si kale Ee wanaagsan Loogu isticmaali lahay 3️⃣ Xoolahii umaaad. Baaahan Ee Baqtiga u yahay Xalaal mar kasta oo leesu yimaaado waxaa aku baxo Qarash meel kale wax tari lahay war ninkaaan ama Fasaxa ama tiirka hala Geeyo yaaan lagu Qasaaarin wax kale

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Dadka dalka xukuma dameerka dhasma maleh bani adminimo

  • @farhiyaali8343
    @farhiyaali8343 Місяць тому

    shiiqaal maayar kan waxaan umaleynaa waa kuwii shiiqaal kaqeeylisiisey saasuu uleyahy weey yaryihin

  • @ahassan5
    @ahassan5 2 місяці тому

    Waa dilaa oo labo qof dilay asigana waa in la dilaa.

  • @ahassan5
    @ahassan5 2 місяці тому

    Waa in si degdeg loo dilaa ninkaan.

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 місяці тому

    Waa Batuug Qaren Islaanimadiisan

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 2 місяці тому

    Waa sax🎉🎉

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 місяці тому +1

    Dad cuqdadysan , mangaban waxa ay qaban oo qabyaladana an qarin karin in baraha bulshada loo ogolaado oo dadka la hadla la dhaho waa jariimo weyn

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 місяці тому

    Wax lanaco wuuyahay isaga iyo daalimka uudifaa cayo laakiin ma allaah laga difaaci karaa siid cali

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Місяць тому

    Caayda waa ceeb; Qaasatan qof dhib haysto. Cagdheereey Hawiye nacaybka joojiya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NadiaSidow
    @NadiaSidow 2 місяці тому

    Walalkey taas Yaa been ku sheegtey luul Cid ey ka dhalatey ma yaro ee so baro

  • @siradm
    @siradm 2 місяці тому

    Dad kale ayuu dambaajiyayba, waa wax aad loola yaabo, qof xilli dambe oo habeen ah, basiin doontay ee xaaskiisi ku daaray, marqaati uma baahna laakiin ayagaa og meeshey gayn doonaan kolley gabadhaasi dhimattay caruurtaasina kaliyowday. Sharci maaha taas waa nahaabnimo,inuu aakharo dambiilaha ku xiga noqdaa laga yaabaa

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 місяці тому +1

    Kan waaba funny wlh

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 2 місяці тому

    Qariina dii iyo qareenkii ayaa iska kiin dhexgalay sxbayaal

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 Місяць тому

    Muqaal aan daawo ma arkin aan kuqoslo kan oo kale ninkii lugta jiidaya kuye

  • @siradm
    @siradm 2 місяці тому

    Hiba nuuro qof edeb badan ayay ahayd, markeedi horaba. Ninkan difaac kaliya maaha wixiisu macal gabadhi ayuu nabay oo yiri debka iyadaa isu keentay

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 2 місяці тому

    Wariye qoslaye qosalka joji

  • @ahmedomar2966
    @ahmedomar2966 2 місяці тому +1

    Ninkan leh somalia reerka ugu yar ayay luul ka dhalatay waa nin qabyaaladi dishay oo cuqdadaysan reerka aad leedahay waa reer yarna waa reerka cuqdada aad qarsan kari wayday ee aad baraha bulshada la soo fariisatay kugu beeray somali markay noqotana ma adaa meel ku leh oo ka daga somalia meesha aad sanadahan danbe sheeganayso oo kenyiyarigu kugu hayo reerka degan ee waligiiba deegaanka ka ahaa inuu reerka aad sheegayso yahay sow ma ogid ma axmed madoobe iyo dadka la socda ee dhamaantoodba ethiopia ka yimid baad mooday ama moodaysaa in somalia dhulka ay ku habsadeen ay qaadan karaan war waxaan ku leeyahay waad riyoonaysaa beenta aad ku cel celinaysana dhul kuma yeelan kartid halkii aad ka timid ee amxaaradu kuhu gumaysan jirtay ayaadna ku noqonaysaaye la soco .
    Mida kale adiga somalia maxaa kaa galay ethiopian ayaaba ku gumaysta oo aad isu dhiibtaye seed dad iyo dal xor ah oo aadan shaqo ku lahayn uga hadli kartaa .
    Reerka aad ka hadlaysaa somalia na iyagaa kaaga awood iyo sharaf badan halkii aad ku dhalatay ee aad geela ku raaci jirtayna waa kuwa kaaga adkaaday oo cuqdada aad qarsan kari la,dahay kugu soo riday aadbaan kuu fahansanahay waxaan se ku dhihi lahaa qaabkan baraha bulshada looma soo galo oo shaqadii aad geela dhaxdiisa ku haysay lala doo fariistee il baxnimo iyo aqoon ayaa umada lala hor yimaadaa taasna umabaad dhalanin dadkeediina ma tihide sxb shaqadaadii geel jiranimada iyo lo raacista ahayd ayaad ku haboonayde iskaga noqo ayaan ku dhihi lahaa waa iga talo .

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 Місяць тому

    Waa nin Waalan oo qabiil nacayb uu madax maray Sheeqaal Waa Bulsho badan meet kasta way dagaa ilaa ay xoog ku xoraysteen Raas

  • @MaxamuudDhalin-hq4rc
    @MaxamuudDhalin-hq4rc 2 місяці тому

    Asc

  • @MIRATHNOOR
    @MIRATHNOOR 2 місяці тому

    Tug tuug dhaly oo rash gaaban oo ma afkaad kuciil bixi baali miyaad iyo kalacararkii Erar
    Cuqdada iskasaar Haddad waa laheshiiyay

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 2 місяці тому

    Kkkk

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому

    Waryaa magaca iska saxa waaa siid cali maha sayid midakale jeega dadka dagan cadaabo ma rumaysna akharo i

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 Місяць тому

    Ogadenow halkas waad nogu gafteen lakinse

  • @JamalAdam-h9n
    @JamalAdam-h9n 2 місяці тому

    12

  • @AbdirashidMahamuud-bs5mq
    @AbdirashidMahamuud-bs5mq 2 місяці тому

    miyuuna been ahayn warkiisu (sheekhaal suumaaliya oodhan waxay kadagtaa dagmada kaxda iyo deegaanka xaramka)??

  • @mohameddek2222
    @mohameddek2222 Місяць тому

    😒😒😒😒😒😒

  • @muqtaromar8581
    @muqtaromar8581 2 місяці тому

    Warkaga dhanba wuxuu ku socday reerka ninku ka dhashay, cadaalad raadis maad aheyn ee nabeyn reerkaas ayaa ku haaya.

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @BicharoAli
    @BicharoAli 2 місяці тому

    Warun

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 місяці тому

    Labadii duli ee ogaadeen.axmaaro

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 місяці тому

    laba cagdheer

  • @ahmedomar2966
    @ahmedomar2966 2 місяці тому