Subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv Waa isla fikirkii lagu soo dajiyay yuhuuda batiga dhexe markake in kagu qayaanaa waa mar idage Allah ha dago mar labaad idagase anaysdagay Allah haqabto yuhuud iyo inta la jirta mushrik iyo munaafaq Allah ha guuleysiiyo u gargaaro falastiin dhamaan muslimiinta
Reer qasa alley leeyihiin wey guuleysanaayaan ee allah ha u soo dedejiyo guushooda iyo xornimadooda reer qasa aamiin Allah ha isku salido hana isku halaago dhexdooda intii idu baheysatey xasuuqa iyo burburinta reer qasa aamiin Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo reer qasa wey guuleysanaayaan falastiina wey midoobaayaan ee allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda aamiin
ABDIXAFIID MAXAA LO GEEYN WAAYAY FALASTIIN GOBOLKA SOMALILAND IYO PUNTLAD DHULKA AYAAN AH DAD FULAY AH DOONAYA IN WADDANKA KA QAXAAN AYAGO DONAYA IN AY KA DHILEYSTAN YURUBKA?
Asc I am from Awdal, cabdixafid illaahey ha kugu waddo waxad tahey shaqsi aad igu mihiimsan uma dadka soomaliyeed runta iyo xaqiiqda u Soo tabiya cidna aan ka heybaysan
Shekadaan Donald Tram waa waxii la rabey oo shaqeyn waayey oo hada afka laga shegey ee Reer Falastiin lagama yaabo in la barakiyo waana.muuqata adkeysigoida wax loo reebetey malahan
sida Allah rabo ayey noqoneysaa falastiin sida cadowgan rabo manoqoneyso InshaAllah
Asc subax wanagsan cabdi xafiid adiga iyo dhamaan inta kuguxiran iyo maxamad cawaale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaamulaahi calaykum m cawsale iyo c xaafid soo dhawaada waana mahadsantihiin
Cabdi xaafid ilaahy hakuugu wado cafimaad adeer
Waxba lagama qaadi karo reer falastiin allaah ayaa la jira ❤❤❤❤❤
@@ikranmahamud1159 sax
Asc walaal waa alle mahadii hadaad BSTV kuso laabatay caafimaadka allah kuu siyaadsho qoyskana allah kuu dhowro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤
Maanshaa alaaha
Asc c/xafit wan kusamalay. Adiga iyo bahda saxaafada . Ilaahey yuhuud iyo matekanba hajabiyo. Muslimiinta guul allah siiyo. Falastiin. Ilaahey. Ayaa ihiilinayo inshallah.
insha allah 🤲🤲🤲
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Cabdi xafid wanu kuso ducenay inuu ale kucaafiyo❤❤
Brith TV A hafid qabiir Maxed cawaale aad & aad u xiiseeya Soo dhowaada
Maa Shaa Allah. Wad mahadsantaye walal.
Subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv
Waa isla fikirkii lagu soo dajiyay yuhuuda batiga dhexe markake in kagu qayaanaa waa mar idage Allah ha dago mar labaad idagase anaysdagay Allah haqabto yuhuud iyo inta la jirta mushrik iyo munaafaq Allah ha guuleysiiyo u gargaaro falastiin dhamaan muslimiinta
Maashaalaah walaal hadaad caafimaad qabtid ood noo soo tabisey
amiin 🤲🤲🤲🤲
guul muslimka oo daan
Allaah diyaarada hakula qarxiyo Natanyuuuu
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Alxamdulillah Masha Allah Cxafid illahey kuso farisiyay shaqadada aya mahad leh Subax lamida dhamantin Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin Yaa Rabi Guuleysta dhamantin Yaa Rabi Yaa Allah
Salam
Greate news
Waad soo laabatee caafimaada wcn
Wcs brother BrtTV
Reer qasa alley leeyihiin wey guuleysanaayaan ee allah ha u soo dedejiyo guushooda iyo xornimadooda reer qasa aamiin
Allah ha isku salido hana isku halaago dhexdooda intii idu baheysatey xasuuqa iyo burburinta reer qasa aamiin
Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo reer qasa wey guuleysanaayaan falastiina wey midoobaayaan ee allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda aamiin
viva iran 🥋🏆🇮🇷🇮🇷🇮🇷
Ninkii doofkuyimid baa geeridu dhibaysaa cida haajireysa oo laweyn doono waalayaqaan taas iswaydiis maleh balse isma oga 😂😂😂
Ninkii dhoof ku yimidbaa geeridu dhibeeysaa waqtigii dhamaayo wuu dhaqaaqi doonaa reer.falastiin maaha waxa tarxiilka galaayo ee waa israaiil insha allaah.allah garabsiiyo reer.falastiin inta gobanimada u dirirto Aamiin yaa rabbi 😭 nin illaahey.wakiishay nasiibkiisa mawaayo 😭
ABDIXAFIID MAXAA LO GEEYN WAAYAY FALASTIIN GOBOLKA SOMALILAND IYO PUNTLAD DHULKA AYAAN AH DAD FULAY AH DOONAYA IN WADDANKA KA QAXAAN AYAGO DONAYA IN AY KA DHILEYSTAN YURUBKA?
wcs
Xamdilaah cala salam, sxbqaali Mr Abdxafiid.
Gasa allah kaqabto cadowga cadowga waguldaresanayan insha allah
Cabdi xaafid waa Ku sallaamay muxamed cawale aad iyo aad ayaan u sallaamayaa muxamedow xaafadeenii bahaashka iyo walallo aadbaan u nagsanahay intaa kadib kulanku wuxuu noqonayaa 2 doofaar oo iskutagay wax ay samaynkaraani majirto balse waxay tahay dhamaadkii sahuuniyada iyo maraykan allaha awoodale ayaa qaza kortaagan 15 bilood wax looreebtay majirto waxa lagu isticmaalay hub nuucwalbale oo ah cir dhulka Bad shimiig nabaal bbooyinka culus 30 mitir galadhulka sidoo kale qaza illaahay ayaa garab jooga iyagana shaydaan ayaa diraaya balse waa jabkoodii
Israel heshiiska hadii ka baxdo xabad jojinta shacabka dunida ayey lumi naysaa
Dhulka falastiin maxaa laga siiyaa umadan
@@ceelocadhays5593 hortaa aan isweydiiyay wax badan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iran ma carabtan naasaha leh ayad u heysata waligedba ra tigeda lama ganban
Ale caafimaadka ha kuu siyaadiyo
😂😂😂😂 walahi wuu kusugay hadii wax larara ayagaa fudud oon dhul laheyn reer falasteen ciida ayay leeyihiin
Scwb diyaarada allaha la rido Natanyahu
Iran 🇮🇷
Asc subax wanagsan
Haaa waa sidaa wixii dagaal iyo madaafiic lagag qaadi waayey
Hadal lagagma qaadi karo #
Abdixafiid aduunku miyuuna ka ilbaxaynin odeygan iska hadla
🤲
ninka kuu waramaya warka kasug hadagdagin
Asc I am from Awdal, cabdixafid illaahey ha kugu waddo waxad tahey shaqsi aad igu mihiimsan uma dadka soomaliyeed runta iyo xaqiiqda u Soo tabiya cidna aan ka heybaysan
Shekadaan Donald Tram waa waxii la rabey oo shaqeyn waayey oo hada afka laga shegey ee Reer Falastiin lagama yaabo in la barakiyo waana.muuqata adkeysigoida wax loo reebetey malahan
Riyo waa furan tahay dadka hadda waa soo jeedaan dalna dadkiisii baa iska leh
Allaha u gargaaro falastiin .
❤️🫶🇵🇸🫶❤️🇵🇸❤️🫶✌️
Falastin guul
wareysigii salman ua-cam.com/video/VOY5FM6f7LY/v-deo.html
argagixisada hamas ayay ku mashquulen,, argagixsada somalia ku xasuuqda
shacabkoda kama hadlan cayayanka baraha bulshada cbb,,sida 2dan doqon
Aamus wax ku hali mayside doqon yohow 🙄🙄🙄🙄🙄❤️🇵🇸🕊