Ahmed Hassan. I would love to say thank you very much for bringing back the old memories especially one of the best singers in Djibouti ever had abdi nuur and nimco jamaca they are undeniable the greatest. and you my friend I give you 5 stars
Maxamed Waxaad surinkaad martaba Aduun kuu daba socdaa Jaceylkaagaan sidaa Markaad igu soo baxdaaba Maalinta allah ii sahlana Salaantaan ku doogsadaa Aduunbaa saari karaa Sidan horey kaa codsaday Sabaale adoon sahwiyin Su'aal aan raacsadee Sad kaa maqan lama sugee Nin samir kaaga tagay Dadkaad ula simantee Ka samir bal maxaa ku sudhay Nimco Sahaalaad moodatee Siduu yahay waan ku bari Anuu seedaha i jaray Halkuu saray seef ka daraan Sabanadan way sitaa Su'aal kuma koobi karo Ma seexdo mana sal-dhigoo Intuu soo kacay sahwiyay Jaceyl sibic oo sobob lah Sad iga maqan baan sugaa Hadaan seegana surmiyeey Sida halistaa la sudhay Adiga kuma siisan karo Miyaad ii simantihiin Maxamed Waxaan laga samata bixin Sun-bidha abeesa iyo Suntiisi caashaqee Walacso waxaad ogeyd Ma soominee wuu siray Ka siibtay anoo silloon Halkuu seetada ku xidhaa Suuryadu waa mid aan sokayn Waliba way saaran yahee Su'aal aan raacsadee Sad kaa maqan lama sugee Nin samir kaaga tagay Dadkaad ula simantee Ka samir bal maxaa ku sudhay Nimco Mid buu saami igu dhacay Anoo sabiyaan sikaday Socdaalqabe soo ma noqonoo Warkiisi layma siin Sidii suubiyo hideyl Saraar geedale la furay Nirgo surin loogu xidhay Ku sowracay layma siin Sooyaamey salaada hore Sanqadhay daad ila sabbee Hadaan seegana surmiyee Sida halistaa la sudhay Adiga kuma siisan karo Miyaad ii simantihiin
Beentu ma fiicne noo soo sheeg tira koobkaasi xilligu ahaa waayo imika wuu isbadilay kolley Allaha u naxariistee Hassan elmi marbuu ugu badnaa kolley waayo heesuhu ruwayaday ku jireen ee abwaanna kaloo badan baa joogay xilligiisa
Maxamed adan dugsiiye and Nima djama Miguil, two gratest singers. Thanks hassan for sharing.
Mohamed Aden iyo Nima Jama nice song
Ilahay cimriga iyo cafimadka nisiyadiyo Amin Amin Amin
Ahmed Hassan. I would love to say thank you very much for bringing back the old memories especially one of the best singers in Djibouti ever had abdi nuur and nimco jamaca they are undeniable the greatest. and you my friend I give you 5 stars
thank you, Ali
@ali omar,I agree with you,your comment,I know Hassan Ahmed has done a good job.
waan kuugu raacsanahay aad dib u eegis,shaqo wanaagsan Hassan Ahmed.
Très belle chanson. Que des souvenirs d'enfance de mon quartier : Q. CHEICK ALI.
Hassan ahmed wllo alaha kuxafido aadiyo aad ayaad ugumahadsantahay hawsha fiicaned qabatay
Maxamed
Waxaad surinkaad martaba
Aduun kuu daba socdaa
Jaceylkaagaan sidaa
Markaad igu soo baxdaaba
Maalinta allah ii sahlana
Salaantaan ku doogsadaa
Aduunbaa saari karaa
Sidan horey kaa codsaday
Sabaale adoon sahwiyin
Su'aal aan raacsadee
Sad kaa maqan lama sugee
Nin samir kaaga tagay
Dadkaad ula simantee
Ka samir bal maxaa ku sudhay
Nimco
Sahaalaad moodatee
Siduu yahay waan ku bari
Anuu seedaha i jaray
Halkuu saray seef ka daraan
Sabanadan way sitaa
Su'aal kuma koobi karo
Ma seexdo mana sal-dhigoo
Intuu soo kacay sahwiyay
Jaceyl sibic oo sobob lah
Sad iga maqan baan sugaa
Hadaan seegana surmiyeey
Sida halistaa la sudhay
Adiga kuma siisan karo
Miyaad ii simantihiin
Maxamed
Waxaan laga samata bixin
Sun-bidha abeesa iyo
Suntiisi caashaqee
Walacso waxaad ogeyd
Ma soominee wuu siray
Ka siibtay anoo silloon
Halkuu seetada ku xidhaa
Suuryadu waa mid aan sokayn
Waliba way saaran yahee
Su'aal aan raacsadee
Sad kaa maqan lama sugee
Nin samir kaaga tagay
Dadkaad ula simantee
Ka samir bal maxaa ku sudhay
Nimco
Mid buu saami igu dhacay
Anoo sabiyaan sikaday
Socdaalqabe soo ma noqonoo
Warkiisi layma siin
Sidii suubiyo hideyl
Saraar geedale la furay
Nirgo surin loogu xidhay
Ku sowracay layma siin
Sooyaamey salaada hore
Sanqadhay daad ila sabbee
Hadaan seegana surmiyee
Sida halistaa la sudhay
Adiga kuma siisan karo
Miyaad ii simantihiin
Heesta dhamistir huno
Fêter
Amareh Adaweh waad ku mahadsan tahay dadaalkaa qiimaha badan ee halkaa kasii wad.👍
Pp
thanks buddy
Old song is gold super Mahamed Aden dougsieh and Neima Djama
Djibouti got the best song
wowww ..dhiiga I dhaqaqey ... Lol Ali Omar 5 Star ..I give him 10 kkk thanks huno Ahmed 😍
Mohamed Aden iyo Nima jamac nice song
Saaxiib iyadoo qoraal ah noosoogudbi ninka aad umafahmayee
mes souvenirs d enfance
sxb hassan ahmed geesi baad tahay waxad noqondonta dadka tarikhda ururshu mahadsanid
heestan waxa qaadaya nimco jamac migil iyo maxd aadan dugsiye midhihi ibrahin aw saleban ibr gadhle
Waar umada ka xishoo. Erayada waxa iska iskaleh Abwaan kii ahaa aabaha fanka Djibouti Abwaan Xasan Cilmi Diiriye.
Waa mirihii Xasan Cilmi. Iska sax sxb
LOVE. SOMALI A
ninkan adoo raliya ucodeH
FANAANAD WAAP NIMCO WADANI
WAA NIMCO GARASHE DHEER WAA NIMCO NOOLOW
Samadan way sitaa
Fartun Said samanadan
Walee maahmaahyada somalida waa cajiib
Rag waa ragi horay hadalna waa intoo yiri
Heestaan waxay kamidtahaay sugaantaa huffan ee abwaanka Weyn XASAN CILMI Dirieh ( AHUN )
Wllo Heesihi Jabuuti oo dhan ma waxaa curiyey Allah ha naxariistey Hassan Elmi bal dib ugu nogo
Haa walaal tiraakob lasameeyey 100kii/90 kedkaa yalaa cadeecada waxaa iskalee Abwaan Xasan (AHUN) wuxuu haaha maskaxdii suggantaa jabuutii .
Beentu ma fiicne noo soo sheeg tira koobkaasi xilligu ahaa waayo imika wuu isbadilay kolley Allaha u naxariistee Hassan elmi marbuu ugu badnaa kolley waayo heesuhu ruwayaday ku jireen ee abwaanna kaloo badan baa joogay xilligiisa
@@amineroyal7118 Fanka Djibouti Abwaan Xasan Cilmi Diiriye ayaa looga dambeeyaa. Cid ka badan kartaa majirto. Nimco jaamac waxan dhagaystay 73 riwaayadood oo uu leeyahay baan dhigay. UA-cam ka ayey ku jirtaa.
LOVE
ninkan waxa la idhaahda mandelelo
muse haye
abdi nuur alaale codkisii macanaa nolow nin jira by Mustafe cabdillahi cige...
No, waa codkii macaanaa ee maxamed adaan dugiisiye
hora rerku damac badaana waar codki Mohamed aden dougsieh hypocrite
horta
Deka moussa reerku wa reerkee inan yahay xumaanta iska daa dadku wa walaalee grave wlh
mustafe ige maha abdi nour waa Mohamed aden douksieh
LIFE
LIVETION
LIVE
🇦🇹
þ