Hargeysa oo ka mid Noqotay 6 Magaalo oo ku Guulaystay Lacag Tartan loo galay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 роки тому +6

    Masha Allah Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️

  • @se1059
    @se1059 2 роки тому +2

    Masha allah guul weeyaan ino soo hoyatay

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 роки тому +1

    Mash Allah hargeysa guul guul guul guul guul guul guul hanbalyo hanbalyo hargeysa guul guul guul

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 2 роки тому +3

    Takuladaasi waa mid Wax ka taraysa dayarta tabaleeysan iska dagay laagaha tiintiimka lah marana biyuhu la tagaan dhaxantuna tumayso qar tamar yarina Ku jiran rabiyow taageerida u badi dadka baahidu Ku taagsatay iyo wixii dhuux iyo dhabar leh iwm amiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +4

    Lakin Guusha waxa keney maad oagtahiin waxa jirtaa dhalinyaro reer Somaliland ah baa shirka ka qaayb galey oo jeediyey war baxin qiimo leh

  • @fatimasaeed694
    @fatimasaeed694 2 роки тому +1

    Masha Allah guuuul my country somaliand

  • @prosl11
    @prosl11 2 роки тому +7

    Mayor abdikariin ahmed mooge waa geesi waxqabad leh

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 2 роки тому

      Car Xinif hasoo wici waayo mayarka, markuu barakacayaasha iyo lacag maqlo🤣 ina mooge hadaanu waalan isagaa nasiib leh waayo niman shaqaysanaya oo aan shacab u shaqaynayn ayuu soo dhexgalay.🤣
      Suuqii waaheenba nimankii lacagtii Abaaraha iyo Covd19 uruurin jiray iyo c/laahi abokor oo lagu soo xoojiyey ayaa ladaba dhigay ee hadii taladiisa iyo shaqadiisa faraha looga qaadi lahaa maantaba iyadoo taagan baa la arki lahaa.
      isku qabiil manihin maayarka lkn dadbadan oo dawlada kujiraa ma ogola qof wax qabanaya waayo waxba soo baxaya.
      Example maayirkii hore intuu joogay iyo wuxu ka tegay ismalaha balse mooge intuu joogay iyo halkay marayso oo weliba cashuurtii shacabka oo keliya ahi , waa maansha allah.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 роки тому +1

    Guul Somaliland.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 роки тому +2

    SOMALILAND, LACAGTAAS KA ILAALIYA SIYAASINTA BURCADDA AH, EE U DAAYA DOWLADDA HOOSE EE HARGEYSA SI AY SHACABKA TABAALEYSAN WAX UGU QABTAAN.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +2

    Maansha allaha lacagta qiimo kasta tahey waxaa ka muhimsan aaduunaka waxaad ka galeysaa meelaha addunaka yaqaano w axa dhaci kartaa nin taajir ah in uu lacagtiisba maalin maalaa kamaid ah ugu deeqo Hargeisa ama dlawadaha dhaqaalaha lahi lacgata soo kordhiyaan why addunkaan wax la isku siiyaa horta ma lagu yaqanaa Magcagaa waa in caan y ahey hadda cid kasta oo cimliada isbadlakeeda rabta ain wax ka qabto Shirkad Dawlad qof taaji ah Hargeisa computerka ugu jirtaa in aay tahey lixiidi magaalo la doortey in wax la taro sanadankan

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 2 роки тому +1

    Mashallah alhamoudillah

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 роки тому

    Masha alah waxa isku so beegmay guul hargeisa iyo erdogan somaliland

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 роки тому +1

    Barakacayaashu ma Saraar iyo Bari iyo dhulka abaartu daashatey ayay joogaan, mise Hargeisa oo roobku ka qaadin oo lacagtii dawlada iyo dadkuba taalo? Lacagtani waa siyaasi maaha lacag insaani ah.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 роки тому +1

    Waar waxaas war ah. Maashaa'a Allah.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 роки тому +2

    Dhaqaalahaas haddii maayir mooge gacanta loo soo geliyo way ka badbaadaysaa Musuq iyo boob ILAAHAW ina biixi ka qabo dhaqaalaha masaakiinta loogu tala galay

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 роки тому +1

    Waa ina mr shani laga ilaliyo

    • @rm7087
      @rm7087 2 роки тому

      Kkkkkkkķkkķkkkkkkkk

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 2 роки тому +1

    Make hogaamiye dacadnimada waa sidan loo kale

  • @naasiraadamxaashi2247
    @naasiraadamxaashi2247 2 роки тому +1

    Weli muqdisho may ooggolaannin

  • @rm7087
    @rm7087 2 роки тому

    Ķķkkkkkkkk

  • @abdifatahmohamed6171
    @abdifatahmohamed6171 2 роки тому

    Ina kahinba joge

  • @sharmoadaam
    @sharmoadaam 2 роки тому +2

    Waa lacag kuso begmaysa mayar ka go,antay wax qabadka dadkiisa alle hakula garab galo @abdikariin_ahmed_mooge