Waxaa iga Yaabisay Moscow Daaroole Berbera

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • somali vlogs
    Hargeisa
    Somaliland
    Somalia
    putland
    muqadisho
    laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs
    hargeisa vlogs
    Somalia vlogs
    muqadisho vlogs
    kismaayo
    jigjiga ethiopia
    baladwayn
    burco
    buuhoodle
    baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu
    sidee horumarku samayn karta kaliga
    sidee lacag ku samayn karta
    #somali

КОМЕНТАРІ • 92

  • @AhmedRashidvlogs1
    @AhmedRashidvlogs1  5 місяців тому +8

    Subscribe to 100k Subscribers 😊

  • @Dalmarvsky_98
    @Dalmarvsky_98 5 місяців тому +3

    Daaroole, waa xaafadeyda noloshayda 10kii ugu danbeeyay ayaan ku qaatay, meelahan aad martay waa meelo taariikhi ah, meelo badana waad hilmaamtay. Guulayso.

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 місяців тому +2

    MashaAllah. Daaroole wali dhisan tahay. Laakin xaafadii Moscow ma fiicna marbaan seexday dhowr cisho aniga oo yar 1975. Mahadsanid wakhti Hore ayaan xasuustay.

  • @kaderismail636
    @kaderismail636 5 місяців тому +3

    Thanks sxb muqaal aad u qurux badan weeyi waad ku mahadsan tahay

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому +2

    MASHA ALLAH.
    WAA MASJID AAD IYO AAD U WURUXBADAN OO WAYNE.
    ILLAHAY HA KA JISAAI SIIYO CIDII DHISTAY IYO CIDA ILAALISA EE NADIIFISA EE KA SHAQAYSA MASJIDKA.
    MASHA ALLAH,
    WAXAAN ARKAY AHMED OO WAYSAYSANAAYA MARIKII IIGU HORAYSAY,
    ALXAMDU LILAH RABILCAALAMIIN.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 місяців тому

    Maasha allah dhulku waa nimco
    waa ninkii garanaya
    Allow noo barakee
    Alxamdu lillahi rabil caalamiin.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 5 місяців тому +1

    Wa maxay magaca somali no good 👋

  • @engmohamedomaradan5024
    @engmohamedomaradan5024 5 місяців тому

    waan ka xumahay taariikhda qaldan ee aad ka bixjsay BERBERA . QURUMAHA AAD TIRINAYSO MARTI AYAA AY AHAAYEEN....KA FIIRSO WAXAAD AQOON KA DHIGAYSO.

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 5 місяців тому

    Masha Allah aad bay u qurux badan tahy berbera wan tagy lkn sidaa uman lugayn

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 5 місяців тому +1

    Woow 😮😮

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 місяців тому

    Waa runta nadaafada way fiican tahay. Tan kale sida Hargeysa meel walba kaariyoone iyo sandaqad wadada laga ma dhisan.

  • @duqbilow
    @duqbilow 3 місяці тому

    Berbera waa magaalo quruxbadan Manshallah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому +2

    WAA OLD COSTUME KII.
    AAD U BARTA SEKEDAHA MAGAC YADOODA.

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 5 місяців тому

    Mashaallah dheh,waan la yaabay ma hadalbaa

  • @Ilyas-d7l
    @Ilyas-d7l 5 місяців тому

    Masha Allah ماشاء الله تبارك الله

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 5 місяців тому +1

    Allaha barakeryo ciida 🇸🇴😍 Aamiin🤲

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 місяців тому +5

      Ceeb hana caayin Anigo Somaliland baano nahay

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z 5 місяців тому

      Macnaheeda ii fisir 😅 ceeb waxa ah Jahliga 🤭

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 місяців тому +3

      @@user-om4nx5qm4z Jaahil waxa ah ninka liita ee Xaqiraya nin uuna dhaagayn

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z 5 місяців тому

      @@nuurnuuraan8624 Waxan maqlijirey tuug inta tuug la dhihin uu tuug is dhaha, hada adiga waa tabti😊 Itaal intee ku sheegey? Ciid somaliyeed aan u duceye , fahan af- somaliga , hadii aad Oromo tahayna nagala tag caqli yarada 😑

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 місяців тому

      @@user-om4nx5qm4z waxa aan jooga USA wallahi Oramada aad xaqirayso aya ka diin iyo sharaf badan aad ku faanayso ee aan Argagixiso iyo budhcad badeed ahayn kuso kurdhin aduunka iyo tuugnimo 250 million bay ka dhaceen dalkii xiryaha qaxuutiga kaso La soco ugo yaraan 20000 oo Oromo aya dagan Minnesota ku arki maysid tuug

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 5 місяців тому

    Masha Allaah.. Barbeera ✅

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 5 місяців тому +2

    Xero Ruush ayaa la yiraahdaa iyagoo kale xamar ku yalaaaaaa isku qaaab ayuuu u dhistay Russian sxb mahadsanid muuqalkaga aad inoo soo gudbisay

  • @Kayse-bk6zm
    @Kayse-bk6zm 4 місяці тому

    Berbera the Miami of Somaliland

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 5 місяців тому

    Manshallah. Magaaladay. Berbera. ❤❤❤❤❤

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 5 місяців тому +1

    Wan tagay .mogadisho katagay 1963 ano 2 bilood jita kadibna USA ayan degay newyork lakin moadisho ayan ku dhashay 1943

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 місяців тому

    Maya Moscow waxaa la dhisay horaantii 1970s. Ee waa ruush dhisay tayo ma laha. Waxay isku dhisayn yihiin xaafada African Village ee Muqdisho.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 місяців тому

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 5 місяців тому +1

    Asc axmadow wxad ku fcneeyd suxufi sida wanaagsan ee faseexa aad nnogu sharaxdo barmaamijyadaada

  • @haboon6195
    @haboon6195 5 місяців тому

    Mashallah berbera somaliland ❤

  • @abdigood1148
    @abdigood1148 5 місяців тому

    Mr Shulaac saaxiib iska eeg video ga aad noo soo dirayso in la maqli karo iyo in kale. Waxaad khasaarisay muqaal aad qiimo u leh. Galabtiina waxba ha duubin maxaa yeelay sawirku clear maaha

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 5 місяців тому

    Maansha alaah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому +1

    DEE HORTA ADEER AHMED,
    MIYAANAD TUKAN?
    ADEER AAN KU ARKO ADIGOO TUKANAAYA.
    ILLAHAY HAKU ILAALIYEE.
    YALLA ROOX SALI CAMI.
    SHUGRAN CAMI.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 5 місяців тому +1

    Berbera magaaladaydii❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 5 місяців тому +1

    Sxb microphone kaga codkiisa nadiif maha. Lkn video ga wa top 💯. Hadii aad codka iska hagaajin karto iska hagaaji sxb.

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 5 місяців тому

    maa sha ALLAH

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 5 місяців тому +1

    We cannot hear you very well and its due winds blowing. Otherwise Berbera is one of the best and oldest coastal Cities in Africa. In sha Allah i would to come and stay there for the rest of my life.

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse 5 місяців тому

    Bast UA-cam in Horn 🎉

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 5 місяців тому

    ماشاءالله

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 місяців тому +1

    Ruushku shaqo kuma laha dhisma wadada Hargeisa iyo Berbera.

  • @MohammedSheikh24
    @MohammedSheikh24 5 місяців тому

    Amazing video

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 місяців тому

    Maasha. Allh. Yaa. Raabi

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 5 місяців тому

    Mansha Allah 💯🔥

  • @FarassMedia
    @FarassMedia 5 місяців тому

    MashaAllah Muuqaal Quruxbadan

  • @Inahaashi
    @Inahaashi 4 місяці тому

    Berbera Waa Magaaladda 3aad ee africa ugu qadiiimsan Keliya waxa ka horeyay Laba Magaalo oo ku kala yaala Egypt iyo Algeria

  • @apollosmartyn
    @apollosmartyn 5 місяців тому

    Great work hope to collaborate with you Namibia 🇳🇦 👍👍👍👍👏

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 5 місяців тому

    Berbera dad ma joogaan waa xiligii kuleylaha waa laga xagaa baxay

  • @IbrahimAndirahman
    @IbrahimAndirahman 5 місяців тому

    Keep bro 🎉

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 5 місяців тому

    Alxamdulilah lilaah

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 4 місяці тому

    Great

  • @abdigood1148
    @abdigood1148 5 місяців тому

    Waa iga toosin. Sida kale waan kugu taageersanay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 5 місяців тому

    Tuna iyo kaluun maxay kala yahiin?

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 5 місяців тому

    Badal magaca somali

  • @Yamaari_somalitravel
    @Yamaari_somalitravel 5 місяців тому +1

    Zxb the best clp 🎉

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 5 місяців тому +1

    Kani ma Ahmad Rashad baaa issheeg

  • @abdikismayo9433
    @abdikismayo9433 5 місяців тому

    Zayid Abdirahman

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 5 місяців тому

    Nin adag
    Halkaa ka wad

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    Waa xafada Aan QADIIMIGA AHAYN LAAKIIN WAKHTI DHEXE DHISMAY.
    BARASHO FIICAN.
    BARTA WADAN KIINA ADEERAYAAL.

  • @QadanAhmed-d9g
    @QadanAhmed-d9g 5 місяців тому

    ❤❤

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 5 місяців тому

    Waa xaafadihii ruushku uu dhisay waxaa deganaa xaasaska ciidamadii ruushka markuu baxayna waxaa degay xaasaska ciidamadii somaliya waxaa la dhisay 1970 ki

  • @abdiawel643
    @abdiawel643 5 місяців тому

    Ina cidin meesha aad fadhidan dhaamaadka ha nadiifiyo

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 5 місяців тому

    Berbera somalia somalia

    • @Inahaashi
      @Inahaashi 4 місяці тому +1

      Berbera Somaliland ✔️
      Failed State Somalia waxas lagama aqaano Meesha

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 5 місяців тому

    Wardhamaaday sidee looga dabategaa

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 місяців тому

    1352 Hejra Waa milaadiga 1933. Talow huteelkii Marso wali dhisan yahay.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    MAHAD SANID ADEER AHMED RASHIDOW,
    SAWIRO QURUX BADAN AYAAD BERBERA KA SOO SAWIR TAYE ILLAHAY HAKU BRAKEYO ADEER.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    BERBERA ADEER WAXA CAAWINAYA,
    WAA DHUL SIMAN OO AAN AHAYN SIDA HARGEISA JAR IYO BUUR.
    WAXA WANAAGSAN IN CAASIMADA LA GEEYO BERBERA SIYAABO BADAN DARAADEER.
    MAHAD SANIDIN.

    • @AhmedRashidvlogs1
      @AhmedRashidvlogs1  5 місяців тому

      Waan kugu raacsanahay midaa

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 місяців тому

      Berberi waa kulayl ma 2milion baa markastakasii xagaa bixi kara ileen hargaysi wa qaboowe

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    WAAR ADEERAYAAL INAMADA BERBERA,
    WAXAY DABAASHA U YAQANAAN SIDA KALUUNKA EE HAKU LUGOINA.
    EE AAD ISU ILAALIYA,
    WAXAANA JIRA MEELO,
    BIYO HU WAREEGANE ISKA ILAALIYA AHMEDOW.
    MAHAD SANIDIN ADEERAYAAL.

  • @XamdaAhmed-ic7wb
    @XamdaAhmed-ic7wb 5 місяців тому

    Magaalada barbara may haato caasimada dalka soomaaliland

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    WAAR SALIIDA KA BEDELA DHAHA.
    SALIIDA GABAOWDAY,
    MA WANAG SANA.
    MAHAD SANIDIN ADEERAYAAL.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 місяців тому

    Ber bera marka marka ayay u ektahy xasuus ayay igelisey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 місяців тому

    Shulka Qadiimiga Aadbu Ujajaban Yahaye Halasameeyo

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 5 місяців тому +1

    Meherada Salaxlay ku qoran tahay ee kaluunka iibinaysa waa aduunyo gadoon Ciidagale barbera kaluun ku iibinaya 😂😂😂

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 5 місяців тому +2

    Don't say Somaliada say somaliland

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 5 місяців тому

    Laba qarni maxaad ka wadaaa inder 😂😂 200 sano miyaaaa
    Barbara kunsano wax kabdn ayay jirtye

  • @HindaMahir
    @HindaMahir 5 місяців тому

    Labatan 20 sano ka hor ayaa igu danbaysay walina waa sidoodi xitaa kalarka

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 місяців тому

    WAXA LA DHAWR TODOBAATANKII,
    WAXA DHISAY RUSSIAN KA MARKII BACEKA LAGA SIIYAY WADANKA.
    INTII AAN LA ERYIN.

  • @mohdabdullahi3002
    @mohdabdullahi3002 5 місяців тому

    Camirada aad loomajeedido tii hore sooqaada

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 5 місяців тому

    GURYAHAN QADIIMI MA AHA DOWLADII KACAANKA AYAA DHISTAY SHAQAALAHA DOWLADA AYAA DEGANAA RUSHKA AYAA KU CAAWIYAY DHISIDA TAARIIQDA SI SAX AH U SOO GUDBI OK😮

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 5 місяців тому

    Warya wa guryahyagi(Reer AxmedNux)waxad ku sheegaysa Arab iyo Yuhud. Jahil jahil dhalay mise isse muse.

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 5 місяців тому

    Maansha alaah