qumanow birimo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @milanovloggsfunny2526
    @milanovloggsfunny2526 2 роки тому +2

    What a beautiful song, I used to listen this song 2012 while I was form2.
    Tonight date 31st of July 2022 just one week to Kenya general election

  • @omarhussein3824
    @omarhussein3824 3 роки тому +15

    Heestan Markii Igu Horaysay Ee Aan Maqlo
    Waxay Ahayd 2013 Malin Subaxnimo ah
    Ay I Dhagaysiisay Gabadh Aan Aad Isku Jeclayn Oo Aan Wakhtigaas Uun Jacaylkyaga Isku soo Bandhiganay markii Aan maqlay Waxan moday in ay Magacayga ledahay Cumarow Jacaylku Lkn Gadaal Ayan Ka Fahmay gabadhii Ilaa Hada Waan wada soconaa Ismana Guursan Wali 😭😭😭Duruufaha iyo Wakhtiga Oo sababay Lkn waa Rajaynaya in 2021 Aan Soo Gabo Gabayn doono ❤️❤️❤️😭😭❤️❤️

    • @abdihamidalkashki5266
      @abdihamidalkashki5266 2 роки тому

      sxb maguutsatay gabadhaas aad jclayd

    • @omarhussein3824
      @omarhussein3824 2 роки тому +1

      @@abdihamidalkashki5266 Maya Sxb qali Wlhi Wali Waanu Wada Soconaaa Wakhtiga iyo waayaha Ayaa na kala Fogeeyey Lkn Insha Alah Waan Rajaynaya in Aan dhawaaan Is guursano

    • @saydomar4581
      @saydomar4581 2 роки тому +1

      2013 ilaa hadda xiriir soconaayo waa
      An other level

    • @mohamedosman2064
      @mohamedosman2064 2 роки тому +1

      sxb gabadhaas marka gurati nala wadaag si aan kuugu hanbalyeyno wayo waxan kabaraneynaa jacayl dhabta ah micnihiisa

    • @muxammadxasanmuxammad9717
      @muxammadxasanmuxammad9717 Рік тому +1

      Sxb ma guursatay gabadhii aad jeclayd waqti fog ka dib aan kuu Hambalyeenee

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Рік тому +2

    Heestaan anoo yar baan beledweyne kudhageesan jiry waxaa i barty ama dhageesan jiry gaber ay hanaryarteey dhashy walina aadbeey u jecleyd heestn. Aduun . Maantana meel aan ogohay bn kusugunahy. Wlshey shugri xsn kuma waayo long live abyo 🤲❤

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 6 років тому +16

    Jaceeyl ❤️❤️❤️❤️waa wax jira walee qofkii u soomaray kaliya ayaa dareemi kara

  • @adanabdiyarow656
    @adanabdiyarow656 3 роки тому +2

    This song makes me xasus waxan dhegeysan jirey 2014 and now 2021

  • @saammuxudin802
    @saammuxudin802 4 роки тому +3

    Wlhi heestan cawa soo xasustay markaa ayan youtupeka kaso radiye wxan ka dhagesan jidhay inan aan daris nahay talefan keda cawa ayana dhagesanaya mudo laga joogo 7 sano ✌❤

  • @dayibibraahim1077
    @dayibibraahim1077 Рік тому

    Still 2023 ayaan dhagaysanayaa heestan qaaligaa iyo codka halaasigee fartuun 🖐️

  • @faaraxaadan8979
    @faaraxaadan8979 2 роки тому +2

    Hees,igadheh xasuus ayay iitahay anigoo geel jira,ah ayaan dhageesan,jiray waliba aad,baan ujeclaa

  • @MohamedH1409
    @MohamedH1409 7 місяців тому

    Wow fartun barimo hees macaan

  • @caligeellefaarax2399
    @caligeellefaarax2399 Рік тому +1

    Still listening 2023♡♡

  • @nimcaancabdirisaaq6234
    @nimcaancabdirisaaq6234 4 роки тому +3

    heestan waxaan dhegeystay 2014 waa heestii iigu horaysay ee aan intaan warqad ku qoro gabadh udhigo runtii wxay igu lee dahay xusuus wayn

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 років тому +2

    Xusuus Baa Ikeentay 2019 Halkan 😢😢😢😢

  • @AxmedKhalifa-f3i
    @AxmedKhalifa-f3i 2 дні тому

    heestan waxan dhageysan jiray anigoo ari raaca taarikh markay ahy 2016 xasuus iyadoo dhegaysiya fartuun birimo

  • @warsandayib7077
    @warsandayib7077 Рік тому +1

    Qumanow♥️🥺 "26/04/2023" khamiis habenimo 09:05🥺♥️🔐

  • @subk6611
    @subk6611 8 років тому +7

    wwwww heestan xasusee iii galisaa fartun birimo cadowgaga cagta ka hoos huuno

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 4 роки тому +1

    Ku jacelhay anas heestan dhagesto galbi uron wiilka jacel sacd haduu II wayo xanaq iska soo jarayo iyo colad daa💓💋

    • @gaacshedoctor4833
      @gaacshedoctor4833 4 роки тому

      Wuukujecel yhy guuleysta hana kala tagina hadaa takhaadiir nahay waxba Jcyl kama qabankarno

  • @ibrahimyarow3297
    @ibrahimyarow3297 Рік тому

    Good voice keep going sisster

  • @saalimcumar1960
    @saalimcumar1960 6 років тому +3

    Axsan fartun waxasa hees kaa ah
    Axyaa Jacel Noloow Quen

  • @bagaagpro3012
    @bagaagpro3012 3 роки тому +3

    Walaahi heestaan waxaan dhagaysan jiray anoo ari raaca waxaan ahaan jirnay teem gabdho iyo wiilal ah aryahana waanu isku darsan jirnay heestaan heeso ayka mid tahay baan dhagaysan jirnay xasuus gabdhahaas gabar kamid ah baa jacayl ba'an nadhex maray nasiib daro lkn waa la iga guursaday😥😥 wakhti bay ahayd

  • @abdikareemfarah5233
    @abdikareemfarah5233 Рік тому +1

    2008 meelahaas baa iigu horaysay anoo geeljire ah markasanu laba bettery intaan u badaysano baanu nafta kasari jirnay sidaas baan ku xiftiyey waa heesta iigu horeysay aan xiftiyo iiguna damaysay

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 роки тому +2

    Heestii Qumaneey
    Wa Erayadii Abwaan Gurbiye
    Codkii Fartuun birimo

  • @FaahikpAhmed
    @FaahikpAhmed 7 місяців тому

    Qumanow ❤28/04/2024 haben khamiis sogaledo

  • @xavianjuni0r428
    @xavianjuni0r428 4 роки тому +2

    18 April 2020 yailadawan hay0.... *#xassus eyy igutahy*♥️😷

    • @abdimajidabdull5593
      @abdimajidabdull5593 2 роки тому

      Anga 🤣🤣 legend goronka aj Ayan kudageysanaya🤣🤣

  • @inashoobare
    @inashoobare 5 місяців тому

    heestan dharbaha marka dhaqaayo aa dhagesan jiray ayadoo maqal ah 2013 xzuuz igu leedahay wagaas aa fartuun birimo bartay inkastoo ciyaal ahaa oo mobile Samsung niicla heysan jiray

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 5 місяців тому

    Heeesta. Waxa ku xasustaa Gabar aan jeclaaa si saaaaid ah weligayna lama hadlin 1habeen ayaan wacay bes Gabadhaas hada Markaan arko wlhi waa yaaba sababtoo ah wlhi foool xunthy malaha waxa ihaayey Qooqey ahaaayeen

  • @cusmanrooble2200
    @cusmanrooble2200 8 років тому +3

    Nice nice song fartuun

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 3 роки тому

    Heesan aad ujeclahay xuusuus gabar isjeclenba idhageysiisay runtii 2013

  • @FaahikpAhmed
    @FaahikpAhmed 7 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @abdikalifgure6263
    @abdikalifgure6263 Рік тому

    Waqtiga tagayow salama 😢

  • @hanisheikhahmed7199
    @hanisheikhahmed7199 9 років тому +4

    waaaaaaaaw

  • @cawilciise425
    @cawilciise425 9 років тому +1

    viva f birimo our signer

  • @sahrashukri856
    @sahrashukri856 4 роки тому +4

    Wow best song ever

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 5 років тому +2

    Yaa dawanaya 18 July 2019👍

  • @qeuunzahra1339
    @qeuunzahra1339 5 років тому

    Heesta iitabaysa aniga 14 October 2019
    Maalin madow allow u naxariso dadkii la xasuuqay😭😭😭😭😭

  • @faizacabdi5435
    @faizacabdi5435 5 років тому +1

    Axyaa maamo ax 😔😪

  • @abasabdirahin4202
    @abasabdirahin4202 9 років тому +3

    heestaan cadi mahan

  • @adnaanayuze2237
    @adnaanayuze2237 5 років тому

    Waa runtaa

  • @Rersomali
    @Rersomali 5 років тому +1

    1.1.2019

  • @mohamedissackaden1364
    @mohamedissackaden1364 3 роки тому

    Xasus 2013😥

  • @mohamedabdulkadir294
    @mohamedabdulkadir294 3 роки тому +1

    28/3/2021

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому +2

    Good song❤

  • @haawamohamedomar6909
    @haawamohamedomar6909 2 роки тому

    2022/oct/8😘😘😘😘😘

  • @maxamedcade9299
    @maxamedcade9299 3 роки тому

    Heesta iyadow Maqal ayn dhagysan jiray

  • @axmedragge9724
    @axmedragge9724 9 років тому +2

    hes iga dheh

  • @honeydualle1516
    @honeydualle1516 7 років тому +3

    this song makes me xasuus really

  • @guuliyogobonimo6932
    @guuliyogobonimo6932 7 років тому +2

    jacyl!

    • @fatxiyanogwal1751
      @fatxiyanogwal1751 7 років тому +1

      Guul Iyo Gobonimo necbiyaa jacayl 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @madridloveboy6288
    @madridloveboy6288 3 роки тому

    Who is watching today

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 років тому +1

    呃呃事實上是在😅😅🙊👈☝❤❤❤👄👈💑👆

  • @umusuber5988
    @umusuber5988 8 років тому +2

    nice song

  • @abdiibrahim2477
    @abdiibrahim2477 7 років тому +1

    I love fartun

  • @alimohamed-ii6th
    @alimohamed-ii6th 6 років тому

    Captain memo

  • @Faysaxasanjaamac
    @Faysaxasanjaamac 5 років тому

    lov

  • @karrama947
    @karrama947 10 місяців тому

    Hestan wxan kuxsusta aiga io zxpdey oo osafar iskagabxney xilli roobed dena garigi dhiiqo nagaglay shan haben cidlo aan jogney waliba roobku said usocdey waa DDS dhexdeda anagana jawi mcanba kujirney heestan dhegeysnanyney marka wxee ahy 2018 hdana waa 11/12/2023 xsus hore oo mcn hda zxpdey wayaha io waqtiga nakala geyay ani hda Nairobi joga iygana midba meel joga labo iskumel jogta majirto😢 sbsbto wxaa ladahay rag wadajogitanki waqtiga Diidey 😢

  • @cabdicuriyecabdicuriye8095
    @cabdicuriyecabdicuriye8095 4 роки тому

    Xasuus bahalkan ikeentay ax sorry

  • @cawilciise425
    @cawilciise425 9 років тому +1

    so cute

  • @deeqosaman1232
    @deeqosaman1232 9 років тому +1

    deeqo saman

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 років тому +1

    喂喂喂喂全球首次唷日期

  • @Abdizaki
    @Abdizaki 6 років тому

    The best song i have ever hard

  • @NajibXajow
    @NajibXajow 20 днів тому

    najiib xaaji manamof@najiib@$nnnnnnnnn❤❤❤❤