КОМЕНТАРІ •

  • @mahadmiiha4496
    @mahadmiiha4496 4 роки тому +7

    2006 dugsiga marka kaimado dumashideey dhegeysan jirtay especially markeey dharka dhaqeyso malmaha qamiista waa ag fadhisan jiray

  • @Amiiraabdirahmaan23
    @Amiiraabdirahmaan23 5 років тому +12

    Inkastoo naftaydii
    Unuglaatay caashaqa😍
    Naafowday awgaa💔😢💔
    Nabar hose aan qabay💘
    Niyadaydi kaatiray💝👌💓

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 5 років тому +12

    Old memories are always nice. 2000 anigoo kucusub Maraykan ayaan guri cidla ah oo 500 10th street somali Tv kadaawan jiray kkkkkkkkkk qofkii yaqaan ama soo deganaan jiray 500 dislike tuuji

  • @Ifften2010
    @Ifften2010 7 років тому +7

    Inkaso naftaydj kuniglatay cashaqaaa nafooday awgaa barhosa ann qabay niyadayda katirray 😍😍😍😍😍😘😘😘😘 bring back old memories; nabsigi kuhalayba iguka nabayee, horaad nabaguaysee mantana hanawilin. 😇😇😇😇😇 hayguso noqon nuxur kagi igaguur. 🙏🙏🙏 I'm bless with my life, especial thanks to my Allah all mighty

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 2 роки тому +2

    Fartuun Birimo 1999 bay heestan qaaday sidey afkeeda ka sheegtay

  • @dhaqane5439
    @dhaqane5439 6 років тому +14

    Maryan abaayo mcn meel kastaa oo joogto allah haydin barakeeyo adiga iyo reer kaaga waa gabadhii ugu horeeysay ee aan qalbiga ka jeclaay in kastoon u sheegin qax nasoo galay awgii 2009 nabad iyo cfmd ku noolow

    • @ahmedroyal2211
      @ahmedroyal2211 6 років тому +1

      Dhlaqanepeople ugu 543 your mood your gouging

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 років тому +1

      Dhaqane 543 axx bwe sorry anigu jacaylka waa ku dheela dadna wey la il daran yihiin sorry bww 😢😭

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 5 років тому

      @@marisacillahi1537 kaalay aniga igu dheel hee kkkkkkkk

    • @cabdiwalia7393
      @cabdiwalia7393 5 років тому

      Jaceylkaga kowad wax ka xanun badan malahan mrkasta si gaar ah uxasuusnane

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 років тому

      @@abdimacalin4197 hhh inaa ijeclada kahoraysa 😂😂l

  • @dalmardaahir4524
    @dalmardaahir4524 5 років тому +4

    2003 iyo anoo yar dagmada israac xafda taleex dugsga macalin cabdi galkcyo mudug puntland allow dib igu sim amii

  • @laylovahmed9289
    @laylovahmed9289 7 років тому +36

    mar walba oo an arka hestan xasus igasho 8 sano jir markan aha wan maqli jiry lkn hda 19 markan noqdy waayo waàyo igu so dhacdy😆 time change who listen 2017 yrs 😀😍😍

    • @filsanchannel2562
      @filsanchannel2562 7 років тому

      laylov ahmed hada hadiba ad 19 tahay hada tahay sokor ee kwrn hadii an daris kada so noqda hhhhh

    • @suleymanmohamuud4553
      @suleymanmohamuud4553 6 років тому

      laylov ahmed Lolz uma akedi 19 jir ee ciyaarta nagada dhafoorada aan arkayo kaweyn 19

    • @musbahofficials1832
      @musbahofficials1832 3 роки тому

      Waxan arkay dhowr qof oo dhahaya 8 jir ayan ahayey bal ana imisa jirban aha markan Maqlay

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 3 роки тому

      Hhhhhhjj 8 jir hees xasuusanaya waa sheeko kaleee.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +7

    Alla hestu macanaaa qalbigy iga tabaty cawa igu horaysa hestan illhy cimriga ha noo dheryo yaa allah

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 3 роки тому +2

    Xasuus iyo Magaalada Mogadishu 2004-2005. Idaacad ayaa lagasoo deyn jiray, smartphone ma jirin.

  • @iqlaasqaali722
    @iqlaasqaali722 6 років тому +13

    Wlh walidka taladoda wa shey qaali ah jecel malaga yabo ina dib usameyo nin iyo jecelkisa wan necbahy manta laga bilabo😢😢😭😦😓😝

  • @bashiirmursalmohamuud4422
    @bashiirmursalmohamuud4422 4 роки тому +2

    Xasuus 2003 2004 ayaan maqli jiray ayadoo meel walba kadaran heestaan fartuun birimo boqorada codka ilaahay haku xifdiyo abaayo

  • @abdihussein5467
    @abdihussein5467 9 років тому +10

    Loved this song during my teen years.

    • @haliimoali6799
      @haliimoali6799 2 роки тому

      K8řo8ù

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Місяць тому

      I am glad our teen years were beautiful and simple, unlike teenagers now who are losing their precious time on social media 😢

  • @mascuudbaayle1719
    @mascuudbaayle1719 8 років тому +32

    wlhy waxaan xasuustay jacaylkii iisoo maray anigoo gabadh aan jeclaa is waayney oo aan raadis keeda Ku jira oo jacayl dartii oontii ka go,ay ayaay heestani waxaa laga soo daayey Rio damal ayaa wakhti hore ayaay ahaayd malaha hada maba shaqeeyee heestii markii aan maqlay wlhy koomo ayaan geli gaadhey.xasuus.
    inaanta magaceedu wuxuu ahaa Sahara sahal Ali 😍

    • @manaashmaanka2584
      @manaashmaanka2584 7 років тому

      mascuud baayle xasuus wye heestu qudheyda wey isameysa

    • @banadiriangirl5559
      @banadiriangirl5559 7 років тому +1

      mascuud baayle 2005 xilikaas xasuuus igu leydahay jeceylka xanuun badana oo macan badanaaa omg

    • @muntasmanka.3109
      @muntasmanka.3109 7 років тому

      mascuud baayle

    • @khadrok1445
      @khadrok1445 7 років тому

      😭😭

    • @amoonaosmaan2174
      @amoonaosmaan2174 6 років тому +1

      mascuud baayle hada ma heshayne
      Gabadhi aad raadineysay

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 років тому +13

    masha Allah waa xili ay yarayd birimo fanaanad jirta weeye

  • @zunduzzaid1919
    @zunduzzaid1919 6 років тому +14

    my first somali song tat i loved it

  • @omard7649
    @omard7649 5 років тому +2

    2012 baan dhagaysan jiray anooo jacayl la tiicaayo inantii aan jeclaa oo aan xumaan ka tirsanaayey sanado kadib ayadoo marwa ah baynu is aragnay cafis bayna iga dalbatay waan cafiyey anigoo wali jecel ilmadana iga qubanayso" iyadoo kale baananba arkaynin sidaan aaminay

  • @wajotika
    @wajotika 5 років тому +11

    Birimo was young and beautiful then.

  • @calileylonwarsame4462
    @calileylonwarsame4462 8 років тому +5

    Masha Allah birimo cod iyo qurux intaba ale ayaa ugu deeeqay

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur 8 місяців тому

    Waayo waayo iyo WAQTI tagay 2000 bacaadweyn mudug puntilaand waa m daanbuur ❤❤❤❤

  • @anisareera6533
    @anisareera6533 6 років тому +2

    FARTUN BIRIMO she made me to delate Quran version and record her album in the year 2006 during cassette time. God an above all is watching you.

  • @abdullahiisse634
    @abdullahiisse634 4 роки тому +4

    Who is listening to 2020 😢 waayo waayo

    • @fahmoali
      @fahmoali Рік тому

      Me 😭😭😭😭

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 4 роки тому +12

    Love is life but sometimes is pain 😢

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 років тому +6

    Brimo hees ay qaatan oo tan ka dagan ma arag wlh muzic dagan qaab ciyaar dagan saan lee uhees

  • @omarmuhudinabdulle6483
    @omarmuhudinabdulle6483 4 роки тому +2

    Xiligii Jawiga Somalia normal kusoo noqonaayay 2003, heestaan popular ayay aheed, wan xasuusta schoolka ablal marka imaado Hurwa, Extrol internet cafe laga shidan diran,

  • @abdirahmanadami8870
    @abdirahmanadami8870 3 роки тому

    Legend @Ibrahim eagle this backs to me 2006, used to watch it from Som TV

  • @malyoonnoorabdi8121
    @malyoonnoorabdi8121 3 роки тому +4

    Mash alah qurux waxad u thy sacad saciid

  • @munanor6732
    @munanor6732 Рік тому +2

    12:06pm 11/1/2023 arbaco dhagesanaya waxa I ak joogo aabahey mcn aan aduunka u jclhy tageero ayuu uyahay fartuun birimo ane hees wlbo oo qaado fartuun birimo wa jclhy 🥺😭❤️💋🙈

    • @nuraabdirahman1216
      @nuraabdirahman1216 Рік тому +1

      Aniga xataa caway hbo ahaan baa udhageysanayaa 4.24 2023

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 Місяць тому

    2000 weye heestan after 24 years 😂🎉

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 2 роки тому +1

    Hestan galabkaan 1/26/2022 ayaan astaan music ka daawaday
    Dhiiranaan ayan ka helay .
    Nin xiriir naga dhaxeyay oon rajo hore ka qabay inuu iso laaban doono
    Heestan darteed ayaan kaaga qancay hebalow ✋

  • @updyrahmanchama4693
    @updyrahmanchama4693 7 років тому +10

    jacaylku wuxu dhadhan leeyahay markaad haysatid qofku daacad ah oo waxkasta kala baranaysan

  • @Amiiraabdirahmaan23
    @Amiiraabdirahmaan23 5 років тому +3

    Anoo noole kuu jecel😍💘❤️ Haddaad raacday naag kale😭❣️😅. Nafta aad wadaagteen😭👎🏻 Waad naruuro beeshee aan isnabadgalyeyne💔💔💔

  • @ilwaadsan5001
    @ilwaadsan5001 4 місяці тому

    Hoyadey abahey iqadi jirtay 2006 mar uu naag kale guursaday😢xasuus xun igu ledahay heestan

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 11 місяців тому +1

    Old is gold alwaYs👑
    💿DvD aYaan kuhaYsan jiraY 2009 oo markaan dugsiga ka imaado 🏃een qadeeYo🤸 aYaan MuraaYad 📺SUPRA la odhanjiaraY ku daawanjiraY .
    AduunYooY caarYalaY 🤦
    😔 Anoo noole kuu jecel👩‍❤️‍💋‍👨
    😔 Hadaad raacdaY ninkale🤦
    😔 Nafta aad wadaagteen👪
    😔 Waad naruuro beeshee🤷
    😔 AYnu is nabadgalYeYnee🙋

  • @ubahabdi4287
    @ubahabdi4287 6 років тому +9

    😢😢😢😢😢😢ala xanuun badanaa heestaan inkastoon jcl horay usoo marin lakiin2014jclkii isooo mare ma iloobo wali😢😢😢😢

  • @Layliga143
    @Layliga143 5 років тому +1

    Best hees waliba qofkii jacayl lagu xumeeyay ama u xanuunsaday kind of wamen birimo waliba ku darsoo qobka ciyaarka iyadaa uhaysata

  • @ifrahabdi7941
    @ifrahabdi7941 6 років тому +3

    aniga waqtigan fartuun heestan qadey aniga waqti xun i ahey xabsi guri kujiray so is bad memory for me

  • @libanfarahhussein6751
    @libanfarahhussein6751 5 років тому +1

    xanuus bey igu celisay heestani, waayahii 2007,mxaad iigu soo noqon ama iigu naaloon 😥😥

  • @yousifyousif853
    @yousifyousif853 3 роки тому +1

    Wayo wayo iyo suuqa xolaha caali turcaye 2002😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭

  • @akramhabib6662
    @akramhabib6662 6 років тому +2

    Xazuuuz Qali ah 2003 or 2004 labadaaz mid ayaan dhegysn jirey

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 5 місяців тому

    One of my favorite singers fartuun birimo❤

  • @taagere
    @taagere 9 років тому +12

    Birimo markaan aad bay u QURUX badnayd.

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 9 років тому +1

      Hadana???

    • @taagere
      @taagere 9 років тому +1

      Hada da ayaa ka Daba timid quruxdii waa is badashay caruur baa la dhal dhalay kkkkkkk

  • @momohamudali
    @momohamudali Рік тому

    Amaad iigu naaloon waayo waayo 2000 reer bacaadweyn jiiro maskin farta taag waa maxamed daanbuur

  • @saxarla7207
    @saxarla7207 5 років тому +2

    Dadkoo dhan xasuus ayeey galeen laakiin aniga hadeey iga mareysaa nuxurkaagi iga guur

  • @farxiyomahamed1949
    @farxiyomahamed1949 2 роки тому +1

    Xasuus wlhi 2000 ayaa igu danbeesay

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 2 роки тому +1

    2005 maqlijiray anigo dugsiley ah walalky weyn dhagesanjiray markas kor kaxifdiyay manta marka xasuusto wan qosqal anigo qlabiga igajabanyahay dhagesanaya manta😭🥲

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 Рік тому

    Birimo waxy kujirta fanaaninta jcylka wax kayqan heesaheda all fv iyahiin

  • @zaimkazaimka582
    @zaimkazaimka582 5 місяців тому

    Yaa hada ila dhagaysanaaya 2024❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +1

    Who still listening 2023🥺❤🙏

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 7 років тому +2

    Beautiful melodies:)

  • @najmamaxamedcabdi3761
    @najmamaxamedcabdi3761 5 років тому +3

    2019 inta ila dhageysaneesa like ii saara

  • @aishamohamud1705
    @aishamohamud1705 6 років тому +2

    fartuun birimo markan bbe baa ahayd

  • @fahmoali
    @fahmoali Рік тому +2

    Anoo noole kuu jecel
    Hadaa raacday naag kale
    😭😭😭😭😭💔💔💔

    • @mohamedaden6629
      @mohamedaden6629 Рік тому +2

      Dadkii wanaagsana Aduunka Waa Ka dhamaaden Dacadnimadii Waa dhimatay Kuligeen waxan La noolnahay Qalbi jab iyo niyad xumo.😭😭😭😭😭

    • @fahmoali
      @fahmoali Рік тому

      Haa absolutely 💯 walal

    • @maryanruun2468
      @maryanruun2468 Рік тому

      😭sorry abayo mcnto naag kale igama raacin hadane waan ka shakisanhy sababto ah wuu Iska key badalay anigane xanuun iyo murugo jecl aan u qabo dartisa daris la noqday wllhi 😭caku xanuun badana jeclka

    • @fahmoali
      @fahmoali Рік тому

      @@maryanruun2468 abaayo mar hadaad shakiday oo iidan is qabin. ka tag oo wax kasta aad ka hayso Block saar sawiradisa tir tir. Xariir cusubna bilow
      Aniga taasaa ku guulaystay

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому +1

      @@fahmoali9 bilood kadib xaalkaaga iika waran ?

  • @فتونعبدالله-ه9ذ
    @فتونعبدالله-ه9ذ 6 років тому +1

    Allll yaran weyad aya wngsanad jclki hore aalll maxan jcl ku qadye yonis had rerbuu yeshye ooo ilam ayab loo dhalye walhi markn masj uu diro oo iga so jwbi wayo wan oyoon jirye

  • @abdulmohamed4263
    @abdulmohamed4263 9 місяців тому

    2024🎉 damn still listening 🎶

  • @hananibra6369
    @hananibra6369 6 років тому +28

    jacel iyo nin wlhi wa xanun 3sano ayan wiil jclhy wax walbo usameyay sidaan u heli lahaa marna imaso qalbi jilco adunyo waye😭

    • @akmoh359
      @akmoh359 6 років тому +2

      Xaawo Ali ... Byo calafkaaga sug wakhti baad leedahay haka hor dhicin...

    • @seynabsamaanbadanhuseinxas7178
      @seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 років тому +2

      Xaawo Ali sorry abaayo iska samir waxaad arki mid ku jaceyl

    • @abdullahiayoub5631
      @abdullahiayoub5631 6 років тому +4

      Naag kasta waxaa jira nin jecel.lkn waxay waqti kubixsaa mid Aan doonayn iyadha taas ayaa ah xaqiiq ninka xun ee Garashadha lahayn ee 3 sano kaa dumiye badalkiisa ayaad helee lkn ogow waa nin kujexel ee Kaa jecel indhahiisa haku ciyaarin Oo u noqo baariyad Qalbi Wanaagsan leh

    • @iqlaasqaali722
      @iqlaasqaali722 6 років тому

      Xaawo Ali abyo ani markan ka fahmy waji qaldan waxn goanku gary inan ka fogado noloshisana xor uga dhigo

    • @iqlaasqaali722
      @iqlaasqaali722 6 років тому

      Hada weyso qofka ad jeceahay biri midku jecel aya hele

  • @shamsaladan1269
    @shamsaladan1269 7 років тому +13

    wlhy soomaalidu waa wada jcyl miiraan bal haday xasuus wada galeen jcyodiina xajista

    • @abdirahmaancartan7237
      @abdirahmaancartan7237 6 років тому

      Shamsa Ladan kkkkkkki benta mahan lkin jacelka wuso mara sifudud aye ku dayan somalida

    • @caraysmahamud7827
      @caraysmahamud7827 6 років тому

      Markaan waa waqti at yarayd

    • @mohelmi2128
      @mohelmi2128 6 років тому

      xasuusta waa shey qali ah oo qofka marwalba somarta

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 років тому

      Abdirahmaan Cartan alla bwe ma ila argty bwe wllhi qofka mrkuu kula joga madaremaysid wuxu ku yhy wax garad iga dheh mrkuu kaa tago lee uxisin

  • @fadxiyaahmed4270
    @fadxiyaahmed4270 4 роки тому

    Heestan waa qiso I soo martay 2004 jacaylku dhib badanaa weli 2019 maan ilaawin heestan

    • @damacade5065
      @damacade5065 4 роки тому

      Fadxiya Ahmed 😥😥😥😥

  • @sadiyosheikh9921
    @sadiyosheikh9921 6 років тому +4

    axyaaa heees axyaa fanaanad

  • @qadiirkaarad851
    @qadiirkaarad851 2 роки тому +1

    Hooyaday baa ku walacday markay urkeyga lehayd hadana 2022 anigo 19 jira daawana aduunyo😇

  • @khaderahmed2945
    @khaderahmed2945 7 років тому +1

    Heestaan walige kana xiiso dhaco, waxa idaacadaha muqdishu lagasoo dayn jiray anoo caruur ah, fartun birimo heesaheeda style gaara ee leedahay

  • @maryancabdiqadir1450
    @maryancabdiqadir1450 6 років тому +4

    2001 baan dhagaysan jiray waliba raadiyihii national ka ahaaa aallow sahal muuraha

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 років тому

      Yaxye Booshle alx bwe dheh lkin hestaan gormay soo bxday bwe

  • @updyrahmanchama4693
    @updyrahmanchama4693 7 років тому

    xasuus waayo waayo ayaa kunoqday jacaylkii ugu horeeyey ebed ugu dhaca ayaan dhagaysan jiray heestan

  • @mariamruun5056
    @mariamruun5056 5 років тому +1

    yaa dawanaa 2019 is cadeeya like

  • @abshirdamacciyaalwaaberimu3497
    @abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 років тому +3

    Dope love you abaayo

  • @lastking9134
    @lastking9134 6 років тому +2

    😘😘😘😘😘😘 axyaa xasuus wlhi 2011

  • @Amiiraabdirahmaan23
    @Amiiraabdirahmaan23 5 років тому +1

    Inkasto naftaydi. Unuglaatay caashaqa Naafowday awgaa😭

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 5 років тому +1

    Brimo quruxbay udhalatay iyo joog masha allah

  • @nnteam8770
    @nnteam8770 7 років тому +2

    i always like this song and i can't stop to listen it

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 3 роки тому +1

    My All time favorite. ❤❤❤❤

  • @carfaayexamuudcabdulle3945
    @carfaayexamuudcabdulle3945 2 роки тому

    😭😭😭😭inkastoo nafteeydii u nuglaatay caashaqa naafowday aawgaa nabaro hoose aanqabay niyadeeda kaaa tiray axyaaaaa jaceel💔💔 waligeey cawada heestaan maqlay una jeedaa 2022 jaceeel qalbigaaan dareemay wlh mana aqaan heesta dreen ayey sidataa

  • @thehunterlgnd948
    @thehunterlgnd948 5 років тому +2

    Old days, Gold days

  • @shukriibraahim5975
    @shukriibraahim5975 10 років тому +3

    Nabsigii kuhelay baa igu kaa nabaayoo jacel lagu nagaadiyo hoyad nabad ugooysee maantana hanaawilin

  • @yuusufalcadaalaonline6119
    @yuusufalcadaalaonline6119 6 років тому +1

    waaw wa xasuus hore. oo. taabaneeyso maanka.

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 роки тому +3

    2020 yaa jooga xiliga Corona 😂✌
    Heestaan Hees Ahaan Uma dhageysto
    Xasuus Ahaan Baan u Dhageystaa
    Mid Eminem u ek ba meesha Maray

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 6 років тому +2

    markii horesay aa dhagaysay waxee aheet 2007

  • @Moweezy612
    @Moweezy612 7 років тому +3

    Lool I use to see this on somali tv😂😂😂😂

  • @yaxyedumaal2186
    @yaxyedumaal2186 8 років тому +12

    wooow walhi xasuuus gaar ah ayaan galay walahi aduun wu socda chance kana wa mar un o uuu aad u fiican yahay waxey aheed 18/8/2008 hiiraan balad weyne xauus igu qali ah ayey hesta i xasusisa

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 7 років тому

      yaxye dumaal howlwadaag mise kooshin ayey daganeed gabadha lol

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 7 років тому +1

      Mahad Mohamed sxb wad qiyastay balse wad shegtay gabadha waxey daganeed howlwadaag gaar ahaan hilaac malma qali ahaa iga dheh balse tagay

    • @ablathabet2557
      @ablathabet2557 6 років тому

      yaxye dumaal. Rer b.weyne maa tahay rer qorax sin mise rer bari welcome bro rer hiiranaba isla noqonau

    • @ablathabet2557
      @ablathabet2557 6 років тому

      yaxye dumaal. B.weyne markaan maqlo hooyade iyo walaalahay ayaan xasuuzta allow dalka no hakaaji

    • @amirhaji1567
      @amirhaji1567 6 років тому

      Reeer hiiraan waan idin taagersanhy waan idinku faana

  • @IbrahimMaxamuud-jc1tf
    @IbrahimMaxamuud-jc1tf 6 місяців тому

    Abayo wllo macaaan waa wada waxada igu abuurtay dareen kasoo lamagac baxay jacayl isdoori 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SA-px6ll
    @SA-px6ll 3 роки тому +1

    2000 ayaa la duubay

  • @awilnuur4080
    @awilnuur4080 7 років тому +1

    Thanks umi mohamed waqtiga kusomaraa lama ilowo wadmahadsan tahay wlo

  • @oqoraddareerjiimow7281
    @oqoraddareerjiimow7281 5 років тому +2

    Heestaan yaa illa dhageysanaya walli 7 marth 2019 hbnnimo jimcaa

  • @HooyomacaanHooyomacaan-lq3hk
    @HooyomacaanHooyomacaan-lq3hk 9 місяців тому

    31/12/2023 malin jimco ah galab 17:53 😢😔 Ana so radsaday hestan jeclesten ina dhagesto cawa

  • @sadiiqseska2387
    @sadiiqseska2387 5 років тому +1

    hestan ano yar aya waxa ka dhagesan jiray meelaha cabitanka laka cabo ano iskool ka imaday Re muqdisho iyo xasus

  • @adnanhaji2478
    @adnanhaji2478 4 роки тому +1

    Nuxurkaagi iga guur😥🙏

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 6 років тому +4

    March 31 2018 muqdisho xasus qaaliaya
    noloshu waa goaan

  • @maxamudyusuf6319
    @maxamudyusuf6319 3 роки тому +1

    xabadaas ana laylugu talagalay

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 4 роки тому

    Heesdani waxaay soo baxday albabkii 2000kii. Xasuus. Com.

  • @malmahaaduun6469
    @malmahaaduun6469 2 роки тому +1

    Jecelki galay wilki dugsiga quranka cida kaso horjeda e biyaha laga qadan jarin looxa lagu dhaqo e gabadha darted malimta shan jer loox dhaqi jaray
    Si u guriga biyo uga doonto

  • @tnalka8898
    @tnalka8898 8 років тому +2

    Heestan waxaa xaqiiqo ah iney tawane dadbadan oo nabsi badan galay waayo waa hees waxa hada jiro adoo qojecel inaad qofkale karacdo masane meel cudla ah lagaga tago

  • @munamunastylista7637
    @munamunastylista7637 7 років тому +3

    Qof kasto xasuus ayu galay .......wa yaab

  • @wljoker9313
    @wljoker9313 5 років тому +2

    2019 yaa ila dhagaysanayh

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 6 років тому +8

    Hablihii qaaliga ahaa ee labada qaar ahaa ,dhexdana yaraaa bay waqtigaa iyada lodkeedu ugu danbeeyeyn iminka madax ilaa manjo kuwan joogaa way iswada leeg yihiin!!!
    Waayo kuwaa hore hal waqti bay wax cuni jireen dhexdana maro ayay ku xidhan jireen , kuwan imiinka joogana 24hrs afka iyo gacanta bay iskula jiraan 1killo baris ama basta ahna way dejinayam hal mar

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 років тому +3

      mohamet suleymaan gabdhaha kaliya maxaa usaarantahey raga mawadan arkeyn ragii horey sey geel ushubahyeen ama ulugeynahyern baa jirkoodu dhisnaa lkn kuwa hada jooga caloosha waaba kasoo horeysaa lugahana waa baasto

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 6 років тому

    So cute qoftaan ayadoo yar hadaan arki lahaa waa u dhiman lahaa ax.ax

  • @cm.7447
    @cm.7447 2 роки тому +1

    Waxaan xasuusta waqti heestan ay suuqa ruxijirtay 2000 ila 2005

  • @shushumalin3110
    @shushumalin3110 2 роки тому

    xasuus ween wye wllhi

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl 7 років тому +4

    hetan calosha ayaa igadonto gawar aan isjaclen ayaa ii qaadi jirtay ilin ayaa iga imaatay manta

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 4 роки тому +2

    just i liket this song 2020:)

  • @AishaAli-nw7kc
    @AishaAli-nw7kc 8 років тому +3

    nice song habo qali ah

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 7 років тому +3

    Nice music Masha Allah