Wan kuraacsanahay in qofna Loo codayn aniga ilmahayga ehelkayga midna uma codayn labadaba lkn labada haday noqoto trump ayaan dhihi lahaa kuwaan democratic illaahow aynan guulaysan hadii naagtaan aysan sidii hore uga roonaanayn Gaza
Sheekhaan waa wareer san yahay abdi hafid,,,canshuurta laga qaado ayaa lagu duqeeya dadka reer gaza,,,maku fakireen dhalin yaro somaliyeed oo ku dhibaateysan oo sharcigooda ku xayiran
Adeer canshuur ayaad bixisaa,,,hadaad runsheegaysid waxba haku gal galan dadka reer gaza,, dhalin yaro somaliyeed ayaa ku dhibaateysan america dantooda maka fakirtey
ماشاء الله تبارك الله فتح من لله ونصر في فلسطين. 😢
Thnk U for shering Sheekhena my Allaah SWT protect U, Well Said
اللهم يا مخلب الخلوب ثبط خلوبنا على دينك وبرطااك يارب العالمين اللهم آمين ❤❤❤❤
Thanks brother 👍👍
Maasha Allah. Sheekhan Allah ha sharfo waana soo dhaweynayaa fikirkan.
Thank you Brother
ماشاءالله الله اكبر ولله الحمد
waa mahadsanyiin shiikhaan iyo intii ra,yigaas laqabta waana soodhaweynayaa hadaan nahay soomaalida wadanka gudihiisa joogta waana sax
waa labo kala daran kufaarta ka aamusa illaahow u hiili reer khasa
sax, walaahi.
Me too dhooye waankugu raacsanahay ❤❤❤
Gudh
Walaalayaaloo u codeyo jill stain garab istaga walaha reer qasa
🥺🥺🥺🥺🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wad walantahy saxib
Daeladaha caraabta aya joojin kari😢water
Cadowga huwanta ah naxdinbaa sugaysa guul trump
Wasax sheikh Anaguna maqlimayno markan dimuquradi
Asc sheekh Xasan waan salmaayaa ilaahay ha ku xafido waa sidaa nin Gaza laynaya oo xasuuqa kii kuwaday taageeraya wax lagu kala doorto majirto
Maraykan wuu cadaystay inuu xasuuqo Gaza isagoo shaadhaka israa,iil xidhan
Sax weeye inaad diidaan codayntooda
waasaxantihiin islaamka balse gaaladu shaqakumalaha cadaalad illaahey inuukuqasba ma aheealaha cadaalad gaal
Xaga Ilaahay Ayay Kaqoran Tahay Cida Noqonaysa Madaxweyne Ilahay Hasosaro Kusharkiisu Yaryahay Ilahayna Sobob Uga Dhigo Joojinta Xasuuqaa
Midna uma codeeyeen waa dameer iyo labadiisa daan kufaartu
laba su'aal 1- hadii aaad cod-kaaga aadan u codeyn, codkaga xagee buu adayaa 2- hadii aad cokiiiina ka cesheshataan cockiina xisbigii aad tagereysey sow fursad uma noqoneyso kii awalba aaad ka soo horjeedey madaama aad lumiseen codad badan/
Green Party ka aadayaa markaa sowmahan
Wan kuraacsanahay in qofna Loo codayn aniga ilmahayga ehelkayga midna uma codayn labadaba lkn labada haday noqoto trump ayaan dhihi lahaa kuwaan democratic illaahow aynan guulaysan hadii naagtaan aysan sidii hore uga roonaanayn Gaza
فلان بن فلان الكفر ملة واحده
😂odaygaasi caqli maleh waa cunsuri
Yes 🙌 u right 😂
That is the President of United States of America is Kamila Harris
@Hannah_fatima falastiin hakuwasto 😂 viva kamala
Wan kuraacsanahay in qofna Loo codayn aniga ilmahayga ehelkayga midna uma codayn labadaba
Wan ku racsanhy Sheikha , maxaa yelay waa 2 duli
Anigga fikirkaygga, waxaan amminsanahay in uu Trump guulaysandono, waxaan sabab oogga dhigayaa 2 arrimood.
1. sidda uu Sheekhu sheegay dadka Maraykanku umma diyaarsano in ay qof dumar/ haweenay ah ay hoggaamiso.
2. Kamala waxa ayna helaynin million cod, oo laggu ciqaabayo taas oo sabab u ah xasuuqa ka socdda Gaza iyo Lebanon.
Muslim Mareykan hadaa nahay midna Uma codeyneyno
Sheekhow arintu ma tahay laba kala daran mid uun dooro? Allow kala garan maynee noo dooro ducada inoo adkeeya.
Sheekhaan waa wareer san yahay abdi hafid,,,canshuurta laga qaado ayaa lagu duqeeya dadka reer gaza,,,maku fakireen dhalin yaro somaliyeed oo ku dhibaateysan oo sharcigooda ku xayiran
War nags Aamus
La dagaallan trup
Haddad Muslim tahay
Ama somali tahay.
Adigu maxaa ka tahay Mareykan
Dulliyahow nags Aamus Axmaqyahoe.
Adeer canshuur ayaad bixisaa,,,hadaad runsheegaysid waxba haku gal galan dadka reer gaza,, dhalin yaro somaliyeed ayaa ku dhibaateysan america dantooda maka fakirtey
Guul trump iyo somaliland❤❤❤❤
Klkkkkkkkkkkk Trup! Ma madax-
Banaanidii ‘baa gashay ma kula -
Tahay inuu som land yaqaan !!?
Xataa Africanka ma Aaminsana!!