HEES KUWII XUMAHA DIIDOW HEESAA MAX,ED SALEEBAAN TUBEEC & WAABERI T.QABASHO 22.10.1969

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 кві 2019
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 161

  • @kamaalibraahim7402
    @kamaalibraahim7402 4 роки тому +22

    😭20 jir dhamestiran waxna baran karo ayaa hool gal iyo jihaad noogujiro ilahay hadin dhawro mar un waan wada raxeesan donaye🥰 soamali hala ayaan sugnaa #odowaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdisamedck4549
    @cabdisamedck4549 4 роки тому +10

    War inta jeneraal odawaa aamin san
    Like ii saara
    Wllhi wiilka waa wadaniye
    Cause kuwiii hore musuqa iyagaa ka danbeyy kan musuq mayaqaano waa geesiga Africa
    Viva Somalia guul guul🇸🇴🇸🇴🙏🙏😍😍😍😍😍😍🤗

    • @princesssumeo69
      @princesssumeo69 4 роки тому

      Asc asxaba talafishinka qaranka somali yes waan idasalanay magaceygu waa saciid caawi xasan hambalyo ayan leyahay dhaninyarada soomaliyed oo 15 ah oo bilicdii somaliyed dib u aasaastay hambalyo ayaan hakaan ugsoodirayaa soomaaliya hanoolaato cadawguna hagabo ayaan leyahay asxabta qaranka soomaliyed wcs

  • @kaarsheahmed5377
    @kaarsheahmed5377 2 роки тому +4

    Whi waa qiirooday waxaan ahay wiil dhalinyara abahay wuxuu aha ciidanka xooga dalka markasta wuxuu idhi jiray aabo hadataliye noqotid ama ciidan udhimo dalka ha noqon mid qabiil no qo mid qaran waxan raba inaan kadhabeeyo talada abahay inshalahal soosaro ciidan tayeesan inshalahal waan jeclahay ciidanka xooga dalka soomaiyeed

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 5 років тому +43

    SNTV fadlan soo badiya heesihi hore ee wadaniga ahaa

    • @mustafamehamud7472
      @mustafamehamud7472 3 роки тому +1

      voodoo row or I two utopia poly took oeioirrioueyoyoootyotrooywioeoioueyowoyiooeqotoo

    • @maxamuudmaxamedxirsi5355
      @maxamuudmaxamedxirsi5355 3 роки тому

      Ppppooopoppppppppppppopppppppoppppppppppppppoppoppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppopppppppppppppoppppòppppppppppppoppppppppppóiippppppppppppopp9ppppppopppppppppppoppppopppopoppppòpoòopooooòoppppppòppppppoppp0pppppò

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 років тому +8

    Maasha allaah qurux badanaa wiilasha soomaaliyeed markey dharka ciidanka labistaan cadowgu wuu ka argagaxaa waxaan leenahay ka naxoow nafta waa guuleesta garabkiina alle ha galo shacabka soomaaliyeed waa idin garab taagan yahay hore u socda soo celiya magacii aad lahaan jirteen Libaaxyadii afrika

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 5 років тому +16

    Masha.allah xoogii dalkenow guulaysta goor walbo Viva my Somalia🇸🇴

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 4 роки тому +6

    Dalkeyga dadkeyga guuleysta xooga dalka 🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 3 роки тому +7

    I love somalia♥🇸🇴🇸🇴

  • @yusefjamac9388
    @yusefjamac9388 5 років тому +21

    Guul IchAllah. From yr bro Djibouti . I am totaly pround to be somali. IchAllah Great Somali will be soon realy with new generation. Say no to tribalism

    • @gashaanleguureeye4779
      @gashaanleguureeye4779 3 роки тому

      Me to from jig jiga am also really proud my country 🇸🇴 inshallah next i wil be join our national army inshllah all somalia will be great soon wlhi waan qiiroday allow namideey 🇸🇴💪💪💪

    • @nyiransabimanaoliva5046
      @nyiransabimanaoliva5046 3 роки тому

      Dk

  • @abdikariimsuldaan7844
    @abdikariimsuldaan7844 5 років тому +19

    Guulaysta Garabkiina alle Ha Galo

  • @mohamedmumin5146
    @mohamedmumin5146 5 років тому +11

    ina aderayalow dhalintas u istagtay difaca dalka halagarab galo ciidanku qabiil wu kamaranyahay wa ciidan lo carbiyay nidam iyo kaladambeyn shacabka waxan kacodsanaya ciidanka meel walba u qabsado halagutagero wa wiilaahinii o cadow nagu magac ah ladagalaya hada nahay ciidanka xooga e kusugan magalada baladweyne waxan idin lenahay hambalyo malin wan idin sogaridona insha llh Dowlada waxan kacodsanaya iney garabkena kabixin waxa dhimanaya wa anaga waxa dhaxanta dileyso wa anaga qabiil umadagaleyno waxan udagalamayna calankena sharafta leh fadlan shacabow garabkena hakabixina insha llh gusha dhankena ayay kudambeyn donta insha llh

    • @nimoomar2504
      @nimoomar2504 5 років тому

      Alllaha kusharfo wlh siniyad ayan in garab taganhy hadaa nahay umada somaliyeed

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 років тому

      Internet ka ka shaqaysa milatry internet iyo mobile iskaga falaa daya ma ciidan baa yaab bada naa umada

  • @sucaadaxmed49
    @sucaadaxmed49 Рік тому +1

    allow dalka nabad noga dhig guul xooga dalka somaliyeed ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🩸🫲🫲🥊

  • @xidigabanadir1081
    @xidigabanadir1081 4 роки тому +5

    Kuwa unlike saarayo walayalow somali dhald ah maahan miyaaa??😭😭😭

    • @Ahmed12861
      @Ahmed12861 Рік тому

      sxb sare xidiga banaadir sxb igu qliya waa fahmi la ahay waa dad qlbiga ka xanuunsan

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +4

    الله يرحمك محمد سليمان ويرحم أيامك الحلوه يااسطورة الزمن الدي لايعود

  • @axmedabshir5289
    @axmedabshir5289 5 років тому +10

    جزاكم الله خيرا
    IFTIIN AYAA MUUQDA

  • @walaalgaddistream
    @walaalgaddistream 5 років тому +58

    kuwii dislike 👎saareen Eebow waa cadhawgeena ee naga qawo..
    AMIIIIIIN

  • @roda1149
    @roda1149 4 роки тому +3

    Hogadaljow guulaysta, guulaysta rabi haynixafido you are a good job for us and for your country 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓💓😁😁😁😁😁😁😁 we salute you we love you

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 4 роки тому +1

    Horay usocda wiilasha dhiigoda shacabka u horay 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴allaha Idin daayo waa idin daba galeynaa😍😍😍😍👌

  • @abdikariimsuldaan7844
    @abdikariimsuldaan7844 5 років тому +32

    Cadowga Dhulka Ka sifeeya Raaxo way Danbaysaaye

  • @dinaarisalaad5287
    @dinaarisalaad5287 4 роки тому +3

    Wa Dhalin yaro wx garada Dadooda w Dad isla leg masha alH

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 2 роки тому +1

    Xooga dalka noolada 🇸🇴✊🏿

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 5 років тому +9

    Guul somalia inshAllah Ciidanka qalabka sida Nolada khawarijta iyo argagixisada soo qabqabta tuukta

  • @user-cw4jr8mn4b
    @user-cw4jr8mn4b 5 років тому +15

    Guuleysta ciidankeenow

  • @uhashi8151
    @uhashi8151 5 років тому +4

    jecliyaa jahina allow idin guuleey cidankena qaranka somaliyed insha Allah guul qarankena somaliya

  • @dinaarisalaad5287
    @dinaarisalaad5287 4 роки тому +2

    Waaanu ku fana My Cidankayga Guuleysta jalayaaaal abid

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 4 роки тому +2

    Allah garabkiina ha galo guul ayan idiin rajaynayaa xooga dalkow from hargeisa

  • @banafeaa5745
    @banafeaa5745 3 роки тому +2

    Waxan idin rajeena Guul iyo Gobonimo🙏🏿🇸🇴

  • @farahabdirahman6437
    @farahabdirahman6437 Рік тому

    Kuwa aan ku seexanoow ALLAH ha idin garab galo.
    I support my SOMALIA 🇸🇴 ARMY

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 3 роки тому +1

    Walhi waan jidhidhicooda markan dalkayga eego iyo ciidankayga

  • @farxaanyare9707
    @farxaanyare9707 5 років тому +5

    Guuul Somalia 💪👏💪💙👍👍

  • @nimcaanmahamud9549
    @nimcaanmahamud9549 8 місяців тому

    Allah haw naxariisto mahamed saleban tubeec wadani dhaba ayuu ahaa

  • @mahadfarah5914
    @mahadfarah5914 5 років тому +3

    Guuleysta somalia 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕👍👍👍💕💕💕

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 2 роки тому

    Thank you the president republic of Somalia HE Mohamed Abdullahi farmaajo
    Qoraalkani hadaad manta aragtay OO ay tahay tariqdu 12/4/2022
    Liketa hala baqeelin
    Tubeec janadi fardosa illah haka warabiyo

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 5 років тому +6

    Guul xooga dalka

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 роки тому +1

    Waa Mirihii Ahun Cali Sugule iyo Muyuusigii ama naaxyadii Axmed Naaji.

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 3 роки тому +1

    Rabi haydin daaye waydin daba galayna daali mayne daalimayne

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 4 роки тому +1

    Illahay hanoodaayo kuwa dhiiga uhura nabadayada iyo amaankayaga 😍😍😍

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 4 роки тому +3

    Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 Рік тому

    Waaa iska jecalhy heestaan 💔
    Xoogo dalkoow 🇸🇴🇸🇴✌️

  • @liibaanyare7956
    @liibaanyare7956 Рік тому

    insha allah mar un weysraceysa somali somali baa leh

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail 4 роки тому +1

    Ilahay ha idin guuleeyo gulaystayaal Noolaada 💪💪💪💪💪Soomalia Ha Noolaato

  • @shireshire3948
    @shireshire3948 3 роки тому

    ciidankeyga xooga waaan idiinku fanaa alle ha idiinla jiro

  • @zakovic3797
    @zakovic3797 5 років тому +2

    Ilaahaw somali israacsii aamin

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 4 роки тому +2

    Somaaliya somaalibaale waan arki doona somaiya oo hal meel looga wada taliyo awoodeedina so noqotay

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +6

    50Sano ka dib waxad moodaa ineey heesta hada eey quseeyso weliba Qabyaalada waxa ina soo maray
    midii ugu xumeed weliba 30sano oo u danbeeysay Waddankanba waxu degay intuu Xakunkii Siyaad bare
    noolaa waxuuna ku edbiyey uu shacabkan Cabsi ugu Xakumay uu baray Dowladdnimo waxay tahay sideeda
    banaanba Dowladdiihi ka hooreeyey sidan aya leeysku qabqasanayey Waxan u baahneeyn Afgambi Quwad loo isticmaalo
    Soomaali kall cabsado ayeey leedahay Kall xishooda malahan sideedaba Haddii kale Qabqable +Wahaabiyo laga dhamaan mayo

    • @dinaarisalaad5287
      @dinaarisalaad5287 4 роки тому +1

      Soomaaliya waa wareertay.@Madooneyno afgami waanu soo marnay wna jid qurx Badan udgoon Ubxyo badan Midakala uu laha aya ahayd Guuulo badan Blze Mr ayu dhexda k jaba Digtatoorinimadu hdu jabana makamo.... Blze
      Dimuqaradiyad Xalala ooo Kala dambeyn leh insha alH

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 4 роки тому +4

    Somaali makala maaranto wlhi from hargeisa

    • @abdikfilabile270
      @abdikfilabile270 3 роки тому

      Taas been Ahayn saxiib Waaan kabixidoona Kala maqnaananta

  • @adanjamakahin1671
    @adanjamakahin1671 3 роки тому +2

    Heesta idin baxaysa waa codkii alfanan Mohamed seleeban tubeec iyo hiibintii kooxda waaberi.

  • @clraxmancabdi1839
    @clraxmancabdi1839 5 років тому

    Masha alaha geesi dadkaaga wax tar somaliya nabada iyo barwaaqo somaliya ha noolato somaliya oo dhan baan ku tagane

  • @hakimigamer24
    @hakimigamer24 3 роки тому +1

    Waan qiirooday walaahi😭😭😭😭

  • @daadirxasan2029
    @daadirxasan2029 Рік тому

    Masha alaah

  • @ahmednuuryusuf8010
    @ahmednuuryusuf8010 4 роки тому

    Guul SOOMAALIYA guul guul SOOMAALIYA guul guul 🇸🇴🇸🇴🇹🇷

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 4 роки тому +1

    turky ilaahey habarakeeyo sharafkii soomaaliya wey soo celiyeen

  • @nuuradiinwayay1851
    @nuuradiinwayay1851 Рік тому

    Guul I.a sanadkan mid laguuleesto allaha ka dhigo❤❤

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 4 роки тому +1

    Guuul somaliya

  • @farhiyoali941
    @farhiyoali941 5 років тому

    Masha'allh xooga dalka dhibkaan farxad baa ka dabeneeso guusha waa waa ciidankena guul wacan

  • @aliwarsame5127
    @aliwarsame5127 3 роки тому

    Guul somalia

  • @umeahmed7659
    @umeahmed7659 3 місяці тому

    guuleysta xoga dalka somaaliyed cadawgiina hajabo indha alaha cadawga alaha idinka qabto aaaaamiiiyarab

  • @waaiskaaduun3422
    @waaiskaaduun3422 5 років тому +2

    Heestan dhawr cishaan radinayay
    Xooga dalkow gulaysta waligiin

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 років тому +1

    Viva soomaaliya

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 3 роки тому +1

    Xooga dalkoo xaooga dalkoo~♥~~♥~~♥~

  • @user-fx3kw4db7s
    @user-fx3kw4db7s 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s 4 роки тому +1

    Guul dadkeygow☝🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohdmursal7935
    @mohdmursal7935 4 роки тому

    Guuul

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 3 місяці тому

    SOOMAALI WAA KUWII HORE
    TAARIIKHDA IYADAA IS QORTA

  • @HassanMuhudin
    @HassanMuhudin 2 місяці тому

    Gesiyasha cxds guul ❤

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 роки тому

    Heestii general saadaq john Maasha allaah

  • @MohamedSalah-nz5ft
    @MohamedSalah-nz5ft 5 років тому

    Guul inshaallah

  • @SamiirSirad
    @SamiirSirad 4 роки тому

    guuul iyo gobonimo

  • @aishaabukar8678
    @aishaabukar8678 5 років тому +1

    Guulesta wiilashena

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 5 років тому +1

    Aaad iyo aad

  • @QaasimAbdalla
    @QaasimAbdalla 17 днів тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 роки тому

    ❤💙❤💙❤💙💙❤💙❤💙💞

  • @nasrowadani9778
    @nasrowadani9778 Рік тому

    ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @diirieabdullahi5702
    @diirieabdullahi5702 4 роки тому

    anyone with an idea of buundadaas mesha ey tahay please?

    • @alimusa1308
      @alimusa1308 3 роки тому +1

      Buundada Janaale weye sxb

  • @abdiiiro83
    @abdiiiro83 3 роки тому

    Waawiilsoomaaliah

  • @cabdulaahimuxudiin8201
    @cabdulaahimuxudiin8201 4 роки тому

    somaliya guul

  • @safiyo-bashiirarimahabulsh2019
    @safiyo-bashiirarimahabulsh2019 3 роки тому

    Guul xooga dalkeyga

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 5 років тому +1

    Waxaan idin ka codsanaa SNTV in aad heesta faahfaahin kasoo bixisaan sida qofkii miraha lahaa, cida qaadeysa sida tab kale iyo laxankaba, si loo xafido, adinku waa idiin fudu dahay waayo Keydkii baad heysataa.

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 2 роки тому

      Annigoo Hargeysa jooga ayaa garanaya ereyada cida leh iyo laxankaba hoygii fanka

    • @MrLooyaan
      @MrLooyaan Рік тому

      Fanaanka iyo Laxankaba Waa Maxamed Saleebaan Tubeec 1969

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 5 років тому +1

    ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumohussienabdi8611
    @fadumohussienabdi8611 2 роки тому

    Coming soon 12 April xooga dalkoow💪🇸🇴

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 років тому +1

    Guryihii jabjabna waxaa kadaran midi xeer uyilay ee cashur mid islan mede loobajiyay wabigi inta lalexsaday saldhigyana leeska dhaxdhistay lacag la aanti yurub bilashki laguqatay caruurti yaan wadanka nalookenin axan kuwa boolis lawadagay sida sacudi sharkod gashtay maamulkodana kailaalsaday mid waraqo kafil kuadonsada iyo mid shaqafarisin kumushaharsiyo sida orobo

  • @fardusmohamed8849
    @fardusmohamed8849 4 роки тому

    Amiin Amiin

  • @ibnumohamedugaas4019
    @ibnumohamedugaas4019 5 років тому +1

    Guuleysta kuwii laiga beeroow

  • @mohamedmohamoudhassan7147
    @mohamedmohamoudhassan7147 4 роки тому

    Somali halkey taagnyd iyo hlkey maanta taalo waa wax laga yaqyaqsoodo

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli1 2 роки тому

    SNTV is now Mooryaan TV but soon will comeback to rightful owners.

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 роки тому

    Guuleysta Xooga Dalkoow

  • @elyasgilany9402
    @elyasgilany9402 4 роки тому

    Asc

  • @khadarsabriye5676
    @khadarsabriye5676 3 роки тому

    Guleysta ciidanka xoogga dalak somaliyeda

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +1

    Jaale M f Iyo Rw Hogaamiya Soomaaliya

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👏👏👏💪💪💪💪👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulahimadaxeey5378
    @abdulahimadaxeey5378 3 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤xds

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Рік тому

    waraa xitaa shacabka udiga intaadan wax ridin hadiikale mooryaanimo wax madhaantiin🤨😂

  • @lifestylepanna1280
    @lifestylepanna1280 4 роки тому +1

    আসসালামু আলাইকুম ভাইয়া কেমন আছেন ভাইয়া ভাল লাগলো ভিডিওটি

  • @horseedreportagency5138
    @horseedreportagency5138 4 роки тому

    Somalia Ha Noolato

  • @wanagabulshadawanagabulsha4473
    @wanagabulshadawanagabulsha4473 5 років тому +1

    Mel hala ka saaro shacabaka ayee nafata ukeen

  • @jamacyare6049
    @jamacyare6049 3 роки тому

    yees ciidaka xugadlka

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 4 роки тому

    💪💪💪💪💪💪

  • @wanagabulshadawanagabulsha4473
    @wanagabulshadawanagabulsha4473 5 років тому

    Alle aya liila jiro

  • @wacyiMedia123
    @wacyiMedia123 3 роки тому

    Masha allaah

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 3 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷💙♥️