Xuskii 1da July - Australia 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @abdirashidnur5372
    @abdirashidnur5372 3 роки тому +8

    Masha Allah, awesome event. Happy seeing that young fellas collecting their well deserved prizes. Abdi Fatah, Masha Allah this kid is going to be a legend in Melbourne's Somali community, I personally saw his hard work and dedication. Not only him, the sisters as well their contribution during the hard lowdown. dhalinyertaan aan dhiiri gelino, they are an asset to the community.

  • @bestboy619
    @bestboy619 3 роки тому +4

    I cant believe there are somalis in Australia 😂😂😂😂 love from the uk ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 3 роки тому +3

    This is beautiful I love all my Somali sister's and brother or all my people🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ARINTEENA
    @ARINTEENA 3 роки тому +8

    Madaale walal hormar wacan ayan ku rajeynah guuleyso 🤲👍👍🇸🇴🇸🇴♥️

  • @zulufarahfarah4175
    @zulufarahfarah4175 3 роки тому +7

    Guul Somalia 🇸🇴♥❤💖

  • @hassanabdullaziz6295
    @hassanabdullaziz6295 3 роки тому +5

    Am so proud of being Somali

  • @aweysmclnbare378
    @aweysmclnbare378 3 роки тому +4

    Waaaaw masha allah Somalia guul insha allah 🇸🇴✊🇸🇴💯🥰

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 3 роки тому +3

    Mansha allah abaal marin iyo bar ayeey uqalman wlhi allow dalkeyna qaraxxa ka dul qaad amiinta raciye qarax waxan ahyn nama dhimateyan

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 роки тому +1

    Qiiradaan daacad hadey ka ahaan lahayd,qaxooti wadan shisheeye kuma ahayn lahayn, qof walba qabiil aa jaakada hoosteeda ugu qarsan. Runta in loo noolaado wax dhaamo ma jirto.

  • @najmoabdi7969
    @najmoabdi7969 3 роки тому +1

    Mashaa allah best production in Melbourne Australia 🙌

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 роки тому +2

    Wooow this is so beautiful shooting video madaale productions

  • @lisasamz8282
    @lisasamz8282 3 роки тому +2

    Mashallah very good wallahi

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 3 роки тому

    Mashallah Mashallah.Maalinta calanka
    Waa inloo ciyaara.Dhalinyara soo qaban qaabisay ee gabadha iyo wiilasha quruxdabadan,Mashallah Mashallah
    🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 3 роки тому +3

    waxa fiicnaan lahayd qiiradan oo daacad ka ah dadka somaaliyeed marka xaflad la qabanayo ayuunbay wada qiiroodaan mise toloow ciyaarta ayey u tagaan waayo wax qabadkii maxaa ku dhacay hadii aad dalkaga jeceshay waa su aal fiican ayaan u malaynayaaa

  • @habooniid7302
    @habooniid7302 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭ilahyow somali midee dalka nabad nogadhig yaaa Allh

  • @rabdi1596
    @rabdi1596 3 роки тому +1

    Waxaa Salaan kal-iyo-laab iddiinka soo dirrayaa wadanka Maraykanka. Waxaana idiinku hambalyaynayaa xuska maalita xorriyadda ee wadankii hooyo ee Soomaaliya
    Walaalayaal, waxaad nooga dhiggan-tihiin ummadda kuwa ugu firfircoon. Allaah, ha idinku gaarsiiyo munnaasibadda sanadka nabad iyo barraare!
    -Rooda

  • @farhiyoyusuf7236
    @farhiyoyusuf7236 3 роки тому +2

    Wow! What an awesome event!

  • @Amran-Ahmed805
    @Amran-Ahmed805 3 роки тому +3

    Horoy u soco sxb

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 3 роки тому +2

    MashaAllaah waxaan layabaa somalida markey dhib dhacaan wey is cawinan xafladahana wey is tageeran maxaa udiidey in ey dalkooda.nabada kutageeran oo ey cadowga iska celiyaan waa ayaga cadowga kala qeeqebinayo maxey wanaga udiidanyihiin Allahayow xaqa ku hanuuni

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      Hooyo dhibaatada oo dhan waxaa sababa waa madaxda xun talada loo dhiibo isku dirka iyo qaska iyagaa sababa madaxda iyo xilibaanada imaaraat iyo kenya iyo gaalo ka amar qaata👍👍

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 роки тому +2

    waar dad yohow calaka hadaa isasiiseen hees u samaysta oo heesaha marxuunka nooga daaya

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 роки тому

      Malayacni aan wax ba kusoo kordhineen baa ku baabi’yeey

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 3 роки тому +4

    si xun u isticmaalka QABIILKA ayaa na xumeeyay ee ma aanan xumin

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 роки тому

    Dj Subeer waa in uu u daabulaa dharkii astaanta calanka Soomaaliyeed Rag iyo Dumarba Australia Sanadka 2022

  • @xarbifareey9699
    @xarbifareey9699 3 роки тому +3

    Masha Allah madaale waxaad sameeyay video cajiib ah

    • @MadaaleProductions
      @MadaaleProductions  3 роки тому

      Thanks sxb,
      Thanks to you too, qayb weyn baad ka qaadatay.

  • @TheSignature82
    @TheSignature82 3 роки тому +1

    Nice work madaale

  • @lisasamz8282
    @lisasamz8282 3 роки тому +1

    Keep going brother

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 3 роки тому

    Masha Allah tabaaraka Allah

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 3 роки тому

    Waa maalin xasuus mudan hambalyo

  • @no____name6312
    @no____name6312 3 роки тому

    Wale calanka west florida. iligad Dhigaysan ayan Ku warer sanahay🙃

  • @amirsuhail919
    @amirsuhail919 3 роки тому +4

    I'm first

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 роки тому

    Gul iyo Gobonimo Somali weyn

  • @habooniid7302
    @habooniid7302 3 роки тому

    Marka laleeyahy somalia waxaa lafdhabar u ah dumar dad ayaa been modaya somalia hanolaato

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 3 роки тому

    Tem madaale isoo booqda walaa lahey

  • @moes786121
    @moes786121 Рік тому

    Sies