malinkii laga bilabo an bartay walahi nolosheyda laga masayri jiray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • malinkii laga bilabo an bartay walahi nolosheyda laga masayri jiray‪@afnaaneddabsan‬
    #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
    #qisooyin
    #subscribe
    #qisooyinka

КОМЕНТАРІ • 147

  • @Hibodagan22
    @Hibodagan22 4 дні тому +19

    Qof waliba Oo muraad leh muraadkiisa Oo aan macsiya lahen allaha siiyo gabar walibana guur xalala Oo aay ku degto ku farxdo allaha ku irsaaqo iyo faraj deg dega insh allah walshena afnaana allaha cimrigeda iyo cafimadkedaba ha barakeeyo say ammin 🤲🏻🤍🥰

  • @UmHamza-q1f
    @UmHamza-q1f 5 днів тому +15

    Allow qofkasta meshu ka tabanayo ka tiiri ya Allah inta xanuunsan sidayda dawadoda so dhawe inta faqri ku ibtileysan risiq wasic sii inta ubad la aan u hibee kuwo baari ah inta guur la mid ay ku tagaan sii aamiiin

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 4 дні тому +7

    Dhamaanteenba Alle ha noo sahalo muraadkeena Alle qofkaste meesha uuka ciilanyahay haka ciiltiro inta xanuunsaysa Alle ha caafiyo intii dhimatay Alle haw naxariisto yaarabii janatul fardowsa Alle ha geeyo ❤️🤲

  • @HindashariifMuxumad
    @HindashariifMuxumad 13 годин тому

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu ❤️ ♥️ 👌 💖

  • @MaryanMaxamuud-f6j
    @MaryanMaxamuud-f6j 4 дні тому +7

    Qofkasta riydadiis Allah ha u rumeeyo❤

  • @HanaMaxamed-z5w
    @HanaMaxamed-z5w День тому +1

    qofkase muradkuuleyahy ale how fududeeyo salalahy caleyhi wasalam❤❤❤❤

  • @MrSahaldon
    @MrSahaldon 4 дні тому +9

    استغفرالله العظيم واتوب اليه"
    لاحول ولاقوة الابالله"

  • @RamlaAbdi-k4m
    @RamlaAbdi-k4m 4 дні тому +10

    اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
    Ya allah qof walbo qalbi gisa waxa kujira usaxal 😢🤲

  • @ZaynabIbrahim-sn3jm
    @ZaynabIbrahim-sn3jm 3 дні тому +1

    Allahow inta xanusan cafimad uga badal yarabi inta owlad laa an kuwa bariyal allow ku arzaq yarabi inta hysato u barake Allow inta dhimaty unaxariso rabiyow inta bahiyaysan dharag ugu badala inta muragsan faraxd uga badal allow ugargar intaa dadka cishay yarabi amin

  • @XaawoKiin-qo3ci
    @XaawoKiin-qo3ci 2 дні тому +1

    Asc wllo

  • @SihaamMohamed-i1k
    @SihaamMohamed-i1k 5 днів тому +8

    Dhamaaantena muradkeena alle haino sahlo qof waliba wuxu doonayo allaha siiiyo i.a❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 5 днів тому +3

    Manshallah Tabarakallah Axyaa Dikri wlhi
    Allow muraadkayga iyo qof walba oo Muslim ah noo sahal muraadyadeena oon macsi lahayn amiin
    اللهم صلى على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 4 дні тому +4

    اللــــــــــــــــــــهم صل على محمـــــــــــــــــــــــــدﷺ وعلى آل محمـــــــــــــــــــــــــدﷺ كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمـــــــــــــــــــــــــدﷺ وعلى آل محمـــــــــــــــــــــــــدﷺ كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤❤❤ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @ZaynabIbrahim-sn3jm
    @ZaynabIbrahim-sn3jm 3 дні тому +1

    Scw scw scw scw illhayow rabiyow raxmanow adumahaga ayan nahee no dambi ona naxariso illhayow hamigena no rume yarabi muradkeno macsiyo lahen naa sii yarabi kherka sidu nagu jiro nawafajii yarabi adun io aqiro kuwi Libano naga yel allow janadada nagu kulmi dhamatena amin yarabal calaamin

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd 12 годин тому

    Msha alhh shukrn alhh humuum kasta hanga hor qaado aamin😢❤❤

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 4 дні тому +3

    لا إله إلا الله العظيم الحليم لا إله إلاالله رب العرش العظيم لا إله إلا الله رب السموات ورب الارض وورب العرش الكريم❤❤❤❤

  • @Fartunsmile
    @Fartunsmile 4 дні тому +1

    Allhayow qof walibo muradkisa u sahal🤲Allhuma sali wasalim cala nabiyina muxamad

  • @Asturan-i1y
    @Asturan-i1y 5 днів тому +1

    Qofkastoo murad leh rabi hausahlo murad kisa salalahu caleyhi wasalim❤❤❤

  • @Sawda-e7n
    @Sawda-e7n 5 днів тому +1

    qofkasta illahay muradkisaoon macsilahyn midigtahkasiyo amiin

  • @DrsSanuba
    @DrsSanuba 5 днів тому +1

    Afnaan qalbi qaboojiso jazakalh saa kusugaye alhamdulh abaalkaga jano Allah kadhigo dikriga midba mdikle kasii frxad bdn afnaan inta hysto io tasbix io leylka guul aduun akhiiro hysta alhamduh Alalh inoo dhaafo❤

  • @caashoxasannuur-w9u
    @caashoxasannuur-w9u 2 дні тому +1

    Salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam salaahu caleyhi wasalam ❤❤😂😂

  • @Ayaanahmohamed-zv9yw
    @Ayaanahmohamed-zv9yw 3 дні тому

    Aaamin yaa Allah ilaahaw qof ksto murad leh ufudude muradkisa

  • @AyaanmohamedOmer
    @AyaanmohamedOmer 3 дні тому +1

    Gabar iyo wiil walpa nolosha alle ha u sahlo guuur xalala alle ha u sahlo aniga iso duceya in alle qof i fahmaya oo oo diin leh oo wanagsan ii sahlo oo an ku dago😢

  • @KhadraDaahir-q9p
    @KhadraDaahir-q9p 4 дні тому +1

    Jasaakalahu khyran wllzhey Afnaan Alle hku xafido Akhirayo Addunba

  • @FathiaOsmanmahamed
    @FathiaOsmanmahamed 5 днів тому +2

    Ya rabii qofka wax buu kuhaminayaaye yarabii u rumee qofkasta

  • @ShukriBotaan
    @ShukriBotaan 3 дні тому

    Illahow hoyadey mcn unaxaristo inta dhimatayna Allah unaxaristo

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 5 днів тому +2

    Shugran macalin afneyÿyy wllhi farxad qureecdan anoh faraxsan kudhagaysanayaa❤

  • @RaxmoMohamed-d9x
    @RaxmoMohamed-d9x 2 дні тому

    Masha alllah

  • @Koosmaxamedcali-b4s
    @Koosmaxamedcali-b4s 4 дні тому +1

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ♥️♥❤

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 3 дні тому

    Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku barakeyo

  • @SahroIdris-dr5do
    @SahroIdris-dr5do 5 днів тому

    Allaha urumeeya qof kasta riyadiisa qof walba oo xanuunsana Allaha caafiya oo wlshey ugu horeysa Allow caafimaad taam ah sii qof kasto oo dhibana allow ka qaad kurbada

  • @Naisa641
    @Naisa641 4 дні тому

    Yaa Rabbi qof kasta urumee wuuxuu doonayo oo aan macsi lahayn..
    صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @ZamdaFunny
    @ZamdaFunny 4 дні тому +1

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @HamdiHashi-w6h
    @HamdiHashi-w6h 5 днів тому +2

    Wcs wrwb aamiin yarabi shukran walshey mcn
    Ilahay subxanahuu watacalla qofkasta riyadiisa ha urumeeyo khayrna ha ogadhiigo
    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 4 дні тому

    Ilaahayaw Qof Walba Riyadiisa Urumee Intii Aan Macsi Lahayn

  • @MaryamAbshirAbdullahi
    @MaryamAbshirAbdullahi 4 дні тому

    امين امين يارب العالمين

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 4 дні тому

    Allha wax wanagasn alle han wad wafajiyo amiin

  • @farhiyohassan1019
    @farhiyohassan1019 4 дні тому

    Mansha Allah

  • @MaryamAbshirAbdullahi
    @MaryamAbshirAbdullahi 4 дні тому

    اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @hoodosaleeban4984
    @hoodosaleeban4984 5 днів тому

    Masha alaaah tabaaraka laaah ilaahey hakaa jasaa i siiyo wloo khyrka ilaaahey qof walba muraadkiisa oo bilaa macsiya ah ha siiyo yaa rabi

  • @saidashurie8959
    @saidashurie8959 5 днів тому

    Ilaahayow riyadeena noo rumeed dhamaanteena Aamiin yarabi jazaka allah aby afnaan awaalkaga janno ❤❤❤

  • @MaadoHassan
    @MaadoHassan 4 дні тому

    Afnaan illahay jasahaaga jano hadhigo iyo dhamaan musliimiinta meelksato ay kunoolyihiin rabbadanka illahay nabad hanu gaarsiiyo iyo barqaaqo roob jano qofkast illahay muradkeena dhamaanteenbah sidan jecelnahay hanoo salon ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 4 дні тому

    Allaahuma Sali walam calaa nabiyanaa muxamed

  • @hafsaadan3851
    @hafsaadan3851 4 дні тому

    Qofka kasta muraadka uu leeyahay oon macsi laheyn Alle hau sahlo🤲🏿🥰

  • @SaabirinMohamett-vb4gy
    @SaabirinMohamett-vb4gy 5 днів тому +1

    Dhamaanteeen alle amuraheena hanoo fududeeyo qof walba oo jiran alle hacaafiyo wllshy afnaan adina abaalkaaga jano hka dhigo❤❤

  • @mushtaaq8762
    @mushtaaq8762 4 дні тому

    Salallaahu caleyhi wasalam allahayoow qofwalba muuradkiisa oon macsi lahay sii yaa rabi

  • @najmanur4270
    @najmanur4270 2 дні тому

    Aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @FosiaMohamedJama
    @FosiaMohamedJama 3 дні тому

    Illahay ducooyin kayga noo wada aqbala Allahuma aammmiiinnnn

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 4 дні тому

    Qofwalbo muraadkiisoo macsi la heen allah siiyo aamiij yaarabi

  • @MunaAadan-h5p
    @MunaAadan-h5p 4 дні тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @aayatiinadan1910
    @aayatiinadan1910 4 дні тому

    Ilaahay riyooyinka ha inoo rumeeyo 🤲❤

  • @FadumoCabdi-sp6hz
    @FadumoCabdi-sp6hz 4 дні тому

    Ilaahay waxkasta oo khayr leh ha ina siiyo

  • @NimcoBarre-r2l
    @NimcoBarre-r2l 4 дні тому

    Allahuma sali caala maxamed sallahu cayhi wasalam ❤ qofkasta oo kurbaysan allahe qaadir raxman ka ahi haka dulqaado🤲☝️

  • @ubaxmaxamud9480
    @ubaxmaxamud9480 4 дні тому

    Allahyoow Qof kaste o naga mid ah riyadiisa u rumee dhibka u dareemayna ka dul qaad nolshiisana Faraxd Ku dareensii
    Naga raali noqo yaa rabii 😢
    Aaamin aaamin Yaa Raxmun waduud

  • @Aichahassan-i4l
    @Aichahassan-i4l 5 днів тому

    Ilahay qofkaseta nuradkisa oo macsiya lahayn sii Amin yaa rabi

  • @AsiyaAxmed-v4m
    @AsiyaAxmed-v4m 4 дні тому

    الهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد ❤

  • @barwaaqobilan3099
    @barwaaqobilan3099 5 днів тому +1

    Afnaan boqorad mahadsanid ilahy abalkaga jano haka yelo qofwalbana wan wayso qaba ilahy murafkisa howso dhaweeyo aalalahu vakyhi wasalam

  • @Nasraqurxa
    @Nasraqurxa 4 дні тому

    Allahu akbar ❤

  • @KhadraDaahir-q9p
    @KhadraDaahir-q9p 4 дні тому +1

    Alle Qofkasta muraad kiiso macaasi lahayn Alle hasiyyo dhamaantod

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 5 днів тому

    Ilahow no rumee dhamanteen riyoonkeena❤aamin yaarabi

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 4 дні тому

    ❤❤❤❤ aamiin ya rabi

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 5 днів тому +1

    Ilahay hawlaha hayno fuduudeeyo

  • @ifraxcabdi-x5b
    @ifraxcabdi-x5b 4 дні тому

    Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 4 дні тому

    Masha allha❤

  • @DrsHawoMohamed
    @DrsHawoMohamed 5 днів тому +2

    Illahayow qof kasta siduu jecelahy uyeel Aan isku duceena I.a

  • @WardaYusuf-x6r
    @WardaYusuf-x6r 4 дні тому

    Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaa rabi

  • @AishaAhmedshirre
    @AishaAhmedshirre 5 днів тому +1

    Qofki ugu horeyey ahay caawa alhamdulillh 😢❤

  • @KawsarYousuf-uo6vb
    @KawsarYousuf-uo6vb 5 днів тому +2

    Xalada inantasi somarty ayan kudhexjiraa aniguna guri buuqisa iyo problem kisuba igu bateen yaa rappi faraj iga fur😢😢

  • @nimcohaashim761
    @nimcohaashim761 5 днів тому

    Allow qof walbo oo alle khyr waydiisty ducadiisa u aqbal aamiin

  • @ShugrisiciidHazzan
    @ShugrisiciidHazzan 4 дні тому

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 4 дні тому

    Masha Allah ❤❤

  • @ZamdaFunny
    @ZamdaFunny 4 дні тому

    Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @JamilaMustafHassan
    @JamilaMustafHassan 4 дні тому

    ❤Ameen ya Allah Ameen ❤❤❤❤

  • @Fardowza-d9y
    @Fardowza-d9y 5 днів тому +1

    صلى الله عليه وسلم ♥️🩶💜 dhamaanteena ilahey amuuraheyna hanoo sahlo

  • @NimcoAbdi-v3q
    @NimcoAbdi-v3q 5 днів тому

    حسبي الله لاإله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم ❤❤❤

  • @moussaalideka
    @moussaalideka 4 дні тому

    Ilahay qofkaseta riyadisa ha rumeyo

  • @queensoomali
    @queensoomali 5 днів тому

    msh allh ❤

  • @RaxmoMohamed-d9x
    @RaxmoMohamed-d9x 2 дні тому

    Qofkasto muslima ah ilahaye culeyska haka dulqado

  • @faysayousof6492
    @faysayousof6492 5 днів тому

    أللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 днів тому

    Masha Allah sister ❤❤❤

  • @FaadumoShukribiixi
    @FaadumoShukribiixi 4 дні тому

    Alle. Hinasturo....dhamten❤❤

  • @FoosXasan-bu3zk
    @FoosXasan-bu3zk 5 днів тому

    Mashlh abyo mcnto jazaakalaah qeer❤❤❤hore usoco ❤alle ku xafido abyo mcnto ❤❤❤

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 4 дні тому

    Amiiin yaarabi

  • @LadaneDaher
    @LadaneDaher 4 дні тому

    Amine ❤

  • @MaryamaShMahamud
    @MaryamaShMahamud 5 днів тому

    Mnsh allah dajiyaay ❤❤❤

  • @WardaYusuf-x6r
    @WardaYusuf-x6r 4 дні тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 5 днів тому

    Salallahu caleyhi wasalam

  • @hudaazad9956
    @hudaazad9956 4 дні тому +1

    Allahu akbar

  • @mahadomar2931
    @mahadomar2931 4 дні тому

    Amin Amin Amin ❤ Yaa Rabbi

  • @Mariaabdul08
    @Mariaabdul08 4 дні тому

    Wlhy gabadhan isku qisanu nahau noloshasan ku jiraa aad meel lugta aad dhigto helaynin😢

  • @ZuleikaZamda
    @ZuleikaZamda 5 днів тому +1

    Scw Scw Scw Scw ❤ ❤❤

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 5 днів тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @SundusAhmedmohamed-b8b
    @SundusAhmedmohamed-b8b 5 днів тому

    ❤Ustaad afnan edebsan

  • @farxiyacilmi
    @farxiyacilmi 5 днів тому +1

    Scw scw scw scw scw

  • @RahaAbdi-x2d
    @RahaAbdi-x2d 4 дні тому

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 5 днів тому

    Afnan salan qali jzklhqeyr ❤❤❤❤❤ love you qali

  • @UmHamza-q1f
    @UmHamza-q1f 5 днів тому

    Afnaney laga roone marka maqlay wa qoslay wax kale mooday Allow I cafi

  • @xamdac.raxmaan6308
    @xamdac.raxmaan6308 5 днів тому

    Sallalahu calayhi wasalam
    Allow qof walba muraadkiisa oon macsi lahayn midigta kasii

  • @najmaadam4365
    @najmaadam4365 5 днів тому

    Qofkasta muradkiisa alah i sahlo

  • @ZamzamAbdeeq
    @ZamzamAbdeeq 4 дні тому

    Ilaahayow qofkasta oo.xanuunsan.caafi.qofkasta oo.kurbaysan ka.tir kurbada